PUBLIC ADMINISTRATION DEGREE - DAAWO VIDEO GAN INTA AADAN SAMAYN MAADDADAN...............

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 чер 2022
  • PUBLIC ADMINISTRATION DEGREE - DAAWO VIDEO GAN INTA AADAN SAMAYN MAADDADAN...............
    Halkan igala soo xiriir:
    / aqoonuwaaiftiin
    / sharifmfarah
    / sharifmfarah

КОМЕНТАРІ • 72

  • @axmedmaxamed2697
    @axmedmaxamed2697 4 місяці тому +1

    Allaha ka ajar siiyo waxbadan ba ka fa iday waana ubaahna xogtaan shukran ustaad

  • @maxamedabdiqani2863
    @maxamedabdiqani2863 10 місяців тому +6

    Aad iyo aad uu mhad San thy ustaad waan bartaa madaadan waana jclhy ❤❤❤❤

    • @anasabdimuhudin7099
      @anasabdimuhudin7099 9 місяців тому

      Sxb halkee ka barataa

    • @maimounaabdizalam6844
      @maimounaabdizalam6844 4 місяці тому

      @@anasabdimuhudin7099Hadda somaliland joogto wa helaysa jamacada hargeisa golis iyo new generation

  • @aragsangabarbari176
    @aragsangabarbari176 Місяць тому +1

    Inta 2025 bilaabeysa I.a❤

  • @saabiriinmohamed36
    @saabiriinmohamed36 11 місяців тому +4

    Waa qaabeynta ama xaliyaha siyaasada guud sida hay'adaha dowliga iyo kuwa aan dowliga ahyn ey ula taxaalan mushkilaadka siyaasaded ee sameynkara bulshada rayidka ❤

  • @cabdalecismaan
    @cabdalecismaan 2 місяці тому +1

    mclin wxaad ka soo hadasha public policy and governmence and public administrationka wxa u dhaxeeya

  • @mustafakediye
    @mustafakediye 3 місяці тому

    Thank you very clear explaination

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 Рік тому +2

    Thank you ustaad

  • @ARMAAANCADDDE0441
    @ARMAAANCADDDE0441 8 місяців тому

    Ustaad mahadsanid inaa bartaa rapaaa sanadkan❤

  • @mohamedaadanali8191
    @mohamedaadanali8191 9 місяців тому

    Ustad mahadsanid

  • @FowsiyoYusuf-qg3fj
    @FowsiyoYusuf-qg3fj Рік тому +1

    Thanks ustaad

  • @aarhagiofficial4419
    @aarhagiofficial4419 Рік тому +7

    Macalin aadbaad u mahadsantay Jazaakumulaahu khayran Ustaad

  • @abdirahmaanaliomar5243
    @abdirahmaanaliomar5243 Рік тому +2

    Mahadsanid ustaad alaah ku sharfo 🙏

  • @kingmohakingmoha6977
    @kingmohakingmoha6977 9 місяців тому

    Ustaad mahadsanid jazakalaah kasoo hadal midical Lobortery 😢

  • @qalpinuura9091
    @qalpinuura9091 Рік тому +1

    Barashada maadadaan dumarka maku haboon tahay walaale

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  Рік тому +2

      Haa walaal. Dumarka ayaaba haysta fursadda ugu badan.

  • @Sulub2233
    @Sulub2233 10 місяців тому +2

    Public administration master faculty immsa faculty lagu diyaarin karaa

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  10 місяців тому

      ASC WALAAL SU'AASHAAS VIDEO GA GUDIHIISA AYAAN OGA JAWAABAY. WALIBA JAWAAB DHEER EE DAAWO INSHA'ALLAH!

  • @sahrosha1500
    @sahrosha1500 2 роки тому +2

    Masha Allaah jzk laaah qeyr macalin Sharif ajir iyo xasanad andhamaneynin alaha kusiyo

  • @NasabAbdi
    @NasabAbdi 3 місяці тому

    Ustad bank finance kaso hadal aad ayaa ugu bahanahay pleas

  • @abdirashiidabdifatah3512
    @abdirashiidabdifatah3512 Рік тому +1

    Macalinkeega mahadsanid yaqey

  • @user-Abdishakur
    @user-Abdishakur 4 місяці тому +2

    Management kasoo hadal ustaad Alle haku sharfee

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  4 місяці тому

      Psychology aan ka soo hadli rabaa Insha’allah dad badan ayaa isoo waydiiyay! Marka insha’allah video ga kusii xiga ayaa kasoo dhigaa haddii ilaah idmo!

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 3 дні тому

      ​@@SharifMfarahmadaxweyne ma noqon karaa😂😂😂

  • @mslove5933
    @mslove5933 2 роки тому +2

    Ustaad sharif jazaka Allahu qayr walaalkeen

  • @abdisharifabubakar7266
    @abdisharifabubakar7266 Рік тому +2

    🙏🙏🙏🙏

  • @kubabdhamaysley8160
    @kubabdhamaysley8160 7 місяців тому

    Ustaad waxad soo sharaxda Social science deparment of development studies adoo mahadsan🥺

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  6 місяців тому

      @MaryanAxmed adaa mudan, Waan kasoo hadlaa Insha’allah laakiin waxaa ka HOREEYA Physiology

  • @najmocnaasir1895
    @najmocnaasir1895 Рік тому +2

    Mxaa farqi udhaxeeyo political science iyo public administration please iisoojawb 🙏🙏🙏

    • @Tifow539
      @Tifow539 Рік тому +2

      Kuliyada guud ayaah ah policatal science taa oo macnaheedu thy public administration wa laan/farac/qeyb kamid ah political science.

    • @jimalemuse6945
      @jimalemuse6945 11 місяців тому

      Public administration part of political science

  • @aslinur2326
    @aslinur2326 Рік тому +1

    M.a🥰👑

  • @mahamedabdullahiosman4359
    @mahamedabdullahiosman4359 Рік тому

    Thnks macalin

  • @aarhagiofficial4419
    @aarhagiofficial4419 Рік тому

    Hadiiba Ustaad aan aan haysto degree public administration fakalo kale oo social ah master ma ku diyaarin karaa sida Hrm Ir iyo Economics

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  Рік тому

      Haa, waad samaynkartaa laakiin iswaydii haddii aad samayso Masters degree xaalkaaga wax makabadalaysaa macnaha shaqo maku helaysaa haddii aad shaqaysid malagu dallacsiinayaa? Hadii jawaabtu haa tahay samee!

  • @cabdiraxmaangaas2493
    @cabdiraxmaangaas2493 Рік тому +1

    Waa maado adag

  • @Kolbaheer
    @Kolbaheer Рік тому +3

    Political science wax iiga sheek ustaad

  • @maimounaabdizalam6844
    @maimounaabdizalam6844 2 роки тому

    ustaad master noocma ah ayaan qaadan kara haddan ahay public administration

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  2 роки тому

      Waxaa layiraahdaaa "Master of Public Administration (MPA)"

  • @salmaapdinuur7126
    @salmaapdinuur7126 Рік тому +1

    Ustad political Science kaso hadal

  • @abdibaased5363
    @abdibaased5363 Рік тому +4

    Xisaaab markaad ka hadashy wadnaha ixanuunay🙄🙄

    • @jimalemuse6945
      @jimalemuse6945 11 місяців тому +1

      😂aniga dhigan jiray periculcu ayaa la gu dhigta account 1 iyo 2 la gu dhigta lkiin wa maado mcn wllhi

    • @Hodanisha
      @Hodanisha 10 місяців тому

      ​@@jimalemuse6945xisab badan miya ku jirta wll isheg adeeg miya micnha information iga si😅😢

    • @FarxiyomaxamedCali
      @FarxiyomaxamedCali 9 місяців тому

      @@ramloxuseen-op4xg Adi maabarani rabo

    • @zundaappeofficial3849
      @zundaappeofficial3849 8 місяців тому

      Xisab aaa 😂😂😂necbiya 😢

    • @aaminacqani2773
      @aaminacqani2773 Місяць тому

      ​@@jimalemuse6945wll public admistatrion ma accounting baa ku jira

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 роки тому +1

    Ustaadoow computer science kasoo hadal adoo mahadsan

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  2 роки тому

      Waakan computer science oo aad u faahfaahsan: marka aad daawato, comment reeb ku aadan video ga haddii aad ku qabacday faahfaahinta iyo haddii kale!
      Maadada Kombiyuutar Seenis Ka Faa’iidooyinka Ay Uleedahay Shaqsiga Barta Iyo Bulshada Oo Idil.
      ua-cam.com/video/hTjO-fSPw9k/v-deo.html

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 2 роки тому +1

      @@SharifMfarah mahadsanid ustaad

  • @laylaaxmed4247
    @laylaaxmed4247 2 роки тому +1

    Ustaad HRm ka waran Waxanan jooga dhulka hooyo reply waa ii muhiim

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  2 роки тому

      HR waa maado wanaagsan xirfadaha aad u baahantahayna waxaadba ku baranaysaa isla maaddada public administration ka

    • @laylaaxmed4247
      @laylaaxmed4247 2 роки тому

      Thankz lkn ado raaliya shaqooyin ma leeyahay se hablaha ma uwanagsanyhy talo ayan ku waydisty madama aad iga aqoon badanty Accounting iyo Hrm Labada ayan kla doranla,ahay

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  2 роки тому

      Labada maadaba shaqo waa lagu helaa. Accounting qofka inta badan waxuu ka shaqaynayaa "financial services sector" sida bangiyada ama canshuur celinta ama canshuur xisaabinta qaasatan dowladda hoose. Somaaliya si fiican uma ogi xagga shaqada sababtoo ah garabeeshanka iyo musuq maasuqa ayaa badan! Marka baaritaan badan ayaad u baahantahay inaad samayso!

    • @hibakabdirahman9794
      @hibakabdirahman9794 Рік тому

      @@laylaaxmed4247 hada kee barataa abyo kabadaan isku hayaye

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Рік тому

      @@laylaaxmed4247 HRM maxaa weeye

  • @amiincllaahi221
    @amiincllaahi221 Рік тому

    Mahad sanid

  • @user-um5un1dd6b
    @user-um5un1dd6b 2 роки тому +3

    Qofkii rabo inuu barto kuliydan maxa laga raba nu ku ficnaado schoolka

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  2 роки тому

      Waad saxantahay gudoomiye!

    • @ifraxcadey6512
      @ifraxcadey6512 Рік тому +1

      Was sas lagama rabo ina english ku fcnthy inaa dad ka hor hadli krto

    • @ayaanc.risaaqaadan1618
      @ayaanc.risaaqaadan1618 Рік тому

      @@ifraxcadey6512 intaz basa abyo

    • @Hodanisha
      @Hodanisha 10 місяців тому

      ​@@ifraxcadey6512xisaab neh mliga rba😢

  • @Jnw09
    @Jnw09 Рік тому

    Ustaad ani inan ki shaqaysto ayan u baranaya oo chance ka ad kushaqayn karta wuu sareya aya la I dhahay

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  Рік тому

      Inteed doonaysaa inaad ka shaqayso?

    • @Jnw09
      @Jnw09 Рік тому

      Ustaad chance ka ad shaqo ku helayso aya bdn marka dad bdn wareystay lkn waji an haysaa ma jirto.
      Shaqadana meesha an fursas ka helo diyaar ayan u ahay e dalka hooyo ah

    • @SharifMfarah
      @SharifMfarah  Рік тому +1

      Haa waa runtaa laakiin Somalia sida aan video ga ku sheegay shaqo dowladeed ama shaqo shirkad shaqsiyaad leeyihiin uun baa laga shaqeeyaa - labadan waa garabeeshin - ilma adeeradaa haday joogaan uun baad helaysaa!