Hurbad HardTalk - Computer Science VS IT Degrees Maxay Kukala Duwanyihiin?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @MrShaacir
    @MrShaacir Рік тому +14

    Cajiib wllhi macalin asagiiba aqoon darni+tuugnimo haysato baan anagiine aqoon u hoos fadhinaa Allaa noo maqan Alhamdulillah Allihii madasha Hurbad igu soo xiray

    • @SagaladanSagaladan
      @SagaladanSagaladan 4 місяці тому

      Lnbar aan kala xiriiri maka heli karaa wllo. Hard ware maan ka helayaa

  • @Rahiim7
    @Rahiim7 Рік тому +5

    Of course somalida la hadleysa Waliba kuwa somaliya wax ku barta, waana sax wax laguma barto jaamacadaha somalia, waa meel ay macalimiin ku sheeg ay biilka ka dhacsadaan, ardeyduna waqti iyo lacag kaga lunto, meeshana hore ulama socon lkn waxaan rajeynayaa iney Faaiido u lahaan doonto ardeyda.
    Thanks

  • @khadarphaizal5255
    @khadarphaizal5255 Рік тому +6

    Xaqiiq aan arkey
    Kaliyah qof naftisa is dhiza unpaa computer baran kara waxn dhigta computer science lkn hdana 3 saac ee jmcda 3 saac oo kale la mid ah ayaan galiyaaj online inshallah wxana rapaa inaan system administrator isu tijaapiyo ❤

  • @heeso586
    @heeso586 Рік тому +1

    Masha Allah hurbad waa meel uu cilmi yaalo qofkii raba inuu wax ka barto waxayba badalaysaa jamacadaha beenta ah waxa lagu barto

  • @c.raxmanmahamed6207
    @c.raxmanmahamed6207 Рік тому +3

    Agree Eng University wax yaalo ma lahan Xaqiiqdi 4 years of madadaalo ah waaye

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 Рік тому +2

    Hurbad Hooyga Enginee-rada Maanta iyo Kuwa Mustaqbalka

  • @zakariyemohamedjimalemataa5731

    Ardeyda badankooda wey ogyihiin in jamacada wax lagu baran xitaa macalimiinta jamacada kuu shegaayo in mesha waxlagu baran wuuna ku hortaagan yahay dhibka jiro ayaa ah waalidka lagama dhaadhicin karo jamacad wax malagu barto ama ma rabo inaa dhigto wuxuu kuu arkaa inaa ku faraq xeratay dhalinyaro xun xun oo balwad leh walidiinta qaarkood ayagoo lacagta jamacada rafaad ku keena hadana lagama dhaadhicin karo jamacada lacag haku bixin abow ama hooyo so marka sidee walidiinta wacyigooda sare loogu qaadi karaa.

  • @AbdirahmanMohamed-uq9sm
    @AbdirahmanMohamed-uq9sm 9 місяців тому

    Waa xaqiiq hadalkaasi wllhi.
    3 Sano ayaan dhiganayaa Islamic Economic and Banking 40 courses ayaan marayaa 2 course bes oo ayaan dhigtey oo islamic banking ka waramaya, marka si kale loo eegana isku one course ah.
    Markan yaaabey ban anigu naf ahaantey bugaag badan oo bangiyada islaamka ka waramaya doontey.

  • @mire-tech
    @mire-tech Рік тому +2

    Run badanidaa anaa makhraati nool ah
    Inta hurbad kabartay biloyin kooban dad jamacado dhigta ayaan ugufaideeya

    • @Hurbad
      @Hurbad  Рік тому +1

      WhatsApp nagala Soo xariir +447970551162

  • @mahadafmalay6852
    @mahadafmalay6852 Рік тому +1

    Mahadsanid eng

  • @maxamednuuriye4118
    @maxamednuuriye4118 Рік тому

    Ustaad Waan doonayaa waan inku soo xidhmi insha alaah

  • @kafffiali6564
    @kafffiali6564 Рік тому +1

    Mahadsanid wll

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 11 місяців тому

    waalahay way dedaaleeen nimankani

  • @EnglishElevatepodcast
    @EnglishElevatepodcast Рік тому

    Ustaad abdirisaq inkabadan macalin

  • @xaraaboproduction
    @xaraaboproduction Рік тому +1

    ustaad system administration see u baranayaa sow maaha wax gacanta laga qabto system administration

  • @maxamedak3213
    @maxamedak3213 Рік тому

    Macalin wxan Rawa ina Barto computer science side ku baran kara

  • @keysefaysal6299
    @keysefaysal6299 Рік тому

    Hore u soco ustaad jaamacaduhu waa been marka IT laga baranayo anaa soo arkay

  • @Wabsade-mg2iy
    @Wabsade-mg2iy Рік тому +1

    Anigoo schools dhamaan many baranee karaamada

  • @Somali.music70
    @Somali.music70 Рік тому

    Hurbad waxa aad ii furteen indhaha courseska aan jaamacada ku dhiganayey wax macno ah ma lahayn.

  • @jaamaccabdale4149
    @jaamaccabdale4149 Рік тому +1

    Ustaadi jaamacada courseka xaday iyo kuliyada 10 dlr ay xadeen waan garanya sbbto ah anaaba. dhigta wixi aan hapeenki hurbad ka dhigto baa supixi jamacada laygu akhriya uataadi

  • @MacalinKhadarcute-e7v
    @MacalinKhadarcute-e7v Рік тому +1

    Asc ustaad computer science iyo information technology yaa fiiican jawaabtadu waa lagamamaarmaan Insh allah

    • @ShukriMuhammed-ib7el
      @ShukriMuhammed-ib7el 6 місяців тому

      Isku su'aal ayaan qabnaa
      Ilaahay kii kheyr noo ah hanagu aadiyo
      Inaan xog kaheli doonno ayaan rajaynayaa.

  • @mohamedmukhtar8249
    @mohamedmukhtar8249 Рік тому +1

    USTAAD NETWORK ENGNEERING KA SOO HADAL PLS

  • @Oromfuule
    @Oromfuule Рік тому

    Maanta iska so diwan galin rabay lkn wan ka fakaraya mahadsanid ustad

  • @AbdihakimIsa
    @AbdihakimIsa 2 місяці тому

    xaqiiq weeye wlhy 3 year IT baa ahay wax aan ka hayo ma leh kkkk

  • @-AliHassen
    @-AliHassen Рік тому

    One User oo aan isticmaalo baan $600 sanad kasta ku bixiyaa!!

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts Рік тому

    anigu IT ma barto laakiin weli dadbadan oo soomaali ahi ma baran qaabka jaaamac wax looga barto. majirto aduunka jaamacad 100% wax kui siinaysa hadaad aragtona waa jaacad liidata

  • @GABCHEH_143
    @GABCHEH_143 Місяць тому

    Ok idinku ma bixisiin computer science please jwb

  • @khadarcaydiid4740
    @khadarcaydiid4740 Рік тому +1

    Ustaad anigaa kuu furay taas qofkii jaamacad isku haleeyaa waxba ma baranaayo

  • @HamdaNuur-y2t
    @HamdaNuur-y2t 2 місяці тому

    Xagee la idinkala soo xidhiidhayaa kolkaa

  • @ajm13131
    @ajm13131 4 місяці тому

    diploma ma idinkaa bixinaya mase qofku waa in uu imtixaanada ay shirkadu bixiyaan sida cisco iyo Microsoft uu iskiis u dalbadaa? Sidee hadey jawaabtu tahay qofku waa in uu iskiis u raadsadaa miyaaney ku badaneyn mase certificate ayaa jirta System administration ah oo Compact ah ? Thanks 🙏

  • @IsmailKhan-jy9mp
    @IsmailKhan-jy9mp Рік тому

    Wa runta cilada dhankèy umaleyna

  • @aliahmedbashi7520
    @aliahmedbashi7520 Рік тому +1

    Asc

  • @maxamed.dayib1
    @maxamed.dayib1 Рік тому

    Waxay ku tusaysaa mar haday maclimiintii qaar ka mid ahi kudhaqmayaan sidan tayadarada naftooda haysata

  • @apdirahman9522
    @apdirahman9522 Рік тому

    Diploma maleedahay coupon code

  • @khalidcabdirzak_CS
    @khalidcabdirzak_CS Рік тому

    Ustaad programming makujiraa

  • @AsiaMohamed-ri2xs
    @AsiaMohamed-ri2xs Рік тому

    Maclin sida loo jabiyo iPhoneka apple id giisa maka baran Kar hurbad

    • @Hurbad
      @Hurbad  Рік тому +1

      Maya walaal mabixino koorso Nuucaas ah

  • @NuurIbrahim-r1c
    @NuurIbrahim-r1c Рік тому

    M.a

  • @jooraofficials9888
    @jooraofficials9888 Рік тому

    Renta waa la isku nacaa ninkaanse xqiiqdu idin kala hadlay

  • @mustaffaarax-x1r
    @mustaffaarax-x1r Рік тому

    xage kala soxiriraa hee

    • @Hurbad
      @Hurbad  Рік тому

      WhatsApp nagala Soo xariir +447970551162

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin Рік тому

    Macalim
    Web design kuwii ugu muhiimsanaa
    Diploma ayaad kadhigteen
    300 mana awoodno fadla nahayareeya

    • @EnglishElevatepodcast
      @EnglishElevatepodcast Рік тому +1

      Jaamacada,inta lagaaga qaado ma taqana fresh ta oo kaliya sadexda bilood ee uhoreeya 250 💵 lanaga qaadaa xisaab iyo tarbiyana waad barataa aduunkana kudhawaad,2000 oo dollar bay courses kujoogan

    • @nuurnuur8490
      @nuurnuur8490 Рік тому

      Hadii aanad awodin lafteda si gaara ula xidhiidh num.,' pro