Xerta Qaadiriyadda Berbera oo u jawaabay Sh Berberaawi.
Вставка
- Опубліковано 24 лис 2024
- Berbera: Xerta Maqaamka Sh Yuusuf Maama ee Culimada Qaadiriyada ah ayaa ka hadlay Sunaha Timaweynta, iyagoona fariin u diray Sh Barbaraawi.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
اشهد ان منهج السلف لا أثر في الحيات ولا في النفوس ، بينماأن منهج الصوفية لديه أثر لا مثيل له في النفوس وروح العبادات.
ولآن نعيش في زمن كثر فيه الشهوات والشبهات ونعوذ بالله من الفتن ما ظهر منها وما بطن الله يثبتنا في منهج السلف الصالح
Xaqbuu sheegay sh xasan badri alle raali haka noqdo❤❤❤❤❤
maanta ayaan ogaaday in timaweynta Ahlusuna Wal jamaaca yihiin . Bidaar baa fara kulul igu heysaa mooyaane wallee timaha waan kala rogi lahaa
🤣🤣🤣🤣 walahey zxb daacad aya iga qoslisey
Si niyada u hadashey bidaarta alle haka qabto
😅😅
Viva xirta culumada somaliyeed
Waxan leyahy waxa khaldan o weliba khalad weyn ku dhacay saxafada oo cid kasta mekrafoon hoos qabaneysa
Bulshadena waxa ku jira oo welibana ku badan dadka caamada ah oo aan diinta u xogogaalsaneyn markasna iska rumaysanaya waxkasta 😢
Ilahay xaqa ha inagu sugee🤲
aayada tafsiirkeeda noomuu sheegin iyo cida ku tafsiirtay sidan oo wuu najiidhsiiyay macaal axaadiista noomuu sheegin xaguu ka keenay subxanallaah
Subxanalah kuwan ilhy dadka haka qabto
الله يجزاك خير يا شيخ بربراوي على توضيح ليري الناس خرافات جماعة القادرية للأسف حتى قرأته في القرآن واضح الجهل.
وأما قول الشيخ بربراوي صحيح
: ۞ وَإِذِ ٱبْتَلَىٰٓ إِبْرَٰهِۦمَ رَبُّهُۥ بِكَلِمَٰتٍۢ فَأَتَمَّهُنَّ ۖ قَالَ إِنِّى جَاعِلُكَ لِلنَّاسِ إِمَامًا ۖ قَالَ وَمِن ذُرِّيَّتِى ۖ قَالَ لَا يَنَالُ عَهْدِى ٱلظَّٰلِمِينَ۞
Ilaahayyow haa iyo maya ha naga wada yeedhsiin sheekh barbari wuxuu sheegay in uu nebigu timaha la bixi jiray balse isaga oo iska indha tiraya saxeexnimadooda ayuu dhehay dhaqanbay ka ahayd subxanalaah
Nebigu wuxuu ku camal faltayba waa sune waa sida aynu wada aaminsannahay hadaynan is idha ridayn sida berberabi
Alle hakuu xiftiyo macalin xasan cali
Oo cilmiga baratay ee na bartayna ha inoo siyaadiyo macalin
Barbaraawi diinta waa kaayaqaan xamaasad loobahna sicilmiyaysan uhadal
@@ibrahimsiciid7269 jawaab waxa ugu filan is benanta uu is beenaynayay ee uu laha nabigu wuu lahaan jiray balse jaahilnimo ayay ahayd ma nabiga jahilnimo lagu sheegi kara dhaqankiisu miyaanu ahayn ka aynu ku dhaqmayno ee ah sunaha layna faray
Inadeer adiga iyo isaguba jawaab umaydin bahdidin ee dad lunsanba tihiin
kuwan tvga ayaa wal waalan ee nimankan wax waydiinaaya nimankan waa allshabab oo kale dadkan muslimiinba kama aamiinsana
Adiga ayaa sheekhaagu yahay taymiya kana aasaasantahay alshabaab
أهل السنة والجماعة هم الأشاعرة: أهل المذاهب الأربعة الفقهية وأهل التصوف الحقيق عبر القرون
اما الوهابية قوم زعموا اتباع السلف فلم يتبعوهم في مناهجهم القويم
وتبعوا ابن تيمية وحده لا شريك له ومن لف لفه في عقيدته التجسيم
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلي آله وصحبه وسلم
Machaallah, le prophète avait des long cheveux. Comme nous l'indique des divers hadisse... al khadiriya ont raison.
Non wlh ils ont totalement tord
Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam Sallacalwalam ❤ ♥
May Allah protect Shaykh Berberawi..Ameen
These guys can have their hair, but let's help them fix their Aqeedah. They're also quick to make takfeer of people. May Allah guide them to Tawheed and Sunnah ameen.
The time for them to get followers through ignorance and magic is over. People are more educated now and they look for evidence, so in due time inshaa Allah the ignorance of the sufis will die out. They kept the Somali people in deep ignorance for many centuries, but GAME OVER guys!
Salafi Xerta arimo kale waa lagu qabsan karaa .. Laakin xaga TIMAHA nabi Maxamed waa la bixi jiray .walee waana SUNE shakina kuma jiro In nabigu Timaha la bixi jiray adeer
Waa Run Nabigu Timaha wuu la bixi jiray marka arinkaas Cidii diidaa koley waa cid rabta in ay been ka sheegto Culumada Somali iyo Dhaqankii Nabi Maxamed csw .. wax kale ha laga hadlo Laakin Nabigu Timaha wuu la Bixi jiray Gartan waxa ku guulaystay Xerta Sheekh Maama ee Berbera walee
Masha alaah qadiriyo iska dhiciya
MUJAAHID SH BARBARAWI DALKA KA SAAR KHAWAARIJTA IYO KHURAAFAAD LA YAASHA WAA CADAWGA DIINTA IYO DALKA E.
كان صلى الله عليه وسلم ضخم الرأس، عظيم الهامة، فعن عليٍّ رضي الله عنه قال: كان النبي صلى الله عليه وسلم ضخم الرأس، عظيم العينين، إذا مشى تكفَّأ؛ كأنما يمشي في صعد، إذا التفت التفت جميعًا.
وعن هند بن أبي هالة رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم عظيم الهامة. وعظم هامته صلى الله عليه وسلم فيه دلالة على تقدمه، وعظم رياسته.
شَعْرُهُ:
كان النبي صلى الله عليه وسلم ذا شعر شديد السواد، رَجِلاً كثير الشعر، لا مسترسلاً كشعر الروم، ولا جعدًا كشعر الزنوج، وإنما بدا كهيئة المتمشط، فعن أنس بن مالك رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم رَجِل الشعر، ليس بالسبط[1]، ولا الجعد القطط[2].
وعن عليِّ بن أبي طالب رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم كثير شعر الرأس راجله[3].
وكان صلى الله عليه وسلم يصل شعره إن تدلى إلى أنصاف أذنيه حينًا، قال حميد عن أنس صلى الله عليه وسلم: كان شعر رسول الله صلى الله عليه وسلم إلى أنصاف أذنيه[4].
وأحيانًا يصل بعد الإسدال والإرسال إلى شحمة أذنيه، أو بين أذنيه وعاتقه، رَوَى أبو داود من حديث عبد الرزاق قال: أخبرنا معمر عن ثابت عن أنس قال: كان شعر رسول الله صلى الله عليه وسلم إلى شحمة أذنيه.
وللبخاري من حديث أبي إسحاق: سمعت البراء بن عازب قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم مربوعًا، بعيد ما بين المنكبين، له شعر بلغ شحمة أذنيه، رأيته في حلة حمراء، لم أرَ شيئًا قط أحسن منه.
وعن أبي قتادة قال: سألت أنس بن مالك عن شعر النبي صلى الله عليه وسلم فقال: كان شعر رسول الله رَجِلاً ليس بالسبط ولا الجعد، بين أذنيه وعاتقه[5].
وأحيانًا أُخر يضرب منكبيه إن تركه بعد الحلق حينًا من الزمان، وهذا أقصى طول له، فعن أنس أن النبي صلى الله عليه وسلم كان يضرب شعره منكبيه[6].
Masha Allah
Sheekh berberaawi ilaahay haka abaal mariyo xaqqa uu sheegay nimankana way iska hadleene hadii sune ay tahay in timaha lala baxaa maba ahee
Tolow gadhka in lala baxaa sunonimo maaha miyaa maxay gadhka ula bixi waayeeen? Gadhka in lala baxo ayaa layna amree inta timo aan layna amrin lagu meeraysanaayo !!
Gadhka lamay baxan miyaa way leeyihiin ee wanay fool xumaynan inadeeer
Ninkan waxa ka waalan kuwan waraysanaya, Idinku Quraafaadlayaal Timo wayn ah maxaa idiin geeyey?
كان صلى الله عليه وسلم ضخم الرأس، عظيم الهامة، فعن عليٍّ رضي الله عنه قال: كان النبي صلى الله عليه وسلم ضخم الرأس، عظيم العينين، إذا مشى تكفَّأ؛ كأنما يمشي في صعد، إذا التفت التفت جميعًا.
وعن هند بن أبي هالة رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم عظيم الهامة. وعظم هامته صلى الله عليه وسلم فيه دلالة على تقدمه، وعظم رياسته.
شَعْرُهُ:
كان النبي صلى الله عليه وسلم ذا شعر شديد السواد، رَجِلاً كثير الشعر، لا مسترسلاً كشعر الروم، ولا جعدًا كشعر الزنوج، وإنما بدا كهيئة المتمشط، فعن أنس بن مالك رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم رَجِل الشعر، ليس بالسبط[1]، ولا الجعد القطط[2].
وعن عليِّ بن أبي طالب رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم كثير شعر الرأس راجله[3].
وكان صلى الله عليه وسلم يصل شعره إن تدلى إلى أنصاف أذنيه حينًا، قال حميد عن أنس صلى الله عليه وسلم: كان شعر رسول الله صلى الله عليه وسلم إلى أنصاف أذنيه[4].
وأحيانًا يصل بعد الإسدال والإرسال إلى شحمة أذنيه، أو بين أذنيه وعاتقه، رَوَى أبو داود من حديث عبد الرزاق قال: أخبرنا معمر عن ثابت عن أنس قال: كان شعر رسول الله صلى الله عليه وسلم إلى شحمة أذنيه.
وللبخاري من حديث أبي إسحاق: سمعت البراء بن عازب قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم مربوعًا، بعيد ما بين المنكبين، له شعر بلغ شحمة أذنيه، رأيته في حلة حمراء، لم أرَ شيئًا قط أحسن منه.
وعن أبي قتادة قال: سألت أنس بن مالك عن شعر النبي صلى الله عليه وسلم فقال: كان شعر رسول الله رَجِلاً ليس بالسبط ولا الجعد، بين أذنيه وعاتقه[5].
وأحيانًا أُخر يضرب منكبيه إن تركه بعد الحلق حينًا من الزمان، وهذا أقصى طول له، فعن أنس أن النبي صلى الله عليه وسلم كان يضرب شعره منكبيه[6].
كان صلى الله عليه وسلم ضخم الرأس، عظيم الهامة، فعن عليٍّ رضي الله عنه قال: كان النبي صلى الله عليه وسلم ضخم الرأس، عظيم العينين، إذا مشى تكفَّأ؛ كأنما يمشي في صعد، إذا التفت التفت جميعًا.
وعن هند بن أبي هالة رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم عظيم الهامة. وعظم هامته صلى الله عليه وسلم فيه دلالة على تقدمه، وعظم رياسته.
شَعْرُهُ:
كان النبي صلى الله عليه وسلم ذا شعر شديد السواد، رَجِلاً كثير الشعر، لا مسترسلاً كشعر الروم، ولا جعدًا كشعر الزنوج، وإنما بدا كهيئة المتمشط، فعن أنس بن مالك رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم رَجِل الشعر، ليس بالسبط[1]، ولا الجعد القطط[2].
وعن عليِّ بن أبي طالب رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم كثير شعر الرأس راجله[3].
وكان صلى الله عليه وسلم يصل شعره إن تدلى إلى أنصاف أذنيه حينًا، قال حميد عن أنس صلى الله عليه وسلم: كان شعر رسول الله صلى الله عليه وسلم إلى أنصاف أذنيه[4].
وأحيانًا يصل بعد الإسدال والإرسال إلى شحمة أذنيه، أو بين أذنيه وعاتقه، رَوَى أبو داود من حديث عبد الرزاق قال: أخبرنا معمر عن ثابت عن أنس قال: كان شعر رسول الله صلى الله عليه وسلم إلى شحمة أذنيه.
وللبخاري من حديث أبي إسحاق: سمعت البراء بن عازب قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم مربوعًا، بعيد ما بين المنكبين، له شعر بلغ شحمة أذنيه، رأيته في حلة حمراء، لم أرَ شيئًا قط أحسن منه.
وعن أبي قتادة قال: سألت أنس بن مالك عن شعر النبي صلى الله عليه وسلم فقال: كان شعر رسول الله رَجِلاً ليس بالسبط ولا الجعد، بين أذنيه وعاتقه[5].
وأحيانًا أُخر يضرب منكبيه إن تركه بعد الحلق حينًا من الزمان، وهذا أقصى طول له، فعن أنس أن النبي صلى الله عليه وسلم كان يضرب شعره منكبيه
ماشاء الله
جزاك الله خير الجزاء
Wahaabiyo iskadaaye inay cilmi bartaane . Akhlaaqba malahan xta marki dadka magacyo sida timo weyne iyo wixi lamid ah kuyeeran bal eeg . Qaadiriya ama Ashaaciro baa layiraada Ahlu tasawwufka .
التجسيم مآله الي السطحية في كل شيء . ليس عندهم العمق والمنهجية.
Islaamka hortii ayay carabi labixi jireen timaha markaa waa cadadoodii ee diinta kama mid aha😟😟😟😟😟
Culumada xerta(marki laga reebo culumadooda sida sheekh c/qadir jaylani iyo sheekh aways oo ay siiyaan wax uu ilaahay kaligi iska leeyahay -shirki-)
Hadana waan ku raacsanhay marakan waayo nabigeena scw baa sameyey waa mida labaade waxay ahayd timaha oo lalabaxo oo laka baro dhaqanki iyo hidihi umada somaliyed,taasi sheekh Barbarawi ma oga baan umalayn.
xertuna(timo weyntu) waa wadaada kaliya ee ilaaliya dhaqanka somaliyeed xitaa ducadoodu waa afsoomaali (balaayada sare raaran tan danbe radiiban tan dhexe ridqan)waa duco dheer intaasaan kahaya.
Halka wadaadada kale (salafiyo&tabliiq) ay dhaqanka carbeed soo minguuriyeen.
Ninkaan raamaha leh ma orthodox afsoomaaliga ku hadlaa?
حفظك الله يا شيخ بربرواي
Barbaraawi aqoon yari ayuu isku qiray. Bal ha soo aqriyo sidii ay ahaayeen timihii rasuulka صلى الله عليه وسلم
nimankayn sheekh berbera waa kaga saxanyihin waa runtood nabigu jahalo kuma dayan jirin
Qehr
Saxaafadu markii hore siyaasiyiinta ayay isku diri jirtay.imikase culimaddii ayay sidii laba wan madaxa isku gelinaysaa. Waar ka xishooda dadka diinta ehelka u ah
Waar niyahow waa dhab taasi kkkkkkkkk
😂😂😂😂
Kan ma amxaar afsoomaaliga bartay baa? Ma ninkaan caruurtii xeyle sasalaase u eg baa culumo noogu sheegteen?
Scw Scw Scw
Sawtii asxaabtu timaha
Labixi jirtay
Bar baraawi
Waa beenaale
Wll ha dagdagin ee bal wax fahan.
Nabigu wuu la bixi jiray ee se ma ahayn cibaado ajar kaga doono ee normal ayay izka ahyd. Halka kuwani way leeyihiin waaba waajib.
Timaha asxbaabtu waxay labixi jireen
Lkn waa in aanay kala dhaadheerayn
in labixiyo.diintu madiidana
@@dsf9824 laga hadli maayo inay la bixi jireen wllo. Waa run way la bixi jireen. Lkn waajib maaha. Bal kuwan eeg ma time wada simanbaa?
Wall horta.anigu mabaran
Cilmi faro.badan oo.aan
Ku kala sooro lkn sheekhwalba
AAyad ayuu daliishan
Markaa
العلم عندالله
@@ahmedcabdirisaaq6539 .yaab badanaa war NEBI MUXAMMAD CALEYHI SALAATU WA SALAAM dhaqankiisa ayaa Diin ahaa anagana waxaa nala farxay inaan raacno dhaqankiisa. Ma RASUULKA ILAAH wuxuu sameeyay ayaan Ceeb ka dhigeesaan?
قال تعالى ( ومن أظلم ممن كتم شهادة عنده من الله)...
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤😂😮😢😢😅😅😊
dadkan iska hadlaye xeerta waxa ka shegaya banba ka yabanhy anigu war wlhy dadku run kama hdlan ee ben bay iskugu shekeyan wadada tima wenta halaga dhamado qof walbow tada rac akhira ka dabese xadisna waxa ka garn maysane wada ka dhex baxa wadad an xer ahynba ma amisani in inu wadad yhy wlhy wadadba waa timawen waxa kle waxaba lama jogan de
MASHA ALLAH, WALAALO WALAAHI CULUUMO WAA KUWII HORE DIINTUNA WAA TAY INA SOOBAREEN, WAHAABIYADU WAXAAN FIDNO IYO ADUUNYO JACAYL AHAYN KUMAAN ARAG, QARAX NACAYB ISLA WAYNI KALIGOOD AQOON MIIDHAN, ANIGA ANAANIYAD WAA WAX ALLE LAGA MAGAN GALO FIDNADOODU
Kan Ber Beraawi La Soo Baxay Qabyaalad Aa Dardartay Diina Wax Kama Yaqaan Maalin Kasta Qof Uuku Dhegan Yahay
Al cilmu cilmu laahi
Awliyaa u raxmnta yaa gadhayaba
Salafiyiintu caruurta aya quraanka udhigaan ayay wasaan waxaan goob joog u ahaa macalin gabadh yar uureeyay kuwan timo wayntu timahaa hayskala baxaane waxyaabahaa magalaan waxaad arkaysaa salafi miyi ka yimi oo quraanka bartay oo ilko waawayn oo caruutii waxbarashada loo keenay wasaaya
War dadka kala taga oo nabiga timihiisu way dheeraayeen mooyaane nabigu waabu inoo tilmaamay inaynu iska xiirno
See xadiiska maad akhrisid maxaad la gariiri😏😒
aad ayaad u afdheertahay kaagaa berberaawi lagu sheegaayooow
Asc quraadaadka dadka kala dhexbaxa waqigiini waadhamaadee kan waraysanaaya ayaab ugu daran wA iska dhagaysanayaa xataa axaadiista uu sheegaayo xagay ku sudanyihiiin
Kan intuu aayadii bilaabay ayuu bisinkiina shadaankii ka horesiiyay
Muxuu uga hadli waayay dadkan dhaqankii gaalada qaatay ee baaba ay ee gaaladu kaxaysataye isku eekaysiiyay
sheekhani daliil cad ayuu keenay sheekh barbaraawi ma daliil nasakhaya ayuu hayaa ilama ah
Walaale dadka barbaraawi ayay iska taageerayaan sunadii RASUULKA CSWS ayay Ceeb ka dhigayaan. Barbaraawi wuxuu ku xadgudbaya NEBI Muxammad CSWS
Ilahay
Umadayada
Iinabad galiya
Marka
Adigoo
Shadiidul
Ciqaab
Afeefata
Kadhigatay
Marka
Shadiidul
Ciqaab ayad lakulmi
War bal eeg isku dirka ceebta
Wariyayaasha
Subxanallah
Wadanku waxuu qabooba oo barakadu ku badnayd beryahii hore ee xertu ku badnayd lkn berberaawi maxuu uga hadliwaayay dadka dhaqamada xun xun wada ee Hargaysa ka buuxa inta uu culumada saaran yahay
Culimada qaldan Dad badan ayay fasahaadinayaan oo ay diin uga dhigayaan waxan qaldan ee aan sharciga meel kula hayn
Qofka xumaha samaynayaana wuu dareen sanyahy qaladkiisa iyo ka raacaaba
Farqi wayn ayaa u dhaxeeya labada qol
Nabiga c.s.w aya la bixi jiray timaha shekh ma ahn kan sheydank wahbiya wa yahud qof walbo cima mad wata shekh aye u maleyn somlida dinta barta si jahliga uga baxdan
Tiimaha iin la labaxo cibado maha ee wa dhaqan carbeed
Hala kala saaro wax cibaado ah iyo dhaqan
Nabi muxamed SCW dhaqanka qowmkiisa ayu ku dhaqmayey sida dharka iyo timaha
Barbaraawi culimuu ismooday
Hadaan carab ahaan lahaa waan labixi lahaa lkn sidaadoo kale ayan fool xumo noqo .caado iyo sunno kala saar
Sheekhow aniga ahaan waan ku ixtraamaya lkn madaama uu nabiga timaha deysan jiray iyada naftageeda dumarka markaas joogay timaha ma gaabsan jireen? ,maxaa ugu tilmaamtay in naag leysu ekeysiiyay?,soo lama dhihi markaasbo way isku ekaayeen?
كان صلى الله عليه وسلم ضخم الرأس، عظيم الهامة، فعن عليٍّ رضي الله عنه قال: كان النبي صلى الله عليه وسلم ضخم الرأس، عظيم العينين، إذا مشى تكفَّأ؛ كأنما يمشي في صعد، إذا التفت التفت جميعًا.
وعن هند بن أبي هالة رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم عظيم الهامة. وعظم هامته صلى الله عليه وسلم فيه دلالة على تقدمه، وعظم رياسته.
شَعْرُهُ:
كان النبي صلى الله عليه وسلم ذا شعر شديد السواد، رَجِلاً كثير الشعر، لا مسترسلاً كشعر الروم، ولا جعدًا كشعر الزنوج، وإنما بدا كهيئة المتمشط، فعن أنس بن مالك رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم رَجِل الشعر، ليس بالسبط[1]، ولا الجعد القطط[2].
وعن عليِّ بن أبي طالب رضي الله عنه قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم كثير شعر الرأس راجله[3].
وكان صلى الله عليه وسلم يصل شعره إن تدلى إلى أنصاف أذنيه حينًا، قال حميد عن أنس صلى الله عليه وسلم: كان شعر رسول الله صلى الله عليه وسلم إلى أنصاف أذنيه[4].
وأحيانًا يصل بعد الإسدال والإرسال إلى شحمة أذنيه، أو بين أذنيه وعاتقه، رَوَى أبو داود من حديث عبد الرزاق قال: أخبرنا معمر عن ثابت عن أنس قال: كان شعر رسول الله صلى الله عليه وسلم إلى شحمة أذنيه.
وللبخاري من حديث أبي إسحاق: سمعت البراء بن عازب قال: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم مربوعًا، بعيد ما بين المنكبين، له شعر بلغ شحمة أذنيه، رأيته في حلة حمراء، لم أرَ شيئًا قط أحسن منه.
وعن أبي قتادة قال: سألت أنس بن مالك عن شعر النبي صلى الله عليه وسلم فقال: كان شعر رسول الله رَجِلاً ليس بالسبط ولا الجعد، بين أذنيه وعاتقه[5].
وأحيانًا أُخر يضرب منكبيه إن تركه بعد الحلق حينًا من الزمان، وهذا أقصى طول له، فعن أنس أن النبي صلى الله عليه وسلم كان يضرب شعره منكبيه[6].
@@muhammadnadirbarre1340 صلى الله عليه وسلم
Dhaqan carbeedna wuu ku
Dhaganyahay gadhkana way neceb yihiin
Iyadoo axaadiis badani ku soo aroortay
Haddi adigu aad leedahay malaha isagu lkn sheekhiinu wuxu ahaa cunsuri midabkala sooc yaqaan yaa ibna ibnu taymiya maanad ogayn inuu yidhi haddii nin caraba oo xor ahi guursado gabadh madow oo adoon ah ay wiil u dhasho wiilkaasi waxa uu ahaanayaa adoon aamus adoonka adoonkiisi baad tahaye
Maxad ka taqaan dhaqan carbeed dameeri dhaan raacday baad tahay kala saar horta dhaqanka carabta iyo diinta
Caalimbu sheeganaya kitaabna uu is daba wadaa
Cilmigu waa kaa laabta ku jira
Sheekh barbaraawi wuu kululaadan odhan karaa culumadii layaaqanay ee sh dirir iyo mustafe ee culimada baladaka ugu wayn hayd xaga daci nimada mama in dadka wax la faro ayuun buu cayayaa mal mahan .
Sheekh baraawi maashalllh macali iyo sheekh ba mashallh timaweyn idin ku timaha xata hadii la dhaafo waxayabo badan bad ku khaldan tihiin walh billh ....
Berberaawi wuu fashilmay anoo qolodan qabuuraha ka dulxadreeya raacsanayn haddana Nabiga Scw inuu timaha la bixijiray oo ay gaadhijireen garbaha dushooda waa wax lawada ogsoonyahay inkastoo qolodani kala jeexista la yimaadeen oo meel ay kala yimaadeen la garanayn haddana waa qayb Sunada ka mid ah la bixista timuhu ilaa garbaha ama in aad loo gaabiyo oo xiirimaad lagu dhaweeyo. ALLAAHU aclam.
nio diintu ciyaar maaha culumadaana waa waasheen markaan
Wahaabiyadu waa isku aragti, Khawaarij Ahlusuna walaahi waa xaq, Beenta waxaa u dheer gaalaysiinta,
Jahli jahli jahi ilaahy ha idin soo hanuuniyo timo waynt
Dhilo
DADKAA XUN XUN EE AFKA ADAG EE KHUMEYNI U SHAQEEYA EE XARUNTA MAAMA FADHIYA WAA IN DALKA LAGA MASTAAFURIYO.
Budcay beenaale ah ah Uma xuma lkn timawayntu waa xirtiinee mash alaah 🥰
32u
Wr kuwani bilaadam maaha nio
Intaad nooshahay wax walba wad la kulmi tanoo kalena waa mid lafilayey iyada in kabadanba Hadii Xabibki (swc) lagu leeyahy cado carabta ka dhex jirtay ayuu ku dabaqayey.... walee wahabiyaay waa lay bartay ee waxd tidhaahdaa sheekhayga ayaa faranjigii walash dheera daba socdey... balse lays baray oo somali wax badan ayey hada fansatay
War ilaahay kabaq xaguu uugu duceeyay nabigu
Mida kale nabigu gadhkaba waa na amray
Qiil kale miya loo wayy culimada hargeisane shiikh shantaay kale miya ka soo baxay yaab
Allah ha barakeeyo sh.berbaraawi kuwan timaha xun leh waxba lama joogaan in culimo loogu yeedhaana waa khalad diintana ma fahansana ee allah diinta ha fahansiiyo!!!!
Nin walan waye barbarawayi
Shartisa allha na dhafiyo
Maanta waxaa layaab ah in nin culimo sheekanayaa uu dhoho sunihii nab scw oo kutubta axaadiithta u waa ween cadeeyeen waa caado waxuu cadeeyay jahikiisa barbaraawi
Berberaswi waa wahaabi isaguba,madhab muluuki sacuudi
Caadadii Jaahiliga ahayd oo dhan Nabi Muxamed صلي الله عليه وسلم wuu reebay intii Diinta ALLAH la jaan qaadaysayna Nebigu CSWS wuu jideeyey markaa timo la baxu caado sunno ah bay noqotay qolooyinkan imikana ka dhiga in iyagu ay dadka diibtà uga dhaw yahiin ee yidhaa salliga nabiga kor looma qaado, bacdacsalaat lama ducaysto, qunuud lama akhriyo salaadda subax, bisinka suuradaha lagu tujinayo salaadda hoos baa loo dhigaa sidii kootarabaanka, tusbaxa iyo gacanta bidix laguma tasbiixsado, ta farta la gashodona ee tirada sheegatana waa lagu tasbiixsan karaa, inaad xasuusataan mooyaane Mad- habteena SHAAFICIGA ah waxaynu ka sii ahayn caqiidada ASHACRIYA oo ah timo la bax......... wadaaadada masaajadadii meherado dumarka lagu meheriyo ka dhigtay baa ina bartaye ASHCARIYADA ha loo soo noqdo
Idinku murqaaankii kwaram qaadkii waa la jabiyay
Cilmi keen ya taymiya
Timo wayn waa qoom masaakiin jaahiliin ka ah caqiidada islaamka ILAAHAY xaqa ha tuso.
Bidcadu waydiidanyihin sunaha nabiga xitaa mawliidka nabiga ayay diideen
Adaa Madaxa sida dumarka hagogta
5
Google kuu nooga baadhayaa🤣🤣😂
hhhh waa runtaa wuu qashifmay wuxuu moodaayey inana kamaradu qabaneyn
Ma nimanka masajidada ku qayilaya ayaa culimo sheeganaya
Ninkaas barbarwi kolay waa iska duul duul badanyhy kolay taas uunbaa hubaa
Tiinadan juurada iyo tiimi caarabed ee iskaa baaxayey maada siintay waayab
Adiga ayaba ahlu bicda ahlu bidco wax ka shekayo
Timaha iyo gadh kuba waa sune laakin somaliyey timo dhaadher si fudud inogumaba baxaane bidaartu ma sunaa hhhhhhh
Kalasoorkaa Laga hadlay eelagama hadlin Timo labixid
Khamiisku waa dhaqan carbeed
Tima wayntu waxay beeniyeen ayadahii quraanka kow jumcaha matukadaan laba xajka ma aadaan sadex sekeda ma bixiyaan sunaha nebiga scw iyo kitaabka alle keebaa lagu hor dhaqmaa nin ilaahay quraankiisii beeniyay oo jumca tukanayn sakada bixineen xajka tegayn oo leh waajib maaha horta diintu maxay kaqabtaa
adaa cadayn
Qabad qooqay sidii
Qaadiriyiin qalaada
Qubqac dee ah qaraamiyo
Qiila qaalo ah qaaci
Qasiidooyinka qaada
Qun kolkaan udhagaystay
Qowlashey daldalaane
Qaadiraw cabdil qaadir
Qalad weeyee qiyaasey
Quraafaatul qudumaaiyo
Qoom halaysan idhaahdoo
Qaafir waa danbi dhaafe
Qof adoon ah baryaayoo
Qabuuraa lagu aasey.
cajiib👍
Saalaxiinta islaamkiyo
Salafkan macood ahey
Salimnaa salaamee
Salam calaykum sawdkay
Suma wallee aan kuba furo
Suugaan sarbeebo leh
Salsalawda sifahiyo
Sifofaale kaan ahey
Sadaqnaaba dee idhan
Saamaciinta maqashiyo
Saaxiibadey badiye
Saatir sawd kudee idhi
Soonkiyo salaadiyo
Saka gudashadeediyo
Sadaqada sed iiga dhig
Samir iyo dulqaad badne
Sujuud eebbe samed jecel
Sayid iyo suldaanimo
Sifafaale ahba sasab
Saatiraw sadaqey adi
Saamaxaaga dee jecel
Sahwi kuba ilaawinba
Subxaan dhaha
Samaan xamdi
Saatiraw bal iga yeeloo
Saalixul acmaalada
Salaf aniga iga yeel
Waxba yaan se sawdkiyo
Siinleyda aan wado
Socod sii susuminine
Sawdkay aan ku soo jaro
Saalixul acmaaliyo
Salaf barro wuxu yahay.
Timuhu haday sune yihiin gadhka maxad uxiirteen iswafaq sii aduuu
oo hada miyaan iska jaraa timaha
Axaadiistan uu wadaadku sheegayo miyaanay sax ahayn mise culimooyinkaa badan
Waa been axaasiis aaan jirin ayuu sheegaya khuraafaad
@@khadar8016 intaadan qofka xugmin adigu masoo hubisay
Aqoon baanay lahayn.
@@libanali1626 Rag iska celin iyo Rabbi ka cabsi meel ma wada galaan ee adigu ma waxad beeninaysaa dhamaan axaadiistan wadaadku sheegay?
Mise dadkaa lahaa baad wadaa
@@jamalabdiolad3010 maya waaban raacsanahay adigan moodayay inad diidan thy.
Nin timaha waa laga roone..
واصحاب كانوا من العرب
Asxaabtu kuli carab ma ahayn, sida Bilaal, suhayb alrumi, Salmaan Al faarisi iyo kuwa badan.
Ninkan timaha lasoo baxay waaba indhabeel caadiya kaligiina maahee timawaynta waa in dalka iyo dadka laga qabtaa kutubtii oo dhanbay beenka sheegayaane
Xadiisyada nebiga ee banaynaya in timaha lala baxo bal akhri, anagu ma haynee, waxaanu haynaa xadiisyada sheegaya in gadhka lala baxo, dee sheeko looma baahna ee waxaa loo baahan yahay inaad axaadiista akhrido
Salafi ha waydiiyo ibnu taymiya oo ahaa cunsuri adigaa waxka bartay
Wax kalaad rabtaa malaa, diinta baro laguu akhriyi maayee , ii akhri barodee ,
@@CarroEdeg xataa carab aniga ima bari karo aday ku jaajasmiyeen ibna tsymiys iyo ibnu qiyam aaway culimadii kale ee islasmku.
Culimadu ma aha inu taymiya iyo ibnu qiyam iyo ina cabdiwahaab kuwasad taqaanaane aawey culimadii idlasmka ee kale.
الرسائل الشخصية
للشيخ محمد بن عبدالوهاب
وأنا أخبركم عن نفسي والله الذي لا إله إلا هو لقد طلبت العلم واعتقد من عرفني أن لي معرفة وأنا ذلك الوقت لا أعرف معنى لا إله إلا الله، ولا أعرف دين الإسلام قبل هذا الخير الذي من الله به. وكذلك مشايخي ما منهم رجل عرف ذلك، فمن زعم من علماء العارض أنه عرف معنى لا إله إلا الله أو عرف معنى الإسلام قبل هذا الوقت أو زعم عن مشايخه أن أحداً عرف ذلك فقد كذب وافترى ولبس على الناس ومدح نفسه بما ليس فيه. وشاهد هذا أن عبد الله بن عيسى ما نعرف في علماء نجد ولا علماء العارض ولا غيره أجل منه، وهذا كلامه واصل إليكم إن شاء الله فاتقوا الله عباد الله ولا تكبروا على ربكم ولا نبيكم، واحمدوه سبحانه الذي من عليكم ويسر لكم من يعرفكم بدين نبيكم صلى الله عليه وسلم ولا تكونوا من الذين بدلوا نعمه الله كفراً وأحلوا قومهم دار البوار جهنم يصلونها وبئس
Bal waxad isqabad siisaan horta gadhka halkaa inoo dhigo oo haday xiiraana wayku qaldanyiino qodob sune ahbay buriyeene iyada halkaa iidhig balse waxad isu isukay qabad siisaa hadalka barbaraawi ee ah timuu waa dhaqan dumar iyo nabigu wuu labixijiray labaduba afkiisay kasoo baxeene
Waa run anigaba waa hadal isu kay qaban wayeey waa xaaran iyo Nabiga (csw ) baa samayn jirey waa yaab !
suufidu waa mushrikiin karbaashka halagu wado ila inta ay ka suulayaan dalkeena
Kulahaa sunihii rasuulka waa caado carbeed csw dee khamiiska iyo cumaamaduna waa caado carbeede makuu galiyay hadaa iska saar dhaha
Wahaabi uraaye
Waxani wax ladhagaysto maaha ee umadda islaamkaw dhagaha ha iska wasakhaynine. Timawaynta madaxa marta