Kooxda Kalamaan Caleema saarka Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargedir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 240

  • @hassangaraad4137
    @hassangaraad4137 4 роки тому +25

    kkk reer kalamaan waan idiin salaamay

  • @somaliboy8044
    @somaliboy8044 4 роки тому +30

    Odey abdulle keliya ayaan ka aqaanaa bahda kalamaan lkn dad an u oomanaa aragooda ayaan arkey THANKS KALAMAAN

  • @liibaanhirsi1004
    @liibaanhirsi1004 4 роки тому +12

    Allah ya cizak hambalyada waxaan u diraayaa professor+abwaan C/qaadir maxamed shirwac ilahay hakula garabgalo xilka laguu magacaabay isku duubnida beesha habargidir After beelwaynta hawiye iyo somaliweynba guul iyo gobanimo

  • @hncchannel
    @hncchannel 4 роки тому +11

    Habargidir waa gobgob dhashay dad inta laso hooristago wanaag iyo xumanba laga shegayo waa dad nasaba o garta qada gardaro maficne gidir waa gob gobdhashe

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 3 роки тому +1

      Allaha ku sharfo maasha Allah runtaa sheegtay

    • @ismailzanwayne3290
      @ismailzanwayne3290 3 роки тому

      Adeer in lagu dhaho badow baad tihiin dhibta jecel amaan bay u arkaan
      Habargidir dadka u hormarsan la sugi mayee inaga daaya aqoon xumada baahday

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 роки тому

      Habarta gadir waa tuug

    • @ilkacaseahmed7501
      @ilkacaseahmed7501 Рік тому

      Mahadsanid Boqortoyo ❤

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 4 роки тому +3

    Walashi habargidir waa gob gob dhashay oo reer magaal ah saa kaftanka ma jajaajilayste yaasha Yaad Ku garataa sounds hortooda loogu jirjiray

  • @shegow055
    @shegow055 4 роки тому +24

    Raggaan oo wada joogo madal inaan ka arko waan ku faraxsanahay 🇸🇴🙏 Allah idin dhawro

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 4 роки тому +15

    Maashallah kala maan waa niman wadaniyiin ah oo dadkood soomaaliyeed wanag u sheegay

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 4 роки тому +20

    Indhihi hawiye Habargidir allow idin dhowr❤️allahuma amiin❤️❤️❤️❤️Fulay xantii ma ma moogaa la yiri😂😂😂

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 4 роки тому +2

      Magaca hawiye ha ku ma talin habaaranay

    • @muscabmohamenuur9890
      @muscabmohamenuur9890 3 роки тому

      @@saidadenali1175 waad xanun santahee alle haku caafiyo indhaha hawiye waa hg

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 3 роки тому

      @@muscabmohamenuur9890 hawiye indhahooda waa la yaqaanaa saaxib ee hurda ka kac madaxda hawiye malqabeenta hawiye alcaasimadya al muqdishaay wiilka banaadir mudulood abgaal cisman waa madaxdaaada meel walbanaa ayagaa kuugu taliyo

    • @muscabmohamenuur9890
      @muscabmohamenuur9890 3 роки тому +1

      @@saidadenali1175 wasax muduloow waa madaxda hawiye lkn indhaha hawiye waa hg horaa farax gololeey uyiri okiyalihii ayaa igamaqan marka waxba hg iyo mudulood hakalawadin sxb waxayihin ayaa kuwa kale yihiin hadi adi meelkale kubugto mashegin

  • @katrajama9666
    @katrajama9666 4 роки тому +6

    galmuduga xalaal alah ka dhigo waan ku wareeree ilaahayo xaq tusu

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 роки тому +15

    Habar Gidir la,aanteed Waa Abaar 🙏

  • @katrajama9666
    @katrajama9666 4 роки тому +16

    ilaahey idinkii guul gaara oo waxaan ilaahay ha idiin gaarsiiyo

  • @adanbunka5373
    @adanbunka5373 4 роки тому +6

    Habar gidir indhaha somalida waye viiva habargidir

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 4 роки тому +1

      Adan Bunka habargidir waaa indhihi Somalia Viva habargidir❤️allaha dhowro ❤️👌🏻👌🏻allahuma amiin❤️

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 4 роки тому +2

    Pr shirwac waan salaamayaa maamulkayagii dugsi sare ex k. Waa nin culus waxaan ku aqaanay maamul wanaag & daganaan wuuna u qalmaa jagadaas hargaysaan ka soo salaamayaa mr shirwac

  • @mohamedirran7390
    @mohamedirran7390 4 роки тому +26

    Oday cabdulle wuu iga qosliyay runti dadka mahanjooga habargir bay ubadanyahii habargidira watay wax sasameenjireen kuye

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 4 роки тому +10

    Soomaali waxaa lagu yaqaannaa inay sidaa u kafatamaan. Habargidir Dil iyo daryeelba waa lagu yaqaannaa.

  • @dhalboqortooyogm5252
    @dhalboqortooyogm5252 4 роки тому +8

    Habargidir waa boqortooyo. Ilaah baa quwad siiyay. Allow HG cadawgeeda hoos gee❤️

  • @taanicadceed866
    @taanicadceed866 2 роки тому +5

    maashaa allah

  • @SidroCabdirisaaq-mu3ti
    @SidroCabdirisaaq-mu3ti Рік тому +3

    Masha Allah

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 4 роки тому +9

    Habargidir miyaa meeshaleh doofaar yohow hus baalaguyiri

    • @mascadeofficial4920
      @mascadeofficial4920 3 роки тому +2

      Haa somali cable iyaga leh knn iyaga leh halka lagu shirayo iga leh waxba lagama qaban karo

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 2 роки тому

    Nin yahaw ma ogeeyn meel aad ku heshii sisay ma ogin ee amaad u qaadatay daarood oo eey Walaalaheeyn.

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 Місяць тому

    Anigoo Ogaadeena waxaan ubogay habar gidir dulqaadka aymuujiyen iyadoo hortooda oday cabdille kuyiri habargudir waatay wax sasamaynjireen hhhhhh Habar gidir waa gob gobidhashay❤

    • @Mohamedabdimalik72
      @Mohamedabdimalik72 Місяць тому

      Niyow habar-gidirta iyo Ogadenku isu hadal ekkaa mnshllh

  • @saxteexoali4393
    @saxteexoali4393 4 роки тому +13

    masha allh hormar wacan habargidir guuleysata 💪💪💪💪💪💪

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 4 роки тому +5

    ❤️❤️❤️❤️❤️Hogaan habargidirow hogaami hosha ku hortaaal❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdikanikhalif9837
    @abdikanikhalif9837 4 роки тому +9

    Habargidir waa rag rag dhalay been alaa caayaye

    • @sabariinshariifqaaliinshar5323
      @sabariinshariifqaaliinshar5323 4 роки тому +1

      Habar jidir habaaranaa inteey habruushin ka uwadan oday cabdule hhhhhhhh

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 4 роки тому

      Sabariin shariif Qaali in shariif @ Meeshaas Oday cabdule Waa qalday . Habar gidir habaaranaa halkeey abraarka u wadaan ayey eheed . Abraarka Waa kaaraha ama taankiga

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 4 роки тому

      Abdikani Khalif 👍thanks brooo. Markaan Nabad ayaan rabnaa

  • @EngCayni
    @EngCayni 4 роки тому +1

    Waa jilayaal bisil, run ahaantii

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 3 роки тому +1

    Waan ka xumahey in shirwac uu noqdo hogaamiye dhaqameed maxaa yeeley horta shirwac waa maamulaheygii dugsiga sare wuxuuba ahaa nin cilmi leh oon ku wadey inuu madaxweyne ka noqdo soomaaliya hadase waan hambalyeynayaa

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 4 роки тому +3

    Martisharafta Soomaaliyeed ha Soomaaliboowaan

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 Місяць тому

    Cajiib kooxdan waa koox xigmadi kada'ayso oo madhaala

  • @rajowacan4041
    @rajowacan4041 4 роки тому +5

    AAD BUU UGU QALMAA SHIRWAC
    MAANSHAA ALLAAH

  • @falasfalas1825
    @falasfalas1825 4 роки тому +5

    Habargidir habarana intey habraha u sidaan hhhjh oday cabdulle

    • @qalafoowqalafoow3720
      @qalafoowqalafoow3720 4 роки тому

      Maashaa allaah mar haddiiba habar gidir is cafisay aniguna waa cafiyay

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 4 роки тому

      Somali waaye habar gidir, somaline dil iyo daryeel waa lagu wada yaqaan. Kaligood farta ha ku taagin, Cidaan shiikh iyo dhiigya cab laheen somali kuma jiro.

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 роки тому +3

    Habar gidir masha allah marba hadaan haruub caaano ah la wareegayno ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dadoow maqla habargidir hadaan nahay in aan dagaal iska daynay

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 4 роки тому +3

    M.a dhiiga 💖 HG 💖 galmudug nimo

  • @user-pz9iz9bb2i
    @user-pz9iz9bb2i 4 роки тому +6

    asc rer kalaman wan idin salaami

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 4 роки тому +5

    Masha allaah Guul Wacan

    • @aslicali6199
      @aslicali6199 2 роки тому

      MashallahA alaha idinn xiftiyo fila.osmali o meesha ad badantin yet in qr

    • @aslicali6199
      @aslicali6199 2 роки тому

      Yaanla lAdin qarxin Masha carar was ogtihin. Sobe sidi logalay

  • @kamaalamarre5519
    @kamaalamarre5519 2 роки тому

    Aadvan ugufaraxsanahay somali qaangaadhay qabyaaladna kaqaangadhay kaftanaysa

  • @xabiibocabdullahi6653
    @xabiibocabdullahi6653 4 роки тому +6

    Waw waw🤣😍😘😂 yes kalamaan

  • @hanaaly8020
    @hanaaly8020 4 роки тому +17

    🤣 😂 Kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk 😜 Odey cabdulle slaan boqortooyo

  • @xuseendalmar4484
    @xuseendalmar4484 Рік тому

    Waa kooxdii hawiye saiinle huralayaal

  • @xuseenmedia8127
    @xuseenmedia8127 2 роки тому +2

    Kkkkk qosal badanaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sabyesuugo7333
    @sabyesuugo7333 4 роки тому +12

    Markaa KOOXDAA kala maan qabiil madadaaliya

  • @abdullahadam1238
    @abdullahadam1238 2 роки тому

    Hg xanteeda ma mooga
    Balse waye ku faanaan
    Miyaa sheekadu,
    Xanteedu wanaage ma aheen.
    Hadaye somalidu baraxaye xididna aye la hataye, xalna loowaa
    Xanteedu Waa xool islaam qaade , xabade wax ku raadi , isbaarada sii xoogi,
    xariga akhiro ka furo

  • @hafsaabdulkaadir1718
    @hafsaabdulkaadir1718 4 роки тому

    Kkk wlh mudo badn wn dhagesanaaaye oday cabdulle wajigiisa lee aqinay lkn alx inta kle hdan barty wajiyadooda❤ kala maan

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 4 роки тому +10

    Viva Hiraab❤️❤️❤️

  • @abduwahabosmanahmed3204
    @abduwahabosmanahmed3204 4 роки тому +4

    Habar gidir berihii masaakiinta ka xoogen ha soo celiyeen

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 4 роки тому

      Abduwahab osman Ahmed 🙏 beeraha Caruur ayaa noogu dhalatay dadne Waa nooga dhinteen marka See loo dhiibaa brooo

    • @abduwahabosmanahmed3204
      @abduwahabosmanahmed3204 4 роки тому

      hanad raas kkkkkkkkk kawaran Dadkii 30sanadoo ka baxaanaa maxad u Malayn karta sxb

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 4 роки тому

      Abduwahab osman Ahmed @ runta Hadii laga hadlo dhul dhagax badan ayaa ka nimid beero iyo barwaaqo banaanka iska yaal See loo dhiibaa

    • @dhalboqortooyogm5252
      @dhalboqortooyogm5252 4 роки тому

      hanad raas eey ey dhalay HG ha ku qaraaban magaceeda hoyadaa iyo looma ooyaan kii ku dhalay wase, HG afkeey kaaga kaadinee hadeey doonto. Dhul barwaaqo ah beey ka soo jeedaaa kaaga na waa ay kugu maamuleysaa ka waran😏

  • @user-tq2pu6nf8j
    @user-tq2pu6nf8j 3 роки тому

    Yaab ma waxaan mareynaa in xaflad la qabto misane Qarash badan lagu bixiyo gudoomiye loo asteeyay qabiil halkii lacagahaasi lagu taageeri lahaa danyarta Soomaaliyeed ee dhulka oomanaha ah degan. Subxanallah war waa maxay maan-guurka inagu dhacay. Allow naga dulqaad abaarta dhuleed iyo mida maanka

  • @daauudxasan9035
    @daauudxasan9035 3 роки тому +1

    Cabdule wakusalamay

  • @daudsaladogow9262
    @daudsaladogow9262 2 роки тому

    Masha kalan warKa xawiiqo ah ayayhaysa

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 роки тому +1

    ❤️🌹👍❤️🌹👍maasha allaah Dadoow ogaada hadaad🌹👍❤️🇸🇴🇸🇴 isdhahdaan🌹❤️🌹❤️🌹 habargidir dagaal haday iska daysay idinku ku duula ha isdhihina hadii kale ❤️❤️❤️🌹👍waan soo labakacleyn doonaaaaa❤️🌹👍🇸🇴🌹👍🇸🇴🌹

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 3 роки тому +1

    Raxweynka caadi Ma ahan

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 4 роки тому +2

    Dunn waaye oday abdule

  • @lion-jg4nr
    @lion-jg4nr 4 роки тому +4

    Maasha allaaah

  • @libaankulusheikh224
    @libaankulusheikh224 3 роки тому +1

    🇸🇴 guuuul gal guuuul guuuuul

  • @akassimkassim3252
    @akassimkassim3252 4 роки тому +1

    Habargedir madow masha Allah kkkk

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 4 роки тому +3

    Kkkkkk waaba is ogyihiin

  • @AK_boy-
    @AK_boy- 4 роки тому +8

    habargadir ubdate from dhib to nabad

  • @saedsaed7136
    @saedsaed7136 4 роки тому +2

    Maa ilaha Ku Ku og

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 4 роки тому +8

    masha allah guul waaye golaaha saare habargidir iyo hiraab iyo hawiye oo mideysan guul waaye insha allah galmudug oo mamul aad uu dhistan oo farmajo iyo faqash aad iska dhicisan Ayaan Sugeyna oo qadiyadi hawiye iyo sharafki hawiye iyo midnimada hawiye iyo karamadi hawiye aad difacdan insha allah hakka Cajisina dadnimada hawiye inaad Difacdan iyo mustaqbalka hawiye insha allah sidoo kale farmajo Ayaa uu dambeyo nin darood oo muqdisho ka taliiyo dagalna kan Ayaa ugu Dambeyo waa haduba dhaco dhagar qabe farmajo waa mujrim oo kaligi taliye oo horjoge darood ah oo qabiliste ah halaska dhiciyo dowllad majirto is dhafiya faqash dambe yusaan idiin taliin

    • @khadracali8732
      @khadracali8732 4 роки тому

      Jareer urye darood ma gadhn iska aamus hwiye qarxlnd

    • @allwar236
      @allwar236 4 роки тому

      Hiraab anaa waso

    • @ahmedabdulahiibrahim3209
      @ahmedabdulahiibrahim3209 3 роки тому +1

      Lol.. wax walan hawiyo waba fanise xaad nog caysay madaxwaynahena Farmajo waa qaranka somalia astantisee.... daarodse waa eboowyashe ne kale xaad ufogeysay ayagana. Bahasha wa inaad ugu so harta somali. Oo atirahda somali guul tasa quruxbadnanlehed ebow.... waa in aan horay usocona an is gacmo qabsana yaan qaar laga tagin hal jirba nahay qeeb lagama tagi karo.. hadii kale wax aa naga dhimnaneno. Umadana adunka kunool wa xa latartami karo Somali as a country. Labo ama 3 qabil qaran manoqon karan... wanaga aan ku celcelino hosho wa wadna wanaga an afko barno generation naga yar ha kus kacan ayado somali wanag isku shegeesee.... wa in aan manta kucelcilna waxa aan rabno in ay dhaqan galaan beri insha alah..

  • @oscardejunior354
    @oscardejunior354 4 роки тому +6

    Habr gidir dhib badna anayaxa xata isbaro u digteen ee ma ddbay cafinayan😂😂

    • @fartunali965
      @fartunali965 4 роки тому

      Kkkkkkkk

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 4 роки тому +1

      Anyahaxa carabtuba waa cuntaye xaad habar gidir tooda isbaaro ugu sheegtay. Mise abaha cuqdadii uu kugu shubaa wadaa. Isbaaro lee wadaan. Somali cidaan wax isbareysan ma jirto?

    • @oscardejunior354
      @oscardejunior354 4 роки тому +1

      Carabtu ma hilib miyey wayday markay anyax cunaya mesha wax kale aya jira oo aad fahamayn

    • @ceeblaofficial5520
      @ceeblaofficial5520 4 роки тому +1

      Kkkkk isbasro nimaandhigan majirto

    • @hanibintocali9477
      @hanibintocali9477 4 роки тому +2

      Ayaxu waa xalalaa rasuul keenaa ka dhaxal nay s cw

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 4 місяці тому

    Habar gidir iyo abgaal was mooryaan unto xaraan oo wada ahlul Naar ah

  • @nuuraadan5161
    @nuuraadan5161 4 роки тому +2

    Acuudu billaahi
    habargidir iyo abgaal

  • @mohamedmohamed614
    @mohamedmohamed614 4 роки тому +10

    Walee been ma ahan mesheexayaal odayaal somaliyeed;alow yaa baabasha odayaal caloshod usheqeysta ah

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 4 місяці тому +1

    Somalia Qabyaalad ilana Youmul Qiyama marks eey Narta gelaayaaan Hawiye

  • @ahmedujaay6781
    @ahmedujaay6781 4 роки тому +29

    Oday Cabdulle cimamadisa ma heysan karo waa hadlaaa asaga😅

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 роки тому +12

    30 sano buu shir socdaa. Wax is badal ah ma heeyno. Dalkaan maxaa nabada u diiday. Toloow. Halkee inkaarta uga timid.

    • @aprilanwartv7264
      @aprilanwartv7264 4 роки тому +2

      Alifkisu nimu halaway Al baqrihisa matoosa ila manhaj cusub lodajiyo schoolada wadan oo ardayda aqligooda labadalo isbadal lama garayo

  • @hodanabdi1195
    @hodanabdi1195 3 роки тому +3

    👍

  • @salebancalicabdi8787
    @salebancalicabdi8787 Рік тому

    Kalamaan calen sarka masodiyaarin sida ay barnaamijyada usoo diyaariyaan

  • @IfrahOsman-hz6gw
    @IfrahOsman-hz6gw 4 місяці тому

    Soomalidu fan jecelaaa axbunalah

  • @kaysedhalawayn6090
    @kaysedhalawayn6090 4 роки тому

    Oday cabdule ISagaba wa habargidir wa ceeyr

  • @rajowacan4041
    @rajowacan4041 4 роки тому +13

    SHIRWAC OO KALE ALLOW NOO BBADDI.

  • @ahmedkaarshe1207
    @ahmedkaarshe1207 4 роки тому

    alla maxan jecla somali oo qabiil iyo qabyalad dhafta
    waxan cawa yar dhalilayaakooxda
    kala man
    oo an laha madal somaliyed ka yar kama riwayadaynayaaan inay qabil u yeeerto
    waxay ahay falaha habar gadir iyo sida ay wax uga shegayaan ayagoo idacadoooda joga inay faleyan ficilka qabilkana ku dhaliilaan iyaga iyo cid kasta oo somaliya iyagoo an magayn wanagana tusaya qabilna inuu fol xumo yahay shegaya

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 4 роки тому +1

    1001 Habeen maaweeliya ilaa ay ka iloobaan Dagaalkii Sokeeye

  • @googleservise3765
    @googleservise3765 3 роки тому

    Kalaman adban xiseya Marka shekeynyn shekadodu wa mid ilbaxa

  • @user-up8xk8ny3u
    @user-up8xk8ny3u 2 місяці тому +1

  • @skillhup
    @skillhup 4 роки тому +2

    Fadlan so booqo channelkeyga hadadan ka helin wX ku anfaco comment dadka ugu sheg

  • @qardoyare2290
    @qardoyare2290 4 роки тому +3

    Waxaan joogaa yagoori wanadaydo waa habar gidir umda yaan la maqashiin haddii kale waa l sasayaa

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 4 місяці тому

    Habar gidir way ka tashanayaan side wax loo xado iyo sida wax loo kufsado iyo sida wax loo bililiqayst

  • @afeeyabiikar983
    @afeeyabiikar983 Рік тому +1

    asx

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 роки тому +22

    Waa niman yaab badan 😂🤭

  • @farahosman3268
    @farahosman3268 3 роки тому

    War maata

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 2 роки тому +1

    Kkkkkk

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 4 роки тому +2

    Sida qaanso robaad daruur midab Ku qarisay waaye 🤣🤣 roobka isku qarisay kulahaa

  • @abdisalaancabdullaahi7457
    @abdisalaancabdullaahi7457 Рік тому

    Ileen wuxu waaba qabiil aan maalin walba dhagaysano oo aan uqabmo inay soomalinimo isku keentay

  • @rahmashekhxasanbarsane4407
    @rahmashekhxasanbarsane4407 4 роки тому +2

    uhuhuhuhuh waaaaw

  • @xabiibocabdullahi6653
    @xabiibocabdullahi6653 4 роки тому +2

    Oh oh

    • @hawoaden4133
      @hawoaden4133 4 роки тому

      Waxan arkay ayax magaangalyo ratsah o ka so qaxay cadado

  • @cismaandhagayare776
    @cismaandhagayare776 4 роки тому

    oday cabdille waa nin murti miidhana

  • @hanibintocali9477
    @hanibintocali9477 4 роки тому +1

    Hogaan kii habar gidirow hogaaa mi how shaan kuhortaaal

  • @zakariaalasow4851
    @zakariaalasow4851 4 роки тому +6

    Way iga badiyeen ragaan. Kkkk

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 4 роки тому

    afkuxogle aniga jalalibkas waa ujedaa salanti gacanta waa sidedi siyaro waa labalab hunbel xisab male dadka dhalinyaradana iney raaxo kuqaben dagalada sheegen dharagna udhertahay sheko ceer waa cagtaa kunool aloow colnogunadi waalayabi jiray anigon tujar aheen

  • @hackertube27
    @hackertube27 3 роки тому

    Ma ahan

  • @xamseqawdhan6064
    @xamseqawdhan6064 4 роки тому +4

    waar ragu ma kuwanbaaaa

  • @abdiazizahmed9034
    @abdiazizahmed9034 2 роки тому

    Qabiil qurun waaye

  • @husseinahmed4272
    @husseinahmed4272 4 роки тому +2

    oday cabdule cimaamadiisa lama haysan karo

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 3 роки тому

    Cabdulle wale wuu nagalay

  • @rajowacan4041
    @rajowacan4041 4 роки тому +3

    ODAY CABDULE VIVA

  • @maxamedcalibulaybulay1714
    @maxamedcalibulaybulay1714 2 роки тому

    Dadku waa isku maan ee kalaman maha ee idnka iska dhigY

  • @ceeblaofficial5520
    @ceeblaofficial5520 4 роки тому +1

    Oday cabdule hadalee hayaa

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 4 роки тому +1

    Oday Abdulle sheekada bar ku noqo😂😂😂

  • @drjamaal4191
    @drjamaal4191 2 роки тому

    yaay lahadlayaan

  • @salmaanhassan3379
    @salmaanhassan3379 4 роки тому +8

    ilaha mahad leh o somali manta isku imanesa wax badan dhib wala so mare

  • @xuseenbaadi7075
    @xuseenbaadi7075 4 роки тому

    odayaashan waalahadlay