Abdisatar - Villa Somalia Ciidan Hawiye ah ba la Wareegay Maweyne Dambe oo Darood ah Halis bu galaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 365

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 6 місяців тому +7

    Cabdi sataar waa waaya arag run buuna sheegay safaaradaha ajaanibta ah ha la koon toroolo ninkaan warkiisa waa sax ❤✔💯👍🖐💗

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 6 місяців тому +11

    asc. Saxib. Nuur. Iyo. Ina. Adeerkeyga. Abdi. Sitaar. Waa. Korneel Hussein Awdheegle joogo. Canada 🇨🇦

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 6 місяців тому +12

    Guys this young man is comic person but bare in your mind the comic people they're verry intelligent

  • @mahamudmohamed6624
    @mahamudmohamed6624 6 місяців тому +3

    Waxan rabaa yuyahay c/disatar waxan amin sanahay dadka losoo adeg saday inukamid yahay Somalia
    Cid jojinayso majirto insha Allah ❤

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 6 місяців тому +6

    Yarkan waa caqli badanyey, hargeisa kasoo salaamayaa sxb

  • @BashirCade-ct1fr
    @BashirCade-ct1fr 6 місяців тому +5

    Cabdisatar keep goin

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 6 місяців тому +6

    Wa runtis safarada ajanibta dowladihi hore safarad kasta cidamada dhar cad ba jogay xatta qashinka safaradaha wa la barijiray

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 6 місяців тому +5

    waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin mahadsanid guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 6 місяців тому +3

    Waa sax amba waan aminsanahey Dooladow shisheeye ba ku jira Soomaaliya ilaahey adanomaqan. yaarabi wa sax sidu udhigey☝️

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 6 місяців тому +24

    Ninkaan wuxuu iila egyahay nin shisheeyaha iska gadaaya. Somalida kala qoqobaaya

    • @kisima5420
      @kisima5420 6 місяців тому +1

      Waxaa layaaba Kan wareysanaya hadana noo soo gudbiya waa cajiib
      Walee waa burburnay hadii Kan camal siyaassada somaliya laga wareysanaayo

    • @saeedisa9798
      @saeedisa9798 6 місяців тому

      @@kisima5420 kan waa inay dadka somaaliyeed iska qabtaan maadaama uu san wax dhisid katalineyn, wax dumis wado.
      Cimaaraadka somalidu waa kubaraarugsanyihiin iyo kuwa lamida.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 6 місяців тому +1

      Shisheyaha wayo nur so nin somali mahan iyo rerkisa

    • @saeedisa9798
      @saeedisa9798 6 місяців тому

      @@hodanc6255 asagu waa soomaali laakiin hadalkiisa sifiican udhageeyso adaa fahmi doonee.

    • @Secret_of_the_food
      @Secret_of_the_food 6 місяців тому

      Ninka shisheeyaha u shaqeeya oo usujuuda soo xasan dhiiqo maaha!

  • @aminaelmi9638
    @aminaelmi9638 6 місяців тому +1

    Siyasika Alleah baryadis qofna kama xigo waan wax fiican Allaha inaya baryaan ❤

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 6 місяців тому +6

    TURKI BAA BALAN QAADAY INUU HARAAGA SNM IYO KULMIS INUU SOO AF JATAAYO SI DHAQSO AH❤

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 6 місяців тому +1

      KKKKK TURKE INDHOOLE MIYA O USHA LO SAARO MEESHA LO BAAHDO CHAPTER 7 BA KU HADAAQAYO TURKE BA NA ILAALIN ARAGNEE CAWRI MIYA WAX KU QABAN

    • @AbuSuldaan-qx7ut
      @AbuSuldaan-qx7ut 6 місяців тому +1

      @@makebravo7133 TURKIGU WUXU TIRI 13 SANO BAN JOGEY SOMALIYA WAXAN OGAADEY DAWLADA SOMALIYA HARAAGII SNM IYO KULMIS. NA HOR TAAGAN EAANA SOO AF JARAYAA

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 6 місяців тому

      OO TURKEY GU QABIILKEEBUU KATIRSAN YAHAY ILAYN MEESHA QABIIL-QABIIL AYAA LAYSU HAYAAYE SIDA HADALKAAGA KA MUUQATEE
      😂

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 6 місяців тому +24

    Waxan kan wareysanaya baa ka
    Sii liita war dadka wax faaiido leh u soo gudbiya

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 6 місяців тому +1

      aad iyo aad walee

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 6 місяців тому +4

      Maxaad dheer tahay adiga

    • @7omali
      @7omali 6 місяців тому +1

      Adiga iska dhagayso bas.

    • @abdirashidhussein3029
      @abdirashidhussein3029 6 місяців тому +2

      Ninkan Wa NIN qibrad leh hadii ad fahmeyso qaabka sirdoonka adunka ushaqeeyo .

  • @hamisahassanisbariije2659
    @hamisahassanisbariije2659 6 місяців тому +6

    Ninkaan madaxda Somaliya caynaaya wariye Nuur baa masuul ka ah.

    • @cabdulqaadirahmed2565
      @cabdulqaadirahmed2565 6 місяців тому +1

      Xasan Dhiiqo Yuu madax u yahay gudoomiyaha Degmada kaaran madaxda kale markey joogan waad cayneysaa adeerka dhiiqo in la amaano ayad rabtaa😂 caqli dameer

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 місяців тому +2

      Madaxda Mararka qaar wixii ay yihiin waa lagu Sheegi.
      Adiga yaa masuul kaaga dhigay Madaxda Soomaaliyeed
      Dabcan mid aad isku reer tihiin ayuu wax Ka sheegay.

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 6 місяців тому

      It’s good for the country keep talking about them or the politicians will act untouchable

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 6 місяців тому +1

    Walahi Ninkan Dadka Weylayaabanyihiin Laakin Aniga Xageyga Inkastoo Sarcastic Sarbeebloow uuyahay Hadana He hits good points .

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 6 місяців тому +4

    Simple waa la badalayaa oo ciidan sax ah oo isku jira sharaf leh ciidan daacad baa la gaynaa insha allaah ama muqdisho waa la wareejin doonaa

    • @2pacyt980
      @2pacyt980 6 місяців тому +2

      😂😂 comment ayad ku dhex riyoone muqdisho wliged casimad aye ahane hawiye wuku talina 😂

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 6 місяців тому +1

      Casimad iyo aniga leh is qabadsi

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 6 місяців тому +3

    Ninkani Waa qalibadanyahey !!!!!!!!!

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 6 місяців тому +3

    Kani ma soomaalibaa mise ethopian

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 6 місяців тому +4

    Bullshit waxaan oo kale dadka ha hor keenina caqligayaga ka xishooda fadlan mise qofkasta oo lacag idin siiya wareeysi baad ka qaadeeysan Af-Soomaali xataa mayaqaan waa jiir haan ku weeynaaday

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 6 місяців тому

      Af soomaaliga duuduubee dhabarka saaro kan waa kaa aqoon badan yahay runta ayaa ku dhibeysee

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 6 місяців тому

      @@jamilafashe5629 adiga ma Qabyaalad baa kaa hadlineysa nacas yahay xun jaariyad nimadada ku ekoow siyaasad mataqaanid

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 6 місяців тому

      Dadka ninkaan wax ka sheegaaya waa dad aqoontu ku yartahay ama cunsuriyiin ah waayo qofka aqoonta leh si kasta oo qofkaan ula dhacsaneyn wuu ka aamusaa isaoon wax xumaan ah ka sheegin ayuu ka gudbaa qofka cunsurigaa oo caatifadeysana waxaan isaga aheyn ama aan reerkiisa aan taageerin wuu caayaa ama liidaa, iska daawo oo dhegeyso lkn shaqsiyadiisa ha faragelin ,wariyahana xorriyadda haka qaadina waayo mid waalan iyo mid caafimaad qaba labaduba waa isugu mid

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 6 місяців тому

      @@mohammedpalle5934 siyaasadda suud 30$lagu Soo gatey sidaadoo kale ma aha ee waa la bartaa siyaasadda Soo baro macnaheeda adoon ceytamin jaahilyahow kabha weyn leh anigana aqoon I'm lihide I Soo baro horta jaariyadnimada waa shaqo ceeb ma aha waxaa foolxuma waxa aad adiga ku hadleysid hadda waayo wuxuu ka turjumayaa waxaad tahay iyo sida aad ku soo barbaartey Marka isku level ma nihine 10 talaabo dib iiga deg

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 6 місяців тому +4

    Nin Kaan Beenta Badan Nin Kasta Oo Siyaasi Saaxib Aan La;ahaa Uu Taagan Yahay Yaab

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 6 місяців тому +1

    Masha Allah wa ruuntee 🎉

  • @IbraahimIsaaq-be9xs
    @IbraahimIsaaq-be9xs 6 місяців тому +2

    Cadisatar masha allah

  • @nasirdalmar3772
    @nasirdalmar3772 6 місяців тому +2

    NINKANI QOOMIYADIISA MA SOMALI SUJUU BAA MISE WAA RAXAN WAYN

  • @LovelyStrategyGame-kc9fz
    @LovelyStrategyGame-kc9fz 6 місяців тому +3

    Caatifada iyo xifaaltamka soomaalida dhexdeeda markii laga tago Nikaan wax badan ayuu la socdaa....
    Dadbaa ku mashquulsan lahjadiisa...

    • @Waankudaalnay
      @Waankudaalnay 6 місяців тому

      Afgooya Lagabilaabo ilaa Dhanka Jubada Sare ilaa Xagaa iyo Dollow . Waxaa laguhadlaa Dhoor Lahjadood Marka Maayga lagasootago, Xataa Afguriga Maxaa Tiri Sikaluu Udhawaaqaa.
      Reer Waamo Waa Lahjad Iyaduna.
      Teedakale
      Aaway Xadaaradii Dooy.
      Waxaa Jira
      Af-Dabare oo Waliba uu Ninkaan Yahay.
      Af-Gariire
      Af-Jiido
      Af-Tuni
      Af-Dabare
      Af-Biyamaal
      Af-Gosha
      Af-Mushaani
      Af-Shaanshi
      Af-Munshunguli
      Af-Banaadiri
      --------
      Af-Baajuun
      Af-Baraawe
      Af-Gare
      Af-Booran
      --------
      Waxaan oodhan oo Somali Kuula ah Af-Somali Baraxan Kumahadlaan waayo Lahjadahooda iyo Afafkooda ayeey Xiisaha siiyaan oo Ay kucaano Maalaan. dunida waalaqabtaa ( Jarmalka ama Swisska 44:04 Lahjado Kala adag ayeey kuhadlaan English kana waalamid iyo Caalamka oodhan
      waliba Iyagoo isjecel bey Hadana Waxooda Xafitaan Si Aysan u lumin. Anagana Umadii oodhan baan Halsalad kugureynaa.!

    • @abdihakimaliisse3607
      @abdihakimaliisse3607 6 місяців тому

      Dani fuley ayu ku sheegay.dani Wa ninka kaliya walaa lihi dhulkoda uso Celiye. Fuley mala dhihi kara ninka😅

  • @cumarfargeeto3009
    @cumarfargeeto3009 6 місяців тому +1

    Maxuu halis galaa madaxweine dambe oo daarood ah maba imaanayee

    • @maxamedxaashi1049
      @maxamedxaashi1049 6 місяців тому

      Ma adaa u diidaayo taas waxay cadayn u tahay in xaaraanti dadka laga dhacay lagugu soo kariyey

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 6 місяців тому +1

    Kan oo kale awr halaabay lama weydiiyo xagayaga. Kuwanna siyaasi khabiira ayay uhaystaan! Subxaanallah

  • @malaboa591
    @malaboa591 6 місяців тому +2

    Hiiraan State ayaa lagu dhawaaqay oo Hiiraan waxeey noqotay Maamul gobaleed madax banaan maanta wixii ka danbeeyso

    • @ayatollahcalisomali3832
      @ayatollahcalisomali3832 6 місяців тому

      Maxaa heershabeele ugu go'deen walaal

    • @malaboa591
      @malaboa591 6 місяців тому

      @@ayatollahcalisomali3832 Qaatuma oo go’day ayaan aragnay oo Maamul ayaan sameeysanay oo Soomaaliland waan ka go’nay ayay yiraahdeen ee maxaa noo diidaayo Hiiraan State hadii la sameeysto

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 5 місяців тому

    Wiilkan waa mid caqli wanaagsan

  • @Geranuke
    @Geranuke 6 місяців тому +1

    Muqdisho waxaa samayn jiray Mahad Salaad. Markaaas yaa wax qarxinaya

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 6 місяців тому +2

    SICIID DENI WUU RIYOONAYAA DAWLADA FADARAALKA SOMALIYA MEELA KAMA SOO GELI KARO FARMAAJO WAA DHICI KARTAA INUU SOO NOQDO

    • @ROPERTOBAGIO
      @ROPERTOBAGIO 6 місяців тому +2

      Aryaa Kuwa gala Federal siciid deniyaa keena minuu karahsaduu kawiya ee ma galo wuu kudaa aasuuu illaa deni deni kuriimaa

    • @AbuSuldaan-qx7ut
      @AbuSuldaan-qx7ut 6 місяців тому +1

      @@ROPERTOBAGIO MAXAA TIRI WUU KEENAA HADHOWNA ISAGAA LAGU KARBAASHA MAXAAN U QABAN KARAA KARBAASHKAASA U QORAN XIL YUU KU RIYOON. OK

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 6 місяців тому +2

    SSTV maxaa ku dhacay fadhi ku dirir miyuuu noqday chanel ka shacabkiisa qadartii miyaa lagala laabtay sidaas iskuma ogayn e

  • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
    @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 6 місяців тому +2

    Imiratka ayaa malgeliya kuwaan si somalitha lookala dila. Mathahweyna walba ninkiisa raba ayuu e ilaali dahaa markuu imaatha.
    Bal ma amison ayuu rabi in waligeed joogta? Tethakale siyad bare 21 sano asoo darood oo amison hukumeynin soo mogdush makatalineynin?

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 6 місяців тому +1

    Denmark 🇩🇰 iyo 🇳🇴 NATO KAMID YIHHIIN.

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 5 місяців тому

    Cabdisitar and idi amin no difference

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 6 місяців тому +1

    Nuurow waxaad ahayd wariye xishooda laakiin hada waxaad umuuqataa nin kala garan la, dadka waalan iyo kuwa fiyow wareysigii ugu xumaa waa kii buurmadaw kanina waa kii labaad nuurow ka fiirso dadka aad waraysaneysid waxaad kabaqayaa inaad waraysato dadka waalan ee dhar la,aanta suuqa dhex ordaya

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 6 місяців тому

      Adaa waalan Nuur iyo kan uu wareysanaayo waa miyir qabaan adigaa cilaaj qabiilka kaa dhaqo u baahan

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh 6 місяців тому

      @@jamilafashe5629 haddiiba buurmadow iyo kanlawaraysanaayo ay fiyowyihiin maba jiro dadwaalani nuurna meel ka dhac ayey ku tahay inuu waraysto dadka nuucaanoo kale ah

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 5 місяців тому

    Nio ninkan shactarole ahan u daawada ani , very funny wlh😂😂

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 6 місяців тому +1

    nin kaan wuxuu sheegayo waa run anigu waan aamin danahay taa waana laqabaa hadal kiisa waler

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 6 місяців тому +1

    Adeer axmed libaax og meesha uu kajiro cadawgiisu iyo sida uu isaga qabto ogaadeen gun baatihinee axmed nolol idinka horaysay majireene taageer inuu kun jeer soobaxl🎉🎉

  • @MohamadHadi-vs6ww
    @MohamadHadi-vs6ww 6 місяців тому +1

    This guy doesn’t even know NATO countries

  • @MohamedAli-nq2zz
    @MohamedAli-nq2zz 6 місяців тому +1

    Haday ciidan hawiye la wareegeen madaxtooyada maxaad ku qoosantay ma dhibaato ayey kuu geysteen oo maal bey kaa dheceen sow maahan somali mase Uma aqoonsanid somaali iney yihiin

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 6 місяців тому

      Wa khalad qabil dhan inu dowlada mamulo sidi mamul gobaled

    • @ZubeyrMohamed-fe6hb
      @ZubeyrMohamed-fe6hb 6 місяців тому

      Ciidankii oo kiyada kaduudna ee farmaajo ka geenaya gedo madaxtooyadana ku waardiyeeynayay ee ahayeen ma ciidan qaran​@@hodanc6255

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 6 місяців тому

    Xoogaa run ah iyo koosaar maraqbilaash ah .

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 6 місяців тому +1

    Turickii is Not coming to Somailand that’s

  • @AbuSaciida
    @AbuSaciida 6 місяців тому +13

    Ninkan ormo miyaa ninkan af somaliga bartay

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 6 місяців тому

      Adiga iyo asaga adaa oromo ah

    • @Jamac163
      @Jamac163 6 місяців тому +1

      Mayee afmaay Ku koray, isagoo wayn ayuu mxaa tiriga bartay 😅😅

    • @angel67ball51
      @angel67ball51 6 місяців тому

      @@Jamac163see wax ku bartey ilaa maay wax laguma bartee

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 6 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂 warya ninkan waba funny wlhi harqanle kulahaa

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 6 місяців тому +1

    Waar hooy Soomaaliyeey qabyaaladda daaya. Madaxda yaan la ceebaynin. Qabaa'ilka madaxa yaan la isku galin.

  • @afitaaxronaldo7954
    @afitaaxronaldo7954 6 місяців тому

    Somaliyeey hadaad aragtaan qof qabiil qabiil ku dhagan wlhi waa laangaab Ciilan oo hadana fulay xaar weyne😢😅

  • @aliqass1284
    @aliqass1284 6 місяців тому +11

    Wariye miyaad waala tay waaa maxay ninka qabiilka kugu hor aflagadaynaya

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 6 місяців тому +2

      Haduu iidoor afkagaadeeyo so maad aamusteen 😂😂😂

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 6 місяців тому +1

    Diyaarada itoobiya waa in laga madnuucaa hawada somaliya inay soo galaan abadan (for good) oo waa in baarlamaanka somaliyeed sharci ka dhigaa oo waa in baarlamaanka somaliya sharci ka soo saaraa inaysan dawlad goboleeyada madaxdoodu waxba kala xaajoon karin kenya iyo itoobiya iyo imaaraadka oo waa in baarlamaanka somaliyeed qalinka ku jiidaa sharci diidaya inaan wadani somaliyeed darajo kasta ha la ha laado amse somaliya haw hayo oo ka billaabata madaxweynaha qaranka Somaliyeed
    ilaa qof somaliya caadiya inaysan wax xiriira la yeelan karin dalka yuhuuda iyo dadkii toona oo diyaaradaha yuhuuda laga madnuuco inay isticmaalaan hawada somaliya intay masjudu Aqsaa iyo falastiin haysato oo safaarada itoobiya iyo ciidamdeedana somaliya si deg dega waa looga saaraa inta goori goor tahay oo somaliya aysan wax xiriira danbe aysan itoobiya la yeelan abadan hadaysan somali galbeed gacanta somaliya dib ugu soo celin oo keenyana hadaysan nfd somliya ku soo celin xiriirk somaliya u jarto abadan oo taasi noqoto sharci uu baarlamaanka somaliya go'aanshay abadan oo baarlamaanka somaliya ka noqon kato oo kaliya markii nfd iyo somali galbeed somaliya gacanteeda ay ku soo noqdaan nfd iyo somali galbeed oo kaliya oo yuhuuduna Al Aqsa gacanta muslimka ku wareejiso oo falastiina xorayso oo kaliya.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 6 місяців тому

    Hawiye iyo Dir waa dadka asalka ah ee leh soomaaliya, ma aha dad ka yimid yemen iyo zanzibaar...

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 6 місяців тому +1

    Bal waxuu ku sheekayn arag in uu khatumo yahay kii yimaada wuu badali ciidan isku dhaf ahna wuu keeninayaa adeer sida xaq buu u dhaqmi doonaa

  • @AhmedMuhumedgaasey
    @AhmedMuhumedgaasey 5 місяців тому

    Garigan warkiisa iskadhaafo

  • @kingone78
    @kingone78 6 місяців тому +2

    Lafti nagaya

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 6 місяців тому +1

    War kan ma lodhibo konfurgall,beed plz waa fani

  • @MohamedMohamed-uh6sp
    @MohamedMohamed-uh6sp 6 місяців тому +1

    Hawiye darood waxba kamagalin inaga wada dhalanay oromo qashin ah

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 6 місяців тому

    soomaali inee jabtay oo burburtay waxaa ku ogaanee eelaay lawareesanaayo. Siyaad bare muqdisho ama caasimada wuu katarxiilijiray saane caasimada u fool xumeyn.

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 6 місяців тому +1

    Qaraxyada Mahad Salad iyo waxa la halmaalo ayaa fulin jirey sheekadana halkaa ayay u egyahay. Laakiin maalintuu Mahad Salad isku taabto nin Ogaadeen ama harti ayuu malagiisa galay.Geeloow iska daaq daaq laakiin maalintaa ciin daaqdo ayuu malagaa galay.Yaa Doqon ah?

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 6 місяців тому

      Maxa beenta ku fale imisa koonfur ila waqoyi lagu xasuqay ogaden ama o n l f lagu dhibay

    • @theparadigm8453
      @theparadigm8453 6 місяців тому

      Gabadh caqli badan ayaa tahay!
      Xaajada cusub waxay bilaabatay wixii ka danbeeye isku daygii Qalbi Dhagax iyo dilkii Ikraam,
      Wixii intaa ka horeeye la soo dhaaf,waa hadda iyo 2024 kadib.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 6 місяців тому

      Mukulal minankeda miciyo libax bay ku ledahay isaq iyo hawiye dhaqan uma laha magan inay dhowran ninki dhulkoda ku donta asagay u taal ninkan maqarsaarka o xamse ku shegayan haday raban haka bilaban

  • @HusseinNAbdi
    @HusseinNAbdi 6 місяців тому +7

    Nuur sumcadda aad leedihiin baad meel uga dhaceysaan ummadda horkeena qof wax laga faa'iidayo ummaddana fitno ku abuureyn. Ummadda idin daawaneysa ka xishooda.

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 6 місяців тому +1

      Adiga Nuur ka xishoo Marka hore Yaa khasab kuugu keeney

    • @HusseinNAbdi
      @HusseinNAbdi 6 місяців тому

      @@jamilafashe5629 rag dhexdii ninka durduriya ma aqaan magaca loogu yeeri karo!!!!

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 6 місяців тому +1

      @@HusseinNAbdi rag dhexdii ma durdurinine ee runta ayuu ka hadley

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 6 місяців тому

    Ninkan abdistar wa nin sheeko badan, m.a

  • @jamalnoah5564
    @jamalnoah5564 6 місяців тому

    Xasan waa lawareegay konfurta. Central government iyo Gudoomiyaal asaga kursiga saaranayo ayeey noqdeen!
    Sharciga federalka saan ma aheen dowlada FG waxba kumalaha DXDF!

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 6 місяців тому

    war kani waa nin u shaqeeya xasan sheeg waan ku fahanaymarkii hore waan qaldamaye

  • @user-fj6bb4fk5p
    @user-fj6bb4fk5p 6 місяців тому +2

    Hadi lagatago kawaran

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 6 місяців тому

    Villa Somali sow farmaajo madaxweyne kama aheyn oo waliba musharaxiinta jidka kuma xabadeyn &guriga ina cabdishakur.tan xigta Growe &kismaayo yaa lawareegay(hawiye reer somalinimadu kuweyntahay weeye (sunta somalida kaldhexbax )

  • @khadraxuseen7702
    @khadraxuseen7702 6 місяців тому

    Ninkani waa cajiib

  • @afitaaxronaldo7954
    @afitaaxronaldo7954 6 місяців тому

    Waxaan la hadlayaa Qof Oo Hawiye ah
    2024 Wax Cuqdad ah ma qabno Unuka ma ahinow 😂

  • @zakariyambillow1150
    @zakariyambillow1150 6 місяців тому

    Hhhhhhhhh reer MAA HOTEL iyo HURLINGHAM MOSQUE iis mujiyaaa baal 😂😂😂😂😂

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 6 місяців тому

    xasan sheekh shaqo kuma laha maamulada daarood doorashoo yin kooda kamana hadli karo kuwa hawiyuu xukumaa iyo kan koonfur gal beed qudha puntiland jubaland iyo khaatumo uma taliyo doora shadooda xasan taa niyadaada gali

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 6 місяців тому

    *Galla/Oromo sidaasay noo dhex gashey, ilaa ay gaareen in kan oo kale uu khuraafaadkan akhrinayo.*

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 6 місяців тому

    Dani hawiye xamar lagu hesto ninki ka difacay soma aheen 😅

  • @SaidMohamedElmi-s8y
    @SaidMohamedElmi-s8y 6 місяців тому

    VIVA TURKY. Sheekadu hadeey islu DUBBA DHACDAY.
    PS: No uraaga, No china, no Srilank, No iran, No Russia, TURKY WILL HELP SOMALIA on all sides and we are with them.😅 yeah !!!.

  • @hassaanaden4480
    @hassaanaden4480 6 місяців тому

    Soomaaliyeey cabdisitaar waa muwaadin dhalinyaro ah hadaf leh waddankiisa inuu waxkusoo kordhiyo jecel. Tankale somali hadaan nahay dadka runta sheego sideedaba waan neceb nahay lkn kuwa been ta dadka ku madadaaliyo o xaqiiqda qariyo ayan jecelnahy ka fuqa ninkaan wu saxan yahaye Nuuroow ninkaan waraysigiisa soo badi

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 6 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @moomar4185
    @moomar4185 6 місяців тому

    Ninkan cali americo aya ku shaqaysan jiray waa laaluush qaate wayn wuxu shegayo sax inta badan si mida beenta ahna dadka aan ka warka qabin u rumaystan .

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 місяців тому

    ninka asalkisu soomaali maaha oo layjadisu soomaali maaha ee wa itoobiyan ama oromo ama afrikan kale

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 6 місяців тому

      Oromo ninkii sheegaa ah waa tub ninkii maraa tilmaamaa adiga dib isu Baar qofkaad tahay kan waa la yaqaanaaye

  • @saeedadam2648
    @saeedadam2648 6 місяців тому +2

    Ninkaan waa Iska hadle waxa uu ku hadlayo. Waa Huuhaa hadii saciid Deni shaxaad aad ugu tagtay waxna ku siin sax maahan inaad caydo.
    Tuugsi xoog isku bedelay baan arkaa 😂

  • @MohamedAhmed-ic4ht
    @MohamedAhmed-ic4ht 6 місяців тому

    He wants endorsements from Emirates Kaban walan ayuu garacaya Abdisitar 😂

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 6 місяців тому +2

    Turky xataa 20 jasiiradood oo xeebtood saaran oo dawladda deggentey iyo Gaza way ka qayliyaan wayna ka quusteen lagu wareejo . Ma badda geeska Africa iyo xeebta Somaliland ayay fara-gelinkaraan . Waa maya

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 5 місяців тому

    Somaliya shacabkeeda khatar bay ku nool yihiin.xukuumad haykal dawladeed leh qabilna ka fog bay u baahan tahay.

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 6 місяців тому +3

    SSTV Markaas oo kale ayaan nacaaa

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 6 місяців тому

    war ninkaan eelaay wiiqa waxay leeyahiin dhaqan oromo kooda dherga dabada ayuu kala qaadaa war vil soomaaliya waa goof hawiye soomaali 1991 ayey kala tagay nin walba gurigiisa ayuu xukumaa iyadoo sidaas kaalay na xukuma markaas ayaad nagu leyseen gurigeena marka ma dhaceyso nin dambe daarood inuu xamar madaxweyne ka noqdo sharafti leydin sharfay ayaad kibir ka qaadeen talyaanigi ka hor vil soomaaliya waxey aheed mataqaanaa istubid yahow goof beera qare iyo digir iyo moxoga ka baxo ayey aheed orodoo tuugsigaagi ku noqo ninkaagan cagdheeran jooji barabagaandad dadka hawiye neceeka aad soo aruurineysid aniguba daaroodka waan necebahay cidii naga hortimaado sidaas ayaa loo ceejin maxaad qaadi kartaan adana faqasha ayaa tahay oo soomaaliya doon baa ku keentay kan eelaayagane orajinkiisu waa oromo oo itoobiya ayuu ka soo talaabay labadiinuba waxaa tahiin dad la soomaaliyeeyey orajin aheenoo is wareysanaayo ya mi 9kii samaale wax kalena qashin

  • @mohamudabdullahi9106
    @mohamudabdullahi9106 6 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Noor wa Jin arag bal xages ka kenti ninkan garmajeyna

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 6 місяців тому

    WAR KAN HANDCAB KA AH EE CALOOSHA WAYN MAXAAD KA WARAYSAN WAA CARUURTA AUTHISM AH OO CAANO KASOO DHERGAY NACAYBKA PUNTLAND LAGUSUU SHUBAY

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 6 місяців тому

    Hooyadaa siilkeeda ka wareesanee waad xanuunsaneesaa

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z 6 місяців тому +3

    Waa oromo

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 6 місяців тому

    Siyasad somalia maba jirto wa dalal shisheeye wa sax. Siyasada Somalia wa qabyalad

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 6 місяців тому

    AS ta lasheego ee xamar waa hawiye hubka ku aystaa xamar ee waa in xamar lagawarejiya magalo madaxa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 місяців тому

    JAAHILE EENLE WAXAD OGTAYE BAA ISKAA YAAR😊😊😊😊😊😊😊

  • @omohaji
    @omohaji 6 місяців тому

    Kani ma somalibaa mise kukuyo iyo somali baa iska dhalay waxaan maqli jiray barbar xaaraan

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 6 місяців тому

    KK KANI WAA DABA KARIIX WAA KUWA DABADA LAGA WAXEEYO

  • @ALLAYAQAN
    @ALLAYAQAN 6 місяців тому

    SHEIKH MUSE BIXI IYO ITOOBIYAA NIMANKA DILEY WAXAYNA KU QARINAYAAN BADDII SOOMALIYEED EE AY IIBSADEEN !!!!!

  • @zakiomar5979
    @zakiomar5979 6 місяців тому

    Qofkasto hala wareesto hadiiba kan lawareesanayo

  • @The-real-life2024
    @The-real-life2024 6 місяців тому

    NINKAAN QOSOL IYO XARAABO MAA UGU YEERATAY KKKKK

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 6 місяців тому

    Xogaa ninkaan say koolaji ahaan wow xanunsan yahay Somalia waalida dhaqanto baa ku badan

  • @mm-h8607
    @mm-h8607 6 місяців тому +5

    Wallahi odiyasha Beesha Geelidle way ku saxnayen Abdisatar kusiga inay u diidan 😂😢

  • @HassanAbdulkadir-wm2fw
    @HassanAbdulkadir-wm2fw 6 місяців тому

    War ninyahow wariyahaan Camiraada iska dhaaf waxaan jaahilka ah Beenloowga ah hawareesan waxa uu sheegaayo oo dhan waa been wax ka jiro maleh.

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 6 місяців тому

      Adaa jaahil ah haddii runta laguu sheego yey ku dhibin

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 6 місяців тому +3

    Nuurow madaxweyne Denni nin aflagaadeenayo in aad meesha keento ama ogolaato ma ah arin adiga kuu wanaagsan sumcadaada.

    • @Nadifo-gm4dr
      @Nadifo-gm4dr 6 місяців тому

      Aad iyo aad ninkan caytamata muxuu ahaa kan ma cawli badna waad isku dheedhsy beem badanah Dani waa fulay ku lahaa? soomaluasan baa u danbaysa alha sahli minba cesantii ceel keen

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 6 місяців тому +2

    Xawadle qolodo lajiraa guulesta aniga ma dhihin Sayidka yiri walee qaran diidoow waraa idiin yaalo meedkiina sida u jiidan laheeden sii barta 😂gorgor to macawisley maalinta noqday tan ineey soo socotaa ogaay waana badanahay xaqiiqdi🇸🇴 weey guulesan shabab iyo dowlad diid neh cagta lamarinaa xaqiiqda

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 6 місяців тому

      WAA BEENTAAYE QOLADII ILAAHAY LAJIRO AYAA GUULAYSANAYSA

  • @abdidekmohamed254
    @abdidekmohamed254 6 місяців тому

    Kan iiidaadi miyuu ladhashay

  • @MomedSalad
    @MomedSalad 6 місяців тому

    Acudu bilahi minashaytani rajim weriye nuur karaamada iyo sharafka ilaasho Nuucan laga dhex guuxayo inaad nwareysatid maaha waayo dad iyo qabiilo gaar ah ayuu ukala shekeynayaa waana munafiq weyn

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 6 місяців тому

    NInkan wariyaha sheeganaaya u fiirsada wuxuu wareystaa ninkasta oo ciil qah ,hadana hawiye neceyb ka buuxo, ninkan eelaay , odeygii beenaale balaayo modow iyo kuwa kale ....yaaab

  • @xamseali3154
    @xamseali3154 6 місяців тому +6

    Kan wa jajuus