Qisadan wa mucjiso rabaani ah dhiiga dadka ma qarsamo waxan ogaade abtiga inusan danbi laheen marka la dhahay sawir qofka aad jeceshahay ee abtigeed sawirte 😢😢😢😢thnk you ifiye
Gabadhan Yar aabaheed ayaa dilay abtigeed wayna arkaysay wax walba kaynta ay sawirayso waa meesha uu ku tuuray maydka abtigeeed dhiigna ma qarsoomo weli ma ogi Wllhi lkn I think waa sida balankii rabbi u qaaday adoomihiisa ayeyna ku tusaysa in alle so saarayo qofka la dulmi yet xaqiisa Allaahu akbar
Ilaahey qeer haku siiyo sxb sare ifiye waa qiso aan la yaabay xitaa markan dhageysanayi wlhi cadiim korka dhan I jariiricoday wlhi cadiim sxb sare qisoyiinka sidaan cml eh noo soo badi taliye qeer allah ku siiye
1:23:55 anigu waxan aminasanahay gabadha yar abaheed in uu dilay abtigeed lacagta la xaday warqada la soo diray intaba waxa ka dambeeya gabadha yar abaheed
Ifiye wlhi qisada saa id ayay ii saamaysay badanaana wxnku jecelahay qisooyinkaaga maba soo daysid qiso samayn lahayn mhd sanid wllka codkaaga allaha ku barakeeyo
Im back Again Ifiye hadii aan isku dayo jawaabta waa Ninka la dhashay hooyadeeed ayey sawirtay, waayo waa abtigeed, wayna jeceshahay, lknse abtigeed laga yaaba in la afduubtay oo uu ku xiran yahay meesha keeynta ah ee ay sawirayso marwalba.. ❤
Wa sheekadi ugu mcned ee an kaa dhgysto ifiyow wax walba khiyaali bay u eegyin film oo kle ta kle waxa cad si kasto dhiigu isku qariyo in illahy xaqa so daahiriyo imika sawirada innta yar ba so furay kiis dhan oo la wayy subxanallah
May abtiged kiristina abo geed ayaa wax ku sameyey yado arkaysa mel dura inu geyey ayaan umalen madama uu haben kii sagu ka xeyey lacagta nin ka xadayna waa kiristina Abo heed ayaa dhacay ani sas ila tahay ninkan seediga ah ayaa wax qasay wayo odayga gana waa kii ku yiri waxan qari marka ninkan gabar ta qabo ayaa ninkan sedigi wax ku sameyey saga lacagta xafay joorjiyo waa dhibane oo u ah sedigii waa firkirkay ha 😮😢
Ileysow wa mxay cwa 11:00 ba soconysaye waxy tahayba muqalka wan like gareye subaxdi dhagysnya in.a howl ba isugysa lkn dhagysigas ban waxaba hal mar ku dhameya 😂🙌
Wlhi qisoodoon kow iyo kalabar joogin aa sadalinaa waxaa Uma Leena gabadhaan aabaheed inuu dilay abtigeed waliba hapeenkaas uu baxi rabay ayadoo la socota uuna meel kayna ku tuuray marka aan fiirshay sawirka ay sawirtay gabadhu
Like saaray izka daaya xaasid nimadoo😂
❤❤❤
Qisadan wa mucjiso rabaani ah dhiiga dadka ma qarsamo waxan ogaade abtiga inusan danbi laheen marka la dhahay sawir qofka aad jeceshahay ee abtigeed sawirte 😢😢😢😢thnk you ifiye
Maxa qof dhaaxa lacag kaliya loo dilay😢Toloow qof qof u dilayo lacag Qalbi adkaa ma ba ka cabsoodan Ilaaheyiyo xisaab iney sugeyso,Subxanalaah.
I like marku dhahayo “intaa ma isla fahanay Haa wan isla fahanay” marku sas dhaho waa ka daba dhahaa “Haa wan ila fahanay”😂😂❤❤😂
@the.AHF.family. hhhh Haa nio Anba anoo Niyada kale uunban is arkaa lkn wad iga qoslisay 😂😂
❤😊❤😊😂😊❤❤😂😊❤😊😊❤❤😊😊😂❤😊😂😊❤❤😊❤❤😊❤❤😊😊❤❤❤😂😊❤❤😊❤😂😊❤😂😊❤😊😂❤😊❤❤❤😊❤😂❤😊❤😊❤😊❤😂❤😊❤❤😊😊😊❤😊😂😊❤😊😊😂😊❤😊❤😊😊😊❤😊❤❤😊😊😊❤😊😂😮😊😂❤😂😊😊😂😊😂😊😂😂❤😊😊😂😂😊😊❤😊😊😂😂❤😂😊😂❤😊🎉😊😊🎉❤😊❤😊❤😂😊❤😊😊❤❤😊❤😊❤😂😊😊❤😊❤😊😊😂😊❤😂😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊😊😊😊😂❤😊🎉😊😊😂🎉😊🎉😊😊🎉😂😊😊😂😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉😊😂😊😂😊😊😊😊😮❤😊😮❤😊😮😂❤😂❤😂😂😂😂😂😂❤😂❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Same ha waan kula fahanay mana fahmin 😂😂😂
Ani xitaa anigon fahmin xiaa😂😂😂
Bisnka allaa wax baa iswiran inanta yar ma aabeed baadilay baa so socta tolow wixiiyo dhan asaga jilalay
49:12 kiristiina waxay sawrtay abtigeed waxanan filaya abtigeed inuu diley abaheed. Tani waa aragtidayda
Gabadhan Yar aabaheed ayaa dilay abtigeed wayna arkaysay wax walba kaynta ay sawirayso waa meesha uu ku tuuray maydka abtigeeed dhiigna ma qarsoomo weli ma ogi Wllhi lkn I think waa sida balankii rabbi u qaaday adoomihiisa ayeyna ku tusaysa in alle so saarayo qofka la dulmi yet xaqiisa Allaahu akbar
Wlhyie qisaduH ima dhaman hadana marky bilowga ahyd ayaN sadaliyay fikirkaGana wah kula qabaH🙌
Ala maxa wax kaa faai,day ifiyow Aduun iyo Aakhiro waa ku faai,day video shada wll mahadsanid❤
Qisada waanba sii sawirtay wlhi sidaan usawirtayna way udhacday😂❤
Wlhi waa sheekekadii igula yaabka iyo fajaca badneed aan maqlo
Qisooyinkaa qatar waaye wlhi love buuuuran ileysow 😂❤😊😫💋
Anigu markiiba waan Garway inay inanta yari ay aragtay aaabaheed oo abtigeed dilaaya Lakiin ragow dumarka hayasina ileen idinkama caqli yaree Dr's cabiirba waataa dambibaarihi ka maskax badnaataye
woow caawa anaa ugu horeeyo markah macsalaamo bari subax dhagaysana i.a wayo qadada inaa ku kariyo rabaa🎉❤
Intay qisadu kula tararaxdo, qadada ha naga gubin😂😂
@@abdirahimahmethashi924 may marka aan qiso dhagaysanayo sidaan cunada ukarinayo inaba caadi ma ahan😂
@@Mumtaaz_Maanka 😄 halked kaso hadlysa
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Scw
Salalaahu calayhi wasalam
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
❤❤❤ Callehi Sallatu wasallam yaa Rasuulullah yaa xabiibu llaah ❤❤❤
Sallahu caleyhi wasalam
سبحان الله سبحان الله الى ما كانت هذه البنت ما كنا ما كانوا يعرفوا 15 سنه والله هذ
Asc ifiye qisooyinkaga cajiibka ah wan ladhacay masha Allah 🎉🎉🎉 waxan rajeynaya inan kucibra qadano insha Allah ❤❤❤
Qisoyin kada waaba kusexda ilahy haka abaal Mariyo❤😊
Isku mid ayn nahey hhh
🥰🥰
Ani xate intan daarto ayan seexda hadane subixi wanso bilaba markasa so fcn u dhagestaa😂😢
@@Niira_Mohamed2 kkkkk wlhy tabta ayan ahey habeyn dhaweyd ayan sida igu dhacdey
somalida waba isku wada dhaqan😂
Ilaahey qeer haku siiyo sxb sare ifiye waa qiso aan la yaabay xitaa markan dhageysanayi wlhi cadiim korka dhan I jariiricoday wlhi cadiim sxb sare qisoyiinka sidaan cml eh noo soo badi taliye qeer allah ku siiye
Walahi isku mid 😢
1:23:55 anigu waxan aminasanahay gabadha yar abaheed in uu dilay abtigeed lacagta la xaday warqada la soo diray intaba waxa ka dambeeya gabadha yar abaheed
Omg 😱 qiso aan dagesto maleh is dahaye UA-cam Iska so eeg is laha waad Ika farxisay yaqey ifiyow 💋
صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم
Ifiye wlhi qisada saa id ayay ii saamaysay badanaana wxnku jecelahay qisooyinkaaga maba soo daysid qiso samayn lahayn mhd sanid wllka codkaaga allaha ku barakeeyo
Alla maxaad iiga qoslisay waxaan sugayay inaad ii sheegto wax wayn lakinse mar horan like saaray 😅😅😂😂😂😂
cid shaqo inaan karaad sado weeyo danbi baadhe caadiya ayaan noqday sidaan ilays udhgysanayay wlhi shekadu markey maraysay inay abtiged sawirty sidookle fmilkana aabheed aykareebty swirkiisa ayaan fahmy inuu joorji dulmana yhy o aabheed udilay ilaahow alligator isiyaadii
Im back Again Ifiye hadii aan isku dayo jawaabta waa Ninka la dhashay hooyadeeed ayey sawirtay, waayo waa abtigeed, wayna jeceshahay, lknse abtigeed laga yaaba in la afduubtay oo uu ku xiran yahay meesha keeynta ah ee ay sawirayso marwalba.. ❤
Saan ujecllhy qisooyinkaan saan u dheerdheer ❤🎉😢
Muuqaalada sidan oo kale oo dhaadher inoo soo badan wan ku heysanaa
Omg 😱 qiso aan dagesto maleh is dahaye UA-cam Iska so eeg is laha waad Ika farxisay yaqey ifiyow 💋❤🎉😊
Waaw qIso cajiib ah thanks markii gabadha ey halmar kategtey sawirkii abtigeed iyo Aabaheed ayaanba Aabaheed ka shakiyey.please noo wad Dambi baarista
Wlh qisoyinkada aad ujeclhy keep going zxp
Qisadan waaba mucjiso yaab walahi waan yaabanahay 😢
Waa abtiyo kii dee
HaA waa gartay
Wa sheekadi ugu mcned ee an kaa dhgysto ifiyow wax walba khiyaali bay u eegyin film oo kle ta kle waxa cad si kasto dhiigu isku qariyo in illahy xaqa so daahiriyo imika sawirada innta yar ba so furay kiis dhan oo la wayy subxanallah
Qisada marki abtiga baxy wan fahmay in abtiga farinta soo qorin uusan bixin ❤waxwalpo gabadha aabaheed uuka dambeye
Anpa horaan Ka fahmay mrkaan arky gbdha mrky melaha cagarka ah swireyso 😊
May abtiged kiristina abo geed ayaa wax ku sameyey yado arkaysa mel dura inu geyey ayaan umalen madama uu haben kii sagu ka xeyey lacagta nin ka xadayna waa kiristina Abo heed ayaa dhacay ani sas ila tahay ninkan seediga ah ayaa wax qasay wayo odayga gana waa kii ku yiri waxan qari marka ninkan gabar ta qabo ayaa ninkan sedigi wax ku sameyey saga lacagta xafay joorjiyo waa dhibane oo u ah sedigii waa firkirkay ha 😮😢
Wcs ifiye haddaan dhagysanayay qisadii spassy iyo fischer ee ciyaartii chesska ama shadranjiga tan beri ha inoo ahaato 😂😂😂😊
Inoosoo badi ❤❤ waba qiso maca an😅😂
Ileysow wa mxay cwa 11:00 ba soconysaye waxy tahayba muqalka wan like gareye subaxdi dhagysnya in.a howl ba isugysa lkn dhagysigas ban waxaba hal mar ku dhameya 😂🙌
Ugaas qisooyinka habeenkasta managa dhaaftay
abtiigah❤❤❤❤
Asc All muslimiinta keep going ifiye ❤
Wcs 🎉
Xafada dhan ban kaga saray ee iga aamus oo qisada ii wad😊
In an movie dawanayan is modayay walaalo thank you Ilyas yare ❤
Wow is the best story 😢
Hadaa isku dayo waxaan u malaynayaa abtigeed joorj walahi ma qashin ❤😅😮😢😢😢😢
Waa abtigeed aabaheed ayaana dilay
Waa kuu saaray like walaahi ❤❤❤
DAMBI Baarista Cilmi ayaa laga koror sadaa thanks Again 😂
Walaahi waan jareeyay aax
Wanu uska wada garanaye ku soco sheekada ilaysow
احلى ملخص قصص حقيقي ❤❤❤😮😊
Sxb qisada nagta dofarada nimnka siisay magaceda waxaa la dhahaa susan monica soo gali malinkasta waa kaa codsada
Ifiyow ilahay haku ifiye nashiidadan magaceda isheeg😢
😂😂
Wlhi qisoodoon kow iyo kalabar joogin aa sadalinaa waxaa Uma Leena gabadhaan aabaheed inuu dilay abtigeed waliba hapeenkaas uu baxi rabay ayadoo la socota uuna meel kayna ku tuuray marka aan fiirshay sawirka ay sawirtay gabadhu
Waa abti geed 49:00 😊
ifiyow zhp Qisooyinka xidhiidh nooga dhig Hanu jarjarin zhp Hore usoco🖐️
Maalmahan qisooyinka aa soo galiso badankood waa kuwaa hore uga maqle youtubers qisooyinka kulaso gudbiyo nasiib xumiyaaa 😢😢😢 waxa dhagestana kuma noqon kari💔
Sawda qaalib ka daawadey anu❤
@@Zayba945 haa ayada ka dhaheyste
Siyari bar baa gala ah gala korey
😂❤❤
Ani marhoraan fahmey inuu inuu sediigi diley markaa tiri natali kudhahey Jorge aya iso wacey chritina isoo aan arkee markudhachey😂
Sxb dulqaad aan video 2 saac soconaayo ku daawado ma lihi
Lkn legendary Aya tahay like iyo comment Ayan kugu caawinaaa
Wayku vcnthy lkn hadaba intaa usamaysay thanks from ifiYe naagtisa
Ifiye waan ku salaamay ugaas
Inuuu abtigu dilaayahay waxan famahay markii gabdha yari sauer ka familka sawiraysay eee ay abaheed ka tagtay 😊
Walal qali wat masantahaye ❤❤❤
Qiso layaab leh waaye saa u dheheese ifiyoow maanta leeba qiso yaab keemtay bisinka qisadii igu yaabka badneed aan dhageysto iyo sidaan wax walba u xaliyay isma laha😂😂😂
IFIYOOW SHAAHEYGA WAAN KUGU LEEYAHAY BY POST
Abtikeed ayey sawirtay
Ilhy ha u naxariisto 😢
Qof 17 ee like saara waa ani
Kiiska waxaa sii qiyaasy gbdha markey family keda swrty ee abheed ka tagty
Ano qoslayo ey qisadi dhamatay 😂❤
Haa wan Isla fahmny❤
Ronnie waan kashakiye fiishii Ronni
subxanalaah xanta dartisa miyia udishey sidigaga oona ah gawadhada abtiga uga jecleed
Hore ayan ufahmay dambibare aniga ayaba ah
Ceshcala qiso❤
Ifiyow codkaga waaxos talefonka inta mel sarato xiita madageysan kartid inad dagta kuxeysoo lee waye
Kk😊😢 43:44
Waa abti geed ka wayey ee mashinka lo diray 😢😊
ilaysow anu kuma dhagaysto and ayayna u dhaadheeryihin qosoyinkaga kamana marmo😂😮
May may ifiyow maalinkii uu airport geeyay ayaya ta yari aragta abtigee oo la dilatoryo abeheed
😊😊
Ifiyoow nio aaway qisooyinkii xarfaanta😊
Daqiqada 49:14ayan mareyna waxan umaleyna in ey sawirtay abtigeed iyada jecla waxaan Kalo umaleyna in uu aabeheed yahay tuuga dhacay awoowged isla markasna dilay abtigeed warqada cida soo gaartay ee sirta ahna Asa soo qoray waa sida an aniga sawirtay😅
Qisadan dhawr bilood ka hor ka dhagaystay channel ay leedahy inan somali ah oo la dhaho sawda qaalib❤
Subhanallah 🤔🤭🤭💔💔💔😭😭😭😭🙏
😢
😮😢
@@xamzexareed-ii6rs😢
@@xamzexareed-ii6rs😢
Waa abtigeed ayaan umalaynayaa🧐🧐
Eesh calaa qiso thanks ifiyoow
Ustaad sababta George iyo Natali Christina Roney ay ula baxeen waa carabta Christianka Suriyanka ah
Asc asxaabta ifiye ifiyow gar ayaa leedahay😂😂😂😂😂😂
Ifiyow meshan sa udhagysanyey danbi barad baba noqday kwarn shekado dhex mraysa sa ku fakrayey baba dhacday 😂❤
Qoyskan waxa ba’biyay ron حسبنا الله ونعم الوكيل
Waa abtigeed oo beriga la noqday
Taliye first thank you but xaga hackers uu baddo...❤😮
Qisada wa macaan tahay lakin inaad 5 jiro u sheekeneysid aad mooda
Ifiyoow walaaloow gaarigaan qofka wada waa qof waalan.waa iga yaabiyey
Muhiimada gaariga ma ahan ee waa qisada😂😂😂😂
Wcs ifiye walal Anigo firsan qisada aanba like ku saraa walal mahadsanid noso badi qisooyinka
markii la dhahay jorji suriya kama bixin durba waan ogaaday in dumashiga dilka gestay kadibne o ku duugay keymaha gabdha e sawirtay
Dumaashi ma ahan ee waa seedi😂😂😂
49:04 abtigeed😊
Asc War ifiyow waan kuu xiisay runti qisoyinkaga intaan degsado Internetka iska xiro jawi degan ku dhagesta
Wcs 🤝 ifiye
Inaalilaah😢
Waa abtigeed🎉
Waa abti u maleynaa