Bisinka bisinka war hanogu soo duulin dheh kan yar. Imaagin , inanakaa yar oo Hargeysa dusheeda duuleyo.😂 Daka reer Hargeysa weey kala yaaci lahaayeen.😂😂😂😂
معظم الكلام الصوفي (بدر الدين) ليس صحيح بل بهتان، والمخلظات، وتحريف وتؤيل من آيات الله ،من قول تبي الله السليمان الي احد اعماله. (قال هذا من فضل ربي) هذا قول من نبي الله السليمان وليس قول من متابعيه .
Wadamadan aan joogno North America dadka noocaan ah satenist ayaa looyaqaana. Ninkan wuxuu u baahanyahay in sidhab ah loola doodo si uu san umada uluminin, Aayadah allah ayuu si aan aheyn udallilsanayaa.
Kkkkkkkkkk waxay u masayreen Boqortooyadii Nabi Sulaymaan. Ogow nabi Saleebaan waxaa uu Ilaahay waydiistay Boqortooyo aan cid isaga ka dambaysa la siin..Ilaahàyna wuu u aqbalay loomana ogalaan cid aan Nabi Saleebaan ahayn.
wariye waxaan kugula talinlahaa adiga oo aan aqoon ulahayn arimahan oo kale in aad ka waraysato ilama haboona waayo qofka waxaad wax ka waydiinkartaa waxa aad aqoonta u leedahay waa dhawayd waxaan daawaday dood ay ku kulmeen qaadiriyada iyo salafiyiinta doodaas oo ku saabsanayd (اينً الله) ama xagee alle subxaana watacaalaa ku suganyahay waxaan aad ula yaabay qaabka uu uga hadlay shekha matalaayay qolada qaadiriyada arimo aad odhan karto waa lagu gaaloobayaa ayuu ka hadlaayay oo uu alle subxaana watacaalaa uu ku sifaynaayay sidaa oo ay tahay anigu waxaan ku talinlahaa yaan bulshada loosoo bandhigin warbixintooda
😂😂😂 Mashaa'ikhda suufiyada ama Qaadiriyada ha'ahaadeen ama Saalixiya ha'ahaadeen ama Axmadiya ha'ahaadeen ama Uweysiya ha'ahaadeen raggaa kaligood uun baa duula, Culimada kale cid duusha ma jirto, Qayilaaddooda, haweenka Afar-Afarta ah ay guursanayaan iyo hilib-adhigooda oo maalin walba ah, gabadhii gabdhaha ka dhaqaaqdana waa iska diyaar!😂
Sheekadaada baadilka ah ayaad ayaadaha iyo qur'aanka u daliishanaysaa. Allah ha idiin soo hadeeyo waxii hanoon u qoranyahay...wixii kale een hadaysmayn Allah haka qabto ummadda fitnadiina iyo belaayada aad caamada ku marin habaabinaysaan.
kan layaabkisa waxa kasii la yaab badan kan ka gurayaa ee umada ku faafinaya waa tv khuraafaad badan
Waa runoo qaar badan ayaa run moodi doona po vaaqiidadoodu yar tahay
Laguma gafo waxaa Dan Aqoon ulahayn
Masha alah ❤️ sheekha allaah ha noo barakeeyo cimri dheer iyo caafimaad taam ah ilaahay hasiiyo cilmigiisana allaah ha nagu anfaco Aamiin yaa rabi ❤❤❤
ManshaaLaaah Hambalyo Noolow sheekh Badradiin Aaamiiin Alfaatax
Maxaa sheekh ah miyaadan diinta aqoon ilaahay maad ka baqdid
sanadba sanadkiisa kale fasahaadka waasii kor dhaa iyo fisqiga iyo bidcada miyeesan allah kabaqeen wadaadadan suufiyo isu magac baxeen
Waar Allaah ka cabso beenta joji😭😭😭😭
محسن منشءله
Manshaallah yaa sheikh hassan ❤
Masha allah❤
Masha allh alxam dulilaah
Khulaasatul kalaam wAa riyo wuxu kala qayb qaybinayaa😂😂
MachaAllahu Allaaha kubarakeyo
Masha Allah
Allah ha soo hadeeyo sidani waa khiyaali.
Wll waxan dadka noocana hasoo daynina waxaa idin daawada caruur ku taagan fidradii caruurta fidradoora haka fasa haadinina wallaahi waa laydin waydiina yaa waxaa faafisaan iyo wixii ku lumama
Iyaga naftoodaa tima wayn ah laakiin way is qarinyaan
اسم الله الاعظم اذا دعوته يجيب
Run badanaa maashaa Allaah
Ma Sha Allah
m.a sheekh
عليه افضل الصلاة والسلام
Maasha allaah
❤mash'aalah
Tafsiirka ha qaldin hadalkaas waxaa yiri Nabi sulaymaan(cs) ee Ma oran ninkaad ku sheegeyso cid kaaga horeysay ma jirto
Horta nimankan qaadiriyo maaha timo wayn ayaa la yidhaahaa rabiic nin layidhaahdo ayaa aasaasay walaahi waa juhaal indhaha ka xidhan
Kooxda NAHAABIYADA wax laga dheefay oo khayr ah malahan nabiga way yareystaan
Aar ninku been badanaa.
Midda kale wuxu ma ciyaal buu usheekeenayaa diinxumadii oo bini aadam ah 😂
Kkk waa riyo la Soo jeedi subxaanallah Subxaanallah 😢😢😢
Nin aflaamta hindigaa badsadaybad noo keenteen😂😂😂😊
Meelaha dhaqaaluhu kasoo galo nimanka waxaa kamida,
Mawliidaka iyo siyaarada.
War kan yaa umada ka qabta fidnadiiisa qatar weeye
Khuraafaad
Igadheh allaah ha ku hadeeyo
Xoolihibey naga dhameeyen
Scw
scw scw scw scw scw
Caamadaan cilmiga lhayn wax u sheegooda canaan baad ka dhaxashaa cidna haw joojin sheekh cesi iyo kaaramow caadil hakugu sugo
Duul duul timo weyn ku qarka kaga duul aan aragne in baalo yelato kkkkkkkkkkk 😂😂😂
Bisinka bisinka war hanogu soo duulin dheh kan yar.
Imaagin , inanakaa yar oo Hargeysa dusheeda duuleyo.😂
Daka reer Hargeysa weey kala yaaci lahaayeen.😂😂😂😂
❤❤❤❤ mashalah culimada ka xishooda
Allahayow ha ina waalin
Qoraalka iska Yara sax will.ka dhig Allahayow hana waalin
Duqon oo waliba ahlu quraafaad ah weeye
Subxaan Aallah Subxaan Aallah
Aamiin alfaataxa
معظم الكلام الصوفي (بدر الدين) ليس صحيح بل بهتان، والمخلظات، وتحريف وتؤيل من آيات الله ،من قول تبي الله السليمان الي احد اعماله. (قال هذا من فضل ربي) هذا قول من نبي الله السليمان وليس قول من متابعيه .
😮
Waxa uu aaminsan yahay waxa ku qoran booga orthodox ka.. max aad sheikh ugu yeedhay kan waa orthodox ..
scw scw scw scw
Wadamadan aan joogno North America dadka noocaan ah satenist ayaa looyaqaana. Ninkan wuxuu u baahanyahay in sidhab ah loola doodo si uu san umada uluminin, Aayadah allah ayuu si aan aheyn udallilsanayaa.
Kkkkkkkkkk waxay u masayreen Boqortooyadii Nabi Sulaymaan.
Ogow nabi Saleebaan waxaa uu Ilaahay waydiistay Boqortooyo aan cid isaga ka dambaysa la siin..Ilaahàyna wuu u aqbalay loomana ogalaan cid aan Nabi Saleebaan ahayn.
wariye waxaan kugula talinlahaa adiga oo aan aqoon ulahayn arimahan oo kale in aad ka waraysato ilama haboona waayo qofka waxaad wax ka waydiinkartaa waxa aad aqoonta u leedahay
waa dhawayd waxaan daawaday dood ay ku kulmeen qaadiriyada iyo salafiyiinta doodaas oo ku saabsanayd (اينً الله) ama xagee alle subxaana watacaalaa ku suganyahay
waxaan aad ula yaabay qaabka uu uga hadlay shekha matalaayay qolada qaadiriyada arimo aad odhan karto waa lagu gaaloobayaa ayuu ka hadlaayay oo uu alle subxaana watacaalaa uu ku sifaynaayay
sidaa oo ay tahay anigu waxaan ku talinlahaa yaan bulshada loosoo bandhigin warbixintooda
Waar tuugga shirkiilaha maxaad ka waraysanaysaa!
Sawdinka siyaarada dadka ka uruursada
Waan duulayaaye degmoy
Iisoo du😂cee
shekhow markaad duli hori isomar horiyaan kuracahe
islaam Waryaa
Naga Aamus qurufaadka
Naga Daa
😂😂😂 subxanalaah suufiyo qubuuriyo hawo beena ayay ku noolyihiin alaha rogee!!
Warbal waxan aad soo deeynayso daawo nimankan sida dumarka timaha labaxa wxuu kuleeyahay beri baan duuli doona war nimankan weligood masaajid kuma tukadaan
Kuwa layaaban ayaan la sii yaabanahay.
اسف بن برقيه يدعو الله باسمه الاعطم
War umadan wa lakhldy alle xaqa hatuse
Waar waxan suufi way ka tegtay waa shiico kusoo fhuumanaysa suufiyada
Umada aadsoohorfadhiisisay beenaalahaan aakhiro waalagulaxisaabtami
Umada kan hala qabto ilahey haku so hadeyo
Isaga iyo kan wareysanayaba ima dhaamaan
Shikhan yan lagu dagdagin
Waar lama odhan karo suufiyadu waagaalo mush rikiinae haynu wax barano iyo kutubtooda waxay uga jeedaan
waar wuu riyoonayaa
War Allah kabaq fasahaad dhulka kajooji😢😢😢😢😢
Shiikhow dadkaan waxaas ma fahmi karaan .
Hhhhhh horyaaal xaata dadka waalwaalan iyada ayuunbay u imaadaan
Dhaadhaan
Ma Bilaa Aqli baa
Yaaleys caaninee wax halakala faa ideysto
Labadubawaa jaahiliin aubxaanalahaa
Balaayo kula duushay😂😂😂😂
😂😂😂 Mashaa'ikhda suufiyada ama Qaadiriyada ha'ahaadeen ama Saalixiya ha'ahaadeen ama Axmadiya ha'ahaadeen ama Uweysiya ha'ahaadeen raggaa kaligood uun baa duula, Culimada kale cid duusha ma jirto, Qayilaaddooda, haweenka Afar-Afarta ah ay guursanayaan iyo hilib-adhigooda oo maalin walba ah, gabadhii gabdhaha ka dhaqaaqdana waa iska diyaar!😂
Wadaad kaan qalad kuma hadal
Walee midhkaa ruuxda baxday wan la qabaa waayo xalay anigu hargaysa hurday ban bosaso joogey miyaan duulin arinkasi waa iska duulis
😂😂😂😂
Abti ninku gabayga hadhameeyee maad daysid
Nabimuxamed nnkh uuinooshafecaqadayaa
kuwaan ma haboona in mediaha loo ogolaado inay ka hadlaan,, quraafaadka uu aaminsan yahay waa xad dhaaf.
Beenti oo qof ah wa kan
Ilaaahay tooos ugu been abuuranayaa qaybiyaad ka sheekaynayaa
Shekhar afka ka jeedi afka Alla idingoo
😂😂😂😂😂😂😂 war beenale
Shikhan ma sahalana
Baan badanaa sufigaan
Sheekh MAAHAN EE waa jaahil weyn
Hhhhhhhhhh wali cas oo caadiya 😂
Kan waba ciyal suqee kakimadku isticmalaa waa wixii ciyalsuqinta waa kadhacdaa wa maxaay😂😂😂😂😂😂
Warya waxan shekh Mahan wa jahil shaikh iska yeel ah
Waa duuli gaadhay
Muxuu been aaminsan yahay belo kula tagtay😂😂😂😂.
Yaa wax kusiiya masuaalbaaa warninka waxhagaagsan waydiii
Kani waa beenaale ummadda halaga qabto.diintana taxriif buu ku samaynayaa
Sheekadaada baadilka ah ayaad ayaadaha iyo qur'aanka u daliishanaysaa.
Allah ha idiin soo hadeeyo waxii hanoon u qoranyahay...wixii kale een hadaysmayn Allah haka qabto ummadda fitnadiina iyo belaayada aad caamada ku marin habaabinaysaan.
Been badanaaaa maba xishonayo
Waa beenaale kadaaba
Waraa beebta dhaaf
Wadulesa hadi darajadhas garto
Scw allahuma salim wasalm wabarik calehi salam
Miyuu mirqaansnyhy sheekhu😂😂
AAHAHAHAH WALIGAY TANOO KALE MA MAQAL QURAAFAAD INTAAS DHAN...
Waar timaahaga ku yidhii awliyad tahay bico rabiici ayaad caabudaa waayo qof dhintey ayaad baryeysaa
Dadkan oo kale hawaray sanina
Fajac iyo yaab dhe illaahoo xaqa nagu sug
Amiin