Maariya and of itself to and of and of itself to and from the world of itself to and from the world of itself to and of and of itself to and of and of itself to and 8from the first time 2020
Maariya and of itself to and from the world of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of th minute of itself as a lot to do with the world of itself to and of and of itself 54rdvwgwfhsjsa Shanghai the
Waan daawaday like baan saaray ama dislike ba comment na waan ka dhiibtay dambina malihi ee faanaaniintuunba leh cidi kaama qorayso 😁Horta soomaalidoo kaliya ma heestee mxaynu isugu mashquulnaa Waxa laga yaabaa qamar iyo deeqsanba inay kaa cibaado badanyihiin Wlhy halkaa waxa na dhigay waa comments ka aan laga fiirsan ee layska soo qoro Ilhy wadada toosan ha ina marsiiyo dhamaanteen🤲🏾
Full lyrics #Qamar Gu'goo miray dhulkoo-miray Simay meel ilaa meel Adaan kugu masaalaa #Deeqsan Ma mabsuudo aniguba Maalin saacad iyo minid Macaanow la'aantaa #Chorus Alla Alla Alla Gu'goo miray dhulko Miray. Alla Alla Alla Simay meel ilaa meel Alla Alla Alla Adaan kugu masalaa #chorus 2x Alla Alla Alla Ma mabsuudo aniguba Alla Alla Alla Malin saacad iyo Minid Alla Alla Alla Macaanow la'antaa #Qamar Adaa maanka ruuxdiyo Mulkiyay quluubtoo Marlay(Dumar) kuma ag dhigi karo #Deeqsan Anba xoog u nuguloo xiimiyo Laabta kugu mataan-shoo Ragga kulama meel dhigo #Qamar Kol hadaan masuul ahay Adiguna marwadii tahay Mar macan ii qaayo tahay Wa mahad illaahay #Deeqsan Kol haduu is mudashada Ku mashquulay nacabkii Nasteexna mashxaradeed Waa mahad illaahay #Chorus Alla Alla Alla Gu'goo miray dhulko Miray. Alla Alla Alla Simay meel ilaa meel Alla Alla Alla Adaan kugu masalaa #Chorus 2x Alla Alla Alla Ma mabsuudo aniguba Alla Alla Alla Malin saacad iyo Minid Alla Alla Alla Macaanow la'aantaa. Please Subscribe Hadad ka hesheen. 💯🙏
Qamar Suugani ( Laxan Iyo Cood ) + Deeqsan + Muftuux Cadceed = Another level song , Keep it up Guys ( Qamar Suugani the best melodist of all time / Laxaamistaha qarniiga Qamar Suugani ❤️😎😍)
@@meymuunabdirizaq1961 Calankan 🇸🇴 West Florida Ayaa Leh 🥸 Somali Halkay Ku Yelatay 🤷♂️ Kolay Gabadh Ayaa Tahay Rag isuma ogid Ee Qoshka u Qoosh Xafada 😇🤗 Casimadiina iska Daye Madaxtoyadiina La ilaaliya
@@hasansudi9404 Wiilow iska hdl màficnee intaa ila hdlin oo isoo jwbin waxaa ka horeso inaa waxaa mesha ku soo qoray fahanto hush caaaac maa iska soo dhehee😏😏Mida kale calankan buluga🇸🇴Inee somali ledahy calankoo dhan baa laga ogyahy kow dheh inaa ka xuntahy waa macquul go ahead mrka👊
Waaaaaaw Wax kale best Song Codka 🤤Ereyada ,Laxanka Music ,Stayl la 🥰Hadal ma Leh Qamarka Hirgalay & Deeqsan macalin Naasir Caydiiid 😍meeshuna Waa Hee HafLond Neeey HargeysaaY💚💨❤Duriyadiiii barakaysnayd✌
Subscriberka uu saara Nio Ninka
Yeah
200k subscripe ayuu ayaan dhawayd udabaaldagyy isagi
@@ilhanisha2813 ¹
🕯💡
@@ilhanisha2813 ❣
Walaakay Qamarka Suugaanta Hir-Galay
🙏🏾
My deeqsan❤❤❤❤🥰🥰🥰
waa la yaabay xaqiiq
😍😂😍😍😂😍😍😍❤❤❤
Deeqsan cabdinasir macalin caydiid 🙏
Waw taa saa hees laidhah dadee
😍😜🤪
Qamar Sugaani And Deqsan Cabdinasir
Mucjisada Fanka🖇 🔥🙏
Qamar Iyo Deeqsan Heestay Waddda Qaadan Wey Qaraxdaa wlhy Wey Isku Soo Baxaaan xagga Wadda qaaadista🥰🥰🥰👍
ua-cam.com/video/oow-o9056mU/v-deo.html
Daawo Ayado Audio Music Sound ah And Remix Wll
Waxani hees way dhaaftay Qamariyoos Heestani Markay Gaadho 8Milion isoo raac📸🎹🥳
inta daawanaysa markii lasoo celiyay waan idin salaamay❤
Qamar iyo somalilnd macdan qarson baa ku jirta QaMaRKa hiRgaLaY keep goin
Ana kaga marqatiya guul somaliland dalkeyga💞💯💯💪
Kkk qamar iyo khayraad badan hala badho
GØØRMAAĐ SØØ KACA¥SAA GULL£Đ❤
King of song and cod xabeeb ley deeqasan ruuxanta fanka 🍃❤️🥰☝️
Heestan waan sugayay inbadan Qamarka fanka sarayeeelay iyo Deeqsan Wax kale🥰🥰👏
Waxani ma Heesba 🤯waaa anther level wlhyy 🔥 Qamar ii Deeqsan fanka kuwii nuuriyay 🦍❤️
Nabiga inta jecel leg isara scw scw scw
Maan sha allah waanu kuu saar nay
Adigo hesta dawanaya maxad nabiga ugu radsanaysa like bilaakhlaq walahinan edebta ku bari
Scw
Scw scw scw
Scw scw scw
"Haddii aad Maal yeelan wayso ma jiraan wax Naftaada ka Nusqaamaya,haddii lagaa qaado Caafimaadka oo Cudur ku asiibo waxaad waysay qeyb ka mid ah Noloshaada, laakiin haddii Ekhlaaqdaada ay xumaato Waxaad Beeshay Quruxda iyo Macaanka Noloshaada Oo dhan."
Jimca Wanaagsan 🙏❤️
Aynu ku Salino Nabigeena Maxamed scw ❤🤲
Scw❤❤❤❤
scw
𝑐𝑠𝑤 𝑐𝑠𝑤
Qamar io deeqsan inta ila aragtay iney isla fahmaan heesa like iisaar😅
Maariya and of itself to and of and of itself to and from the world of itself to and from the world of itself to and of and of itself to and of and of itself to and 8from the first time 2020
Maariya and of itself to and of course I am sure you have 111
Maariya and of itself to and from the world of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of itself to and of and of th minute of itself as a lot to do with the world of itself to and of and of itself 54rdvwgwfhsjsa Shanghai the
ua-cam.com/video/oow-o9056mU/v-deo.html
Daawo Ayado Audio Music Sound ah And Remix Wll
Haa wlhi aad iyo aad waliba
Qamar suugani duni kale ayaad nagala joogta zHp ✋♥️
qamar sugaani heeska uu laxan saaro wan dhagaystaa , deeqsan walhi wa gabar fanka cod ku joogta we love fannaninta sanad 2021
Inta daawanaysa markii lagu soo celiyay waan idin salaamay
اتق الله حيثما كنتم alleh ka cabsada wlldy qamar iyo deqsan aakhiro alleh maxd la hortagaysiin intad dadka raaligalaysiin Alleh miyaydan raali galin karayn o xumanta miyeydan isaga bixi karayn
Ogaaw adiga dawanaayo kama dabi yarid
Laa dabi baa tahay
@@layloibraahin715 😃😃😂😂
Heesahu waa xalaal meesha caacda kala dhamaw 😏
Waan daawaday like baan saaray ama dislike ba comment na waan ka dhiibtay dambina malihi ee faanaaniintuunba leh cidi kaama qorayso 😁Horta soomaalidoo kaliya ma heestee mxaynu isugu mashquulnaa
Waxa laga yaabaa qamar iyo deeqsanba inay kaa cibaado badanyihiin
Wlhy halkaa waxa na dhigay waa comments ka aan laga fiirsan ee layska soo qoro
Ilhy wadada toosan ha ina marsiiyo dhamaanteen🤲🏾
Walal caar music maa cadceed ayaa tumaya inalilah 😍😍 mucjiso cadceed music sidaan qofkale maa waa cadceed 🙏🏻🙏🏻🙏🏻full respect boqortoyo 🙏🏻🙏🏻
Qamar & deeqsan heesahodu inpa caadi maaha 🩸🏆💡
😜😜😜😜😜😜
Deeqsan has the highest quality voice m.a👸❤
Alla Alla danbi weeeye heesuhu
Alla Alla Raboow naga madoobe
Allaha Amiinta iii Dhaha
Alla Alla Janno Aan haleelne.
Alla Alla Like ta iigu soo dara.
Haa walo anakugu racayo
Wa sheko kle tuugsi cusub ahaa
Like
Sax waaye wll Alle hana gamadobeyo
@@abdullahihamze9196 🤣🤣🤣👍
ALLH mxaY heeS tahEyy
QamaR iyO qoRaxba inaY daMaN ha zugiN big taagEro idiN hayaa qamaR aan deeqzaN😍😋
Kkkk
farta iska sax dirisle adu ku haystee 🤣🤣
Imimka wxn ka socdaa Dirisle...commentigaaga akhriye....ana saas kusoo raadiye😅
Hit song✅☑✔
Qamar onthe fire😇
@@abdirahmanmohamed2389 hhh caanimo ka radye nooh
Qamarka hirgaley my wllkei from hargysa Somaliland hoygii fanka ❤❤❤❤❤❤🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹jeclia dadkeyga iyo dhulkayga
Qamarka Duula Iyo Boqoradii Dhuunta Saafiga Lahayd 🖐👍
WOOW...heestani style.keeda iyo music. Guba iyo cameradda iyo jawwigedaba
ANOTHER LEVEL....
Simaliland waxay leedahay gabdho xariir ah sida
#Deeqsan😍❤️
Sharubkhan qamar suugaani iyo kajol deeqasan fanka wey Isla fahansanyihiin ✌👍
Haa markee isla heesaan super hit noqdaa heesahooda.
Qamar iyo nasiim bay ka turjuumaysaa heestu alle haysku kiin daayo nacabkiinu ha jabo ❤
Mash alla
Maftuux cadceed iyo deeqsan ayay katarjumaysaa
Inta ila arakta inay deeqsan qrux lasoo baxday mnsha allah marwo geenyo shrfoon♥️💋🥰
1 milion markey gaaDho like iisar wll😍
Wad igu soo beegtay kwrn maxad ka wada😂😁
@@bushrabbe. Love u💯
Wakaa like wankusarii sxp🤣🤣🤣wa kadeh her🤣🤣🤣
6m beey mareysaa 🥳😂
6.9M🥴
Full lyrics
#Qamar
Gu'goo miray dhulkoo-miray
Simay meel ilaa meel
Adaan kugu masaalaa
#Deeqsan
Ma mabsuudo aniguba
Maalin saacad iyo minid
Macaanow la'aantaa
#Chorus
Alla Alla Alla Gu'goo miray dhulko Miray.
Alla Alla Alla Simay meel ilaa meel
Alla Alla Alla Adaan kugu masalaa
#chorus 2x
Alla Alla Alla Ma mabsuudo aniguba
Alla Alla Alla Malin saacad iyo Minid
Alla Alla Alla Macaanow la'antaa
#Qamar
Adaa maanka ruuxdiyo
Mulkiyay quluubtoo
Marlay(Dumar) kuma ag dhigi karo
#Deeqsan
Anba xoog u nuguloo xiimiyo
Laabta kugu mataan-shoo
Ragga kulama meel dhigo
#Qamar
Kol hadaan masuul ahay
Adiguna marwadii tahay
Mar macan ii qaayo tahay
Wa mahad illaahay
#Deeqsan
Kol haduu is mudashada
Ku mashquulay nacabkii
Nasteexna mashxaradeed
Waa mahad illaahay
#Chorus
Alla Alla Alla Gu'goo miray dhulko Miray.
Alla Alla Alla Simay meel ilaa meel
Alla Alla Alla Adaan kugu masalaa
#Chorus 2x
Alla Alla Alla Ma mabsuudo aniguba
Alla Alla Alla Malin saacad iyo Minid
Alla Alla Alla Macaanow la'aantaa.
Please Subscribe
Hadad ka hesheen.
💯🙏
Qamar Suugani ( Laxan Iyo Cood ) + Deeqsan + Muftuux Cadceed = Another level song , Keep it up Guys ( Qamar Suugani the best melodist of all time / Laxaamistaha qarniiga Qamar Suugani ❤️😎😍)
FaNka somaliland la'Aanti ma zoconaayoh QaMarkeyaga💗💗💗🎵🎤🎼
*SOOMALILAND WAXAY LEEDAHAY KHAYRAAD BADAN IYO ABTIGIIS QAMAR* 🖤💯
Qamar runtii waxaad tahy wiil wanaagsan aqlaaq iyo qadarin iyo qurux Ale iskugudaray masha Allaah hampalyo ayaanku leeyahy wll Allaah yaxfadag aqiii
Fanaanka fanaaniinta Cumar dhuulaha ciyaalka imika Qamar suugani 🔝🔝🔝🔝🔝
QamsuugniH and deeqsan
Dad uuu fanku ogolyahy
🏅🏆🏆🏆
Jdjcjfnjcnfu😲😲😲😲😲
Qamar suugaani iyo deQzaN war wxpa La Idinkama QaBan karoH💪
@@updiqanithomaz8593 zxp aabaha magaalba su,aal?
War maya Hoyada Nin waLani wazyEH
@@updiqanithomaz8593 inaa xanuusanthy mar hore ku,ogaadg oo jaahil ah kow dheh intaa isleedahy ilbax aabaha hagaalaysiin oo magacyada gaalada udhig neefow wana kaxumahy hoyo aacayday
Labadan inay isko so baxan dhanka heesaha lamaanaha love isaar
Qamarka hirgalay
Deeqsan c naasir macalin ceydid
Ha cod hayan
Maftuux maxamud ducale cadceed inanka musiga macaan tumaya legend 💯
Nasiim abdilaahi diiriye sooran wad ku mahadsan tahay soo calinta heesaha qamar hirgalay
Qamar sugani his voice absolutly is insane bro keep going from galkio puntland
Mucjisadda fanka qamar sugaani inta jecel like hayla dhaafin
Talasame + Qamar + Deeqzan + Cadceed
100%
Anaa kuwasa adigana 🤫
Waar abtiyo miskiinkana halkuu kala qaadey😅
ua-cam.com/video/oow-o9056mU/v-deo.html
Daawo Ayado Audio Music Sound ah And Remix Wll
Esh calaa hees al fanaan qamar suugaani and deeqsan keep going brothers 👑👑👑💯💯💯💯🇭🇺🇭🇺🇭🇺🥰🥰😘😘
Alla alla alla heestu way macaantahay 🤩lkn quraankaa kamacaan taas mankiyo maskaxdaba halagu hayo 😉
Inta dawanya marki la so celiyay LIKE 😂❤
Heesta mgcu ma ku jira wali ma dhgysane aniga somaliland waxya hystaa khyard badna o qamrka ka mid yhya♥️💭💚🤪
Qamar aha hee
Duriyadii reer somaliland 💚🤍❤️from reer Moqdisho 🇸🇴🙏
❤💋👑
Salaaam 💚🤍❤
duriyadu somaliland oo dhan maahan waa reer shekh isxaq
@@suganta.dahson idoor uun ba somaliland ah nacasyahow 🖕🏽kuso fadhiiso
@@haniya_5600 shubayey kuwan heesya manay isaaq ahayn kuwa u magacban somalilnd waa anaga hakgu tagnato
Meel qamar joogo xidigo waxba kama aha
Ninka kaliya fanka u harey macadanta qarsoon
Qamar iyo cod malapleyy deeqasan idin tageera❤✌
Ishacalaa hees💔😳
Qamar player ka ugu wngsn fanka bilhi cimamada mdxa ku sry ani full respect from Yemen✌💯🙏
Heestan inta laba jeer Ku ceshatay farta taag 👆
9 jeer marayaa....inaba caadi ahaN....
Hhhh
Tiro MaleH intaan Ku ceshadaY 😂
@@hamzemarcoz1327 wax lagu ceshto waaye...kkk
40 jeer maraya kitaabka
Inta heesta sugesa farta taaga🙋♀️
👆🏻
Aniga kadiiz igu ah😉
Dadka qarba heesahana nala dawanaya allah iyo rasuulkana like ku radinaya balwadina hacadato mid halkan jogana ft xabib ayu ku radsada like
Hhhhhh
Qamar Sugani, Best Singer So far, Fanaaninta Somali Land well done 👍
Muqaalkii ugu quruxda badnaa e hees somaali ah looga duubo
Sacan An Heestan Dhagaysanayo Waxay I Tahay 5:05 Subax Nimo Wali Ma Sexan Haday Isoo Dhacday Sacan Iyadan Usoo Jeda Like Abal Marin Iga Dhiga Asxapta🥺✌🏽❤️🥰
😅😅😅3:32
sxb salada subax iska tuko wxn wa camal shaydaan🙏like waxba ma tarto wlhie😊
Alla alla markay 1m gaadho like iska saar free mahino🤣🤣🤣🤣
Ku zary😅
waaa mahad ilaah
Weli may gaadhin
Wali lamagaarin lakin waan ku hormarinaa teem hodon onelin kaasoo nanameeyso✌️
@@sahromadowey8390 Shukran😂😙😙
QAMAR SUGAANI IYO Deeqsan naasir macalin caydiid Cod iyo baadh haysan best fanaan markle hees kale ino soo qaada mahadsanid dhamantii ❤💏💪💯
Allah Allah again qamar sugani cod qatar ah ManshaAllah 👏🏼 keep up
Somali maxamedey ma isku raacsanahey Somali iney hormuudkooda dhinac walba dadka haya iney yihiin reer Somaliland 👏✌️ ♥️ nabad siyaasad hufan madadaalooyin .... E.t.c
Haa walalo 100/100
Been iska dhaadhici heee😌Saxb somali🇸🇴Waa hal kow dheh Laand wax ladhoho amjiraan magac dad idinka horeeyay ee kenen baa rabtaa intaa wax gadal oga darto kadibne aa dhahdo waa wadan yaa huu😏😏😏
@@meymuunabdirizaq1961 Calankan 🇸🇴 West Florida Ayaa Leh 🥸 Somali Halkay Ku Yelatay 🤷♂️ Kolay Gabadh Ayaa Tahay Rag isuma ogid Ee Qoshka u Qoosh Xafada 😇🤗 Casimadiina iska Daye Madaxtoyadiina La ilaaliya
@@hasansudi9404 Wiilow iska hdl màficnee intaa ila hdlin oo isoo jwbin waxaa ka horeso inaa waxaa mesha ku soo qoray fahanto hush caaaac maa iska soo dhehee😏😏Mida kale calankan buluga🇸🇴Inee somali ledahy calankoo dhan baa laga ogyahy kow dheh inaa ka xuntahy waa macquul go ahead mrka👊
koow waa somalia dhaamaadka waa somalia mafahan thy hadaa ok❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Boqorka codka iyo Boqorada codka🔥🔥
Aarka Fanka inuu yahay cidii Igu Raacsan Farta Taag☝🏻☝🏻☝🏻
Lapadii fanka laga beeraY
We can't wait
The king of arts and Voice
Qamarkanaga❤
Mrke 8M gaarto like isaara asxby❤
Qamar sugaani iyo Deeqsan good combination really 🥰😘
Fanka Laguu Sheegayaba Waa Qamar iyo Dad Lagu Kabay🙏
Qamar🙏❣
Qamar suugani Fanka u baahan wlhi ee izagu fanka uma baahna🥰♥️Nooleeyaha fanki somaliyeed dhintaY
Ayyy Qamrka &deeqsan axzan Cod😍🥰❤️
inta dhageysanyysa 2022
Wed,27 julyy 🥺💌 still best song
Mucjisadii fanka qamar iyo deeqsan waa fanaaniin cajiiba.
#SomaLiland khayraad badan bay leedahay iyo Qamar 🙂💯
ua-cam.com/video/oow-o9056mU/v-deo.html
Daawo Ayado Audio Music Sound ah And Remix Wll
Qamarka fanka iyo deeqsan cabdinasir macalin caydiid waa layaaabay
Inta qamar iyo deeqsan’ jecel farta ha taagto✌️
☝️💚💉❤❤
One love baan ku ahay ❤
Aniga lambar one💞💯💯💪
Qamar suugaani caadi maahan qaabka loo duubay heesta cajiib wan la dhacay run ahaanti dad camera manka innaba caadi maahan waaw
Best song keep going legend Qamarka♥️😂👍
Masha Allah dadkeyga iyo dalkeygaba wan ku fana💚🌼💓💯💯💪
Labadiinu waa isku fahanteen fanka😚👏👏
QamaRka io deeqsan Stars of Hargeisa❤😍
Laxankii qamar suugaani from hoygii fanka one love
qamar suugaani waan kutaageeraa ku sali xabiibkeena muxamed scw
Mucjisada fanka Qamar Sugani inu yahy like I Sara 👋🏻
1 week 1milon hadii ku gaadhi weydo Tagerahaga ma ihi Qamarkow 😑 hdad igu Racsan thy Like Dhac ku sii 😍😍
Walee wax kale weeyaan caasimada hargaysa somaliland 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Markey 1m gaarto liketa haila dhafin🥰
Woow Eesh qiyaasak abti hore usoco tagtayoo talaab satee from Canada 🇨🇦 reer Garowe
Woow best song dramatic
Codka 100%
Laxanka 100%
Muusiga 100%
Duubista 100%
Alla alla ha socoto
10 milyan gaari donta
Codka 100%
laxanka 100%
Nabi maxamed aanku salino (scw ) ❤💯
SCW
Qamar
Nebiga mgaciisa meelaha fisqiga ha keenin walal. Wan ogahay inay kaa tahay like ku hel lkn aysan nebi jaceyl kaa ahayn. Alle ka cabso
Scs
Waa
Waaaaaaw Wax kale best Song Codka 🤤Ereyada ,Laxanka Music ,Stayl la 🥰Hadal ma Leh Qamarka Hirgalay & Deeqsan macalin Naasir Caydiiid 😍meeshuna Waa Hee HafLond Neeey HargeysaaY💚💨❤Duriyadiiii barakaysnayd✌
ALLA INANKAA MONIUM ADITERKA UDAA WLHY VEDIO QURUX LEH IYO BILIC🤗😎
Heestan wxaan dhagayse ayaamahay soo baxday bishii 2aad 2021 goor habeena gaadhi iyo laascanod aniyo zxbkay
Heestan InaMaba Caadi Maaha incredible ❤🎭
Ma moodaa Qamar & Deeqsan markey isla heesayaan heestuba wax kale inay tahay Calaashaa inay aad u sowd macaan yihiin!!! Woooooow? LEGENDS
Qamar fanka
Mucjisada fanka Isla cawa maa naga soo fasaxdid
Best song ever reer banadir tageer buuxa siiya he fananka unuka unuka le waye
Alfanan qamar sugani hestan music iyo idhitinka qofka kashaqeyay blz igu soo xer ✌🤞🖖
Hargeysa stand up!
fanaka sanadka qamar sugaani
fanaka sanadka qamar sugaani
Nio qamar ma fankaad igu soo celinysaa imka 🤣🤣🤣🤣✍️🖐️ ku salaamay lengerd
MAFTUUX CADCEED CAADI MAHA 😍
Waryadaheen.waxaya.like
Dhaca.kuusiya