DAAWO QODABADA AAD KU HELI KARTO SHARCIGA WEYN EE GERMANY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2020
  • Sharciga jarmalka sideen kuqaadan karaa?
    qodobada aan kaga hadli doono waxaa kamid ah maxaa la iga doonaya
    inaan marka horeba xareysto, diyaargarow intee le eg ayaa lasameeya
    maxay tahay sababta somalida ugu adagtahay inay durbo helaan sharciga?
    maxaa laga rabaa familka inay buuxiyaan ?
    gobolada maku kala fududyihiin bixinta sharciga?
    ma qasab baa inaan kaguuro meel aan sharciga wayn laga bixinin ?
    waxbarashada ma fududeysaa qaadashada sharciga?
    shaqooyinka qaar miyaa fududeeyaa qaadashada sharciga?
    iyo qodobo kale oo badan kaga bogo cod ahaan …
    #WARARKA_JARMALKA
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 29

  • @GaajoDiid
    @GaajoDiid 2 роки тому

    Mansha allah walal

  • @yuusufsalaad7148
    @yuusufsalaad7148 2 роки тому

    Masha allah

  • @abdirahmansuper7540
    @abdirahmansuper7540 3 роки тому

    Thanks information

  • @ahmedtoos9593
    @ahmedtoos9593 2 роки тому

    Hasan Jii waaku salamay brother

  • @nimcoyousuf2112
    @nimcoyousuf2112 3 роки тому

    Wad ku mahad santahax information

  • @nimcoyousuf2112
    @nimcoyousuf2112 3 роки тому +4

    Brandenburg kawaran sharciga wayn malaga hela wll

  • @xuseenmaxamed6803
    @xuseenmaxamed6803 9 місяців тому

    Asc wll magalada hamburg sharciga weyn ma bixiyaan

  • @muhanadmohabdi3370
    @muhanadmohabdi3370 2 роки тому +1

    Adakaaa sharciga Germany 🇩🇪 aniga Nederland 🇳🇱 Ayaan ku nolahay afka kaliya Ayaan bartay imikana Nederland paspoort Ayaan haystaaa alx🤲🏽

    • @baabiyare713
      @baabiyare713 2 роки тому +1

      Meeqa sano ayaad jogtaa

    • @muhanadmohabdi3370
      @muhanadmohabdi3370 2 роки тому +1

      5 sano

    • @baabiyare713
      @baabiyare713 2 роки тому +1

      @@muhanadmohabdi3370 insha allah isniinta imana nasiibkeega qabaa😊

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s 2 роки тому +1

      @@baabiyare713 Nedrland ciyow qadaneysa lkn wax ku nacayan wa baahi wadnka wa intaa kan weyn marka helaan wey guraan uk

    • @abdimahamud4548
      @abdimahamud4548 Рік тому

      @@user-iu5jx6jf7s Horta Taaas Waa iska Caadi Sharciga ugu Muhiimsan Lacagtu Dhibmale Mee walba oo Aad Joogto intii Alle Kuu Qoray unbaad Heli Kana Badin Maysid Kana Yarasan Maysid Aniga Sidaa Aaamin Sanahay 💯

  • @asapmodric3884
    @asapmodric3884 3 роки тому +1

    Mahadsanid wll lkn Qof Berlin joga hadu jiro ilasoo xidhiidh bro

  • @nimcokyf
    @nimcokyf 2 роки тому +2

    Waxaan haysta sharciga 25bs3. B1 wan qatay wan shaqeya mida kale o leben in deutschland 30 frage wan haysta waxan joga gobalka hessen 8 sano wan dhafay maxaa layga raba insha alh

    • @ahmedmohamedmohamoud9833
      @ahmedmohamedmohamoud9833 2 роки тому

      gobalkaas sharciga weyn ma bixiyaan lkn dowlada cusub iney wax badashaa la filaaa insha allah

    • @kaltunyuuzuf9724
      @kaltunyuuzuf9724 Рік тому

      ​@@ahmedmohamedmohamoud9833
      Asc walal Ado mahadsan Ma Igu Cawin Kartaa Waddankan Sida Looga Laabto Maclumadkiisa

  • @safamohammed5080
    @safamohammed5080 Рік тому

    Marka akhonsanyhy basaborka somaliga

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 2 роки тому +1

    Sxp hadii ay 🇺🇳 UNHCR ikenty sharcina an ku imid mxa laygu xidhi kara takale wxy isiyen 3sano waxana joga München

  • @ayanmahamud1404
    @ayanmahamud1404 3 роки тому +1

    Mahassanid Hassan

  • @abshirfarax4321
    @abshirfarax4321 3 роки тому

    Rarsm

  • @zakariyeqeys1153
    @zakariyeqeys1153 3 роки тому +2

    Whatsapp iga sooqabo