"Jannada iyo Carshiga, waxaa ka Khayr Badan Rasuulkeena NNKH" Sheekh Cali Ibraahim.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лис 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 2 місяці тому +6

    نعوذ بالله ان نكون من الجاهلين

  • @AbdinajibAhmed-ku8pr
    @AbdinajibAhmed-ku8pr 2 місяці тому +1

    Wahaaabiyo iyo qawaaarij sida o taqaaanid waaax didaaanyhin ino nabiga scw ka faaadlibadanyahy janaaada iyo caaarshiga Ilallahy miysaaan owgaaayan janaaada iyo carshiga Ilallahy ina kaaamidyihin maqloooqadka Ilallahy e maqluuuqadka Ilallahy waaax o faaadlibadaan nabiga scw

    • @Mohamedabdi-py6kz
      @Mohamedabdi-py6kz 2 місяці тому +1

      @@AbdinajibAhmed-ku8pr Daliil ken oo kutusaya in qabriga nabiga صلى الله عليه وسلم uu kafadhli badhanyehe carshur Rahman هات دليل ؟؟؟ هاتوا برهانكم إن كنتم صادقين أيها الصوفيون 🫴🫴🫴🫴🫴🫴🫴🫴🫴

  • @raxmamaxamuud1447
    @raxmamaxamuud1447 2 місяці тому

    Subxaanakaah waar ILAAHAY ka baqo oo toobadkeen quraanku waa kalaamkii ILAAHAY Haku sheegin sixir

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 2 місяці тому +3

    (Allahayoow Caqliga Aad Nagu Deeqdey Yaanan Kugu Shariik Yeelin) Meesha Ahlu Sunna Waljamaaca Kama Muuqate Waxa Meesha Ka Muuqda Ahlu Sita Wal Jalaafa.
    =Mahadsanidin=

    • @awba2344
      @awba2344 2 місяці тому +1

      Kane sheekh ma ahee Alleh xaqa ha tuso

  • @user-amirakaderxazhi
    @user-amirakaderxazhi 2 місяці тому +1

    nabi muxamad sadaqo maqaadanjirin

  • @Caliya7
    @Caliya7 2 місяці тому +1

    Bal muu aqriyo Nebiga scw abtirsiinadiisa oo dhameystiran haduu jecelyahay mabayaqaano oday waalan. Subxaanallaah.

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 2 місяці тому

    Mansha allaah hambalyo ❤

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 2 місяці тому

    Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam salallaahu wasalam salallaahu calayhi wasalam

  • @Caliya7
    @Caliya7 2 місяці тому +1

    Subxaanallaah, Yaa Allaah adigaa nagufilan ee aanaan kuu shariigyeelin Subxaanallaah, Subxaanallaah walee kuwaan waxeykudlayaan waa wax aan ilmaha dhashay xitaa aqbalikarin. Subxaanallaah

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому

    JAAHIL SHIIKH SHEYDAAN CARSHIGA IYO JANADA WAXAA KA FADLI BADAN NEBIGA YAA KUU SHEEGAY JANADU WAABA MEESHA UGU DANBEYSA EE ILAAHEY WAX KU DARAJEEYEE ARAGTIDIISA KADIB CARSHIGANA WAA MAQAAMKA ILAAHEY AMA KURSIGA ILAAHEY KA KOREEYEE ILAAHEY BAAN KA MAGAN GALNEY INAAN KA .IDNOQONO JAAHILIINTA

  • @puremaths2444
    @puremaths2444 Місяць тому

    Waa sax nabiga qabrigisa ayaa ugu sharaf badan meel waliba ee waalx barta

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 2 місяці тому +3

    Waar bal meeshan arka oo dhegaysta idinkaa yaabi doonee
    Maxaad tidhi sheikh ? Wax soo barta oo Ummada Fasahaadka ka. Daaya bilaa Calayk.

  • @omari-vo7dy
    @omari-vo7dy 2 місяці тому +1

    Subxanallah...mesha ahlu sunna kama muqata

  • @AaminaCabdifataax
    @AaminaCabdifataax 2 місяці тому

    Subxaanalaah.wabixamdih

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 місяці тому

    Sheekhaagu waa sheekh quraafaad ee nabigeena suubanaa scw haku been abuurin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 місяці тому

    inaalillahi wa inaa ilayhi Raajicun war Ninkaan Yaa Yir Fatwo bixi walba muu iska aamuso suufi Haba Ahaade Allaahu Yaa Allaah illahow Nasoo Hanuuni Aqoon diimeed iyo cilmi Noo Ziyaade Yaa Rabi

  • @cloudicare
    @cloudicare 2 місяці тому +4

    اللهم لا تهلكنا بما فعل السفهآء منا

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 2 місяці тому +1

    Subxanllh ilahay umada haka qabto kuwan culimo maaha waa bidco dhardhigtay

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 2 місяці тому

    Khuraafaadkii oo qof ah

  • @qardho7720
    @qardho7720 2 місяці тому +1

    Sixir ayuu la waregayaa
    Warkaa iska dheb mahan
    Maxa daliiil u heysa ma
    Quranka ka aqrisay mise sunada mise 4 ya madhab qofkasta in u wax iska sheego mahan

  • @user-amirakaderxazhi
    @user-amirakaderxazhi 2 місяці тому +1

    ma quraankaa sixira ufiirsada hadalkiisa

  • @AxmedjaamacAxmedjaamac-s3f
    @AxmedjaamacAxmedjaamac-s3f 2 місяці тому

    SubxaanaLahaa

  • @abdinasirgaraad4132
    @abdinasirgaraad4132 2 місяці тому +1

    ninku ma waalan yahay waxaas maa dad diin lioga dhigaaa subxanallah

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 2 місяці тому +1

    Sufi dusuqli an maqli jiray
    Falfalow as uekya kan

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 2 місяці тому +1

    Ma kanaa sheekh idin ah. Waa umad dhuntay

  • @user-amirakaderxazhi
    @user-amirakaderxazhi 2 місяці тому

    muxuu
    nabi muhamad udoonayay janada inuugalo isagoo ka
    khayrbadan

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 2 місяці тому

    War kan arka . Cali abii dhaalib raliyalahu can hu. Weligii ixtifaal nabegeena salalaahu cali was Salam uma dhigin. Know hllibka ka dhergey xagee ka keentey ixtifaalkan xoolaha aad ku laayseen

  • @ahmedibraahiimaadan2267
    @ahmedibraahiimaadan2267 2 місяці тому

    Sumxaan allaah

  • @user-amirakaderxazhi
    @user-amirakaderxazhi 2 місяці тому

    انماهیی اوصاخ ناس ونهالاتحل محمدوال محمد

  • @AbuuAsmaa
    @AbuuAsmaa 2 місяці тому +1

    إنه لمن الكاذبين

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu 2 місяці тому +1

    shiico soo waday runtii

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 місяці тому +2

    Kan waan hubaa inuu Oromo af Soomaali bartay.

    • @abbdll
      @abbdll 2 місяці тому +1

      Kkkkkk sidee ku ogaatay

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 місяці тому

      ​@@abbdll beenta iyo jahliga

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 місяці тому +1

    Markii aan leenahay suufi waa mushrik bal hadda ila arka???. Ahlu Bidca wad dalaal ayaa tihiin. أهل البدعة والضلال ayaa tihiin. Ma tihiin أهل السنه والجماعة

  • @ABUQUDAMA
    @ABUQUDAMA 2 місяці тому

    Wuxuu ku hadlaayo bal eego subxaanalaah

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 2 місяці тому +1

    Bidcada
    اهل السن والجماع

  • @MaxamedclaahiCali-uh7rv
    @MaxamedclaahiCali-uh7rv 2 місяці тому

    Subxana allaah allow xaqa nagu sug

  • @daadmohamed1698
    @daadmohamed1698 2 місяці тому +1

    Koofiyada ninkaas gashan yahay waxaa qaata oo caan ku ah wadaada gaalada Booranta.

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 місяці тому

      Kuwa kaniisada orthodox ga ah laakiin kuwaan gaalo kuna sheegi karno ee waa ahlu bidco

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 2 місяці тому

    Quraafaadkii inta batay ayaa mararka qaar isleedahay caqligii miyaa kadhumay qaarkood .
    Inuu wax cuno suu ujecel yahay quraan aan qurbaan lahay asagaaba sixira kuye beenta danbiga iyo naxligaa uu umada usheegaa day asagoo ninwayn Allaha kusoo hanuuniyo odayow

  • @user-ji3jy5wg4v
    @user-ji3jy5wg4v 2 місяці тому

    Ilaahay mooyee ilaah kale ma jiro, Maxamedna waa rasuulkiisii ​​iyo addoonkiisii. kani shiikh ma aha haduusan fahmin shahaadu

  • @MurzaliAhmed
    @MurzaliAhmed 2 місяці тому

    Yuhuuda ayagaa kadaran

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 Місяць тому

    qabuuriyinta dheh alsuna ma ahan kuwaan qabuuri ayaan ahay ah ah ah ux ux ux bararaq maxay labood boodayaan bal wuxu shegayo dhagayso hal xadiis soqaadan maayo haduu aqoon leeyahay muu siirada rasulka sheego

  • @user-amirakaderxazhi
    @user-amirakaderxazhi 2 місяці тому

    kaaaaaaaaaaaaadib

  • @MohamedJama-l1k
    @MohamedJama-l1k 2 місяці тому

    Subxaana laah bal gaalkan ah waa alshabaab oo ahaadh kale soo xidhatay nimankan ha la qaqabto tuugta

  • @ayanlehhassanmahamoud9579
    @ayanlehhassanmahamoud9579 2 місяці тому

    Waa tafatirayaal

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 2 місяці тому

    Xasbunallahu wanicmalwakiil

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 2 місяці тому

    Nikan on arkay muqdisho mas joga?

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 2 місяці тому

    Cad hiliba aakhira dhaafso cajiib

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 2 місяці тому

    فقد نقل العلماء الإجماع على مسألة أفضلية قبر النبي صلى الله عليه وسلم و منهم :
    1- القاضي عياض المالكي في كتابه " الشفا " (2/91) حيث يقول : ولا خلاف أن موضع قبره صلى الله عليه وسلم أفضل بقاع الأرض . أهـ
    2- الإمام الحافظ ابن حجر العسقلاني في " فتح الباري " (13/308) : وقد احتج أبو بكر الأبهري المالكي بأن المدينة أفضل من مكة بأن النبي صلى الله عليه وسلم مخلوق من تربة المدينة وهو أفضل البشر فكانت تربته أفضل الترب انتهى وكون تربته أفضل الترب لا نزاع فيه . أهـ
    3- الإمام الحافظ السخاوي في " التحفة اللطيفة " (ص12) : مع الإجماع على أفضلية البقعة التي ضمته صلى الله عليه وسلم، حتى على الكعبة المفضلة على أصل المدينة، بل على العرش، فيما صرح به ابن عقيل من الحنابلة . أهـ

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 місяці тому

    Waxaad tihiin ahlu shirki wal dalaala ilaahoow idin hanuuni

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 2 місяці тому

    Waa fayla soof suufiyada madaxmartay

  • @XamdiCiise44
    @XamdiCiise44 2 місяці тому

    Balaayo baro mawuxuu bartuu waayey duli dheh allow kuwaan dadka kaqabo

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 2 місяці тому

    War ma waashay ninkan, shirki cad

  • @AbdinajibAhmed-ku8pr
    @AbdinajibAhmed-ku8pr 2 місяці тому

    Ya waaahabiyo ya jaaahilin waligin waaaax mafaaahmaysan

  • @shiine127
    @shiine127 2 місяці тому

    Waar kan sheekh ha ku sheegin

  • @Mohamedabdi-py6kz
    @Mohamedabdi-py6kz 2 місяці тому +2

    كاذب خاطئ been low khaain beenaale Allah kusoqabey. War umada haluminin

    • @AbdirizakFarah-wg4tb
      @AbdirizakFarah-wg4tb 2 місяці тому

      War culumada ha caayin
      Dhaqankaada ilaali nafataada xun suubi

    • @Mohamedabdi-py6kz
      @Mohamedabdi-py6kz 2 місяці тому

      @@AbdirizakFarah-wg4tb Adhaa beenaale eh oo kutaageersan quraafaatkaasi horte dareerka iskaduw

    • @AbdirizakFarah-wg4tb
      @AbdirizakFarah-wg4tb 2 місяці тому

      @@Mohamedabdi-py6kz فقد نقل العلماء الإجماع على مسألة أفضلية قبر النبي صلى الله عليه وسلم و منهم :
      1- القاضي عياض المالكي في كتابه " الشفا " (2/91) حيث يقول : ولا خلاف أن موضع قبره صلى الله عليه وسلم أفضل بقاع الأرض . أهـ
      2- الإمام الحافظ ابن حجر العسقلاني في " فتح الباري " (13/308) : وقد احتج أبو بكر الأبهري المالكي بأن المدينة أفضل من مكة بأن النبي صلى الله عليه وسلم مخلوق من تربة المدينة وهو أفضل البشر فكانت تربته أفضل الترب انتهى وكون تربته أفضل الترب لا نزاع فيه . أهـ
      3- الإمام الحافظ السخاوي في " التحفة اللطيفة " (ص12) : مع الإجماع على أفضلية البقعة التي ضمته صلى الله عليه وسلم، حتى على الكعبة المفضلة على أصل المدينة، بل على العرش، فيما صرح به ابن عقيل من الحنابلة . أهـ

    • @AbdirizakFarah-wg4tb
      @AbdirizakFarah-wg4tb 2 місяці тому

      @@Mohamedabdi-py6kz فقد نقل العلماء الإجماع على مسألة أفضلية قبر النبي صلى الله عليه وسلم و منهم :
      1- القاضي عياض المالكي في كتابه " الشفا " (2/91) حيث يقول : ولا خلاف أن موضع قبره صلى الله عليه وسلم أفضل بقاع الأرض . أهـ
      2- الإمام الحافظ ابن حجر العسقلاني في " فتح الباري " (13/308) : وقد احتج أبو بكر الأبهري المالكي بأن المدينة أفضل من مكة بأن النبي صلى الله عليه وسلم مخلوق من تربة المدينة وهو أفضل البشر فكانت تربته أفضل الترب انتهى وكون تربته أفضل الترب لا نزاع فيه . أهـ
      3- الإمام الحافظ السخاوي في " التحفة اللطيفة " (ص12) : مع الإجماع على أفضلية البقعة التي ضمته صلى الله عليه وسلم، حتى على الكعبة المفضلة على أصل المدينة، بل على العرش، فيما صرح به ابن عقيل من الحنابلة . أهـ

    • @muhamedmuktar-m2y
      @muhamedmuktar-m2y 2 місяці тому

      ​@@AbdirizakFarah-wg4tbkan culuma maehee alle baq diinta baro

  • @ABUBAKAR_YUUSUF
    @ABUBAKAR_YUUSUF 2 місяці тому

    Nabiga Ayaa Ka Fadli badan lkn Carshiga Alle iyo qabriga Nabiga Carshiga Ayaa Fadli badan

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 2 місяці тому

    Adeerow car ha fasira aayada quraan ah

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 місяці тому

    TV bidcada iyo dhaqan ka sheecada suufi beenta joojiya

  • @abdiheybe3820
    @abdiheybe3820 2 місяці тому

    Kuwaan diin islaam shaqo kuma leha waa mushrikiin

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkk

  • @muhamedmuktar-m2y
    @muhamedmuktar-m2y 2 місяці тому

    hal gaafaa iyo sac gaduudan 😂😂😂ma aayad miya marka

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 2 місяці тому

    noocasa sheeganaaya inay yihiin kuwo jecel nabiga waa tuug mujrimiin khuraafadlayaal waa firqada xagjirka ee ku jirta dariiqada sufiyada

  • @MurzaliAhmed
    @MurzaliAhmed 2 місяці тому

    Suufiyo waa mushrikiin waye

  • @Shaafici-g7z
    @Shaafici-g7z 2 місяці тому

    Waxan waa jaahil wuxu kusheekay nayaa maaha diin waa been

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 2 місяці тому

    War waxan iska hor leexiya

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 2 місяці тому

    Uday qabburi ayaa tahay waxaa baryeedan qabuurta Ahluwalia suna ayaa na hay ayaa leedihiin waxaa tihiin shiico mushrikiin

  • @AliceConrad-z6o
    @AliceConrad-z6o 2 місяці тому

    Greenfelder Manor

  • @zamzamsaeed4856
    @zamzamsaeed4856 2 місяці тому

    Bal mushrigaas wuxuu umada u sheegayo arka carshiga ilahay iyo janada nabiga qabrigisa ka fadli badan wal ciyaadu bilaah ilahay umada ha idin ka qabto viruska kuwan baa ka xun

    • @AJS613M
      @AJS613M 2 місяці тому

      Carshiga iyo janada wax ilahey aburay somaha?

    • @maxameddaabadsomalilanderd3640
      @maxameddaabadsomalilanderd3640 2 місяці тому

      Kheyru khalqi laahi micnee sxb carshiga iyo janada iska daayoo nebi aadan iyo wuxuu dhalay ayuu ka kheyr badanyahay doqon caqliga laga qufushay ayaad tahaye anagu midna kuma qabsano wuxuu sheegayoo tooda ha wataane adigu iska amaan geli maxaad ugu haystaa ma adaa xidigo u haysta iyo shahaado keligio muslimku waa jaahil kibirsan

    • @AJS613M
      @AJS613M 2 місяці тому

      @@maxameddaabadsomalilanderd3640 Hada mainan kula ceytamo baad sugeysaa,suasha kuweydiyay kajawab , Taada waan kaga jawabaa micnaheeduخير خلق الله waa , “abuurta ilahey kan ugu kheyr ka badan”

  • @JiilaaniOsman
    @JiilaaniOsman 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanlehhassanmahamoud9579
    @ayanlehhassanmahamoud9579 2 місяці тому

    Iyagu maaha Ahlu suunah maaha wlhi maaha

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp 2 місяці тому

    Nimankan maalinba maalinta ka danbeysa iyaga ayaa isa sii fashilaya hadda bal kan wadaad malagu tilmaami kara

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 2 місяці тому

    bal adigu waxan dhageysta sheeko iyo magacyo ayuu dadka diin uga dhigi shaydaan weeye kan

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 місяці тому

    Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah

  • @abdillahimuhiyidin3211
    @abdillahimuhiyidin3211 2 місяці тому

    War waxaan fiiri bal.

  • @AhmedFarah-i5s
    @AhmedFarah-i5s 2 місяці тому

    😂😂😂 bacaac wanka badhida way

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 2 місяці тому

    Wallee suufiyo waa badatay

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 2 місяці тому

    benaale

  • @LouisEdward-z4g
    @LouisEdward-z4g 2 місяці тому

    Prohaska Place

  • @Abdillahi0645
    @Abdillahi0645 2 місяці тому

    Sunxanallah,.