Magacan 1000 jer ku Tasbiixso isbadal Degdeg ah Alle ku siinaya inta aadan fadhiga Ka kicin Habenkii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Magacan 1000 jer ku Tasbiixso isbadal Degdeg ah Alle ku siinaya inta aadan fadhiga Ka kicin Habenkii

КОМЕНТАРІ • 182

  • @haldhaainboqor5026
    @haldhaainboqor5026 2 роки тому +72

    Ilahayoow rajoyin badan baan leyahay Ilahayoow ii rume ani iyo qof kasta oo si niyada igu duceeya🥺

  • @xamdikoofi
    @xamdikoofi 2 роки тому +46

    " يا حي يا قيوم ، برحمتك أستغيث ، أصلح لي شأني كله ، ولا تكلني إلى نفسي طرفة عين

  • @abukheyre8591
    @abukheyre8591 2 роки тому +14

    Alle waxan ugubaryaa inta xanuunsan in oo caafiyo ya allah

  • @anisaabdalla1678
    @anisaabdalla1678 2 роки тому +14

    🇸🇴🇺🇸ALLAH Hu AKBAR 🙏❤️ SCW ❤️ alhamdulila thank you Shiiq for everything you have done for us ❤️🙏 may Allah bless you and your family ameen yaa ALLAH 🙏❤️

  • @abdiyare2894
    @abdiyare2894 2 роки тому +10

    YAARAAAABII INTA XANUUNSAAN NOCAAFII YARAABII CAFIIMAAN QEER ALAAHAA NAWADA SIIYO 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @haldhaainboqor5026
    @haldhaainboqor5026 2 роки тому +73

    ياحي ياقيوم برحمتك أستغيث 💙🦋

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 2 роки тому +22

    Wllayaal isoo duceeya inuu ilahaay subxaanahu watacaala i caafiyo...ilaahay ha idinka raali noqdo🙌

    • @xafsa7539
      @xafsa7539 2 роки тому +1

      Allah ku Cafiyo Aamiin yarabi🤲

    • @ramliinmohamud4143
      @ramliinmohamud4143 2 роки тому

      Allha xayigaa ee qayumkaa haku cafiyo wllo ‏أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيه

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 2 роки тому

      @@ramliinmohamud4143 Ameen abyo jasakallh

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 2 роки тому

      @@xafsa7539 ameen abyo

    • @canabmaxamed2546
      @canabmaxamed2546 2 роки тому

      Allaha ku cafiyo inasha allaah🤲

  • @user-lv6pd4rz3h
    @user-lv6pd4rz3h 7 місяців тому +3

    Isoo duceya waalayaal inuu illhy wax khayra qaba isiiiyo amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin

  • @amnahamnahamnlia1702
    @amnahamnahamnlia1702 2 роки тому +5

    يا حي يا قيوم برحمتك استغيث

  • @hodanabdi1434
    @hodanabdi1434 2 роки тому +3

    Asc Masha Allah xafiduhullaah sheekhunaa anigaa cuskadey arin igu dhacdey Yaa xayi yaaquyuum naxariistii u allejirka Ii galiyey wali igama suulin jzllah kheyr sheekhunaa

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому +12

    ياحي ياقيوم برحمتك أستغيث 💜😢

  • @mohamedkediye3458
    @mohamedkediye3458 8 місяців тому +1

    Mansha ALLAH sheikhow wanku liibaanay waxyalo badan adiga aanka dawday ILAHEY haka ajar siiyo inagana hanagu anfaco

  • @ramliinmohamud4143
    @ramliinmohamud4143 2 роки тому +6

    ‏جزاك الله خير rabi haku xifdiyo wan kafaiday

  • @seniorsamircde9118
    @seniorsamircde9118 2 роки тому +8

    Masha'Allah, Sheikh Badbado Allah Kubarakeyo insha'Allah Athiga iyo ehelkatha Amiin Thuma Amiin.
    SHEIKH BADBADO WAXAN KACODSANA INAD ISHEGTO DUCADA QOFKA WAX LAGUWEYDISTO WAYO WAXAN RABA INAN QOF WAX WEYDISTO BALSE WAXAN KABAQA INAD MAXAYO IDAXA MARKA SHEIKHOW WALALO QALI DUCO MARKAN AQRISTO KADIB AN WACO QOFKAS AD IDAHO DIYAR WAA EE KALI IIMAD ISHEG WAN KUBARYA WALAL MCN. SHEIKHOW FARINTEYDA XADAD ARAGTO ALLA AYAN KUGU DARIYEY EE ISOJAWAB WALALKEY QALIGA. MAXADSANID.

    • @umamin2567
      @umamin2567 2 роки тому

      Asc ducooyinka wa badanyihiin laa Ilaaha ila anta subxaanaka inii kuntu mina daalimiin iyo salawaadka badi iyo ducadan Rabi adqilnii mudqala sidqin wa aqrijnii muqraja sidqin wa ajcalnii min ladunka suldaanan nasiiraa sadax jeer dheh ka bacdi hal jeer dheh wa bismi Allahi tawakaltu cala Allah walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah caliyun cadeem

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 Рік тому

      ​@@umamin2567 shukran xbbti

  • @user-gn8hu5gy8s
    @user-gn8hu5gy8s 7 місяців тому +1

    Allaahuma Salli wasllim calaa nabiyinaa muxamad

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 2 роки тому +4

    Yaaxayu yaa qayuum
    Biraxmatika astaqit

  • @duvyaosman8065
    @duvyaosman8065 2 роки тому +6

    بركه الله فيك يا شيخنا وجزاك الله خيرا ✌💯👍

    • @nemojama8015
      @nemojama8015 Рік тому

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @qadarmaxamed5082
    @qadarmaxamed5082 2 роки тому +8

    YAA RABBI
    ALLOW INA WAAFAJI WAX WALPO OO QEYR AH

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 9 місяців тому +1

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤️❤️❤️❤️

  • @umuramlo6236
    @umuramlo6236 2 роки тому +4

    Wllaheyga iso duceya muradan leyahay inuw alle ii sahlo

  • @rajadeydawaaguul9687
    @rajadeydawaaguul9687 2 роки тому +2

    Masha Allah shiiq wlhi manta aan u baahnaaba kheyr alle Haku siiyo جزاك الله خير في الدنيا والآخرة

  • @hiboail9087
    @hiboail9087 7 місяців тому +1

    Xilima ayaa ducad lakha akhrisanay🙏🙏💯💯🥰

  • @user-kq9qu7eb8d
    @user-kq9qu7eb8d 8 місяців тому +1

    Masha allaah barakalahu fiik sheeq badbada

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 2 роки тому +1

    Mansha allah shukran Sheikh alle iyo malaiktisa haku jecladan qer ayn ka faida shukran

  • @fartunhersi2930
    @fartunhersi2930 2 роки тому +2

    M.a ilaahay haku barakayo sheikh muraadkena. Allaha noo fududeeyo Wax bdan oo noo sheegta aanba aragnay xafidilaah

  • @amalabdikadirabdikarim8556
    @amalabdikadirabdikarim8556 2 роки тому +2

    Msha alah Sheikhow
    Channel kada marki Aanso galaba
    Kheyr iyo iftiin Nololed ayaan ka helaa
    Allaha Ka abaal mariho Wanaaga aad nala Wadaagto💯🙏🙏
    Allaha faraj ii furo🥺🥺

  • @fadumafaduma796
    @fadumafaduma796 2 роки тому +3

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @nasracabdiraxmaan1696
    @nasracabdiraxmaan1696 2 роки тому +4

    Mansha Allah waad mahad santahay shikh ilahay haku sharfo 💞💞

  • @Iimaan-jx1jq
    @Iimaan-jx1jq Рік тому +1

    M.a barakallah sheekh alle haku barakeeyo aduun iyo aqirba guulyso l.a ❤

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 2 роки тому +1

    Mandha allaha ilaahay ha ku xifdiyo adun iyo Aqrio fadlan waxaan ka codsanay in aad ka hadashid diinta kaliya oo adan wax kale aadan ka hadlmn waa qayr iyo falad il soomaalida dharkeed waad ka nabda galeesa⚘⚘⚘❤❤❤❤✈

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому +4

    Masha'ALLAH TabaarakALLAH ❤️

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 2 роки тому

    Jazaakumullaahu khayran yaa sheikhul karama

  • @fatoumaabdallah6586
    @fatoumaabdallah6586 2 роки тому +1

    Jazakallah khair sheikh

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 9 місяців тому

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @hashimguy7695
    @hashimguy7695 2 роки тому +2

    Jazak Allahu Kheyr

  • @munamaxamuud7622
    @munamaxamuud7622 2 роки тому +2

    جزاك الله خير

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Рік тому

    Masha Allah shiekh jazakallah khayr ❤️

  • @fartuunbashiir7361
    @fartuunbashiir7361 2 роки тому +2

    جزاك الله

  • @leylaomarhassan6285
    @leylaomarhassan6285 2 роки тому +1

    Jazaakallahu qeyr sheekh

  • @aaminosahroaaminosahro5703
    @aaminosahroaaminosahro5703 2 роки тому +1

    Masha,alah shikh jasakalahu khayr

  • @abdullahinur2178
    @abdullahinur2178 2 роки тому +1

    SHEEKHOOW, ALLAAH HA KAA ABAALMARIYO: WAXAAN KAA BARTAA DURUUS WEYN OO QIIMO WEYN

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 2 роки тому +3

    Masha Allah❤️

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 роки тому +2

    Masha Allah 🤲

  • @shukrijaamac1853
    @shukrijaamac1853 2 роки тому +2

    Sheikh mahasnid 🙏

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 2 роки тому

    Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 2 роки тому

    Jazakallah kheeyr Sheikh

  • @mankaali4085
    @mankaali4085 2 роки тому +4

    M.allaah

  • @nimcobile4726
    @nimcobile4726 2 роки тому +10

    يا حى يا القيوم برحتك أستغيث
    يا حى يا القيوم
    يا حى يا القيوم
    يا حى يا القيوم ١٠٠٠مرات

    • @ayanabdi1889
      @ayanabdi1889 2 роки тому

      Afsomali ka dhig mahadsanid

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 роки тому +1

      @@ayanabdi1889 walaal Af-soomaali ahaan waxay noqonaysaa midka nool ee isaga isku tiirsanow naxariistaada iigu gargaar.
      الحي kan nool re aan dhiman
      القيوم kan isku tiirsan ee cidi u baahneyn
      Wax kasta oo kownka yaala wax kale ayey ku tiirsan yihiin adiga jiritaankaaga wuxuu ku tiirsanyahay waalidkaaga Anigana sidoo kale magacan al qayuum waa midka aan waxba ku tiirsaneyn ee isagala lagu tiirsan yahay wax kasta isaga ayaa ahaysiiyey waa sida ay wadaadada diinta iyo mufakiriinta islaamka leeyihiine. Aniga hadda diin ma haysto adiga ayuun baan kuu sharaxayey

    • @naimaabdulrahman1651
      @naimaabdulrahman1651 2 роки тому +1

      @@iskahubi3264 ma adigo sidan diinta u aqana hadana adan diin heysan

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 2 роки тому +1

    Sheeq mashaallaah allaha ku barakeeyo

  • @walicadefarah5598
    @walicadefarah5598 2 роки тому

    ACWW. sh Cabdilaahi amaana Alaah VIP thanks lot and good bye live peace and prosper àamiin

  • @raxmakuulowkuulow3081
    @raxmakuulowkuulow3081 2 роки тому +1

    Yaa xayuu yaaqayuum biraxmatika astaqiith

  • @dinaaricadde123
    @dinaaricadde123 2 роки тому

    جزاك الله خير شيغ شكرا

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 2 роки тому

    Sheekhena shukran

  • @sahroadanabdi4590
    @sahroadanabdi4590 2 роки тому

    Jazakallah qeyr

  • @ikranmaxamed8728
    @ikranmaxamed8728 2 роки тому

    Ilahay pow rajooyin badan bale yahay ilahayoow iirumeee qofkasta siniyada igu duceyaa wax kastaala uurabo siii

  • @jamacahmed5236
    @jamacahmed5236 Рік тому

    Asc liibaan walaal ilaahayhakuxif diyo aamiin alxamdulilaah mahadsanid asc

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 2 роки тому

    Mashallah jazakallahu kheyran

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 2 роки тому

    Illahay khayr hakusiiyo shiikh

  • @LabasuulMuxumedCali-ew8qu
    @LabasuulMuxumedCali-ew8qu 10 місяців тому

    Masha alaah ilaahow ajir iyo xasanaad kaasii i

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 12 днів тому

    صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 2 роки тому +2

    Maasha Allaah

  • @abukarmuxumed6011
    @abukarmuxumed6011 2 роки тому +1

    Shiqw fooln ka cbsanoyaa ilmne hori wan udhly lkn xiligas wan cfmd qwy alxm hdane xnun nfsaniya igu dhcy wanka bogsody lkn weli samentisaa dremaa oo cbsi iyo wlwl bn dhlmdo dhn ka qawaa allh dartiis iguso duceya adi iyo intn kugu xiranba

    • @lakihassan9440
      @lakihassan9440 2 роки тому

      Alle haku cafiyo cafimad tama hakusiyo suratul baqra dhagayso subax walba iyo maqrib kasta ale kuguma soceliyo

  • @Xalimo33
    @Xalimo33 2 роки тому

    Jazakalaah kher wall

    • @youssoufabdi1738
      @youssoufabdi1738 2 роки тому

      Lakiin sh badbado Facebook ubahanahy ama Lambarkada

  • @maryanmohamud9982
    @maryanmohamud9982 2 роки тому +1

    Asc jasa ka Allah qer sheq

  • @farhiyamohamed6956
    @farhiyamohamed6956 2 роки тому

    Jazaakallah khayr

  • @abdirahmankhalif1658
    @abdirahmankhalif1658 2 роки тому +1

    Mash allah💗🙏

  • @user-ko2qi2ee5v
    @user-ko2qi2ee5v 9 місяців тому

    Maasha.alah

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 роки тому +3

    scw ❤️❤️🕋

  • @fardusissa7546
    @fardusissa7546 2 роки тому

    Asc wll yaal iiso duceeya si niyad ah Alle ha idin caafiyee

  • @maantachannel539
    @maantachannel539 2 роки тому

    Yadoo carabiya soo qor barakalaah

  • @qalbisaafi2407
    @qalbisaafi2407 2 роки тому

    Masha allha allha kubarakeyo

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 2 роки тому

    Masha allah shekh badbaado jisakalaha

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 2 роки тому

    Mashalah tabarakalah sheeq Aqli see tahay

  • @ruweydaaccsiismohamed2201
    @ruweydaaccsiismohamed2201 2 роки тому

    Wlaliyal i duceyaa xanuun cariirii walwal dhibwayn ayan daremayaa iso duceya plz wlaliyal 🥺🤲

  • @qaalimohamed6382
    @qaalimohamed6382 2 роки тому +1

    Allaha ku sharfo wll

  • @aminayoussouf4859
    @aminayoussouf4859 2 роки тому

    Allahuma amin insha Allah

  • @maxamedcarab1190
    @maxamedcarab1190 2 роки тому

    Salalaahu caleyhi wasalama Salalaahu caleyhi wasalama Salalaahu caleyhi wasalama

  • @zeynabxassan2605
    @zeynabxassan2605 Рік тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @habonsoofe8875
    @habonsoofe8875 2 роки тому

    Mr kasta wanu ku dawana wnan xanuusanaya sheekh magac ban idiin sheegaya ayad odhanysa mna shegaysid mrkad hadlayso magaca horaysi

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 2 роки тому +1

    Sheeq suaal igu taagan hadaan ku weydiiyo sujuuda maku duceysan karaa ducooyinka quraanka ku jira sida ducadi nabi ibraahim cs

  • @nimcobile4726
    @nimcobile4726 2 роки тому +2

    Yaa xayu yaa qeyuum

  • @fadumoadan5760
    @fadumoadan5760 2 роки тому

    Mansha allaah ale haku xifdiyo

  • @marwochannel3646
    @marwochannel3646 2 роки тому

    Mnsha Allah 🥰🥰

  • @adnaomar8976
    @adnaomar8976 2 роки тому +1

    MashaAllah

  • @ikranmaxamed8728
    @ikranmaxamed8728 2 роки тому

    Anigana qalbigaygu wuhurayaa iso duceyaa.
    Darilahaay

  • @Iimaan-jx1jq
    @Iimaan-jx1jq Рік тому

    Sallahu cayalhi wasalm ❤ ♥ 💯💯💯💯

  • @ayanabdullahi1811
    @ayanabdullahi1811 Рік тому

    Jazakallah

  • @khadraabdulahi788
    @khadraabdulahi788 2 роки тому

    Jasaa ka alah shiikh

  • @hothana.salaan7078
    @hothana.salaan7078 2 роки тому

    Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu

  • @sacdiyaclcasiss2532
    @sacdiyaclcasiss2532 2 роки тому

    Ale rali haka nqdo

  • @yartainadaahir797
    @yartainadaahir797 2 роки тому

    Shugran sheekh

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 роки тому

    Wcs sheikh badbaado

  • @ikraanxuseyn4082
    @ikraanxuseyn4082 Рік тому

    M.a

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 2 роки тому +3

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💯💯💯💯♥️♥️♥️💯💯💯SCW 💯SCW SCW SCW SCW 💯💯💯💯♥️♥️♥️SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💯💯♥️

  • @abdiyare2894
    @abdiyare2894 2 роки тому

    SHEEQ BABAADO JIZAAKALAA QEEER

  • @habonsoofe8875
    @habonsoofe8875 2 роки тому

    Magac klan modayey sheekh Mar walba wn akhrista

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 2 роки тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Nana-mt6te
    @Nana-mt6te 2 роки тому

    Skeikh plz yaxajuu yaqayum mise yaxum yaqayum biraxmatak ayaan iradha

    • @user-vr9ou8xg5y
      @user-vr9ou8xg5y 6 місяців тому

      Ya hayyu ya qayum Birahmatika astaqidh

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 роки тому

    Intii ilaahey garansiyo intagalana doco aan dagal lajirin xolaha tababar sidi logu manafacadi laha kuwoda lararta