Qamar Suugaani Show - 2021 - Fadumo - Official Music Video

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • Ereyada Talasame
    Laxanka Qamar Suugaani
    Music Ahmed-wali Furinle

КОМЕНТАРІ • 647

  • @nouhhdlyrics5564
    @nouhhdlyrics5564 2 місяці тому +39

    Heestan malintay so baxday Ilaa hada wa my favarute song wallhi 2021 ila 2024 ❤🎉

  • @UmlkhMawlid
    @UmlkhMawlid Місяць тому +15

    2024 inta daawanaysa one love❤😂

  • @mushtaaqsayd587
    @mushtaaqsayd587 3 роки тому +125

    Wallkay qawar waxan rajaynay malin ay noqotaba ina hees kula qada imika fananad ma yihi lakin malinka an hela qof icawiya inashalah marks ayan sugay wallkay

    • @Nassinsoraan
      @Nassinsoraan  3 роки тому +73

      Wllo imika ayaan arkay farintan
      Diyaar waxan u ahay inanimate cawiyo
      Hadi hibo faned aad ledahay
      Wana hubal inay rumowdo insha allah

    • @xayaatmohammad5596
      @xayaatmohammad5596 3 роки тому +2

      🥺🥺🥺

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 роки тому +5

      Reerkiina haka waalan adeer

    • @zacadizmail729
      @zacadizmail729 3 роки тому +5

      @@Nassinsoraan nin ragga oo 100 iga dheh

    • @jamalsomali725
      @jamalsomali725 3 роки тому +6

      @@Nassinsoraan maxamed wardi cabdi cali bulxan fanaan sare

  • @romaaalrihaaniofficial3646
    @romaaalrihaaniofficial3646 3 роки тому +119

    Suldanka sanka naga gelinaysiin wakaase Show keligiis Ha qabsado Wllhi Keligii kwrma aaway Teamkaygi love Keliya🖐😍

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 3 роки тому +4

      Suldaan iyo xariir
      Qamar suugaani 2 show u shiday xitaa showgooda kala wareegay veiws
      Hees culis waqal wstudio intaa million gaartay suldaan kulmaan ilaa hada dhaafi la.yahy

    • @mohedebrahim8821
      @mohedebrahim8821 Рік тому +1

      Ciyaalkii hargeisa

  • @ramlaomer8635
    @ramlaomer8635 3 роки тому +251

    Walhi bilahi talhi like ban saraya comentigan
    Wad dharatee isaar hdaba😋😅

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 роки тому +256

    BASHAAL IYO ILBAXNIMO HADAAD ARAGTO HARGEISA UGU TAG SALAN BOQOTOYO ALWLADUL CAASIMA🇮🇹 FROM NAIROBI👋

    • @awoahmed7912
      @awoahmed7912 3 роки тому +6

      Runtaa weyh pro 😍

    • @hoodayare1242
      @hoodayare1242 3 роки тому +5

      Xumaantu ilbaxNimo maha

    • @khadarfarhanjadhab8712
      @khadarfarhanjadhab8712 3 роки тому +2

      Caynakaa weeyi pro

    • @zackapdyrachit8390
      @zackapdyrachit8390 3 роки тому

      Salan qaran zhp qali dadkuba waa wada boqortooyo Alle haku sharfo zhp sidad noo sharaftay aadban adna Ku salamay zhp Anoo Awlaadul caasima Ka mida ah pro

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +3

      @@hoodayare1242 Hh Iyadoo Xumaanta Lagu Wada Jiro Ayaa HadaNa Lakala ILbaxsan Yahay HaLkaad Joogto Bal Qamar show ban Ka Dhigaya Ha Idhahdo Inad Soo BuuxdhafiN WaydaaN

  • @ferihasayit
    @ferihasayit 3 роки тому +95

    Heesahaaga Mansha allah makala dhacaan huno❤️💯

  • @skirpnine5028
    @skirpnine5028 3 роки тому +37

    Heestani micnaha ay milyano u gaadhi wayday ayaan fahmi wayay waa hesihisa kuwa ugu macaan

    • @Apdisamedjama14
      @Apdisamedjama14 Рік тому +2

      NiO wlhi anba waan la yaabay Heesihiisa kuwa ugu macaan bay kamid tahay

    • @isramaxamed1236
      @isramaxamed1236 11 місяців тому

      ​@@Apdisamedjama14meesha la soo geliyay weye

    • @mohamedamein8783
      @mohamedamein8783 Місяць тому

      Hada ka waran 2.6 milliòn😂

  • @abwaancuriye242
    @abwaancuriye242 3 роки тому +82

    *Kaliya waxan hubaa In Aad quluubtayda Hanatay❤🙋‍♂️*

  • @iqbalabdi
    @iqbalabdi 2 роки тому +27

    GARXAJIS Ragga Fanka ku horkaajay
    🖖💯💯💯💯🤲🙌mRkale ayan dhagaystay 2021

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 3 роки тому +180

    Qamar waa chris brown ka soomalida intii igu raacsan like igu qabo

  • @mubarikxasan1279
    @mubarikxasan1279 3 місяці тому +33

    Still watching 2024🎉

  • @kaafiyarechenal8722
    @kaafiyarechenal8722 3 роки тому +27

    Furinle walaahi musican legend waaýe, music siduu u garaacey ayaaba i qancisey

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed Місяць тому +2

    Qamar ama qarami 😭💗💋

    • @user-ly6no8rm1b
      @user-ly6no8rm1b Місяць тому +1

      Intana ma joogta❤😢😂

    • @Raimayy_mohammed
      @Raimayy_mohammed Місяць тому

      @@user-ly6no8rm1b maad igaranaysa 😂😭 ani melahan la igama wye

  • @mohamedmaarey9638
    @mohamedmaarey9638 3 роки тому +85

    3:22 cunuga yar sidoo hab u siiyay ka helay wlh nin rag respect mudan tahay wlh
    Inta ka heshay lkn ku muuji

  • @faatuushmohamed2063
    @faatuushmohamed2063 3 роки тому +31

    heestena inta mgc fadumo wadato is mujiya❤🥰

  • @updirahamanhussein5958
    @updirahamanhussein5958 3 роки тому +15

    ar burco mad necebtaY qamarow markalaY Legendba the💪🖤😘

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +2

      Sakariye Jikaartaad Ku XooNtaaNe FaNaN Ka WaraN Walalkayow🤣

    • @dhagayareofficial5349
      @dhagayareofficial5349 3 роки тому +2

      BurcoH ninka 25 dollar kubixinayaa WaayoH
      UA-cam ka ayay ka jecelyihiin life ka

  • @madarhassan7
    @madarhassan7 3 роки тому +90

    This is one of the best Somali songs of all time, if not the best.........

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 Рік тому +7

    Wax bilaa dhaqana tahee niinka ciwaankisa uceli qamarka hirgalay still has Top one 🔥🔥

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 6 місяців тому +8

    Mucjisada fanka qamarka duuLa ❤3/2/2024. 10:23 pm Hbeen axad sogaLayso❤

  • @muwahipabdiomer4140
    @muwahipabdiomer4140 3 роки тому +27

    Wllhi runtii heestan way igaga shubtay
    Mirqaan waalan na way wadataa wllhi waa xaqiiq 🤞🏻🤞🏻✌✌🥰🥰

  • @murtimidadalotube601
    @murtimidadalotube601 3 роки тому +17

    Musicanka kaliya qamar la fahma laxanka waa #ustad furinle#

  • @muhaqueen1625
    @muhaqueen1625 3 роки тому +14

    Waa heestii Afaraad ee loo Qaaaday Faadumo casob huno mcn Alle Haku Daayo❤️👑

  • @MaxamedCasiir
    @MaxamedCasiir 5 днів тому +1

    Yaa dhagaysanaya 2024”😂😂🫶

  • @sayidtinhoqani4248
    @sayidtinhoqani4248 3 роки тому +17

    Qamarki hirgalay iyo casimadi geeska africa hargeisa 👏👏👏

  • @baashicumarahmed6604
    @baashicumarahmed6604 3 роки тому +67

    This song is one of the best song l have ever listened

  • @ahmedabdillahi25
    @ahmedabdillahi25 3 роки тому +34

    The one and only legend qamarkii hirgalay...waxba lagama qaban karo...hargeysa wooow❤️✌️

  • @gobpro3576
    @gobpro3576 3 роки тому +4

    waaw waa layaabay xalay qamarka hirgalay iyo reer hargeysa wax kalay ahaayeen

  • @wardicabdi2471
    @wardicabdi2471 3 роки тому +10

    Faadumo waa hooyo ifka uu jeclahay ilaahay ii ka dhawro mom

  • @RobinBanks-or4vf
    @RobinBanks-or4vf 3 місяці тому +3

    last comment

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 роки тому +27

    Shawgi ragga abdid somaliland ka dhaca viva qamrka💚🤍❤💯🇮🇹❣🤴

  • @iidmaxamed9611
    @iidmaxamed9611 3 роки тому +2

    Dumarku waa kuwaa ka hadhayaa markad gaarab ubaahan tahay raguse way kula jaabayan Inta rag ee mesha kal soo muuqatay fananka waa salamayaaa

  • @BishaarColaad-us5vw
    @BishaarColaad-us5vw 13 днів тому

    2024 inta dawanaysa one love ❤

  • @maxamedkuuriya9732
    @maxamedkuuriya9732 3 роки тому +10

    Alle khyrka iyo wanaag ha ina wafajiyo dhamanteen amiin

  • @mesutapdalla9565
    @mesutapdalla9565 3 роки тому +13

    Qama suugani you are lgne pruh keep going👏👏👏👏
    From jig.jiga✌✌

  • @user-gg1jp7gn2g
    @user-gg1jp7gn2g 3 роки тому +24

    Axmed weli super hit mix🔥

  • @saidmohamedapdirasak8752
    @saidmohamedapdirasak8752 3 роки тому +16

    Libax labo maha Qamarna labo maha 🤔🤔🤔🥰

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 6 місяців тому +3

    Nasiimey wlhi dadnimada waxba ka taqaanid heesaha dib ugu soo celi

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 3 роки тому +3

    Qamar sugaani waxan ka gulatalin lahaa inu furinle kutumo waayo waa best

  • @actorman5428
    @actorman5428 3 роки тому +10

    Legend legend dhaLay❣️🥰
    qamar wala yabay‼️♥️

  • @mohamedabdirashid8235
    @mohamedabdirashid8235 3 роки тому +39

    Layaap qamarow😊

  • @ahmedisse2516
    @ahmedisse2516 3 роки тому +6

    From 2019 to 2021 qamar sugaani fanan cod kugaara wala la,ayahay ✊✊✊

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 3 роки тому

      Muu nimcaan cod ku gaara yrozw😂iska Aamus anaga kumaqalne

  • @apthurahmanofficial4323
    @apthurahmanofficial4323 3 роки тому +8

    Qamarka hirgaley
    Inta hadhey ku farax nuuarka👏

  • @ahmedzaki8701
    @ahmedzaki8701 3 роки тому +5

    Meeshu wada rag ayey aheyde meyeen hablihii qureshtii hargeisa

  • @fatimamohamoud857
    @fatimamohamoud857 3 роки тому +8

    Qamarka qarniga 💓
    Lagaa yap Waleh 😍🎉

  • @user-mz9zo2vz7d
    @user-mz9zo2vz7d Рік тому +2

    Walashey ku baashaal nolol wacan kuu rajaynayaa ha ujabin cadowgaaga 🎉🎉🎉❤

  • @abwaanxigmaawi8594
    @abwaanxigmaawi8594 Рік тому +7

    Inta daawaneysa hesta canelka oo nasiim sooraan ku qoran ty like saar

  • @hamdanaman1124
    @hamdanaman1124 3 роки тому +11

    The number one , Qamar Suugaani 💪💯💯

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 11 місяців тому +1

      😂😮😂😮😮😂😮😂😮😂😂😮😂😂😮

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 11 місяців тому +1

      😮😂😂😂😅😅😂😅😂😂😅😂😅😂🎉😅🎉

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 11 місяців тому +1

      😢😮😂😮😂😮😂😂😮😂😮😮🎉😮🎉😮🎉

  • @hindafarah1860
    @hindafarah1860 3 роки тому +5

    Qamar sugaani ahlan yaa sawt❤❤

  • @mofaliye9193
    @mofaliye9193 3 роки тому +8

    Qamar legend 🙏🙏🙏🙏fadumo rayan🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 роки тому +7

    Wow qamar suugaani waxba lagama qaban karo hde 😍

  • @musharaffarah8567
    @musharaffarah8567 3 місяці тому +5

    Goat qamar😂❤

  • @somalihiphopproduction5774
    @somalihiphopproduction5774 3 роки тому +3

    Xulkii dhadiga dhulka iyo arliga ❤️♥️💯💯💯💯 ninkan uun kale weeye laxankan halkuu ka keena horta?

  • @xog-sidenewsnetwork3068
    @xog-sidenewsnetwork3068 3 роки тому +2

    Qamar waa mid kamida khayraadka Ummada soomaaliyeed ay ku Faani karto

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 2 роки тому +4

    hit song qamar the best singer in the year go forward

  • @suheibabdullahi6605
    @suheibabdullahi6605 3 роки тому +4

    Legend qamar suugani inta tagerta like sar 🙏

  • @usertavo9448
    @usertavo9448 6 місяців тому +1

    2024 February 05
    Night 12:46
    Monday
    big fun Kamar sugani from America 🇺🇸 Washington DC ❤

  • @ridwaannuur3865
    @ridwaannuur3865 3 роки тому +2

    Esh calaa hees al fanaan qamar xidiga hargeysa suugaani keep going pro 😘😍💥👑👑

  • @ahlamabdi1595
    @ahlamabdi1595 3 роки тому +3

    Qamarka hirgalay
    Xaly hargeiza Aday kuu shidnayd😘♥️💎

  • @xamsemohamed9523
    @xamsemohamed9523 3 роки тому +3

    Qamarow sanadkan fanaanka sanadkan cidi kuguma haysato qamarka fanka

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 3 роки тому +5

    Heestan waxan xasuus uga dhigay saxiptay fadumo xaafada bulaxanan ee galdogob

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 3 роки тому +9

    Qamarka Hir galey 💚🤍❤

  • @haponhazan7646
    @haponhazan7646 3 роки тому +12

    Heezti fadumo cazood❤🥰

  • @mubarakbarkhad6439
    @mubarakbarkhad6439 3 роки тому +9

    Faadumo ❣

  • @savanaseptember3687
    @savanaseptember3687 3 роки тому +5

    Goormeynu Caalamka Sidey u dhaQmaan u dhaQmeyna Isteyjka hal qof ayaa loogu talagaley qof kale İnu fuulo waa mabnuuc inaguna iney iyaga leeyihiin ayeey modaan waligeen hadeynu Soomaali nahey ilbixi meyno 😒
    From hargeisa❤️👍

  • @xog-sidenewsnetwork3068
    @xog-sidenewsnetwork3068 3 роки тому +3

    Fanka Soomaalida hadii Qof abaal u galay
    Qamar weeye, Fanka Soomaalida Xidiguhuu Sudhay😂😂😂😂

  • @shaficijamac7886
    @shaficijamac7886 3 роки тому +7

    Heestan Marwadayada Soo socota ayaan U hibeeyay oon Hadyad uga Dhigay ❤

  • @DJSnakke-e4o
    @DJSnakke-e4o 8 днів тому

    Qamar goat ka fanka pest song❤

  • @shucaybabdilaahi
    @shucaybabdilaahi 4 місяці тому +1

    wlhi heestaan fii qulubinaa waaye fankuba waa qamar iyo qaaraami😮

  • @faaraxgeele5362
    @faaraxgeele5362 3 роки тому +5

    Dad kaagi baa saas ku jecel oo show ga kuu camiraya markasad xamar iyo wax aan la garaneyn sharafta iskaga qaadeysa

  • @saadiqmf
    @saadiqmf 9 місяців тому +3

    Still waching 2023 🎉😮

  • @hamsesmart8010
    @hamsesmart8010 3 роки тому +5

    Qamar wad na walysa gar iyo gardarab ku wata 🤩🥰✌️

  • @naimamohamoud1950
    @naimamohamoud1950 3 роки тому +1

    Wali hoore uma arag show Sidan rag ugu badan yahay

  • @jamaalmostafe6157
    @jamaalmostafe6157 3 роки тому +13

    Ninka KaliYe Farxadu AGt¡¡sa taaLo _ Hore uzoco zhp😇

  • @hanaanmaxamed6160
    @hanaanmaxamed6160 3 роки тому +4

    Qamarow wll showga oo dhamaysa noo soo gaLi

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 3 роки тому +1

      Heesahiisa cusba dhiman waa ka sugayna af carabi xitaa Wuu ku heesay

    • @hanaanmaxamed6160
      @hanaanmaxamed6160 3 роки тому +1

      @@mohamedmaarey9638 😂engLishkisaH xita wn sugayna

  • @Abdimalikamare
    @Abdimalikamare 3 дні тому

    Qamarka hirgaley 😮

  • @karamoige7326
    @karamoige7326 3 роки тому +1

    Mahamed Abdi Abdulaahi Wardi (Qamar suugaani) Nice Move Legend💯💥🙏

  • @muqtarosman5754
    @muqtarosman5754 3 роки тому +7

    Fanan somaliyeed🔥

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 3 роки тому +13

    Everything he touches turns 2GOLD!!

  • @asmaabdi4698
    @asmaabdi4698 3 роки тому +34

    Qamar showgiisan naag lama ciyaarayo kumana dhagdhagayo ileyn nasiin ayaa joogtee lol😂😂

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 3 роки тому

      Naagaha mawa ciyaarano waa ka yabanahay

    • @asmaabdi4698
      @asmaabdi4698 3 роки тому

      @@mohamedmaarey9638 naziimbuu qamar ka dhacayade 😂

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 3 роки тому +2

      @@asmaabdi4698
      Xali wee kaa beeynay waa arkayay
      Lkn odayga mesha wuu shiday kuwii isku dayay inee bajiyaano showna kaso daba dhagsaday vedeo yadaan hade arkaano cawa ma hurdaano

    • @husnialigood6139
      @husnialigood6139 3 роки тому

      @@asmaabdi4698 dantii garad weeye

    • @gacmoofficiall1383
      @gacmoofficiall1383 3 роки тому +1

      Hablihiii meeshaba kabuuxsantay halka danbe kabuuxaan

  • @axmedgocase9483
    @axmedgocase9483 3 роки тому +2

    Qamarka fanka shida
    Qamarka stelka
    Qamarka hirgalay❤

  • @AsmaCusman-g7n
    @AsmaCusman-g7n Місяць тому

    Qamar suugaani is not easy❤❤❤😮

  • @xamdixaajimuuse5014
    @xamdixaajimuuse5014 3 роки тому +6

    Showgu wada nin miya ragi badna mnsha allah

    • @hhhhhh6818
      @hhhhhh6818 3 роки тому +1

      Ha wll inta badan imika wa lakala qaybiya hablahana haben baa loo sameya gaar ah sidasana dhaqan ahan ficn

    • @xamdixaajimuuse5014
      @xamdixaajimuuse5014 3 роки тому +1

      Wllo sax dhaqan ahaan mafcna

  • @abdirisaqabdilahi4846
    @abdirisaqabdilahi4846 3 роки тому +3

    Aniga hesta 1milion markay gadho liketa hyla dhafina

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 3 роки тому +2

    Ayydy fadumo ❣❣

  • @nuurgeedi6942
    @nuurgeedi6942 2 роки тому +5

    This is one of the best song qamar suugani

  • @munahmoha7496
    @munahmoha7496 3 роки тому +5

    Qamar on fire tonight turn up wow

  • @najahburhaan2819
    @najahburhaan2819 Рік тому +1

    Qalbi adiga ku dhadhabay dadkaba dhaxa iyo dhaxaa hoo dhowr ❤️

  • @fatimabella1496
    @fatimabella1496 3 роки тому +10

    My FV song 🎵❤💕

  • @updirahamanhussein5958
    @updirahamanhussein5958 3 роки тому +4

    Qamarka duni kale🖐😘😘

  • @mohamedyusuf4873
    @mohamedyusuf4873 3 роки тому +8

    Showgan waan dareemay iney inanti nasiin joogto hablihi way yaceen

    • @muqtarosman5754
      @muqtarosman5754 3 роки тому

      Habluhu 25$ ayay soo qaban wayen malaha🤣🤣🤣🤣

  • @hodanali4440
    @hodanali4440 Рік тому +1

    Wale inadertay wa fariid maxad lagu oganaya naag Arab inad tahay oo xaqeda dhacssnsysa ❤❤

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 2 місяці тому +1

    Heesihiisii 20 million gaadhay ayay inantani ka xidhay saanu ka hadal niyow qamarku waa nin qalbi fiican soomalida kale lagama fadhiyi kareen.
    Walaal usoo fasax calafka iyo kala taguba wuu dhacaaye hees naag somaliya loo qaado tii ugu qurux badnaydba aduu kuu qaadee😁😁😁

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 роки тому +6

    Furinle Mucjisada Musicada Umada Somaliyed 🎹🎹

  • @AnazAyeeyo
    @AnazAyeeyo 3 місяці тому

    Goat fanka qamar ❤

  • @leyloibraahim8381
    @leyloibraahim8381 3 роки тому +6

    Fanan aan jcalahy noolow qamarow

  • @kareemabasheer9586
    @kareemabasheer9586 3 роки тому +3

    Qamarow wll magaca kariima hees qura laguma so qadine bal adigu igu casuum ❤❤

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 3 роки тому +2

    Faadumoy replay isa soo tuur waxan calaf lahayn ba tahaye😁♥️

  • @mohamedhussein8083
    @mohamedhussein8083 3 роки тому +3

    Qamarka from another world codkiisa😘

  • @Hanatt10
    @Hanatt10 Місяць тому

    Goat 🐐 fanka