WAA HOOYO XUN NAAGAHA SOMALIDA QAARKOOD HABAR BEEY QABAAN MEEQA ILMOOD LA TUUREY OO QAARNA DAD KALE QAADEEN QAARANA BAHALO CUNEEN CARUURTAAS QARKOD SOS LA GEYN JIREY ILMO WALIDKOOD KORSAN WAAYEEN MARKA DAGAL DHACAY WAA LA KALA CARARAY ILMIHIINA WAA KALE TAGEEN MARKA FARANKO AWLADADA HA INKIRIN KORSO
Asc wll westerenka hadii waalidkaa kaa maqan yahay waxa tegee wadanka ee joogto safaaradiisa halka ee ku taalo waxa dhiibee magaceeda iyo meesha ee degan tahy iyaga ayaa la xiriiraaya adigana DNA ayey kuu balaminaayaan sidaas ayaa sax ah
Anaga joog na Australia qof qof qaabi karana ma joogo haday dhahdo ma dhalin sorry ayaa la gu dhahaya qara tacda joojiyq anaga ku wa aan dhalnay keen nay baryay nay in nala ka qaado dhi an ee
War heedhe islaantaan wey nabad qabtaa police raadinaayo ma jiro waa lagu khasbaayaa wiilka ayadana wa diidantahy iney dhashay ilaaheey baa og qof ku dhaaran karto maleh
Waad qaldantahay safaaradan aad kusoo celcelisay ma qabato kiiskan oo kale waayo waa qaangaar wiilka. Mideeda kale wiilka kale miyaad aragtay siduu u egyahay iyo in hooyadii u egyahay iyo in kale.
Abihiis dhaleey MAA Lagu kabkabo isagaabo Ku abtirsanaayaahee maxaa naag kagaley ma awuluu magaca hooyadiis loogu abtirayeey maxaa qaldan sheeko jilicsanaa hey siin wlhi farango miskiin waaye wlhii fuusto UU Daahir wax Ku doonaayo waaye safaradaa sheegtee agteedadna ma Mari Karo 40 jirkan
Abihii Wiilka la isku haysto dhalay Xagguu ka baxay? Aabahaas waa in la helaa ,Haddii kale habarta yaan lagu mashquulin ,Wiilku waa qof weyn Suuqiisa dhinac ha ka galo
SOMALIYEY BEENTA MAAD ISKA DEEYSIIN MAMMA FRANCO ADOONKAN MA EEY DHALIN WUXUU RABAA WAX DHOOFIYA NINKAN WAA JIRAN YAHAY QOFKA U DIIDI KARA CUNUG U RABIN DNA HA ISKA QAADO 😡 NINKAN MAXU UGU WAASHAY FRANCO MA HOOYO AYAA ILMAHEEDA INKIREYSO WAAR AFKIINA SAMEESTA
Nin ween qangaar dowlad warkiisa ma qoreeso xitah hadaye ka tagteye se hadaye shaye ma iyadaa dayacdsye mase kuwa qaaldaye cunuga dheel maa moodaye dacwo fillm islaanta soomali ka daba hare wax aa ka gooneesan maleh uun danbiga lee ka dhaqeesan xanta
Kkkk waa Qof wayn wiilku islaantuna waa Qof wayn . Ninku maaha saqiir yar , Hooyadaas na cid ku khasbeysa in DNA laga qaado ma jirto✅ xataa hadey yeesho DNA ga ay tiraahdo ma rabo inaan hooyo u ahaadoo aan aqbalo ⚠️ ogaada cid hooyo khasab ugu ahoow ku khasbeysaa ma jirto✅ somali du waa dad caqli yar oo waxaysan hubin beey faafiyaan 😢😢 sorry
Abaha muhiim ah muxu ku falayaa cajuuso inkirtay waaba iska faraango ka dhuumo ha sheegan abahaa ku abtirso u sheeg inaad noshay hadu ku diido dadkaga dhinac ka raac
AKhas war hooyadu iyada ayaa wax dhasha ee adiga iyo inta afka wax ka dhashay ma ahan in ay gabadh soomaaliyeed oo iyadii leh kuma aanan dhali ìn aad tiraahdaan iyada ayaa dhashay, war xishooda oo wax isku fala oo gabadha abuse ka ka daaya, Xattaa hadii ay dhashay waxa ay leedahay ma aanan dhalin, waa nin 40 jir ah maxuu uga baahan yahay war dan yeelo oo raadso aabahaa isaga ayad u baahan tahaye.
Saxiix aad ayuu ugu eg yahay
I don't think that's her son, this is all for social media views.
Absolutely
Aabihiis Xamar ayuu joogaa muu raadsado Maamadaan maba dhaline .Wiilkaan waxaa loogu sheekeeyey Farako AUSTRALIA haku geeyso ee sheego ineey hooyadaa tahay hadii kale dhaqaale haku siiso
DN maxey u didey hadeysan dhalin
Wa iyadoo inta taagan
Waa atado intataga ayadana dhashay jarer waye markey Leda hay ayadana kafulxun asaga wilka waba uu ka qurxanyahay modowgana folxumo mahan ilahay kabaq mama farangoy
Walahe hurta ilahaye baa naga oog lacakin ila xaad waa isku akyahen ila xaad ee maxaye u diidaysa dhiga
Cunugaaga 2jir ah matkaad mel geyso 2sana kadib uso noqoto miyaadan garaneynin cunugaaga ilaaheg ka cabsada meeshan waxbaa qaldan ee hala hubiyo
Maaaamada ahaaamana siiiihiii
WAR ma daahir calasoow baad Adna noqotay.?
Walaal mahadsanid siwanaagsan baad ugahadashay
WAA HOOYO XUN NAAGAHA SOMALIDA QAARKOOD HABAR BEEY QABAAN MEEQA ILMOOD LA TUUREY OO QAARNA DAD KALE QAADEEN QAARANA BAHALO CUNEEN CARUURTAAS QARKOD SOS LA GEYN JIREY ILMO WALIDKOOD KORSAN WAAYEEN MARKA DAGAL DHACAY WAA LA KALA CARARAY ILMIHIINA WAA KALE TAGEEN MARKA FARANKO AWLADADA HA INKIRIN KORSO
Maaaaahadhaaaliiin
Waaaaaahaara maaaahadhaaaliin
Madkiin ilaahay waridkiis ha usahlo
Subxanalah benta umada kadaa polis radina maxay tahay viyuus raadis🤔🤔🤔🤔
Ciwaanka kore dadkaa lagusoo jiita ee polis ka howl la aan maaheyso mise viyuus ayey ku raadsanayn 😂
allaahu akbar
Wa wiilkeda mujrimasa wayeelowday
Maradiaa. Og ilaah kabaqa
Waad qaldantahay inaydhashay yaaku ogaysiiyey wiilkaygii waan haystaa bayba leedahee makhasabaa ma 2 labo wiil bay meesha gaysatay? Maxaa kaaqaldan? Wah
WAR doqonimada iska daa
wiilkan mamaa madhalin
HaLaga.Qaado..D.N
A
Beentiyoo qofa😊
Asc wll westerenka hadii waalidkaa kaa maqan yahay waxa tegee wadanka ee joogto safaaradiisa halka ee ku taalo waxa dhiibee magaceeda iyo meesha ee degan tahy iyaga ayaa la xiriiraaya adigana DNA ayey kuu balaminaayaan sidaas ayaa sax ah
Isku foolxumo ayaynaan ahayn wiilku isagaa ka qurux badan qofkan dumara madawna African baa loo wada yahay
Dhiga dhalinka maara
Maxaa qaldan hooyo ilmaheeda inkiraysa ma jirte
@@AliMohajim
Waa runta waayaab,
Eedadiis iyo aabihiis-na wu uegyahay. (Sawir aabihiis, lagayaabo in uyahay ayaa latusey) laakiin wuxuu aad uguegyahay Maama Faranko.
Waaba uegyahye snk😂
haddaad dhashay caddee. maxaad ka baqaysaa.
Anaga joog na Australia qof qof qaabi karana ma joogo haday dhahdo ma dhalin sorry ayaa la gu dhahaya qara tacda joojiyq anaga ku wa aan dhalnay keen nay baryay nay in nala ka qaado dhi an ee
Maaaaaahadhaaaliiin
waa hadii uu teenage yahay lakiin mar haduu weynaaday safaaradu ma gali karto kiiska. xataa hadey isdhaleen laguma qasbi karo.
Mamadan ma-dhalin. Wiikeedi wayhaysataa. Kani waa damaaci. Hoyoo madafirikarto ilma ay dhashay.
Ninkaan dad ma qasbin warkan dhegeysta ama iska baxa
War heedhe islaantaan wey nabad qabtaa police raadinaayo ma jiro waa lagu khasbaayaa wiilka ayadana wa diidantahy iney dhashay ilaaheey baa og qof ku dhaaran karto maleh
Wiilkaan hooyadiis waa u eg yahay
Waxaase yaab ah DNA waa diiday taasaaba shaki gelisay dadka .
@@fadumafarey
Iyo Aabihiis iyo eedadiis, oo Inta taagan….ueg, kuligood.
DNA- Kufilan….hawadaqaadaan In Sha ALLAAH
Kkk man iyada quurxu baadan waayabe wiilku waa iyaado maadawe
Anigu waa ogaa markii wiilka utaango logo keenay farango.
Ninkan views baa halka galay
Nin qaangaara safaarad Ma Geli Karo waxaasna Ka qoraan ReeR galbeedka hadeey diido cid uqasbi kartaa majirto war Ka joojiya aduunka war ukaheysaanee
Waad qaldantahay safaaradan aad kusoo celcelisay ma qabato kiiskan oo kale waayo waa qaangaar wiilka. Mideeda kale wiilka kale miyaad aragtay siduu u egyahay iyo in hooyadii u egyahay iyo in kale.
Wallhi gaajo waa cadow ma intaasa dadka la hortimi adigoo arzaaq ka raadinayo Walal dhalinyaraa tahee irod shaqo tag intaa waxan lahubino laisla dhexmaryo dadka Lahor imaan lahyd
Qofkaan waa qof weyn safaarad waxba uma qabaneyso
Bal ninkaan weyn cinwaankiisa eega aaway booliska raadinaya eed sheegtay.
👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Abihiis dhaleey MAA Lagu kabkabo isagaabo Ku abtirsanaayaahee maxaa naag kagaley ma awuluu magaca hooyadiis loogu abtirayeey maxaa qaldan sheeko jilicsanaa hey siin wlhi farango miskiin waaye wlhii fuusto UU Daahir wax Ku doonaayo waaye safaradaa sheegtee agteedadna ma Mari Karo 40 jirkan
Abihii Wiilka la isku haysto dhalay Xagguu ka baxay? Aabahaas waa in la helaa ,Haddii kale habarta yaan lagu mashquulin ,Wiilku waa qof weyn Suuqiisa dhinac ha ka galo
Waa arin yaab leh aabihii waa soo hadlay wuxuu dhahay ani xageyga dhib kama jiro ee hooyada dhiig halaga qaado ayadana weey diideysaa soomaalidii waxay leeihihiin adigaa dhala wiilka si iney ogyihiin
Mama Franco ninkaan u ma eka hooyadi ilmaheeda waa taqaan nin jareera in lagu dhoofiyaa la rabaa
Wey iska cadahay iney dhashay
kana mashekadii calasow buulasooshirtege war hooyo caruur ma inkirte dadkuna wasu ekankaraan
bal say uladoodo arag
War d n a kaqaada
dahirba soofangareeyey 😂
Ninkii franka ka dhalay soomaaliyuu joogaaye muu raadiyo oo dhiig ka qaado
War wabeen adaaba kadaran😂😂😂😂
😅
Wiilka ilma maaha waa ninweyn maanta haiska daneeysto
Maxad isku ogatahaya
mamaan madhalin wiilkan ee daahir aaa abo in mamada uu eebaso
Beenta jooji qasab ma aha in cunugaaga lagu qasbo😮
Wuu. U. Ek. Tahay. Ma. Inkiri. Karto. Nahaabad. Weeye
Wa ina farango ninkan
Maxad laqaayalinasa
Wuu u egyahay
SOMALIYEY BEENTA MAAD ISKA DEEYSIIN MAMMA FRANCO ADOONKAN MA EEY DHALIN WUXUU RABAA WAX DHOOFIYA NINKAN WAA JIRAN YAHAY QOFKA U DIIDI KARA CUNUG U RABIN DNA HA ISKA QAADO 😡 NINKAN MAXU UGU WAASHAY FRANCO MA HOOYO AYAA ILMAHEEDA INKIREYSO WAAR AFKIINA SAMEESTA
qof qaan gaadh ah waalid looma keeno
Mamadan ma dhalin bay leedahaye wiilkediina wey haystaye maxada ka rabtiin meesha waa ku qabso ku qadimaysidesheekadu
Asc
Nin ween qangaar dowlad warkiisa ma qoreeso xitah hadaye ka tagteye se hadaye shaye ma iyadaa dayacdsye mase kuwa qaaldaye cunuga dheel maa moodaye dacwo fillm islaanta soomali ka daba hare wax aa ka gooneesan maleh uun danbiga lee ka dhaqeesan xanta
AMAA LAQAYAMAY MAAMADA OO WIILKALE LAGU BADALAY
qasab waye dhi an ega marka jogdid herkalmedka
Hadafirina
boolska usstareliya radinaya beentisa eeg if dibkuudawanmauno
Waa been qurux badan
Waa ku ega yahaya
Benlow ba tahay cinwan qaldan a dhegsatay Illaahay ka baq saas fiyus laguma radiyo mamada lama xirin wuna cafiyey iyadan wa khiratay iney dhashay
Qaabkaas wax laguma kala saaro,waxaa loo baahan yahay waa in la qaado DNA.
Franco. Anagaa UTANGE wada joogney 1991 .waa runteed waxay u shaqeesay xerada UTANGE valonery
gabadh cad oo quruxbadam bay eheed .
Ninkaasi uma eka
1991 October ayaa kaga tegey xerada
Way isku ek yahiin
Mamadu waxay tiri ma dhalin Yaa xuminkara Marka
way iscadaysaye miyadaa KAQURXOON isaguse hada waaninweyne hadaydidey muxuu udabasocdaa malaha inusharcigeda dhibato ugageysto oolagaceshado ayuurabaa waayo Inay magackale kudhibantahay basuragal ah
Eewil kawaku egyahay
Waa loo bedalay ilmo islaameed ayaa lasiiyey
Keediina waa ka teg tay
Farango wax madhasho waa cabtooy habartaas ilaa otango ayeey cabesey
Utango xataa Gabar aykudhay waxasuustaa boliska keynya ay qamriga lacabijirtey
Iyadaa dhashay waaxqiiqo
U.N baan u shaqaynayay ilmahaygiina xero qaxooti ayuu ku jiray
Waxaa xusuustaa iyadoo uur leh oo sawaaxili jii jiido intay khamri ka dher jitaan qofkii yaqaana habeen walba waxaan kasoo jiidi jirney
Baarki8 la dhihi jiray
Bushbar oo ku dhowaa utaange
Waxay ayayd
1992giii waa xusuustaa
Haben kasta ayadoo qaawan aan arki jiray
Waa runtaa duqdaan kadirad kaadibad ah waaye way diiday DNA dii laga qaadi lahaa.
Gabar kaa xumayay iyo hooyo ka xumatay waa laga dherada muxu i shegana ma arko baraha bulshada iyadoo cabsan rag dhaxfadhido
Xasbuna Allah wallahi waa cajiib
Big liar warysa soo baro sharciysda aduunka xoog maa dadka lagu qabsanayaa hadaa hadey dhashey oo ma qabanaayo
Qof weyn oo been low ah ayaa tahay aaway waxa lasoo qabtay oo aad meesha kusoo qortay
Way isku eg yihiin mamada iyo wiilkeeda
Kkkk waa Qof wayn wiilku islaantuna waa Qof wayn . Ninku maaha saqiir yar , Hooyadaas na cid ku khasbeysa in DNA laga qaado ma jirto✅ xataa hadey yeesho DNA ga ay tiraahdo ma rabo inaan hooyo u ahaadoo aan aqbalo ⚠️ ogaada cid hooyo khasab ugu ahoow ku khasbeysaa ma jirto✅ somali du waa dad caqli yar oo waxaysan hubin beey faafiyaan 😢😢 sorry
wiilkaan wuu u egyahay mamada
Ilmo aanad dhal8n ayaad qaadatY waayo wuu kuu egyahay
DNA ayaa wax kala Saara iyadaa og isagu ma sheegan karo.
Mida kale Mama Franko maskadeda majogto inta badan
Abaha muhiim ah muxu ku falayaa cajuuso inkirtay waaba iska faraango ka dhuumo ha sheegan abahaa ku abtirso u sheeg inaad noshay hadu ku diido dadkaga dhinac ka raac
DNA mexey udiideysaa