Maxamed Bakal Ciro Maxay Ka GOYN KARAAN-OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 січ 2023
  • ERYADI Laxaanka:Sakariy Kobciye
    music By Mohmed Yare
    Camer:Idiris Dabcasar
    Edtin khadar waqal
    Special Thanks Halkar academy
    production By Waqal Studio

КОМЕНТАРІ • 486

  • @WaqalmusicProduction
    @WaqalmusicProduction Рік тому +231

    Hadday kuu goodiyaan
    Hadday goolaaftamaan
    Hadday gaagaatamaan
    Kun jeer isasoo godaan
    Maxay kaa goyn karaan?
    Hadday ku guhaadiyaan
    Maxay kaa guri karaa?
    Godkay qodayaan intaa
    Naftii garataa tahee
    Falaadhahay soo ganaan
    Miyay kula gaadhayaan?
    Hadday guluf soo kacshaan
    Guutooyin adag ka dhigan
    Dabkiyo gaaskay wataan
    Duufaan gilgishaad tahee
    Aadmigu galladaada iyo
    Guushaada ma baajin karo
    Haddaadan adigu is gabin.
    Haday gooriyo ayaan
    Inta marba meel galan
    Dhibtaadana goobayaan
    Gobeey nacabkaaga badan
    Maxay kaa goyn karaan
    Haday kaa gubanayaan
    Miyaay kuba gaadhayan
    Xadhkahay giigiijiyaan
    Ada garta oo fahmee
    Gamuunka yareey watan
    Gashaankaaguna marin

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +121

    aan ku salino xabibkena muxamad ﷺ scw😘🤲
    Maxaa ka wanaagsan hadaan ku xusuusiyo salliga nabi muxamed
    صلى الله عليه وسلم.❤
    Love isoo dheh wll

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad Рік тому +19

    Sakariye kobciye Inaba caadi ma aha wallaahi ereyada iyo laxankaba waa asi ninkaa waaka qeyliyey masha allaah , allaah u siyaadiyo aqoontiis iyo currintiis ❤️✊️🙏
    Mohamed bakaal cirro cod halaasi adna waaka baxsaday jaalle heestaan cid kaaga wacneyd ma leh guulyso adna jaalle ✊️

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji Рік тому +28

    Guushaada ma baaajin karaaa hadaa adiga isgabin👋👋👋👋 what a song ..the legend maxamed ciro waa kutaageeraa aniga

  • @dalmarshow7877
    @dalmarshow7877 Рік тому +65

    Somaliland my Republic 💚💭❤️

    • @aisha665
      @aisha665 Рік тому +5

      SOMAALIYA HA NOOLAATO

    • @Lander02
      @Lander02 Рік тому +2

      @@aisha665 hoyada oo sheg

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 Рік тому +1

      @@Lander02 maxaa gabadha ka rabtaa mida kale meesha somaliland maba jogtee abwanka muscionka iyo fanaanka midna isaaq ma ahane

    • @daadiryare4218
      @daadiryare4218 Рік тому +4

      Somaliland state waa Somalia siday Khaatumo state utahay Somalia 🇸🇴

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 Рік тому +1

      @@abdulahikeno7092 isaaq La iskuma Haysto Somaliland Ayaa Laga Hadlaya Ninkanuna Waa Lander ♥️

  • @abdiqanimadeyissack
    @abdiqanimadeyissack Рік тому +7

    Heestan 20 jeer inka badan baan Ku ceshtey, waa hees cajiiba, best melody Mohamed bakaal Ciro fanaan cod macaan waaw

  • @abdirahmaanaliomar5243
    @abdirahmaanaliomar5243 Рік тому +6

    Inta daawan doonto markeey 1 million veisw iyo ka badan eey gaarto like hala dhaafin wllo 🎤💯🙏🇸🇴

  • @birmadyare
    @birmadyare Рік тому +55

    Waa La yaabay !!!
    Maxamed Axmed Bakaal Ciro
    Golden voice 🎼

  • @haldoorliban1742
    @haldoorliban1742 Рік тому +17

    Hadday guluf soo kacshaan
    Guutooyin ada ka dhigan
    Dabkiyo gaaskay wataan
    Duufaan gilgishaad tahee
    Aamin galadaadiyo guushada
    Ma baajin karo haddanad adu is gabin!!💪💪
    Gobeey nacabkaaga baddan!😶

  • @MRDIGEED
    @MRDIGEED Рік тому +11

    Erayada 💯
    Laxanka💯
    Music💯
    Codka💯🎤
    Keep goinG wllky iga weyN
    Five song the years

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 Рік тому +5

    Tiro maLahann inta mareeen kuceLceshtayytyyy heestaan😩🖤💯 THE LEGEND BIG FAN MAHAMETT AHMETT BAKAAAL Cirrro🙈🤴🏼✊🏻

  • @mubaarak66
    @mubaarak66 5 днів тому +1

    Godkay qòdayaan intaa naftii garataa tahee falaadhahay soo ganaan miyay kula gaadhayaan ❤bakaal madax sare😮

  • @adamali2035
    @adamali2035 Рік тому +6

    Poqorka codka mr ciro 2010-2023 what a man🔥✊

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 Рік тому +4

    Heestii igu wareegeeysay bishaan dhan waan helay bakaal cirro what a song 🔥🔥🔥🔥

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому +3

    Maxamed ahmet bakaal ciro axyaa hees hees in badan sugaayay big legend is back 🙌👏💪♥😎😍

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan3279 Рік тому +11

    Viva somaliland heestani waa hees wadaniya oo ciidanka qaranka ayuu utiriyay sawirkana wuu ku maldahayaa

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 Рік тому

      heeskan hani sharf baa loo qaday siyasad shaqo kuma lahan waxana sameye zakariye kobciye

    • @abdiganiibrahim1500
      @abdiganiibrahim1500 10 місяців тому

      Dhadhan isagu wa ayo waa nin ogadeen ahe 😂

  • @fatumohussein7778
    @fatumohussein7778 Рік тому +9

    Nacabkayga bataay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 meel aan galo Waan garan lahayey Ana dacaad ayan u ahay 😭😭😭😭

    • @farhiaabdizamedahmed2944
      @farhiaabdizamedahmed2944 Рік тому +1

      Mar wlp hormar same wax wlp o naftda kor ugu qaadi karto same wadka gulleyzan sistery Strong 💪 women 👸

    • @xamdakayse
      @xamdakayse Рік тому

      Samir wll waxba kama qadayaaan guul ku rajaynaaaa

    • @hibomohamed3532
      @hibomohamed3532 10 місяців тому

      Samir mcney 😢😢waad guuleysan

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Рік тому +17

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥

  • @yahyaadam8288
    @yahyaadam8288 Рік тому +4

    Codka 100%
    Ereyada 100%
    laxanka 100%
    music 100%
    edit ka 100%
    i am Dawada wangsn

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 Рік тому +2

    Godkay qodayaan intaa Qudhii Garataa tahee Yasalam

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Рік тому +5

    Heesta mudaa sugaaye thank you cirro 🙏❤

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji 6 місяців тому

    Waa jeclahay heestaan kama daalo 💕💕💕

  • @Sports_history77
    @Sports_history77 Рік тому +1

    Dabkiyo gaaskay wataan
    Duufaan gil gishaa tahee
    Fanka dadkii islahaa maxamed bakaal ciro 💯✅

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare Рік тому +4

    Wow heestu wey dhantahay legend wllkey bakaal ciro keep going

  • @saynabawilsaynabawil8901
    @saynabawilsaynabawil8901 Рік тому +1

    Heestan king ck ba iska leh

  • @sacadabdiali1728
    @sacadabdiali1728 Рік тому +1

    Weedhsame ayaa sual la weydiiyey suaashaasi waxay aheed hadii lagu idhah fanaankee baad noqon lahayd wuxu ku jawabaay sidan
    Laba maxamed midi waa maxamed axmed bakaal ciro midna waa maxamed mooge alle ha janeeyee

    • @Shulaacmawliid
      @Shulaacmawliid Рік тому

      Maxamed ahmed kuluc buu idhi caadi u dhageeso waraysigiisa

  • @mbxo__5936
    @mbxo__5936 Рік тому +3

    Waa hees iyo cod cajiib ah!❤❤🇸🇴

  • @yaasiinaxmed2451
    @yaasiinaxmed2451 Рік тому +2

    inaader waa kabaxsatay bakaal hees nin weyn walgay wan kuwatay 😍

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j 5 місяців тому +2

    One of my best song 2023

  • @armaanhaajilyrics7402
    @armaanhaajilyrics7402 Рік тому +2

    Axyaa hees zakariye kobciye sxbky dhanks waa hees aad u qiimo badan oo mudo la sugayay

  • @luqmanali9356
    @luqmanali9356 Рік тому +1

    Heestani waxa loo sameyay muuse biixi cabdi waxyna ku socota meel aan ogahay waan ku tuuray cimamada walhi hesstan

  • @rashkaabukar7300
    @rashkaabukar7300 Рік тому +1

    Heesta ma jamhuriyada barakaysan aya lo qaday tolow iyo falastiin. Somaliland guul

  • @MrQarad
    @MrQarad Рік тому +1

    Dofaan Kalkashii ba Tahii Kushaadah Hataanan Adiiko Askbeeen 👌🏾💪🏽

  • @Lil_shaafi1
    @Lil_shaafi1 Рік тому +3

    Maxay ka goyn karaan🔥💓

  • @the_rithwan_offocial7339
    @the_rithwan_offocial7339 Рік тому +1

    NABIGEENII KU SALIYA WLALAYAL S.C.W

  • @cayuzhcalih
    @cayuzhcalih Рік тому +2

    🔥hadal ma karayso heestani 🔥

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Рік тому +2

    Legendki xidigaha geeska oo soolabtay
    Bakaal Ciro🙏

  • @hamzecadde6348
    @hamzecadde6348 Рік тому +8

    What a gold voice M.Cirrro🐐❤️

  • @royal-library
    @royal-library Рік тому +1

    Heestan inaba caadi mahan, qofkii garaadleh baa fahmaya

  • @seynab3663
    @seynab3663 Рік тому +5

    Woow song 2023 on the fire 🔥😍👏

  • @ifraaxqaali-yt1or
    @ifraaxqaali-yt1or Рік тому

    Ma zhalaah wll hi

  • @masterwadanisomaliland1133
    @masterwadanisomaliland1133 Рік тому +2

    ciro back again

  • @crizakmuktar3478
    @crizakmuktar3478 Рік тому +1

    Aadmigu galladaad iyo guushada ma baajinkaro hadadan adu is gabin . Erayo motivational

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 4 місяці тому

    Walaal jacel channel ❤❤❤❤❤❤

  • @Abdizalan
    @Abdizalan Рік тому

    Heesta kaliya e an ka dhagaysto ciro

  • @maxamuudabdimadaxey546
    @maxamuudabdimadaxey546 Рік тому

    Tani Hees waay dhaaftay

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Рік тому +3

    Waxpa igama goyn karan ❤ JaH axzan hees

  • @xasangees6872
    @xasangees6872 Рік тому

    Afartii horee hargaysa
    Maxamed axmed bakal cirro
    Wnku salamay awoow "

  • @DuniyaIlmi
    @DuniyaIlmi 11 місяців тому

    hore u soco bro

  • @kor_dahab7919
    @kor_dahab7919 Рік тому +1

    Hesta paryhn na washay masoo baxday waqti fiican timid🥺❤️

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Рік тому +1

    Legend Bakal ciro ❤🎉

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Рік тому

    Erayada Abwaanki legend ahaa ee zakariye kobciye🔥falaarahee ganaan miyeey kula gaarayaan

  • @axmddcabdiaxmed787
    @axmddcabdiaxmed787 Рік тому +4

    Marka ugu horaysa cidii kufaraxdy hurumarka duriyada mashala ha idhaa marka xigta nin walba jacaylkisa haku difaacoo heeskan

  • @jaaleofficial910
    @jaaleofficial910 Рік тому +2

    What a song Bakal ciro creativity OMG

  • @akmaofficial9648
    @akmaofficial9648 Місяць тому

    Bakaalaw sarbeebta naga daa

  • @MrQarad
    @MrQarad Рік тому

    Masha Allah Walalki Mohamed Bakaal Cirro Horey u Soco

  • @bintuissa9151
    @bintuissa9151 Рік тому +9

    Heesta cidi fahantay like 🫶🏼somaliland neey maxay ka guuri karaan 👏🏽👏🏽❤❤❤

    • @nuurkeyhaji
      @nuurkeyhaji Рік тому

      Qalbiga ka jiran tahay walee😏 allah ku caafiyo somaliland waa ku faanaa anoo mogdishu jooga

    • @amaaladem3486
      @amaaladem3486 Рік тому

      Heestu macno weyen ayey ku fadhida garaney og fahmnay

    • @amaaladem3486
      @amaaladem3486 Рік тому

      ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @amaaladem3486
      @amaaladem3486 Рік тому

      Waa la fahamsanyahay guul guuul Somaliland

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Рік тому

      @@nuurkeyhaji HHHHHHH YAA NAA WAAD XANUUN SANTEY YAA KU YIRI NAGU FAAN AFDHEER KKKKKK

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 Рік тому

    Hees iyo badh ciro taageeryaashii ugu horeeyey ee ku taageera ayaan ku jira🥰

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn Рік тому +2

    My favorite Fannaan guuleyso Legendoow.👑♥️💘

  • @AmalAbdirahman143
    @AmalAbdirahman143 11 місяців тому

    Big legend kii zakariye kobciye laxankisa saran woow❤❤

  • @user-uy6rr8yj1l
    @user-uy6rr8yj1l 7 місяців тому

    Fanaan wayn ❤

  • @abiibc78
    @abiibc78 Рік тому +1

    wow hees wacan aa si iiheysato iyadoo la iyiri waa lagu ixtirami diintaadana waa la ixtrimi manta masjikaan ku jiro la raadsadaa la igu hor guba ,,,,,, wadankeygiina wakaa xaalkiisa ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,ilahow adaan ku aminey mahadsanid shugran alxamdulilah intan nolaa waxad istustey alxamdulilah

  • @moktarhoussein8234
    @moktarhoussein8234 Рік тому

    Bk baan so xasuustay hambalyo al fanaan mohamed bakaal ciro ❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +15

    The legend is back ciro
    Lyrics 💯
    Melody 💯 🔥 fire
    Editing 🎥 🎞 💯 iyo duubista fantastic
    Music 💯 maxamed yare 🎹🎼🎻🎸🎶

  • @garsoregartagooye1805
    @garsoregartagooye1805 Рік тому

    Fananku wuxu fanan yahy sidu beat iyo laxanka ola hasto mohamed bakaal ciro fanan qimo badan waye

  • @apdihakimmuze8553
    @apdihakimmuze8553 Рік тому

    Mohamed bakaal ciro on fire🔥🖐

  • @bintutakar6244
    @bintutakar6244 Рік тому

    Wow Lyric and Melody from kobciye & legend ciro

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 Рік тому +1

    Qofna guushada ma baajin karo
    Hadaanad adigu is gabin,
    Really word wlhi 💯🌟

  • @nuuribrahimali4750
    @nuuribrahimali4750 Рік тому

    Waaaw zakariye kobciye waku fara yarestay hestan bil dhana sugaye

  • @moktarahmedaden1830
    @moktarahmedaden1830 Рік тому +5

    Belle chanson keep going bro

  • @adnaanmohamad
    @adnaanmohamad Рік тому +16

    Aadmigu galladaada iyo
    Guushaada Ma baajin karo
    Haddaadan adigu is gabin!
    Cajiib cajiib😇

  • @naanaayare1814
    @naanaayare1814 Рік тому +1

    Bakaal keep gown pro

  • @mo.dinaari5918
    @mo.dinaari5918 Рік тому +1

    Ragi fanaka lahaa dabadiin bahalaka waa la kufsaday xidigaha ✅✅❣🔥✌

  • @hindiafsomalichennai4106
    @hindiafsomalichennai4106 Рік тому +1

    Maxamed axmed bakaal ciro he is back

  • @mohamedahmedabdullahisheik2371

    The best song mohamed ahmed bakaal cirro 💯

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 Рік тому

    Mashaallah cirro eshcala hees al hore u soco heesaha soo badi love you habo

  • @abokoryuusufcabdi8852
    @abokoryuusufcabdi8852 Рік тому

    Big legend is back 🙌 😍

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 Рік тому

    Cirro waa legend. Hore u soco fanaan.

  • @armaanyare1703
    @armaanyare1703 Рік тому +2

    Maxay tahay cunsarnimada somaal fanaanka 10k subscribe xitaa mahaysto markaas aa views na 120k firsanee ma iska baxaysiin marka intaa firsatiin

  • @shaafiadam38
    @shaafiadam38 Рік тому

    Heestani caadi maahe su'aalo halaga weydiiyo ciro. Iskamuu garane waa hees durugsan.

  • @amiincabdikariimmahamed1305
    @amiincabdikariimmahamed1305 Рік тому +1

    maxey Ka goyan karaan 🙏🔥

  • @ruqitv900
    @ruqitv900 Рік тому

    Haaaheeeey
    Dhankayga
    Waaan kuu xiisaaa fanaaan

  • @naajix3424
    @naajix3424 Рік тому +1

    Dadkii fanka lahaa hargaysa 🤜🏻😍Like me

  • @kuukasicid7094
    @kuukasicid7094 Рік тому

    Oof calek .maxamed ahmed bakaal ciro🤴🥰

  • @muusecrock4031
    @muusecrock4031 Рік тому +1

    Leggend of singer

  • @maryannimcaalerooble5637
    @maryannimcaalerooble5637 Рік тому

    Wwwwwwwww med ciro gudomiyaha fanka iyo suganta hargaysa aya tahay wan ku tageera si aad iyo aad wllky

  • @mohamedabdi7406
    @mohamedabdi7406 Рік тому

    Waa la yaabay geesiga fanka Mohamed ahmed bakaal ciro

  • @AnshaxGemar
    @AnshaxGemar Рік тому

    The Legend of region awdal mahammed bakaal

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Рік тому +1

    Heesteen yaaa fahmay
    Ohoheey nacbkaaga badan maxay Guri graan .

  • @kabadisanadkaesomaliyed1047

    Keep going 💪 maxamed axmed nin weyn oculus😘🥰

  • @abdinasiraxmed2471
    @abdinasiraxmed2471 Рік тому

    Baryahan danbe xili hees sidaan dhadhqn u leh manaan arag bakaal kuwagii 2013 ayaa wali ku adkaynana wllhi manshallah legend wellcome back noocan oo kle noo soo sii big respect

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Рік тому

    Legend of the legend 🙌

  • @makamadiinoofficial6140
    @makamadiinoofficial6140 Рік тому +1

    Ita iga dabeyso like 2023 27 january

  • @hodanali4440
    @hodanali4440 Рік тому +1

    Well done 🎉 habaryar ❤

  • @cabaassaalax520
    @cabaassaalax520 Рік тому

    Bakaal is back m,a legend

  • @nastexoyuusuf7246
    @nastexoyuusuf7246 Рік тому

    Miyeey kuwaa gaarayan best hees 🥰

  • @birmadyare
    @birmadyare Рік тому

    Waa La yaabay !!!

  • @mustafekeybiiofficial3525
    @mustafekeybiiofficial3525 Рік тому +3

    Amazing👏

  • @aarameeyhussein8800
    @aarameeyhussein8800 Рік тому

    Bakaal ciro legend ❤️❤️❤️

  • @hamdaibraamih8628
    @hamdaibraamih8628 Рік тому

    Ayyyyy admigu galdada iyo guuzhda ma bajiyaan ❤