Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Heesaha axmed cali cigaal kama daalo alla habarakeeye Hadana waxan ahay dhalinti dhalaty 2000 iyo wixii ka danbeeyey🤔15/10/2024 in Growe Nugaal somalia 🇸🇴 Heestan waa cajiib runtii
Waa run ma aha Khadra Daahir ee Waa. Amina Cabdullahi Sawirku sorry wan ka xumahay khaladkaas. Waxa sameeyey Abwaan Maxamed Aadan Dacar
sawirkaan waa amina cabdilaahi
ASC FADLAN HEESTA WAXA QAADAYA FANAANINTA AXMED CALI CIGAAL IYO AUN KHADRA DAAHIR MAAHA AUN AAMINA CABDILAAHI THANKS WAAD MAHAD SAN TAHAY
Mirihii m.a.dacar laxankii a.c.cigaal codka khadra daahir cige iyo a.c.cigaal
Sawirka maha khadro
sawirka badal o kadhig khadara dhool AHN
Cawa wxanba dareemay wx anan soo koobi karin xlku waa fax fax bilaa caleyk.🤣✅️👑
Wxn xasuustaa 2014
Sawirka aamina cabdilahi codka khadra daahir
Cajiib soma AH
SAwirkan Bedale khadra ka dhiga
Asc qofkii soo galiyey sawirkaa ma kala yaqaano fanaaniinta sorry maaha khadra waa amina cabdilaahi sorry qofkii soo galiyow waa inaad kala taqanaa fanaaniinta I am really sorry body best Yusuf jama UK Birmingham
Aamina
Sawirka ma ahhan khadro daahir
Muxuu yiri igaal kaamanasabraye
Inaba cadi mahan
nio sawirka iska saxx waxaa so gudbinayso walaga firsada cid kaaga aqoon lehna wala kaashadaue
War wixiiba denbi bd ka dhigteen aamino iyo khadro wax isma dhaamaan qoraalka ayuu ku sheegay in qadro thy wax ceeb ah cidna mey dhihin
Maxay tiri khadro sanqadhaba makaraye
Gooraa lasameeyey
1980
Riwayadaan waxaa curiyay abwaankii waynaa Maxamed Aadan Dacar, laxamadeeda waxaa wada laha mulaxamaystahii waynaa Axmed Cali Cigaal iyo Salaax Qaasim Naaji, 1980 waxay kuxigtay riwaayadii waynayd ee Dhado roob noqon wayday.
Heestan waxay soo baxday horaantii 80s kii waxayna ku jirtay riwaayaddii "Biyo Sare tagay waa la sugayaa" Waxaana sameeyey Maxamed Aadan Dacar.
Heesaha axmed cali cigaal kama daalo alla habarakeeye
Hadana waxan ahay dhalinti dhalaty 2000 iyo wixii ka danbeeyey🤔
15/10/2024 in Growe Nugaal somalia 🇸🇴
Heestan waa cajiib runtii