TOOS: Gaashaanle Nuur qeyd oo u jawaabay Cabdi qeybdiid Si Adgna u taageeray Xasan ShEekh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ •

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 4 дні тому +5

    Dalka wuxuu u jihaystay Doorasho Qof iyo Cod ah marka waan soo Dhawaynaynaa Sida uu sheegay Gaashaanle 👏🏼👏🏼👏🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍❤️❤️

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 5 днів тому +5

    Alla waa geesigii 👏👏👏👏👌👌👌👌❤❤❤❤❤

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 5 днів тому +3

    Generaal gaashaanle nuur qayd waa dowlad yaqaan waana mahadsan yahay.

  • @Maria28832
    @Maria28832 5 днів тому +2

    WAA RUN DOORASHO SHACAB BAAN RABNAA MARKA NO TEENDHO XILDHIBAAN TUUGO WAX DOORTAAN

  • @carwoali8399
    @carwoali8399 5 днів тому +1

    Gaashanle Nuuroow jir oo joog Allaha caad saaro ”INDHIHII KU CUNI LAHAAAAY” Aamiinnnn😂

  • @jibriilabdule8127
    @jibriilabdule8127 4 дні тому

    Legend doorasho ayaan rabnaa

  • @carwoali8399
    @carwoali8399 5 днів тому +2

    Gashaanle Nuur Waa geeesi runta ka hadla ’ waa cadceed duhurka taagan ma daboosho gacan tuye Gaashaanle Nuurna waa saas sss😂😂

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 3 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmohamed-qi4bv
    @mohamedmohamed-qi4bv 5 днів тому +2

    General kaan waa kii daroodka cersan jirey miyaa rer cabdi bele cey iyo cabad eyey wax ku dunayaan gus Haweye waa sidisi woona sii adkaadey dal xureye

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 5 днів тому +3

    Sx weye hora haloo soccdo tlye sare waaruntaa

  • @mohamedmohamed-qi4bv
    @mohamedmohamed-qi4bv 5 днів тому +1

    Darood dhiiqo haday maqlaan wan man wan food futada dabaa kakacaya waxa Balaban cey qeyla dhan waa warey boror

  • @sucaado7
    @sucaado7 5 днів тому +1

    Maxad ugu dhegan tihiin wa xor qof walba asago xor ah ayu dhashay qof la afduubi karo ma jirto Dadka waa mucarad IYO mu xaafid in la isku jawabona waxnaa maso kordhineyso

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 дні тому

    Dalku badbaado ayuu u baahanyahay halis ayuu

  • @geelqaad9160
    @geelqaad9160 5 днів тому +2

    Ninkaan ma xil buu raba?.

  • @mohamedali-rz5oi
    @mohamedali-rz5oi 5 днів тому +2

    Odaygaan cayr ayuu UK ka qaataa ma waxaa uu gaaraa
    Abdi qaybdiid kii ladaagaly
    Shaabaab 2 goor Kuna dhaawacmay
    War odaygaan waxaa uu jaga karabaa xasan sheekh
    Dadkiisii maxaa uu uqabtay
    War furumaha shabaab lagula dagaalamayo halu arko gashaanle ayaan ahay
    FULAY DADKA XAG XAGANAYA OO DHABER UXIRAN YAHAY WARKIISA
    WAX RABA MA JIRO

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 дні тому

    War Ileen Xassan Sheikh Wadanka Waxba Kuma Heyn Naftaa Heeso Mar na Oday Abaabul Camerooyinka Hor Keen Cawana Odaygana Keentay Oday Xassan Sheikh Doorashada Dhexda Dhig Gudigayadii Doorashoyinka gudigii Musuqmaasuqa Gudigii Garsoorka Dalka Intaba Marka Timid Yaad Eriday Gudi Doorasho Adiga leedahay sameesatay Yaad Ka Caqli Badan tahay Maskiina tahay Guurgurte

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 5 днів тому +2

    MEEQA AYUU KU SIIYAY XASAN XARASH MARKUU KUUGU YIMID ENGLAND HADAAD HG TAHAY WAXBA KUMA AAD RAACDEEN NIN LAALUUSH QATAY AYAA XASAN LA JIRA

  • @Puntlader
    @Puntlader 3 дні тому

    Bal qiimeya intee bu qatay 😂😂😂

  • @abdijama603
    @abdijama603 5 днів тому

    Maxaa ku been ah, " Qof walba kaar buu sugayaa min raas caseyr ilaa raas kayanbooni".

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 5 днів тому

      odaygaa weeyn ee beenta sheegaya aday nacala tulaah calal kaafiriin xagee kaadh laga sugayaa

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 4 дні тому +1

    Doorasho khasab ah fad ama ha fadin .
    Xassan maka joogtidoo dalka fowdo iyo dagaal ha gelin.

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 5 днів тому +1

    Meel kasta guulwade ayaa ordaya!

  • @fatimahhashi494
    @fatimahhashi494 5 днів тому +1

    Been ha sheegin Raascaseyr. iyo Raas kambooni Ragga heysta ma ogola waxaad sheegeyso ee meel fariiso

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 5 днів тому +1

    Yaakuyaqaanaa tuuglee ku yaqaanaa rascaser iyo raaskeybooni xasan kamataliyo areer cinro ayaa kaa muuqato beentana waa xaaraam

  • @mohamedali-rz5oi
    @mohamedali-rz5oi 5 днів тому

    Difaaca wisil ,halaguugu arko
    Anaga abdiqaybdiid iyo dhabancad ayaa noo odayaal ah
    Ee hadii lacag laguugu soo siiyey caynta odayaasha
    Waa in reer galkacyo ka cayriyaan magaalada galkacyo

  • @sewy8
    @sewy8 5 днів тому

    Waa nahaabkii weeynaa ee Gaashaanle, oo ah ninkii soo xaday kabihii nebiga, cid kaa dhageeysanaysa ma jirta, Xasan Xaraash dalkii wuu burburiyey, dhulkii guud ee ummadda Soomaaliyeed lacagihii uu kala baxay waa tan uu hotello ua dhisanayo Tanzania, wadankaan wuxuu u baahan yahay badbaado, waxaana badbaadin kara Soomaali oo dhan oo isutimaado, koox kaligeed wax boobo kartaa ma jirto,