Hurbad Hardtalk - Jaamacad oo kuleetiga lahaayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 123

  • @Guuldoon252
    @Guuldoon252 Рік тому +13

    waxaan semster kan dhigtaa maado aan semster hore kusoo dhigtay keliya macalinka iyo magaca ayaa is bedelay 💔 , macalinkeygii i baray flutter aniga ayaa ugu aqoon badnaa 💔
    waxaan jamacada ku bartay mis , accounting , arabic , eng , som , principle of management , waxaan ahay it weli ma arkin practical networking ah keliya packet tracer baan ku dhigta 💔 , xitaa la ima barin compatia A+ 💔 waxaan ku jira semester kii u danbeeyey , waxaan ku qalin jebin doona mobile app lamid ah upwork ama freelancer aan anig7 sameeyey kadib markaan wax is baray udemy , youtube , stackoverfollow iyo github baa xaq ulahaa lacagta aan jamacad ku bixiyey

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame789 Рік тому +3

    Ustaad walahy xaqiiq ayaad ka hadashay , Jamacad waxba laguma barto aniga sannadkii labaad dhameeyay haddan markaa schoolka dhigan jiray ayaan dhaamay, waxana noo dhiga qaar 2021 ka baxay jamacada. Lakin Al-xamdullah xirfado kale Yaan ku shaqaystaa lkn ustaadku sida uu sheegay jamacda waxba laguma dhigto

  • @OmarMaow
    @OmarMaow 2 місяці тому

    Ganacsigaga kama fikireysid balse nolosha dad weynaha kudadaaleysa. Mahadsanid walal🙏

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin Рік тому +7

    Waligay school 5aad maanan gaarin sedexaad ayaan ugatagay maantana kuwo jaamacado dhigta ama kasoo baxay ayaan caawiyaa
    Hurbad waa jaanis cidii ka faa,daysanaysa

    • @MohamedSaidFarah
      @MohamedSaidFarah Рік тому

      Schoolku isaga ayaa ah waqti dhumis lkin xirfaddu iyada ayaa kuu furta mustaqbal fiican

  • @Roro__ruun
    @Roro__ruun Рік тому +1

    waa run jaamacad semsesterkii 4aad bn dhamayn rbaa asbuuc ka dib waxa aan labada sao bartay ma jiraan aan ka ahayn theory
    alhamdulillah inaan hadda baraarugay o aan goaan qaatay si walbooy iigu adkaato inaa ani wx is baro waan u dulqaadan 4ta semester ee haray inaa ka fiadaystaa rabaa ilaaahay ha ila grab gakeee

  • @mohamedmuuse2496
    @mohamedmuuse2496 Рік тому +13

    Ustad ani jamacad it wan kadhigtaa lkn inan shahaado kahelo bes an u aadaa😂😂😂 xirfada networking iyo securityga anaa is baro

  • @abdirahmanabdiwaliali3025
    @abdirahmanabdiwaliali3025 Рік тому +1

    Mahadi korkaaga ha ahato ustaad. Ardaydada ayan kamid ahy wana kamid ahan doona hadu Alle yiraah

  • @Abdirahmaann
    @Abdirahmaann Рік тому +2

    Bahashii jaamacad la dhahayey dubkii baad ka fiiqday ustaad walhi waana siday tahay Jamaacad IT laguma barto dhalinyarada wadankii joogta videogaan cashar haku qaataan

  • @MaahiRkhanforever
    @MaahiRkhanforever Рік тому +3

    hurbad wa hoyga tababarka injineerada maanta keep moving forever

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Рік тому +3

    mahadsanid team hurbad been la iskuma sheege wale jamacad hargeisa ku taaala ayaa kabaxya sanadkan bisha 9aad waxa jamacda ka bartay wxa 80% ka wanagsan hurbad intan kabartay o ah inan ka qaatay 4 courese hadana course kale aya i socata kuwo badana wan ka qaadanaya inshalah mahadsanidin rabi garabkina ha galo

    • @MohamedAnwar.
      @MohamedAnwar. Рік тому +1

      Saxib coursada miyey ka qadayan oo halmar ka badan miyaad bixinysa lacagta waxan ka hadlyaa hurbad??

  • @bilecryptotoforex3998
    @bilecryptotoforex3998 Рік тому +1

    Thats. Very. Realty. My. Teach

  • @muxyodiincazka
    @muxyodiincazka Рік тому +2

    Alle haku barakeyo ustaad xog muhiima ayaadnoo sheegty

  • @bashiirqooje825
    @bashiirqooje825 Рік тому +3

    Runta rabbaa kugu jecel, ustaad abdirizak 😊

  • @mohamedmuuse2496
    @mohamedmuuse2496 Рік тому +13

    Jaamacadaha somaliya cadi ma.ahan 19 jir an ahay 1 sano iidhiman

  • @yadofaa5427
    @yadofaa5427 Рік тому +1

    Ustad taas ayan been aheen ❤ Hurbad meel lamid ah weli ma arag .

  • @abshirbarre
    @abshirbarre Рік тому +1

    Wllhi waa runtaa macalin jaamacadaha lacagta kaliya la iska furtaa waayo schoolka waxba kaga maduwana waa siman yihiin xirfad aad kushaqaysato xitaa kuma barayaan , qarnigaan lajoogo waa in technolgy lala jaanqaado .

  • @keynan376
    @keynan376 Рік тому +11

    Inta Ugu badan Waxa Ustaadka Uu sheegayo ani waa soo arkay .
    Waxaa Xasuusta marka Batchka dhiganaaye anago semester one ah 7 maado oo hal kamid ah Basic computer tahay aan qaadaneynay Kkkk inta kale wax na quseeya ma aheyn.
    Waan Jeclaan Lahaa In aan Muuqalkan Daawado Dhowr sano kahor laakin Ardayda Iga dambeysa Iyo aniga waqtiga ii harsan waano Nagu Filan waan Heysanaa .
    Mahadsanid Eng Waa Inoo Hiilisay maadama Aad Runta Noo sheegtay.

  • @Bigman10573
    @Bigman10573 Рік тому

    Aad iyo aad u-mahadsan tihin hurbad sxpyaal 🖐

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y Рік тому +1

    Thanks uataadkey sanadkaan ayaan kubiiri rabaa jaamacada lkn adiga ayaa kumahadsan sida aad wax noogu iftiimisay

  • @abdullahiaxmedmoxed3165
    @abdullahiaxmedmoxed3165 Рік тому +1

    Mahadsanid walal

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 Рік тому

    Wa runta bro jamacad IT lagma barto kuwa Somalia Ana waaba ganacsi inta aanku fahmayn iyaday utaal bro

  • @mohammedadde3790
    @mohammedadde3790 Рік тому +1

    Jaamacad baan gali lahaa the next academic year September 2023 laakin waan ka laabtay.
    Thanks

    • @caarifmoha7456
      @caarifmoha7456 Рік тому +1

      Ustaad ma dhihin jamaacad la'ow waxa wax tarayo shadeeda weeyo ee cilmiga aad ku soo baratay waxba tarimaayo
      Sidaa darted isku wad professional iyo academic

  • @AbdifitahAbdulkadir
    @AbdifitahAbdulkadir Рік тому +2

    Wlahi ustaaad anga india jogo hada jmcadna wpahi wxba kama barto wan iska adah wlahi udemy io Hurbad ahan adah rntiii

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Рік тому

    Jazzakallah ustaad

  • @abdikarimmohamedjama
    @abdikarimmohamedjama Рік тому

    💪💪💪Runta rabi baa kugu jecel macalin qofka asagaa wax is bari kara 🙏

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Рік тому

    premier and secondary school dugsi hoose dhexe sare xataa ku soo dara oo waqti kooban maadooyinkiisa lagu qaadan karo arday badan haka faa iideesatee sidaa hada jaamacadaha halaa eber u dirteen dugsiyada hoose dhexe iyo sarana halaa eber dira 😂😂😂 bahda waxbarashada tayeesan ee caalamiga ah Hurbad waxbarasho tayo lahaa wadiin masha allah

  • @hothoqanifazel4647
    @hothoqanifazel4647 Рік тому +1

    Waa xaqiiq

  • @suldansadaq8393
    @suldansadaq8393 6 місяців тому

    Sxb allaha ajir kaasiiyo waxyabo badan aan kabartay intenetka waa runtaa i.a mardhaw online ka ayaa waxbarashada uwaregirabtaa, mahadsanid sxb noolow

  • @daauudshiiqmaxamad1663
    @daauudshiiqmaxamad1663 Рік тому

    waa runtaa ustaad

  • @mahadirshaad9944
    @mahadirshaad9944 Рік тому +1

    Waa sax midaas ustad anaa arkay 😊

  • @somalitech102
    @somalitech102 Рік тому +1

    Ustaad hadalkaaga waa biyo kama dhibcaan waana sax.

  • @abdifatahkadaribrahim8150
    @abdifatahkadaribrahim8150 Рік тому

    Shaqo fican baad bulshada uhaysaan hurbad
    Thanks

  • @abdiqasim202
    @abdiqasim202 Рік тому +1

    That is true

  • @RiyaaduALQuran
    @RiyaaduALQuran Рік тому

    Ustaad mahadsanid *xamamadi*

  • @cabdiaden7848
    @cabdiaden7848 Рік тому +1

    Taasi waa dhab waana xaqiiq aniga ayaa taa ka marakacaya anigu markaaan jaamacada dhameeyey IT wax badan kama aqoon lakin markan dhameeyey ayaan anigu isbarayey IT online iyo youtube ilaa aan ka bartey web developer oo aad uugu fiicnadey iyo Ccna iyo network security iyo accounting ka comptsia A+ iyo

  • @qadaralqeeriyahqadaralqeer8678

    Macalin wax ma garatada ha u jawabin dadka dhan way ogyihiin in ay hurbad ay tahya hoyga technology aduunka hore u socda Alla yacizak sharaf io karaamo aad leedihiin

  • @Abdirahmaann
    @Abdirahmaann Рік тому

    Hurbad hard talk 🔥🤌🏽 Ustaad salaama. Runtu kharaaraa 😮

  • @billeofficials246
    @billeofficials246 Рік тому

    Walaal 20 sano ayaan jiraa talo walaalnimo I sii❤

  • @barkhadibraahim1023
    @barkhadibraahim1023 Рік тому +7

    3 Years Ban Software Engineering Jaamacad Ka DhigTaa Turkiga Ah Macaliminta Wax Noo Dhigaa QaaR ka mid Ah Ma YaqaNaaN Hal Programming language Hello Word xitaa ma Qori karaaN HadaNa Program Bey Noo DhigaaN😢😢

    • @abdalla9363
      @abdalla9363 Рік тому +1

      Program bey noo dhigan iyo hello world ma qori karan wtf see wax u wadaa 😂

    • @barkhadibraahim1023
      @barkhadibraahim1023 Рік тому +1

      @@abdalla9363 maalintey iigu darnayd waxay ahayd maalin macalin cashir Noo dhigayey garan waayey sida Loo furo visual studio code ka😪

    • @Cabdirxamaan_Garanwaa252
      @Cabdirxamaan_Garanwaa252 Рік тому +1

      @@barkhadibraahim1023 waxaa dhici karta communication skills iyo presentation-ka ayey barteen ka dibna meel walbo ayey ka bariiseynayaa laakiin adiga inta soomaaliya ku soo laabato ilamaha IT waqti ha ku dhumin hh

    • @muscabfaarah2169
      @muscabfaarah2169 Рік тому

      Saaxib isheeg meelan kala soo xidhiidho.

  • @ahmedgalad5933
    @ahmedgalad5933 Рік тому +1

    Ustad wllh bentaa maaha aniga jamacad somalia kadhameyay Madoyinbka Programing ka iyo Multimedia Theory ku qadan jirmay🥺

  • @maxamed331
    @maxamed331 Рік тому +1

    Sxp wa laba shahaado oo jamacdda labad galin ayuu kala tagijiray

    • @Hurbad
      @Hurbad  Рік тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shaakir
    @shaakir Рік тому +2

    Ustaad waa runta ani 2 year ano wada ka baxay mid kale ayan tagay si shaado an u helo upgrading ayan fadhistay hadana shahada waxa laygu soo qori dona degree si an waxti kale iga lumin ayan tagay tii hore 2 year i hadhana tan 1 year dhigtay sanadkanan dhamaynaya lkn wali wax cilmi inti an idinka idinka bartay ayan magalka ku jooga dadalka ad wadan allaha idin garab

  • @ToosaneTechnical
    @ToosaneTechnical Рік тому

    Waxa aaad sheegty dhan waa run ama xaqiiiqo ka jirto jaamacadaha qaasatan jaamacadaha soomaaliya sxp
    Maaado kasto waxaa laga qaataaa introduction

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Рік тому

    Waa saxantahay jaamacad waxbo lagama barto magac uyaal oo kaliya waaye tusaalo qof baahan oo ku dhahay waa dharganahay oo kale waaye

  • @salafusaalixchannel
    @salafusaalixchannel Рік тому

    Ustaad waad mahad san tahay

  • @ustaadramadanofficial7364
    @ustaadramadanofficial7364 Рік тому

    ustaad waa runtaa jamacad somaliya waxba lagama barto midaas waa xaqiiq

  • @bold_didat
    @bold_didat Рік тому

    Allaha ku sharfo

  • @Ahmedinho2022
    @Ahmedinho2022 Рік тому +1

    Wlhi runtaa waye sxb aniga America ayaan jogaaa inkastooo wax nala baro hadana adiga aa lagaa rabaaa in aadd is push gareyso.

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada Рік тому +1

    Computer bis maah sxb wax dhan laguma barto

  • @abdirashiidosman9674
    @abdirashiidosman9674 Рік тому

    I agree ustaad shano kahor jamacada dhameeye certificate meel Iska xareeye…

  • @waayelkaproduction
    @waayelkaproduction Рік тому +1

    In jamacad la dhameeya waa easy lkn in jaamici la noqda is not easy

  • @ShafecAhmed
    @ShafecAhmed Рік тому

    Waa run ah

  • @barkulmis
    @barkulmis Рік тому

    Wax Saxaa Sheeg Tay Ustaad

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 Рік тому

    Exactly %

  • @maxamedchanuunmediainc1511
    @maxamedchanuunmediainc1511 Рік тому +1

    Lkn meesha labaad Ee Dadka Afsoomali wax ku bara oo tayo leh Ayaad tihii Dagalka 1 Ahna Waa Al jazeera Technology

  • @KingJamaL777
    @KingJamaL777 Рік тому +1

    Wlhi sxbow si sax ah ayaad u hadashay xaqiiqda jirtana waa aa taabatay Ilaah hakaa abaal mariyo Howsha aad bulshada u haysaana ilaah I idiin fududeeyo mida kale waxaan ogahay arday waliba oo soomaali ah oo maanta wax barta waxaa haysata language problem wayna ku qasbanyihiin in ay qaataan fahmaana IT afsoomaali lagu sharxayo kana bartaan HURBAD.

  • @mrhigherhigh
    @mrhigherhigh Рік тому

    Saxiix way igu dhacday midaas

  • @Raashyyy
    @Raashyyy Рік тому +1

    Ustaad wala garanaya hurbad waxa ay tahay dadkan yay ku waalin

  • @metuuboy
    @metuuboy Рік тому

    Legend

  • @GABCHEH_143
    @GABCHEH_143 Місяць тому

    Sxp waxan rabaa computer science ma bixisaa Deutschland Ayan jogaa please jwb

  • @Somali-Show
    @Somali-Show Рік тому

    Hirbad inaan kusoo biiro waxaa iga xigto inaan laptop soo gato

  • @khadracudoon1142
    @khadracudoon1142 Рік тому +1

    Anigu waxaan jeclahay inaan wax aan ku camalfalo barto koorsiyin gaagaban oo faa'iido leh wakhtina kaa luminayn barta dhalinyaro jaamacad qarash iyo kanshaba dhamaysay shaqo la'aana waa tihiin

  • @abdiwalishariif-n4f
    @abdiwalishariif-n4f Рік тому +1

    nio macalin daacad ah ayaa tahay waxaa fiican in lagu fahmo waxaa aad ka hadlayso anigana waxaan ka mid ahay hurbad students

  • @abdirizack3275
    @abdirizack3275 Рік тому

    Wlhi anaa arke shekadan naf iyo theory

  • @abuukararahman71
    @abuukararahman71 Рік тому

    Asc

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go Рік тому

    Wr wa sheeko jmacda somali o dhami

  • @bashiirqooje825
    @bashiirqooje825 Рік тому +1

    “Qofka wax baranaya waa adiga ee aniga mahan” xikmad

  • @hassanalex689
    @hassanalex689 Рік тому +1

    HAA WAA RUNTA WLLHIE HADA SANADKII LABADA KU JIRAA HADAN WAXBA KAMAAN BARAN KUMAA SHAQAYSAN KARAYO BLSE INTA HURBADA KA BARTAY AAY DADKA KU DHAXGALA SHAQO WANAGSAN DADKA UHAYSAN 😎😍

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 Рік тому +1

    computer oo dhan weye macalin ee IT qudha maha mise waxd uga jeeda computerka o dhan

  • @abselma3330
    @abselma3330 Рік тому

    Somalidu waa dadka ugu badan ee naftooda qayaama wlhi, shahaadaas baan haystaa ayaa la qiimo badan, lkn ma sameeyaan shaahado quality leh, waxbarashadiiba faan unbay moodeenba.

  • @UsaameAhmed-rl2dg
    @UsaameAhmed-rl2dg Рік тому

    Wayahay ustad computer science kwaran

    • @mrdhijindra7098
      @mrdhijindra7098 Рік тому

      Computer science somalia laguma dhigto software engineering iyo Computer science waa isku mid marka somalia joogto bes hadhow ba shaahadada lagugu qoraa Computer science bad ka qalin jabisey 😂 waana laba field oo aad ukala duwan

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts Рік тому

    10:10 waa kasoo bixi karaa qofku anigu general medicine baan shareeco kuwadaa sidoo kale IT kuwadaa

  • @khalidcabdi9259
    @khalidcabdi9259 Рік тому

    Bro aad ayaad umahdsantahy
    Kaso hadal forex sidee lonoqon karaa qof xerfada yaqaan

  • @mohamoudahmed1276
    @mohamoudahmed1276 Рік тому

    Walhi waa wakhti lumis 😮

  • @qeestvmoqdisho
    @qeestvmoqdisho 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakimereg
    @abdihakimereg Рік тому

    Mudane runta inaad sheegto afeef ha ka bixin. Arinka aad shegayso waa run. Maanta waxa ugu muhiimsan oo aan dib loo heli karin waa waqtiga.
    In waqtiga wax aan micno lahayn lagu dhumiyo maha.

  • @abdiweliharago
    @abdiweliharago Рік тому

    Jaamacad waxba laguma barto tass anigaa kugu raacsan sxp

  • @ahmedmayow5830
    @ahmedmayow5830 Рік тому

    almxd gortaan ogaday education sysytem in uu gumaysi dadban yahay

  • @mubarikaden962
    @mubarikaden962 Рік тому +1

    Waa run jaamacada waa waste time.

  • @MohamedSaidFarah
    @MohamedSaidFarah Рік тому

    Shameless-Black😂 Astaad waan kaaga mahad celinayaa cilmiga aad noogu hagar baxdeen bahdiina hurbad. Anigu waxaan ka bartey hurbad ayaan hadda ku shaqeeyaa. Jamacad computer science 3sano markaan wadey ayaan joojiyey

    • @Hurbad
      @Hurbad  Рік тому +1

      Shameless Plug

  • @furqanbook
    @furqanbook Рік тому +2

    Wlahi inaad nagu qaxdo iska jecel nahay😂waa is ognahay maahoo😂

    • @Hurbad
      @Hurbad  Рік тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 Рік тому

    Aad baad umahad san tahay wll

  • @saeedofficial
    @saeedofficial Рік тому

    Wllhi ninkani runbuu sheegayaaaa

  • @Gulledabdirizak
    @Gulledabdirizak Рік тому +1

    afkaaga caano lagu qabay
    hadaan dugsi sarre dhameeyay umana socdo jaamacad waayo waa wakhti lumis.

    • @Abdimalikcabdimaxamed
      @Abdimalikcabdimaxamed Рік тому

      Sxb jaamacada gal waayo jaamacada shahaadadeeda ayaa qiimo ku leh muqdisho tusaale fiiri shaqo walbo oo soo baxdo waxaa laguuhu xirayaa 1 shahaado jamacadeed
      2 hal ilaa labo sano oo aad kusoo shaqeysay shaqadaa lasoo bandhigay
      Marka ujedaydu waxa tahay markii lajoogo somalia waliba muqdisho waxaa la hormariyaa qof shahaado jamacad wato
      Shahaado jaamacad is important
      Lkn waxaa run ah in jamacad waxba lagu baran iskaa wax isku bar jaamacad na shahaado ka hel waa intaa wbtwfq

  • @abdullahiyakub3235
    @abdullahiyakub3235 Рік тому

    OH ustad wllhi watunta 3 garacayay wali waxba kamahyo adun 😂

  • @funnyofficail5004
    @funnyofficail5004 Рік тому

    Aniga u bahan inader

  • @mohamudnadaara3192
    @mohamudnadaara3192 Рік тому +1

    anigu iga oo lumay am sorry wlh , lkn in aan garowsaday alxmd oo aan hadda self education iyo online wax laga barto

  • @Nafisazalm
    @Nafisazalm Рік тому

    M.A barre

  • @muscabahmed8704
    @muscabahmed8704 Рік тому

    Warkaan dadaa ka guban doono😅😅

  • @maxamadaaminfaaahin6765
    @maxamadaaminfaaahin6765 Рік тому

    😂😂😂 sax wlhi macalin😢

  • @maxamedyaasiinengmoha5781
    @maxamedyaasiinengmoha5781 Рік тому +2

    25 sono kubilaby

  • @itusooitaabsii7826
    @itusooitaabsii7826 Рік тому

    🌻

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 Рік тому

    Walalow ani hada rabaa inaa bilawo Jamacad waliba Medicine 🥺6yr

    • @Runta2024
      @Runta2024 Рік тому

      Iskadaa Harqaanka baro

    • @ruunabdullahi8745
      @ruunabdullahi8745 Рік тому

      @@Runta2024 😂😂😂😂

    • @Hurbad
      @Hurbad  Рік тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Runta2024
      @Runta2024 Рік тому

      @@Hurbad waa runtay Aniga idinka ayaan idinka maarmay jaamacad 🙏

  • @mariyamabdiwali4640
    @mariyamabdiwali4640 Рік тому

    1sano oo freshman ay dhahaan baa ka jira jmacadaha wadankawar yaa ngaa qabata kuwan😂

    • @Hurbad
      @Hurbad  Рік тому

      🤣🤣🤣🔥🔥🔥🔥

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 Рік тому +2

    Walhi beenta ma aha jamacadaha dadka ayay wakhti ka dhumiyam wakhti iyo kharash ba ka dhumaya adunka manta hal guri ba noqday wax walba esy

  • @OgaalSaxan2023
    @OgaalSaxan2023 Рік тому

    IT inaan Jaamacad laga baran waxaa ogaaday markaa F1 ahaa,Macalin soo dhameeyay IT oo iskuulka noo dhigaay ayaa ani intuu Telka ii keensaday Cilad ka haysata u xaliyay saas ay tahayna You tube ayaan ka daawan jiray Ciladaha Aaladda sida loo xaliyo. IT uma baahna sida Wararka TV ga cml in laguugu aqriyo ee wuxuu u baahan yahay Pratical faro badan iyo is hormarin joogta ah.

  • @sabaaliyemahamed7069
    @sabaaliyemahamed7069 Рік тому

    Taasi been m ahan

  • @MaahiRkhanforever
    @MaahiRkhanforever Рік тому

    sas waaye jaamacadaha beenta badan iga buufi