Jaxiimada daynta || waligaa ka fogoow inaad dayn qaadatid. || waa cadaab damiiri ah runtii.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • qofku marka uu dayn qaato way la fiican tahay laakiin wuxuu ka shalaayaa marka uu waqtigeedii ku bixin waayo.
    waxay hoos u dhigaysaa kalsoonida naftaada iyo ixtiraamka dadku kuu hayaan.
    waxay kuu arki doonaan ruux doqon ah.
    kusoo biir kanaalka. ‪@Suleimanshuuriye‬ .

КОМЕНТАРІ • 4