Badaado Qaran 2026 Farmaajo Sh shariif & Deni, miyaa Hogaamin doona, Dib u Daawo 2021 Muuse Suudi &.
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.
Wlh suldaanoow dadkaan ayaad mar kale dib noo bartay barasho wanaagsan siyaasiinta soomaaliyeedoow waan idin baranay mana idin iloobi doono
Masoo laaban Karaan wixii 2022 waayo Xasan Shiikh waa janaraal Caydiidkii Xoraystay Muqdisho ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Indho haddad leedahay guryaha, qabriyada, masaajid ma burburiseen.
Shatriifow Xasan Shiikh Farmaajo Oo Reer Gedo Ah Maaha Waa NinReer Muqdisho Ah Xasan Shiikh ❤
Farmajo wuxuu ku dhashay MOQDISHO ma ogtahay taas Hassan Dhiiqo kuma dhalan
Farmajo laftigiisa waa reer muqdisho
Madaxwayne Hassan hadalalkiisu waa munaafaqnimo. Dani, shariif way ku taageeraan. Fiiri Hassan maanta waxa uu samaynaya. Dani iyo shariif Fiiri oohintooda iyo Hassan waxa uu ku dhigay. Waxa ay ku tusibaysaa in Farmaajo Daacad yahay.
Daacadi ma hongowdo.
Hassan waxa uu noqday masiibo ummada Somaliyeed ku habsatay
Waxa la yiri akhiro jirkaga iyo xubnahaga kugu marqaati furaya, aduunkii baa qofku isku maqaati furaya lagu hayaa....
Xasan shiikh inaa isdilo ayaa udhiman
“Asalaamu Calaykum “
Ninkii Caqli leh waa garanayaa Ragaan midka toosan ee daacada ah kaan fahmaynina waa yeelkadiis!!!
Waxa Walden farmajo oo u dhibay waxan aqon dowladnimo mahadsanidiin Somali weyn
Adiga is toogo xasan
Walèe Kuwaan Hadda Nabsiyaa Haaya illaahey waa Xaqsoore
Xasan sheqow isdaldal wakale kumaharin
SULDAANKA TV RUN AYAAD SHEEGTAY CEEB LAAWE
MADAXWEYNE FARMAAJO GUULEYDO AYAAN LEENNAHAY
WAA HOGGAAMIYE DAACAD AH.
Dhagtooda iyo affordable ayaan ismaqal.....
Ceeb weynaa
Musharax xisbu haysta doorasho diidan dadku hayskaga dareeran
Dawaladani dhul badan ayey xoreysan khawaarijda ka sifaysay wakhtig Wana waysataa tastuurkiima wa la qabyo tray gudiyadii doorashada badaxabanaan waa la dhisay diiwaangalintii goob doorashootinka iyo mida xisbiyada eyey albaabadu ufuranyiihin
Xisbiyada Mucaaradku hadaynan galeyn doorasho qof iyo cod haka hor dhaqaaqaan dadka dalkan doorasho qof iyo cod ah ssc gobolks sool galmudug konfur galbeed caasimada iyo gedo 90./' taas u ku dhacaysa mudo xileedka oo ugu dambeyn bisha may 1 2026
Xan isaga ayey hasar manta
Somaalidu waahabaarantahay qofhaaran waxamadaxlooga dhigaa madaxweyne habaaran spmaalida kuwahagaamiyaa dhamaanwaa tuug.dantadalka digital iyo dadka kamafekeraan waxay kafekeraan dantooda gaarka ah waxdhaama farmaajo kumajirin maxaadeni kadhaxlay hadalkiisiixumaa madhihikaraa waakaqoomamayyay axmad madoobenawaakaqoomayyay ilaahownoosooceli farmaajo qabyaalad marabno waxaan rabaanaaqaran somaaliyeed ilaahownasii madaxweyne daacada sidiifarmaajo aamiin
Waa.kadaab.2
Waa sadex dameer' oo kaladaran sadex dani 🐴🐴🐴🐎🐎
Xassan shiikh doqonsanaa
Hassan iyo sharif shalay waxay soo aruuriyeen haween iyo caruur ay lacag siiyeen. Waa su'aale maantsy Xassan muxuu sheega? Sharif qudhiis oo ka duwan sharifkii shaly muxuu sheega? Waxaa. Filayaa I ay rumeysan yihiin on Muqdishu isk leeyihiin!!!8
Xassan shiikh ilowsho dhawaa
Mooryaan foqol Mooryaan bililiqo wada doona
Daahiroow isdhageeyso
Maxaa nagalay sheekadii lasoodhaafay anagu saw fahamnay danta gaaladu kaleedahay barwaaqada Samalida ayleeyihii waxeeyna ugusogaban Mucaarad iyo Munaafaq noockastah ha ahaadern. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi
Xasan shiiq waa nin dalkii dhacay waa danbiliahaesomaliya ugu weyn
Labajibaat jinin sjaley matkuu hadalkaasu fhacaye xager maantase cager hal lugla yaan ulladhavayaa qabiil heeratkiisa saanuukudanbreyaa ok hasha nalawaafa udhu mawadilafhee kkk😊😊😊
Allah doqonsanaa....nin dadkiisii dhageysan waayey oo ka doortay inuu ismaaciil cumar geele iyo maxamed bin zaa'id oo 2duba aan muwaadiniin Jamhuuriyaddaam Soomaaliyeed midkoona ahayn
Garguurtow adey kuhaysataa beentaada iyo afmiinshasrnimadii iyo buulo xoofleyntii waa laguugu fahmay wax matare magʻudbe sh u taagan shilinka danyarta ah waa lagu fahmay ee iska tag intaan ceeb kaa raacin weji kuuma yaale meel walba fashil ayaa kaahaystz iska tag wax matare lagu qaldamay inaa tahay waa la ogaaday sanad isla dhaafimayno shabaab ,waxaylu dambeysay in raas kamboo i ciidamada kiinya isku dhiibaan lama arag lamana maqal maamulkaaga ka xun dalka sooma marin.
Madaxwayne. Xasan. Baakhaldan. 4untii
KULLAN LA MID SXB👋
Illaahow kuwaan kuwa kakhayr badan noogu badal
Maanta Toogashada Adigaa ayey ku heesataa Xassan Qaainul Wadan
mw xasan sheekh madayaarad buu kuqarxiyey misa ciidanbuu kueryaday waar dee farmaajo iyo xasan khayraba siyaasadu waka qaloocsantay ee iska hubiya
WAR EX FARMAAJO XILKIISII WUU DHAMEYSTA EE XASAN DHIIQO MUXUU SAMEEYEY MAATADII BUU GURYIHII KA QIXIYEY
Ils sont malades et ce malheureux de attendent ,quelle dommage, le président mahamed Abdullah farmaajo quelle bon président qu'on perdu dommage, vive le drapeau et Somalie vive le président mahamed Abdullah farmaajo 👍🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xasan shiikh .miyaanu is maqlay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sac. xunbuu
Ina sheekh🐂🐃🐄
Maantana shariifku muxuu oran
Mahamad farmaajo waaficnay
Soomaaliyey ninka Ilaaheyban idinkudharshe xasantug matandalkaiyodadka inlodhariyomamudansyaha mase uqalamaqa inladhaho madaxweyne wasuale xasansharalawe
Addoonta. Hawiye Caqligoodu Sidaasuu ahaa. Maxay hadda. U mucaaridi waayeen. Inaaderkood. Xasan dhiiqo. Mise farmaajo Qabiil ahaan ayaa loola Dagaalamayey.
Mohamed A.Farmajo, oo ku
Shashey Muqdisho xaafadda isku Ra-ran, ayaa waxaa la yiri Mareexan baad tahey wadanka ka Bax, maxey gunto gaartey in wadanka la iibsadey..!
Halaga xaq-xabiyo Mohamed A.Farmajo, oo maanta shacab somali u ooynayaan….?
Mesha ha so baneeyo farmaajo waxaad u laheeyd in aad Ummada dhibataysid ayaa u So Carareyse e Shacbika ka dhaaf dhibka iyo tuug Nimada iyo dhac iyo boobka yaa H Sheeq 😂🎉🎉🎉🎉😢
Tan kale Xassan Sheekh wuxuu yiri Soomaali heshiis ah Dunidana heshiis la ah kkkkkkkk
Xasan munaafaq xasan tuug xasan sheekh mahamoud alshabaab argagixiso munaafaq hada wax kale kuma hadhin waxa kaliya oo kuu hadhey waa inad istoogata
Inad istoogato uunba ku hadhey tuug munaafaq ah oo alshabaab ah oo argagixiso ah xasan dhiiqo xasan madharge xasan baahane xasan munaafaq xasan tuug ilaahay masiibo degdeg ah adiga iyo kuwa kula midka ahba ilaahay ha idiinku wado rido allahuma aamiin aamiin aamiin yarabii
Xasan waxba lama joogo
Adiga Daarood ma 14:48 a tahay????
Kan hada ayuuu asaga istuuugtey
Dani wamacangag
Waxayku kala duwanyihiin farmaajo tanaasul buu lahaa lkn xasan shiikh male
Farmaajo maahayn barakiciye lin xasan shiikh waa barakiciye
Farmaajo maahayn dhul boob lkn xasan shiikh waa dhul boob
Farmaajo maahayn mid xabaalo qua lkn xasan shiikh waad u jeen
Farmaajo maweerari maamul gobolleed lkn xasan shiikh baar dheere ila daawo
WADDANKAAN WAXAA isku haysta MALCUUMIIN JAAHIL ah oo ubshaqqeeya DANAHA gaalada ay ka Go’antahay inay WADDANKAN baabi’iyaan iyagoo ka Faaii’daysanaya JAAHILIINTAN ku MAMAY kala qaybinta dalka, Dadka iyaguna ku DANAYSTA dawladnimada waana TAN in GAALADU fahmeen inay ku DANAYSTAAN maddama ay OGAADEEN inaanay ahayn DAD QAAN GAAR AH🧐siciid DENI, GURGUURTE & SHARIIFKA intuba waxay ka siman yihiin inaanay ahayn DAD QAANGAAR AH ….Waa tan keentay in TRUMP yiraahdo REER FALASTIIN ayaan SOMALIYA usoo RARAYAA🙈
yahu hogamiye koxed hano xeyeysinin mida kale dalxoreye waku dirsatey somaliya
Wariyenimada ma taqaanid sida loo hadlona ma taqaanid ,baratakookana ma taqaanid ,ee waa leyska hadlaa baad u hadashaaye u hadal.
Xasan waa kadaablow weybaada
farmaajo aarsi buu wakhtigi kaga dhamaaday farmaajo ceebtiisu dibatataalay laakiin hada xasan waa damac siyaasi ookaliya taana waa caadi farmaajo beenbuu yaqaanay abeesuu ahaa laakiin nimankani waxbay kala jiidanayaan waana caadi farmaajo abees abeeso ninkorsaday baa yaqaan iska aamusa
Gontada oo Soomaalay gornada oo gayegeenan oo cadawgo goostay
iina geeya gabiahanteen galbayee dhakhso aan oo gaadne
Asc magaraneeno waxaa dad waslan baa xukunka noohaya tankale intaan kaliya miyaa soomaalidu ama ragiii Soomaaliyeed ma intaan baa garaneysa xun maxaa ku dhacay umaddii kale er Soomasliyaan ma lalayahay dad isku tagay oo ka qabta wadanka nimakaan waa in shacabku isku rashadaan ok merlkasta oo say joigaan gacmahay is qsbsadaan oo wadankood badbaadiyaan oo iska dhaafasn qabiilka iyo tuug taageeridiisa ballaahitfiiq
WAR WAXAN DULIGA AH YAA NAGA QABTA DUFKUBAX
War ka joog hadalkaas xasan shiikh
Kornelo qataatow dumasghigaa ka xishoo
Acs sheekada somaalida iskadhimo haluga amaano iskanoolow halu caaye
CalankA shiishka usaran ana ley agsuray marhadi calan kayelatay mid dadka udhaxeyo walagugu qabsAn dadkodhan kugu heysan ana xinin weeyn car aan kafuqo dalo kiisosara lacag wadanka udhaxeyso calanka loogeeyn gobolkisa shekada fadaral wakabadalantahAy dad cafayo loxiro ma aqon dames lo xiro cafayad xarka oo kadida sideyso midb malahe kadida qoyaan dhulka roob rees shekadi jinka isla shaqeysana yakasugaya dada iskabixinaa wax lojedin baba shegateen
Tuugo dii maxaa kalahata Hall xaran nirig xalaala madhasho
Danioow caano ka dhan hade farmajo waad bixisay lkin maxa ka faaidy bal iisheega dhib ayaad la kulanty
Ceebi ninkii isugoda ayey wax ka dhintaa
Farmajo solabo
Uf
Waxuh xaadoh oh booboh buuh uuh gaarirayay tuug iilahay kaafuurtay
Munaafaq somali haddii uu jiro waa Ninkaan Hassan Shaydan, ilaaheyna Umadda somali allaha ka qabto..?
Waana ninka ugu beenta badan ee ilaahey kuu ku yiri,
فنعلة الله علي الكاذبين…!
Ninkaan Hassan Shaydan, waxaa uu wataa Nacala sida
Ilaahey u yiri…?
NACALLAA KUGU YAAL XASAN TUUG HADAL XUMAA OO BEEN BADANAA !!!
Dhamaantood waa shufto
Naga aamusi daanyeerka
You can't fool us any more, all of u are bunch of fools.
😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasan waxba lama joogo