#DIGRIGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 166

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 Рік тому +33

    Wlhi anigay dhiiri galin ii tahay hno sadex sano ayaan bila shaqo ahay jaamacada Somaliland ama gayiga somalida uga magaca dherrna wanka baxay curudna waan ahayn lkn ilahay baan faraj khayr qaba ka rajayanaa guur iyo shaqaba wax khayr qaba yaa rabi ani intii ila mida aaluhma aamin

    • @kaaba8249
      @kaaba8249 Рік тому +4

      4sano ayaan bilaa shaqo ahaa, alhamdulilah bishan ayaan helay shaqo aad u fudud, ilaahay wuxuu kuu qoray marna ma waayaysid wll, Ilahay talo saaro.

    • @simanmaxamed1434
      @simanmaxamed1434 Рік тому +1

      Ilaahey haku sahlo waxa jeceshahy

    • @inaismail4860
      @inaismail4860 Рік тому

      @@kaaba8249 amiin wlo mahadsnid

    • @inaismail4860
      @inaismail4860 Рік тому

      @@simanmaxamed1434 amiin wlo mahadsanid

    • @inaismail4860
      @inaismail4860 Рік тому

      @@kaaba8249 msha alh ale haku barakeeyo wll

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 Рік тому +4

    Gabadhan waxan ku jeclahy sida aay kuu jecleeyneysiiso digriga ilahey ycni maxubo ayeey kumujine mshalh allaha ku xafido SI yaqiin kujirto ayeey digriga ugu shegta dadka

  • @anabise5112
    @anabise5112 Рік тому +9

    Assalaamou alaykoum
    Maa shaa Allah tabaaraka Allah Allah ha ku xafido walaashay.
    Ii soo ducee wallashay macaan qurbo ayaa single mather ku ahay in Allah ii xafido caruurtayda aduun iyo aakhiro. Aamiin 🙏🙏

    • @sahrocisman953
      @sahrocisman953 Рік тому

      Allaha idn xafido aakhiro iyo aduunba adi iyo ilmahaga janada fardowsa allaha idn kulmyo

    • @leylaabdirahmanislow8531
      @leylaabdirahmanislow8531 Рік тому

      الله يحفظكم انت وأولادك ويحفظ جميع المسلمين من كل مكروه يا حبيبتي ويبارك فيكم 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @leylaabdirahmanislow8531
    @leylaabdirahmanislow8531 Рік тому +8

    ماشاءالله تبارك الرحمن 👏 اللهم اجعل القران ربيع قلوبنا ونور صدورنا يا رب العالمين اللهم صلي وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا الى يوم الدين 🌺🌺🌺🌺🌷🌷💕💕🥰🤩🥰💯

  • @faraxmaxamed1441
    @faraxmaxamed1441 Рік тому +5

    Wan jidhicoday wlhi masha allaH tabaraka allaH ilahay ha xiftiyo gabdha iyo heerkeda iyo dhaman hablaha somaliyed haba muslimiitaba

  • @ubaxubax1799
    @ubaxubax1799 Рік тому +3

    Maaasha allaah allaha usiyaadiyo walaasheen nimcada rabi ku arsaaqay anagana hanoo sahlo intaan heeysan macaanto adigana ajar badan allaha kaasiiyo waad nasoo gaar siisee anagana allaha nugu anfaco aamiin aaamiin yaarabi ani lafteeyda waan wadaa astaq faarta i digriga waana kafilayaa rabigeeyga macaan inuu igu guuleeydoono oo waxaan illaaheey xagiisa karajeeynayo inaan ku helo idinka rabi

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Рік тому +4

    ماشاء الله ماشاء الله تبارك الرحمن اختي الغالية الله اكبر اكبر ❤💕❣️👍

  • @asmaibrahim1581
    @asmaibrahim1581 Рік тому +10

    Jawaahir husseen
    Ogow iftiin ayaad dad utahay
    Waayo in diinta laysku dhiiri geliyo
    Ukhtii fillah haka caajisin in aad barnaamijkaga tayayso
    Telegramna samaysay wa kubiiray
    Halkaas telegramkana tayee oo kor uqaad ukhtii waxan leeyahay dadkayga soomaliyeed halo noqdo xaga diinta iyi qur, aanka dikriga
    Waxad geli doontaan raaxo addun iyo aakhiraba runtii aniga dikrigu quraac qado casho ayuu ii yahay alx raaxatul jismiya raaxatul qalbiya caafimaad ayaan ku dareema alx alx hbbti jawaahir hargaysa kaso salaamayaa 😍😍😘😘

    • @qaalidumarxasan1089
      @qaalidumarxasan1089 Рік тому

      Masha allh abaayo Sido kle Alx abaayo waxa iku adag salad subx Alx hda marka tasbix bilawy waxn dugta Salta subx Io Labata ragco ka horeyso Alx waan dagay Io saltu tuxa alx io tasbix Alle mahada leh Alx

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Рік тому +2

    Istiqfaarta iyo saliga nabiga scw qisada noso baadhi abayo 🤩🤩😍🥰💘💘🌷🌹💕💕🤩

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 Рік тому +5

    Jawahirey insha alah jana ayad galeysa wayo dadbadan oo ani kamid ahay aya ku faraxno markad video so dhigto

  • @ifraaxcali4192
    @ifraaxcali4192 Рік тому +2

    Waalintii iigu horeeye aa muuqaalkaaga daawaday zaaid uga helay masha allah ♥️

  • @user-kj6oe9lm7m
    @user-kj6oe9lm7m 3 місяці тому

    Jawahir wn ku jecelnahy alaha kujeclado abyo 🧕🏻❤️

  • @xafsoxasan4544
    @xafsoxasan4544 Рік тому +1

    m.a waa xaqiiq waye wllhi taas ani ahaan marka aan bilabay istiqfaarta io salika nabiga waxbadan ba iska ke badalay ilahey hano danbi dhaafo aan kudadalno markasta 🥰

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 Рік тому +2

    ما شاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك

  • @iskufilanfarah3842
    @iskufilanfarah3842 Рік тому

    Masha alah tabarkalah alaha mabaarik qisadii ugu wanagsaneed intaan dhagaysanayey weeye masha alah alah ha ubarkeeyo wll quruxeey adiga sawjakaga nuunahaga barakooba adun iyo akhiro amiin yarbi

  • @nadamahamoutz9784
    @nadamahamoutz9784 Рік тому +1

    Istiqfaarta iyo saliga cajiib weeye masha allah qisooyin cajiiba jeclahay

  • @sacido1721
    @sacido1721 Рік тому

    Walaal.Jawaahir.ilaahey qeyr badan ha ku.siiyo talo.fiican ayaad na siiyey hadana waan wadaa istaqfaarta ilaahey ha noo fududeeyo

  • @fadumoabdi743
    @fadumoabdi743 10 місяців тому

    Asc jawahir adban ugu faraxsanhy rayigaga hore usoco

  • @Anisayusuf-je8gr
    @Anisayusuf-je8gr 4 місяці тому

    Maansha Allah Allaha usiyadiyo walasheen amiin

  • @nashaadfanax9848
    @nashaadfanax9848 Рік тому

    Abaayo Jawaahir Allaha kubarakeeyoh Qeer baad nooheesah Waah gabar kudayasho wanaag san Abaayo Nooh sooh badih Digrigah

  • @amiiramuhyadin8206
    @amiiramuhyadin8206 Рік тому +1

    Mansha Allah JazakaAllah khyr abaayo dhiirigaliso 🙏

  • @qadraqali3934
    @qadraqali3934 Рік тому +1

    Mashaalah wlh wanlaqirodey Allah haubarakeyo anigan wanaqriya Lakin wansiyadin inshaalaah

  • @sahraabdi2085
    @sahraabdi2085 9 місяців тому

    Masha Allah

  • @mohameddeeqsi3751
    @mohameddeeqsi3751 Рік тому +2

    Mansha allah🥰🥰allahu akbar☝😭

  • @hiponuur
    @hiponuur 8 місяців тому

    Mansha allah Mansha allah alx allow adaa mahad leh

  • @nimconimco3695
    @nimconimco3695 Рік тому

    Masha Allaha xbtti adiga iyo walaasheena qisada soo gudbisay Allaha niiga ajirsiiyo aduunyo iyo aakhiro nolashiina Allaha nii barakeeyo

  • @fadumomuuse5154
    @fadumomuuse5154 Місяць тому

    ❤❤❤❤ walaal illaahay hanoo kaadaayo jawaahir

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 Рік тому +3

    Wa iska baxeena mrka hda no jedin😂anago Rer mugdishu Galmudug

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 Рік тому +1

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

  • @som1
    @som1 Рік тому +1

    Abaayo jawaahir qisa istigfaar aan kuu haayaa,

  • @jawaahircabdirahman8679
    @jawaahircabdirahman8679 Рік тому +1

    M.a abaayo jawaahir qurux sami waaa ku salaamaY❤❤❤❤🤲🤲💯💯💯

  • @nasteexoclaahi5761
    @nasteexoclaahi5761 Рік тому

    Manshalllah alle ha ku xafido macalin jawahir xusen abalkagag jano ha kaaga dhiigo wllo ❤

  • @umalkhayrahmed1388
    @umalkhayrahmed1388 Рік тому

    Asw walaashay waa markii igu horsey aan arko channel kaaga allah aduun iyo aakhiro Haku xafido dhamaan asxaabta halkaani ku xiran isoo duceeya mudo 2 sano ah lugaha ayaad mooda iney dab iga shidantahay marka In Allah ha iga dulqaado cuslayska aan dareemayo igu so duceeya

  • @nafisomacalin6285
    @nafisomacalin6285 Рік тому +3

    Masha Allah keep going sister

  • @ridwanosman2296
    @ridwanosman2296 Рік тому +1

    Asc abyo mahadsanid xbbti abyo pls pls inaan ku soo xiriiro Ayaan rabaa intee kaa helaa abyo mcnto fadlan iso jawaab

  • @khadarmohamedali
    @khadarmohamedali Рік тому

    Asc walashey qali ah walahi wax aan kudhoho ma aqaano farxada an dareemayo ee alle ha kaa awaal mariyo aduun iyo aqiro kheyr ayan ku rajeynaa wll

  • @qadancabdiqadir3849
    @qadancabdiqadir3849 10 місяців тому

    Manzha allh walal allahay hakaa abaal mariyo aakhiro iyo aduunba

  • @iqramaxamed7514
    @iqramaxamed7514 Рік тому

    Aaami yaa Rabi
    Abaayo jawahir wan ku salamay salaan kadib waxn ku weydiinaa Telegaramkii wan waayay eeino dhig inshaAllah

    • @doodoali4306
      @doodoali4306 Рік тому

      Asc abaayo aniga xitaa wan raway talagrapmka ee igu soo dar

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 Рік тому

    Wnku salamay xabiibti jawahir xuseein allah kubarakeyo qaali aduun iyo aakhiro aamiin

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 Рік тому

    Ilhaay hausisiyado abayo qeyrkada alahuma aamiin yaarabi, been kushegimoya malinka digriga kamashqula haweynkas hurdo raxo mahurdo, subxanalaah, biliedemnahay qeyrka alaha nawafajiyo inshalah, abayo jawhir adiga jesekalah qeyr side qeyrka uhelno iyo amni iyo xasiloyin jesekalah jesekalah ilahay ajir xasanad adun iyo aqriwa alaahxayfidukum ❤ ♥️ 💜

  • @user-ri9uy3su9t
    @user-ri9uy3su9t 6 місяців тому

    Asc abaayo jawaahir waaa kusalamay waa jecelahay qisoyinka❤❤

  • @ayanabdullahi1811
    @ayanabdullahi1811 Рік тому

    Jazakallah Mcney Adban kujeclahay walahi markad igasohorbaxdid Adban kugufarxa

  • @user-nd8sj3kv2v
    @user-nd8sj3kv2v 7 місяців тому

    Masha allah abayo ilahy haku barakeyo

  • @xamdacali4644
    @xamdacali4644 Рік тому

    Mansha Allh wllo jaawhir xusen gurpka icaawinta miiyada kaaga miise waa mid kaale tòolo

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Рік тому

    Asc Abaya Aniga wagabadi ad dahese masar imow wad mahadsante walashe qali wan aqrista lakin albaqra saliga nabiga subhanalah walina ibedel maarkin

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni Рік тому

    Mansh allah Qali thank you

  • @fardowsafarah8830
    @fardowsafarah8830 Рік тому

    Mashallah wll Qaliyey aad ayad nodhirigelisaa jazakalahu qeyr

  • @SucdiMaxamuud-io6bm
    @SucdiMaxamuud-io6bm 9 місяців тому

    ❤❤❤❤m.a allehaku xafido

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 Рік тому +1

    Adaa mudan walalshey qiim badan waad mahada san tahay❤❤❤🫂💯

  • @ummumaxamed4994
    @ummumaxamed4994 Рік тому

    Asc wllo macan jawaari ale hakuxitiyo waan kafa idaya xawoqalada iyo saliga nebiga

  • @hibokhadar3831
    @hibokhadar3831 Рік тому

    Maasha allaah tabarakallaah allaahuma baarik yaa raxmaan

  • @maryanadan2944
    @maryanadan2944 Рік тому +1

    Masha allah

  • @umucabdallah08
    @umucabdallah08 Рік тому

    Masha allaha wll jawahir markan dono inan illahay xasusto adan ku gaysta

  • @safoiomar5533
    @safoiomar5533 Рік тому

    Mashallaah jazaakallaah khayr walaalo qaali love you so much ♥ ❤ 💖 💗 💓

  • @mohammedosman9041
    @mohammedosman9041 Рік тому +1

    Anigan waa deer Muqdishow

  • @jamaad1328
    @jamaad1328 Рік тому

    Reer muqdisho ayn ahay guuleso abyo

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Рік тому

    Inshallah ilahay hanawa fajiya ilahay Arimehega wahan rajenayana ilahay hai fududeya

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 Рік тому +1

    Masha alh tabaraka laah alahuma baarik

  • @som1
    @som1 Рік тому

    Mashallah tabarakAllah Allahuma Baarik

  • @nimconimco7203
    @nimconimco7203 Рік тому

    ما شاء الله تبارك الله الله اللهم بارك

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Рік тому

    Masha allah tabarakallah rahmaaan alaahuma baarik

  • @siman388
    @siman388 Рік тому +1

    Mashallaah shukran ducada abayo

  • @iraneli6418
    @iraneli6418 Рік тому +3

    Amiin🤲🤲🤲

  • @maimunaabdullah188
    @maimunaabdullah188 Рік тому

    Yaaa allah anigaba wlhi wax bdn baa ku heley alx bes qofka jeclahey in aan ku helo baa rajyna insha'allah iyo nolol tan ka wngsn oo ka sii qurux badan 😭😭😭

    • @Zakicadde1646
      @Zakicadde1646 Рік тому

      Wllo noofaaidee mudo intee leeg waday istiqfaarta

  • @fafigohar5153
    @fafigohar5153 Рік тому

    Machallah tabarakallah gurigeda ilahy ha u barakeyo amiin amiin yaarabi

  • @Hoyo_miaadNastexa
    @Hoyo_miaadNastexa Рік тому

    Masha alah tabaraka lah ilahay haku siyadsho farxada xabibti

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому

    Asc Aamiin Salallahu Caleyhi Wasalam Allha gulinshallh abyo

  • @SucdiMaxamuud-io6bm
    @SucdiMaxamuud-io6bm 9 місяців тому

    Aad ban oga helay abayo ❤m.a

  • @roodaaadan1171
    @roodaaadan1171 Рік тому

    Maashaa allah allahuma baarik

  • @ifraaxaxmed8019
    @ifraaxaxmed8019 Рік тому

    Mash alah abayo waana dhiir galisay thanks abayo

  • @kawtharadam9634
    @kawtharadam9634 Рік тому +1

    Abayo mcnto nambarkaga ayan ubahanahy sweetheart please…Allah hakusharfo mar walbo….❤

  • @sidracabdi304
    @sidracabdi304 Рік тому

    Maansha Allaah baaraka laah .

  • @suleekhaxuseen418
    @suleekhaxuseen418 Рік тому

    Masha Allah wallshy qali

  • @nuurulceyn9838
    @nuurulceyn9838 6 місяців тому

    M.a

  • @ramzaayman1919
    @ramzaayman1919 Рік тому

    أستغفر الله الذي لا اله الا هو الحي القيوم وأتوب اليه

  • @hodanheelo9365
    @hodanheelo9365 9 місяців тому

    Wll mar walba aan digriga badiyo waan xanuuunsanaya waaan cabsoonaya 😢😢😢😢😢 mar walba waaan jeclhy inaan sameeyo balse waaan bukoonaya waxaaan sameeya maaalintii 40,000kun markaan bukoodo waaan joojinaya

    • @user-fj5mt2yq5o
      @user-fj5mt2yq5o 2 місяці тому

      abaayo sheydan waye ha jojini markii ilahay kuso dhawanayo sheydanka waswas ku gilin sheydan hakugu faidaysanin abaayo aniga isoduceya mudo xaas ahy rer waxaan joga hadii cadadan kugu. solabato yaweylak manta hoyadey wax walbo usheekto ima nolo😢😢😢😂😂

  • @LoukmanLuis
    @LoukmanLuis 8 місяців тому

    mashallah abayo

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Рік тому

    Masha AllaH tabarakallah❤

  • @riyaanqalif5519
    @riyaanqalif5519 Рік тому

    Mashallah Mashallah

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 Рік тому

    mashaAllah tabarakallah shukran abayo,sigade abayo, Ibrahimiya miya ? salallahu caleyhi wasalam, please reply

  • @maryamadeganayaanleabdi5802

    Wll jawahir wan ku tageera from somaliland

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Wcs walaashey jawaahir xuseen allaha kubarakeeyo

  • @Zahruush
    @Zahruush Рік тому

    Masha Allah📿🌿🍂♥️

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 Рік тому

    Amiin ya rabi

  • @zytunmoha6455
    @zytunmoha6455 Рік тому +1

    Thank you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @falcadoxaliimo8904
    @falcadoxaliimo8904 Рік тому

    Jazakallah kheer abayo

  • @shiilamohamed7231
    @shiilamohamed7231 Рік тому

    Mashaallh tabaraka laah mabruk

  • @munamuhumed3885
    @munamuhumed3885 Рік тому

    Masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH

  • @deeqamohamed9843
    @deeqamohamed9843 Рік тому

    Asç dhamtiin axpapi Murad Ayan leyhy runti jsakalah

  • @fatoumaabdallah6586
    @fatoumaabdallah6586 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الله

  • @nimcoaadan973
    @nimcoaadan973 Рік тому

    masha allh illhyw naga aqbal amiin yarbi

  • @sacadiyoshiiqmuqtaar5443
    @sacadiyoshiiqmuqtaar5443 Рік тому

    Asc.sharafay.ninkayguwaabaqiil.hantiilaa..1..doolAr.macaakamaqaadikaro.xowqalo.istiqfaar.ibraahiimiyo.waan.aqristaa.wacdiyadaadana.waadhagaystaa.ee.iI.soo.qorshee.qayrkii.aan.aqrilahaa.oonwardikadhigto.allahakubarakeeyo.dagdag. iigusoojawaab

  • @nimcoahmed1794
    @nimcoahmed1794 Рік тому

    Masha allah tabarakalaah

  • @hibocabdi1593
    @hibocabdi1593 Рік тому

    Manshallah tabarkallah wllshey

  • @iskufilanfarah3842
    @iskufilanfarah3842 Рік тому

    Salama from puntuland big love sis ❤️

  • @Khadra933
    @Khadra933 Рік тому

    Mansha. Allaah

  • @Saam143
    @Saam143 Рік тому

    Masha allh allaha u barakeyo ❤

  • @nasraelmi6471
    @nasraelmi6471 Рік тому

    M...allah 🥰🥰🥰❤❤❤

  • @ruweydo2912
    @ruweydo2912 Рік тому

    Maasha allaah

  • @user-ws6pp4gn9l
    @user-ws6pp4gn9l 11 місяців тому

    ❤❤❤