aayadahan markan aqristay maxaa igu dhacay wlhi nolosheyda waxan fileynba igu dhacay😭🤲

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 225

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 роки тому +82

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo ikhwaanii wa aqwaatii markasto allaah dartiis r

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  3 роки тому +8

      اسأل الله العظيم رب العرش الكريم ان يشفيك illahey haku caafiyo dembi dhaafna hakaaga dhigo wlhi sida qof aan aqaano ayaanku dareemaya allaha ku caafiyo aamiin yaa allah 🤲

    • @rahimaali5762
      @rahimaali5762 3 роки тому +2

      Allah haku caafiyo wlo .waa maalmo aan ducada la soo celin yaa rabii iga aqbal ducada .yaa Allah adiga daawadadu Deg Deg badan thaye allow wiilkan caafi allow cudurka caafimad ugu bedel .yaa rabii

    • @hanajamac6484
      @hanajamac6484 3 роки тому

      Aalha ku caafiyo will Danbi dhaf alaha kaga dhigo

    • @ahmedgaboow7309
      @ahmedgaboow7309 3 роки тому +1

      @@rahimaali5762 jzk janatu firdowsa allaah ku geeyo markasto salaad dukato ama wardiso iisoo Duceey

    • @farxiyoshiiqmaxamuud7110
      @farxiyoshiiqmaxamuud7110 3 роки тому

      Wall ilaahey ha ku caafiyo

  • @ummuabdalleh9180
    @ummuabdalleh9180 3 роки тому +31

    5bilood kahor saan u bilaabay adkaaru sabaax wal masaa alxmadulillah kama tago waxkastoo jira lagama yaabo inaan katago ilahay hanoogu wado faatixaduna fadligeeda iyo cafimaadka aay leeyahay rasulka inoo sheegay ilahay khaayrka hanala kulansiiyo

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 3 роки тому +22

    Subxaanallaah . Jawaahir waa gabadh wanaagsan oo waxtarbadan . Guuleyso waligaa .

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n Рік тому +3

    Abayoy anaa mudo iskaxanuunsan meel xanuunayso magaranayo sida la iihayo ma aqaan hurdo yari alxamdilillaah calaa kulixaal ina sooduceya asxaabta iyo walashay jawaahir insha allaah ayadaana waan aqrisan

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 Рік тому +1

    Caawa ayaan soo afjaray 3000 kun ee fataxada ahayd waxan bilaby malinka ka arkay adiga alx alx alleh haku barakeeyo Wllllo jawaahir

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 3 роки тому +5

    Masha Allah abayo Ilahayhaku barakeeyo gabar khayr qabto ayaa u egtahay waakugu cusbahay.

  • @muniiroah6013
    @muniiroah6013 3 роки тому +5

    Jazakumullah khayr wallaashey sidaa noola soo wadaagtey. Allaha caafiyo adi iyo inta xanuunsan. Insha Allah anigana waan samerynayaa wana idinla soo wadaagi doonaa natiijada aan ka helo haduu Allah ogolaado. Mahadsanid xabiibti.

    • @najaxhena
      @najaxhena 3 роки тому

      Xabibti maka heshay

  • @canabcayuuni4978
    @canabcayuuni4978 3 роки тому +8

    Qofwalboo muraadleh Muraadkison Macsiya aheyn Allaaaah hasiyo isoo duceeya muraadbaan leeyahayee in uuu Allaaah isiiyo owlaaad baaariyo xalaal ah aniga iyo Inta Ila mida Inta haysatna Allaaah haubrakeyo baari hauga dhgo Angna Ducadeena Allaaah hainga aqblo Dhmmntnnb Aaamiin Àaamiin Aaamiin Yaa Allaaaah Yaarab Yaaarabbal Caalameen dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 3 роки тому +3

    jaza'akallahu khair wallahi hadalkaaga hal mar kama caajisin dhageesigiisa youtubers-ka kale hurdaaba i qabsata maasha allah ilahay haku fududeeyo

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 2 роки тому +2

    Wllhi wllo mcn way ihaysataa tasi insha allah wan samayn donaa sida aad samaysay alle ha inagu aqbalo adna alle haku xafido

  • @qadromaxamed6598
    @qadromaxamed6598 3 роки тому +5

    جزاك الله خير يا اختي الكريم ما شاء الله الله يحفظك

  • @hawafarah7236
    @hawafarah7236 3 роки тому +5

    Subxaana Allaah jazza Akallaahu khayr Qaalyey cajiib weeye qisadan

  • @hanad4509
    @hanad4509 3 роки тому +6

    Isoo duceeya Allah dhib ka ika dhaxsaaro
    Amiin yarabi

    • @aisha.aliiza5780
      @aisha.aliiza5780 3 роки тому +1

      Yaaa rabi dhibka ku heysta kaa dulqaad oo kheyr iyo wanaag adun iyo aqiraba kugu badal yaaa rabi yaa raxmaan wll

  • @mariacali9517
    @mariacali9517 Рік тому +1

    Axpaapiy isoduceya wlloyal ulah dartiis alle inu wakhtigan mutugada leh idhaafiyo

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 роки тому +4

    mashaAllah tabarakallah shukran my sister keep it up

  • @farxiyoshiiqmaxamuud7110
    @farxiyoshiiqmaxamuud7110 3 роки тому +10

    Walahi aniga ayaa arkay aad kaaru sabaax faaidada eey ledahay

  • @fadumamahad8098
    @fadumamahad8098 3 роки тому +13

    Abayo xijaapka wakuquruxbadantahay Allahu Akbar

  • @MOHAMMEDIBRAHIM114
    @MOHAMMEDIBRAHIM114 3 роки тому +7

    CIID MUBAARAK.

  • @ukashcarabfamily9653
    @ukashcarabfamily9653 3 роки тому +1

    Mashaallah xafidahullah yarrabi shukran abyo intaas kadib fatihada kitabka maka'aqrineysay misa niyada please isojawab abayo

  • @user-fs6gn4qh2x
    @user-fs6gn4qh2x 3 роки тому +4

    Masha Allah quruxey mahat sanit 🥰😍😘💛🧡

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 3 роки тому +2

    Mashaa Allaah abayo Ajir Allaha kusiiyo mantan kugu soobiiray waxana kahelay khayr thnks

  • @aaminoslow4019
    @aaminoslow4019 3 роки тому +1

    Asc xabiibri alle haku cafiyo mcnto anna waaqrisana insha allah ilahay haiga aqbalo murad keeynana alle haino wada sahlo

  • @user-md1bf4hn2n
    @user-md1bf4hn2n 9 місяців тому

    Walashey alle haku barakeyo ani wan kugu cusbahay m.a sida aad qeerka nogu tabiso

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 роки тому +2

    Maasha alah ilaahey hana wada caafiyo adigana qeer alaha kusiiyo aamiin 🤲👍⚘

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 роки тому +1

      Dhmmntnb Aaamiin Àaamiin Aaamiin Yaa Allaaaah Yaarab Yaaarabbal Caalameen dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah

  • @najukader4688
    @najukader4688 3 роки тому +2

    mashlaha جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @leyloabdullahi4420
    @leyloabdullahi4420 3 роки тому +1

    Masha'Allaah Ukhtii Jawahir Shukran Laka

  • @suadaydid5270
    @suadaydid5270 2 роки тому +1

    Jzkl kheyr abaayo Qaali
    Guuleyso 💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @kifaxali
    @kifaxali 9 місяців тому

    Wlhi jawahir dar Alle iskaga jeecladey Allahyow 2024 na kulmi yaa Allah 😢

  • @aziaaden6087
    @aziaaden6087 3 роки тому +5

    First One my sister

    • @fahadmuhudiin235
      @fahadmuhudiin235 3 роки тому +1

      🖐️💔 Noolw

    • @fadumoabdiisagisag3168
      @fadumoabdiisagisag3168 3 роки тому +1

      Asc walaashy qeyr Alaaha kusiyo wahan fahami wesley
      tirada fatihada imise jer
      Sodan iyo sedax jer miya

  • @saidawil7852
    @saidawil7852 3 роки тому +4

    asc walal jazaki allahu khayran fataxada ma 4maal mood oo xidhiidh ah baad waday mise malinba qayb halkas xoga maad faah faahine wixii aad ka waday hadii walashay aad ku idhaahdo same sidan oo kale oki miya walal alle ha ku fududeyo khayr aduun iyo mid aakhiroba jazaki allahu khayran guri fiican iyo deris wanaagsana alle ha ku sahlo if iyo aakhiroba guul aan dhamaan alle ha ku wafajiyo tusaale fiican baad noo tahay aniga iyo inta kugu xidhanba

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 3 роки тому +3

      Wll waxay tiri 3000 faatixo 4 bari ayaan ku dhameeyay

  • @asmocumar9656
    @asmocumar9656 3 роки тому

    M.a abyo zakallah qeyr insha allah waan so aqrisanaya wixii natiija ah ne waan ku so wadagaya

  • @amalali833
    @amalali833 3 роки тому +3

    Mansha'aalah jazaklau khair Aamin Aamin yaa Allah

  • @fadhliomar6597
    @fadhliomar6597 3 роки тому

    Manshallah walshy qali Allah haku xafido🥰💋❤️🥀 abyo xakee jogtaa wllo

  • @fatumamohamed127
    @fatumamohamed127 3 роки тому +2

    Wcs ukhtii subxaa nallaah jazakillaahu khayr jazaa

  • @yurubmusse4120
    @yurubmusse4120 3 роки тому +1

    Masha Allah tabarakallaah wllshay qaali shugran insha Allah xabibiti

  • @amalali9188
    @amalali9188 3 роки тому +4

    Maash allaah abaayo 🥰❤

  • @mohamedcabdullahiaden916
    @mohamedcabdullahiaden916 2 роки тому

    Ayadas isheg Inta kale waafahme Alxamdu iyo saliga nabiga salalahu lahu calehi wasalam ayadan raba

  • @nasraquruxsan2262
    @nasraquruxsan2262 3 роки тому +1

    Abaayo juwahir Ani atkarta nabaar ilahey qer hakudiye

  • @deeqabeuty5152
    @deeqabeuty5152 3 роки тому

    xabiibti muraad aa leyyahey waana jaribaa shukran xabiibti♥♥♥♥♥

  • @updulkadirmaow958
    @updulkadirmaow958 3 роки тому +2

    ماشاءالله أختي الله يحفظك عليك

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 роки тому +1

      اللّهم امين امين امين يا اللّه يارب يارب العالميييييين Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah

  • @aziaaden6087
    @aziaaden6087 3 роки тому +4

    Jawahir husen🥰❤

  • @raxiimacabdilaahi207
    @raxiimacabdilaahi207 3 роки тому

    Jasakalahu khayr malin horan wanku waydiyay qliyey xagee kala soo xidhidha

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 3 роки тому +3

    Horo usoco abyo mcn 🤲🤲❤️😭😭

  • @nawaalmaxamuud7551
    @nawaalmaxamuud7551 3 роки тому +1

    Mahadsanid hno sad nagu so gudbisay alle ha ii ka xafido wn ku jeclhy wllhi🥰🥰🤍💖

    • @vipksa2280
      @vipksa2280 3 роки тому +1

      Masha allaah jazakalaah uqtii anigane sidas aya u xanunsanahy hurda la anta iyo walwalkaba iso duceya malitan kerysa ayan ku jirna dhaman walaalaheyga muslimiinta ah

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 роки тому +1

      Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah

  • @rayanahmed119
    @rayanahmed119 3 роки тому +1

    Aamiin thanks wllshy qali

  • @nimconimco3695
    @nimconimco3695 2 роки тому

    masha Allah Allaha ku barakeeyo shukran

  • @bashaashtv7084
    @bashaashtv7084 3 роки тому +2

    افعلي الخيرلعلك..👍🤝👈👩‍💻🔕

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 роки тому +1

      اللّهم امين امين امين يا اللّه يارب يارب العالميييييين Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah

  • @mariishbeautycooking4442
    @mariishbeautycooking4442 3 роки тому +2

    Maashaalah abaayo

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 2 роки тому +1

    Astaamahaa waan isku arkay walaal xitaa wadnuhu wuu I xanuuni mararka qaar wlaal

  • @canabshirwa4395
    @canabshirwa4395 3 роки тому

    Walshy jawahir ma noso qori karta ducooyinka khayr alle haku siyo

  • @sahraxiis3220
    @sahraxiis3220 4 місяці тому

    shukran. walaash

  • @fahadmuhudiin235
    @fahadmuhudiin235 3 роки тому +2

    M.a WalsheyA💋💋💋

  • @ladnamaxamed6404
    @ladnamaxamed6404 3 роки тому

    MAsha Allah shukran abaayo mcn

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 3 роки тому

    Maascha Allah ilaahey ajar hakaasiyo shukran abaay

  • @dhuuxamaxamed
    @dhuuxamaxamed Рік тому

    Walayal iso qora ayada adinko mhdsn jazakalah kheyra

  • @aaminomohamedaaminadaacad8595
    @aaminomohamedaaminadaacad8595 3 роки тому +1

    Aamiin yaarabi🤲 jazakalahu kheyran🤲 jazaa

  • @sacadmuusecumar6867
    @sacadmuusecumar6867 3 роки тому

    Masha Allah ❤️💯
    Allah haku hafido hppti

  • @ikramesa1514
    @ikramesa1514 Рік тому

    Jazaakallah kheyr abaayo ❤❤❤❤

  • @liyaomars
    @liyaomars 3 роки тому +1

    Ciid wanaagsan sharafeey iyo dhamaan asxaabtaada

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 3 роки тому +1

    Mashaa Allaah wasayni inshaa Allaah

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 3 роки тому

    Masha Allah Ilahay ha Ku barakeeyo wll

  • @fardowsomohamed910
    @fardowsomohamed910 2 роки тому

    Masha allah abayo illah haku barakeyo

  • @canabcayuuni4978
    @canabcayuuni4978 3 роки тому +1

    اللّهم امين امين امين يا اللّه يارب يارب العالميييييين Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah

  • @rayanahmed119
    @rayanahmed119 3 роки тому

    Ilahey haku fududeyo muradkada aniga nh isoducey abaayo qali

  • @xaawocali5439
    @xaawocali5439 3 роки тому +4

    isoo duceeya murug ayaa iheesato

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 3 роки тому +1

    Ilove you xbbti jawaahir

  • @shadiyoaadan4618
    @shadiyoaadan4618 3 роки тому +1

    Ilaahow arimahena nohagaaji😭😭😭😭🤲🏻

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 3 роки тому +1

    Adkaaru sabaax Iyo masaa subax Iyo galab nabiga scw ayaa inoo sheegay maxaad daliil u heysaa 3000 faataxo waa jiraan axaadiis fadli faataxo sheegay sabca mathaanii waa loo yaqaan lkn daliil ayaa lagaa rabaa hadii kale waa bidco ayey noqoneysaa walaashey

    • @xadiyojamac5736
      @xadiyojamac5736 Рік тому

      Tajribo hadday tahay ka waran iyadu maysan oran wa sunne lkn tajribo un bay shegtay

  • @beelamaxamed4203
    @beelamaxamed4203 2 роки тому

    Masha allah shukran

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 3 роки тому +2

    Aamiin yaaa rabi

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 3 роки тому +1

    ASC WLLSHEY ARIMAHAAGA WIXII KHEYR KUU AH ALLAHA KUU FUDUDEEYO

  • @axlaamxasan1446
    @axlaamxasan1446 3 роки тому +1

    asc abayo halmar maalaaqrinaa 3000kunba

  • @quranalkareem2035
    @quranalkareem2035 2 роки тому

    Asc abayo
    Wax kasta waxaa laraba in aad dalilli
    U haysatiid. Xadiiske waaye ama ayadee. Rasuulka SCW maka sugnatay in uyiri arinkaan?

  • @ahmedabdulaahi1329
    @ahmedabdulaahi1329 3 роки тому +2

    Ciid wanaag San adiga hadii aan
    su, aal kuwey diiyo ardayda global school dhigato maad kamid aheyd mise anigaa umaleeya

    • @aisha.aliiza5780
      @aisha.aliiza5780 3 роки тому

      School global viva
      Schoolkeyga aan jeclaa ahaa
      Dhiigu biyo maaha magaca school global ayaa rply i so galiyay✌

    • @ahmedabdulaahi1329
      @ahmedabdulaahi1329 3 роки тому

      @@aisha.aliiza5780
      Mahad sanid wllshey waa
      ، صحيح أن الدم لا يتغير ماء

  • @maryanjimale9241
    @maryanjimale9241 Рік тому

    You deserve a lot sister 💓❤️❤️💓❤️

  • @mohamedabdullaahi8818
    @mohamedabdullaahi8818 3 роки тому

    Masha allah walasheyda allaha ku xafido

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i Рік тому

    Allaahu akbar jazaakumulaah kheyr

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 3 роки тому +1

    Masha allah walaalo jazaakalaah

  • @mulki1048
    @mulki1048 3 роки тому

    abaaayo ilahey qeer haku siiyo

  • @maslaxoofficial7913
    @maslaxoofficial7913 3 роки тому +1

    Mnsha allah ❤️❤️

  • @leilaali7552
    @leilaali7552 3 роки тому

    Shukran ukhtii wa bilaaba

  • @fihiimaibraahin766
    @fihiimaibraahin766 3 роки тому

    Masha Allah jasakula khyr wllo

  • @cawojama7273
    @cawojama7273 2 роки тому

    JazakallaHu khayr wll wxn DonaYa inan KuLa zo xidhiidho plz

  • @sagalfarah3042
    @sagalfarah3042 3 роки тому

    Asc walashey qali ah shukra abaayo jisakalah qeran

  • @bashaashtv276
    @bashaashtv276 3 роки тому +1

    Abaayo waankusaamaa🤝🙋‍♂️

  • @farhanmohazilabdi8941
    @farhanmohazilabdi8941 3 роки тому

    Masha allah wlshy qali ah ❤❤❤❤❤❤

  • @anwarsudais2991
    @anwarsudais2991 3 роки тому +1

    Masha Allah Walal

    • @fadumomahamud6004
      @fadumomahamud6004 2 роки тому

      Asc maasha alaah alaah haina xafido ifka iyo akhiro

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 3 роки тому

    Macaanto intee lagaala soo xariiras

  • @werwer9018
    @werwer9018 3 роки тому

    m.a jazakumullah kher

  • @umusajdamuhammad7723
    @umusajdamuhammad7723 3 роки тому

    Amiin abaayo macan

  • @dalmarhussein6193
    @dalmarhussein6193 Рік тому

    Mansha allah wll

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 роки тому

    wcl abaayo❤

  • @sucaadahmed4775
    @sucaadahmed4775 2 роки тому

    Amiin yaa rabi

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 3 роки тому

    Asc jazakallahu khayran walasheeya

  • @ayaandhoolmaxamudayaan1437
    @ayaandhoolmaxamudayaan1437 2 роки тому

    amiin yaaa rabi

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i Рік тому

    Aamiin yaa rabi

  • @maryanmahmud7020
    @maryanmahmud7020 3 роки тому

    jazaakallaahu hkayr abasyoqaali

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 3 роки тому +1

    Asc jawaahir

  • @muslimgirl4163
    @muslimgirl4163 3 роки тому +1

    MashaAllah

  • @fatuushcabdiraxmam604
    @fatuushcabdiraxmam604 3 роки тому

    Abaayo masha Allaa Amiin 🤲