Maalmihii Cali? || Qiso Xanuun badan 😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • #Like #Subscribe #Comment #Share
    #Qiso #Qisooyin #dhacdo #dhacdooyin

КОМЕНТАРІ • 249

  • @SaxarlaaySuleymaan
    @SaxarlaaySuleymaan 7 місяців тому +20

    Hhhhh waa saray wallaahi waa iga nixisey 😂❤❤❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 2 місяці тому +3

    ifiye sxb sare soo dhowow HORAY U SOCO SXB ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asumayoabdi96
    @asumayoabdi96 7 місяців тому +11

    Ifiyow gabadha ruwayd steyl ugu qoran thy ba kaso shekeysay adi Horta lkin lkin xoga xagad danba kukle duwan tihiin ❤

    • @Maryancabdulaahi600
      @Maryancabdulaahi600 7 місяців тому

      Ben ma.aha si ay kukala duwanyihin 😂

    • @shukriyaMohameed
      @shukriyaMohameed 7 місяців тому

      Haa wlhi waxan is laha shekadan wadba maqashe xage ku maqashay 😂

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 5 місяців тому +2

    Sey usocdeen qisoyinka al the 🇳🇴 igu imade manta 😅 absolutely love this channel

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 7 місяців тому +50

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @Safigym
    @Safigym 7 місяців тому +7

    Number one ban ahay ifiyow

  • @najmamaxamud64
    @najmamaxamud64 7 місяців тому +12

    Asc zxp waligasohormary lkn me 2😊

  • @Maxamuu-cw4k
    @Maxamuu-cw4k 7 місяців тому +12

    الأرض الشام= فلاس: فلسطين، لبنان،الأردن، سوريا ifiyow waa kuwaas ardu shaam

  • @Zapriiiina
    @Zapriiiina 7 місяців тому

    Ifiye qofka kaliya ee gurigeena caanka ka ah hbeen io maalin dhagtaa ku haaya adi io asad hagio my favorite somali UA-camr ifiye hadaan dhageysan hbenk3yga maba iijiro wlh thanks alot apowe ❤😊

    • @ILEYSS
      @ILEYSS  7 місяців тому +1

      Shukran wll qali

  • @AhmettNetmar
    @AhmettNetmar 7 місяців тому +2

    Ifiyow qisoyinka barzil soo badi lpx

  • @Amiiro-b2n
    @Amiiro-b2n 7 місяців тому +5

    Wn ku salamy wll ifiye waa walashaa ka yar oo kuleh sidaan qisooyinkaga u dhagaysanayey ayuu aqligaygu dhismay wxaana noqday qof waayo arag ah cml mhdsanid wxana ku leeyahy keep going ❤❤

  • @mowaddahmoh3636
    @mowaddahmoh3636 7 місяців тому +2

    Sheekadn horaan uga daawady ruwayda style asxaabta inta moodaysa inuu hore u soo galiyeyy wad qaldan tihiin 😂😂😂

  • @herrr.1111
    @herrr.1111 7 місяців тому +3

    wax kasta waka xiiso dhaca lkn channelkan io adi waygi qisoyinka cartonka ahay ila hada kma xiisi kn cideyda xata wa yabtay keep going my brother 😭😂🫶🏻🖤

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 7 місяців тому +5

    Zxp adigu shaxaarisanida ifiye shaxaari walahi 😮😮😂

    • @JaamacSheeko
      @JaamacSheeko 7 місяців тому

      Sister nin ayaa la hadlayay ee adi yaa ku dirsaday 🤨😒

    • @shukriyaMohameed
      @shukriyaMohameed 7 місяців тому

      Adile ma isku jawabe 😂

  • @Mumtaaz_Maanka
    @Mumtaaz_Maanka 7 місяців тому +9

    scoreka wuu ixiran yhy habeenadaan waaho number one🎉😂❤

  • @nimconajax1755
    @nimconajax1755 7 місяців тому

    Ifiyeeeee ku xiisy wle baryhan exam kumushqulsanaa f4 isoo duceya dhibco wngsan❤

  • @osmanaden6682
    @osmanaden6682 7 місяців тому +5

    saxiiboow gudbinta qisooyinkaada cajiib waaye wana ku mahadsan tahay xulashada qisooyinka cajiibka ah , balse waxaan kugula talina qisada kaliya inaa soo gudbiso ku dhex darsiga iyo mowduuc ka bixista badan iska dhaafto ayaan kugula talina
    mahadsanid guulo badana ku rajeeyna

  • @RaqiyoHasan-t4o
    @RaqiyoHasan-t4o 7 місяців тому +2

    Ifiye cadi ma ahn muhimda wa cashada kulhaa😂😢😂😂

  • @Yasin-b8x
    @Yasin-b8x 7 місяців тому

    Barafuunka xagee kagudbay

  • @axmedeid3406
    @axmedeid3406 7 місяців тому +4

    Muuqaalka noo soo gaabi sxb
    Oo hadalada aan loo baahnayn sida
    faahfaahinta badan.
    Buunbuunita badan
    Macaanayninta badan.
    Hadalka ka baxsan qisada.

  • @FreezaFreeza50
    @FreezaFreeza50 7 місяців тому +15

    Tiim pubg

    • @ARIZAK766
      @ARIZAK766 7 місяців тому +2

      Ifiye ino soo qabta 😂

    • @FreezaFreeza50
      @FreezaFreeza50 7 місяців тому +1

      @@ARIZAK766 Saas waye

    • @Naima2423
      @Naima2423 7 місяців тому

      Hhhhhhh

  • @khadramohamud9184
    @khadramohamud9184 7 місяців тому +7

    IFIYOW bariga saa u socotay Oslo Norway ma iigu imaaday😅😅😅 Horumar wanaagsan walalkeey🎉

  • @Faliseyy
    @Faliseyy 7 місяців тому +1

    2× is the best ❤😂

  • @maxamuudbk3636
    @maxamuudbk3636 7 місяців тому +2

    Ifiyow sheekadan horay baan udhagaystay, aadbaana uuga xumahay inaan hadalkaas kusoo xar xariiqay 😅 caawa sheeko la aan ayaa igu dhacday

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 місяці тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوت

  • @AlisaMoha00-lt4wt
    @AlisaMoha00-lt4wt 7 місяців тому

    Ifiyow jacelka kuqabo waxa kabaqaa inaa kuso afduubto oo TV cml mnta dhan ishakey kudhihi lehaa 😂 I love you yaqie❤🎉

  • @RaqdaCadeey
    @RaqdaCadeey 7 місяців тому +6

    Anaa u horeeyey❤❤❤🎉🎉😂

    • @Xasan289
      @Xasan289 7 місяців тому

      Wa benta 😂

  • @SOM.CARTOON
    @SOM.CARTOON 7 місяців тому +1

    Ifiye sxp mardambe gamekaan hasoo dhigin pro waan iska dayey marka ma doonayo inuu iga soo horbaxo 😊

  • @ikranour5539
    @ikranour5539 7 місяців тому

    I think I have heard 👂 this story before I am not sure

  • @AbdulwahabmohamedKassim
    @AbdulwahabmohamedKassim 7 місяців тому +2

    Naagta qawan kaqaad ileyso

  • @Sihaameyy
    @Sihaameyy 7 місяців тому +1

    Wa dhageste lkn wa iskaga ceshte 😂💔

  • @farxaanm698
    @farxaanm698 7 місяців тому

    Ileysow sxp shekada background keeda vedio oo gaadiid ayu ku qurxoon yhy 😊

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 7 місяців тому +1

    asc ifiye sxb ciid Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanMahamed-zl4nv
    @AyaanMahamed-zl4nv 7 місяців тому

    Anigaa codkagaa jecladay 😢

  • @Sim4neyy
    @Sim4neyy 7 місяців тому

    Ifiyowww maanta wan isk3n3y❤😂

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg 7 місяців тому +1

    Yaah gabdhuhu wax qorsha Makenan kuye meqa farax faruq ah ay qorshe ukenen oo iyagu dad kadhigan

  • @hawajama9081
    @hawajama9081 7 місяців тому

    Eid Mubarak Ifeys wan ku salamey wallal

  • @yusufomar2223
    @yusufomar2223 7 місяців тому +3

    sxb ifiyow maxa nogaso shekesaa qof hoskasobilabay nolosha I HOP INA KASO SHEKEN DONTID

  • @karinaali63
    @karinaali63 7 місяців тому

    Very interesting story another side Very sad story😂❤❤❤❤❤

  • @JawaahirmaxamuudCabdullaahi
    @JawaahirmaxamuudCabdullaahi 6 місяців тому

    Haye wan sarey wlllka😅

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 7 місяців тому +3

    Wcs 🤝 ifiye

  • @moha__berdilacshe
    @moha__berdilacshe 7 місяців тому +2

    Pubg 😮 wlhy mar hora igu dambaysay sxb ifiyow xasuus ba,igalisay cawa

    • @ARIZAK766
      @ARIZAK766 7 місяців тому +2

      Old player 🗿

    • @zirajpoijamac1759
      @zirajpoijamac1759 7 місяців тому

      Sbbta iska daysay mxa wye nio😂😂😂

    • @moha__berdilacshe
      @moha__berdilacshe 7 місяців тому

      @@zirajpoijamac1759 sxb wakhtiga buu iga cunay dadka xanaqa dhowna laguma talagalin mobile,ka jabinaysa hadii kle 😂😂

    • @moha__berdilacshe
      @moha__berdilacshe 7 місяців тому +1

      @@ARIZAK766 legendry 🫡

  • @NasraQueen-s2o
    @NasraQueen-s2o 7 місяців тому +1

    Aniga uhooorya❤❤❤

  • @HawaAdem-to4oo
    @HawaAdem-to4oo 7 місяців тому

    Wcs ano qiso kle od ledahyy and so dhiĝty thanks 🎉❤😂

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 7 місяців тому

    Sheekadan mid hore usoo galisay u egtahay😊

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 7 місяців тому +1

      Waxa laka yaba inad melo kale kuso dawaty ani hodan online kuso dawaty lakin wax yabo badane ka tageysay

  • @almaasali8021
    @almaasali8021 7 місяців тому +1

    Is so sad 😢😢

  • @QueenxayatQueenxayat
    @QueenxayatQueenxayat 7 місяців тому

    Ifiye sobadi wll qisoyinka please 🙏 😢

  • @ProfessorAbdalla
    @ProfessorAbdalla 7 місяців тому +1

    Sxpo sheekadan amaa horey uso sheegtey

    • @munaaaaaaaaaaaaaaaaa
      @munaaaaaaaaaaaaaaaaa 7 місяців тому +2

      ruweyda style ayaa soo gilisay hada ka hor malaha xaga ka dawatay

    • @Hamda7156
      @Hamda7156 7 місяців тому

      ​@@munaaaaaaaaaaaaaaaaahaa waa runtaa anba xagasan ka dawaday

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 7 місяців тому

      @@munaaaaaaaaaaaaaaaaaani hodan online ku dawady

  • @NasraQueen-s2o
    @NasraQueen-s2o 7 місяців тому +1

    Manshalh

  • @SaaraAaqil
    @SaaraAaqil 7 місяців тому

    Dhagayso ifiyow nooshekee lkn amaanta badan eed naagaha amaanayso nagadaa Fadlan wah 🥹 Anaga qalpiga hana xanuujin dee

  • @AhmettNetmar
    @AhmettNetmar 7 місяців тому

    Ifiyow qisoyinka Brazil soo badi lpx 😊

  • @ShukruMohamed
    @ShukruMohamed 7 місяців тому

    Nagadaa baabajeyga plz

  • @Ubax-Yousuf7wb6l
    @Ubax-Yousuf7wb6l 7 місяців тому +1

    Qisadaan mar hore ehed bee mxa mar labatt ugu soo celisay ifiyoww 😳

  • @saynabaweys1538
    @saynabaweys1538 7 місяців тому

    ifiye ciid mubarak wll

  • @luzasalax2294
    @luzasalax2294 7 місяців тому +1

    Ifiyow qisadn marhore ayaa soo galisy channalkda dib ufiiri

  • @ShukruMohamed
    @ShukruMohamed 7 місяців тому +1

    Video ga noocaas hasoosaarin kuwo qurxan soo saar

  • @asmomaxamed4799
    @asmomaxamed4799 7 місяців тому

    Qisadan waan dhageysatay channel kale

  • @AhmettNetmar
    @AhmettNetmar 7 місяців тому

    Ifiyow qisoyinka Brazil soobadi lpx

  • @Naima2423
    @Naima2423 7 місяців тому +1

    Ifiye come room 😂😂😂😂

    • @ARIZAK766
      @ARIZAK766 7 місяців тому

      Haddii aad diyar tahay ID isoo qor 🔥👌

  • @cabdiwaasac7071
    @cabdiwaasac7071 7 місяців тому +1

    HaBlooW CaLi la haDlaHaa

  • @SamooleSamoole
    @SamooleSamoole 7 місяців тому +1

    Shaambo ma,uusan ku qubaysan jirin Kulaha 😂😂😂

  • @AsmaCabdullaahi-j9j
    @AsmaCabdullaahi-j9j 7 місяців тому

    ilays qisadaan Mar hore aa dhageeste😂lkn adi dartaa Mar 2aad aa daawanowa

  • @xidigxasan8073
    @xidigxasan8073 7 місяців тому +1

    Qisadii barafuunka weeye

  • @HODANABDULAHIABDI
    @HODANABDULAHIABDI 7 місяців тому

    Caliii 😢qisadan hodan online ka dhagestay lakin bilawga kuma eysan dharin o shaqada kaludia kuma eysan darin waxa dhan wey ka bood boday wlhi o matilda kuma jirin qisada gungstarka kuma jirin 🤔🤷🏻‍♀️

  • @claahi1030
    @claahi1030 7 місяців тому

    Ifiyoow muuqaalada dhan pubg noo saar xiiso gooni eh oo lee yahay❤

  • @atom2786
    @atom2786 7 місяців тому

    Zhp qisooyinka sowdigi channel kale u sameyy 😊channel kan waxan ka sugna shekooyinki dhaca dilka iyo tuugnimada video yadas noso badi❤❤❤

  • @Shuceyb284
    @Shuceyb284 7 місяців тому

    Sxb guuleyso 😊

  • @Munaismacilclaahi
    @Munaismacilclaahi 7 місяців тому

    Wcs ifiyow... Cashuurtiina wad iga hysata wllo 🤍😍

  • @ShamsoMaxamed-xr3og
    @ShamsoMaxamed-xr3og 7 місяців тому

    Walahi qosolka ayaad iga dha meysay ifiyow mardhaw adiga darta ayaa rusheyye leygu geeyn doona😂😂😂

  • @hamdaabdirizak4732
    @hamdaabdirizak4732 7 місяців тому

    Ifiyow markaad ixasuusiso uun xasuusta like te Naga rali ahow hadan ilaowno😊

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 7 місяців тому +1

    Sxb maxaad qisooyinka uga soo celcelisaa ,ma isku dhexyaacday 😂😂😂war shekadaan hore ayaad inoogu soo gudbisay, lakiin markasta waad mahad santahay

    • @maryan409
      @maryan409 6 місяців тому

      Adaa umalesid😂😅

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 7 місяців тому

    shukrn wllo

  • @MayaNour-z9l
    @MayaNour-z9l 7 місяців тому

    Ifiye teamkiisa maanta way iigu dhiqanthy pls
    15$ yaa kaheli karaa😢😢

  • @cabdixakiimcali50
    @cabdixakiimcali50 7 місяців тому

    Wr ifiyow maasaa ciyaaraya pubg 😅😅

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 7 місяців тому

    IFiyow zxp ka waran Hadaan Qisadayda Kaaga Sheekeeyo 🗣️

  • @ShaficiMaxamed-fd8fk
    @ShaficiMaxamed-fd8fk 7 місяців тому +1

    Waxan maryaa xaskisa marka dhimashadeedii kasoowareegtay 4 sano kalodhiyo GuriGa lajogtay lacagtana farta kasaro way sixren cali

  • @halimoosman6984
    @halimoosman6984 7 місяців тому +2

    Shekadan marhore bad so gelise channelka ifiyow

    • @mowaddahmoh3636
      @mowaddahmoh3636 7 місяців тому

      Kk may tuwayda style ayaa soo gslisay

  • @Hazard1246-c8d
    @Hazard1246-c8d 7 місяців тому

    Sxp qisooyinka hackers ka noo soo badi waa markii 21aad kaa codsaneyno plz plz noo soo badi

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 7 місяців тому

    Qisadan hora udhageste Ina adga noso gudbisa fila,lkn flmka waxa xaliye barafunka

  • @AhmettNetmar
    @AhmettNetmar 7 місяців тому

    Afiyow qisoyinka Brazil soobadi

  • @UpdysamedytValverde
    @UpdysamedytValverde 7 місяців тому

    Szp ifiyow waan ku taageera szp codsigaan ii fuli qiso dhicida banigiyada noo soo diyaari hadii aad xushmad ii heyso respectful 🙏 👏

    • @Zapriiiina
      @Zapriiiina 7 місяців тому

      Waa dhaarsantahay bangi maa dhici rabtaa isoo Mar lee hdu xmr yahy😂😂😂😂😂😂

  • @shuceybjakarta7041
    @shuceybjakarta7041 Місяць тому

    Necbiyaa Nin Rag ah oo la bahdilaaya, asigane liito, sheekooyinkaan okle adkeysi aan ku dhageysto maba lihi sxbow.

  • @Najah_Rizak
    @Najah_Rizak 7 місяців тому +1

    Ifiyow pubgka miyan dawana mise qisada dhageysana.😂

  • @NadareyOmar
    @NadareyOmar 7 місяців тому +1

    🤣🤣🤣 waa saray gabarey saar

  • @Mohamett_1
    @Mohamett_1 7 місяців тому

    War ifiyow maanta pubg maano keente 😂

  • @sahrooyaayemaclow6092
    @sahrooyaayemaclow6092 6 місяців тому

    Shaambo waligiisa kuma qabeysan kulhaa 😂😭💔

  • @AhmettNetmar
    @AhmettNetmar 7 місяців тому

    Ifiyow qisoyinka Brazil soo badi lpx

  • @caaqilibrahim1374
    @caaqilibrahim1374 6 місяців тому

    Mathilda iyo clodia waa Hal qof Miya ??

  • @Hanigaraad-c1e
    @Hanigaraad-c1e Місяць тому

    ❤❤

  • @MohamedMoalim-ci5kz
    @MohamedMoalim-ci5kz 7 місяців тому

    Haay

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 7 місяців тому

    qisadan ayadoo xoogaa badalanba daawadey

  • @AmeinMahamod
    @AmeinMahamod 7 місяців тому

    QISAN MA BRAZIL BAY KA SOCTA WAA SIDEE

  • @shukriibrahim749
    @shukriibrahim749 7 місяців тому

    Oslo ana joogo hada

  • @rooreaudio
    @rooreaudio 7 місяців тому +1

    Ifiyoow pubg isoo qabo sxb

  • @Abdicaziizdahir
    @Abdicaziizdahir 6 місяців тому

    Sxb adi jaceel masoomartay

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 7 місяців тому

    Wcs Mr ifiye horta adi qisooyinkaga why ee Syria ugu badan yihiin maxa ku diiday qisooyin masaarida io Morocco iso sheeg bal wanba fahmi wyey swbta 😂

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 7 місяців тому

    Dalka Brazil maanta beerka ayaad uga dhacday 😂😂😂😂😂 Taliye

  • @Rizaamoha
    @Rizaamoha 7 місяців тому

    Wcs ifiye

  • @Haawaali566
    @Haawaali566 7 місяців тому

    Ileys Eleen bubg dheesha ciyaalka xaafada😅😅😅

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 5 місяців тому

    Mic 🎤 naga hagaji dheeere codka place