Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Soomaalidii sharaftii ayaa kadhuntay waa yeelka ayaa la dhacayaa akhas faadumo guulayso ❤️❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
MaanshAllaah Allaah Allaah ha ku gargaaro,Caafimad khayr qabana haku siiyo.Irsaaqad ka khayr badana Allaah ha ku siiyo. Aamiin Yaa Allaah. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💓
Allah Weyne Caafimaad haku Siiyo Amiin
Allaahu Akbar warmaxaay islaanta u dhaceen wax hakaa dheefinaa walee ma liimaano qofkii dhacay faadumo
Fadumo. Walaalo illahay haku cafiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaha ku caafiyo waan kuu saaraynaa MA hadad tidhi somaliyey wax khayr leh allaha, ku siiyo
Fadumoy cay ma lihid sharaf baad leedahay ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
masha allah
Asc.faadumay.soosheeg.tig.toogaaga.anagaa.ilaahay.lakaashanayna
Allaah hakuu barakeeyo Habo
Soomaaliyeey gabadhaa hala caawiyo
Hooyo ilaahay ha ku xifdiyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Faadumo..walaal..macan..soo...dhawoow..alah..ku. caafiyo..waad. libanayisah...aduun...iyo...akharo
❤❤❤❤❤❤❤❤Guuleeso murwo Horey usoco walal
Alle haku caafiyo risk khayrbadana hakusiiyo
Intaas oo xanuun hadaad leedahay Eedo Alle xagiisa u jeeso,oo muraayada aad soo fadhiistay kuuma wacne,ee iska daa.wax ka roon ayaa Alle ku siinaya hadii (Alle dartii uag tagto).Eedo iska daa.
Maxaad ka xasdahaysaa umadeeda hadhexjoogtee xanuun ka ayay KU illaawaysaaye bisinka
Fadumo abaayo wan kaxumahay Allah haka kafiyo dadka xaadidka
Mansha allaahu faadumo haloo gargaraaro fadlan
Allaah hakucaafiyo
Ilaahay hakucaafiyo
Mashallah guul baan kurajaynaynaa
Asc. SubxaanAllah ! Walaalkiis Faadumo Insha’Allah waxba noqonmaysid .Please noo soo die Magaca ,Nuberka iyo Gobolka ama Magaalada Tuuga kuu soo sameeyey dabinka tiktoka. Mida kale please jooji Amaanta somaalieeyn ta Bari hore lagu kala tagey. Wax naf ah Nima hayaan inaanu baaba’no ayey jecelyiin . Imagine weyn u ducaynaa laakiin cidkasta oo Reer Sheekh Isxaaq isku dayda iney wax yeesho ma guulaysato. Dhibaatadu inagu baa isku cadow ah oo lugaha isjiidayna markaa hurdada halaga kaco Badeenuna iib maaha X. Guurguurtaha Afrikaanku ilaaliyaan ee Xasan baahanena ma xukumo . Difaaca dalka hala isku diyaariyo . Ethiopia na waa Abeesee mardambe gosha hasoo gashanina . WBT
Hadalka badan Iska kalayaree Tasbiixso
Hooyo mcn Allah cafiyo
Faadumo waa qof qiimo badanYaan la bakhaylin
Mamo ilahay xagiise ucarar sujuuda kuducaso salaada subax kahor kaco istiqfaarta badi mamo❤
somalinimo ku ekow fatumo Allow noo gargaar
wax ka khayr badan Allow ku sii
Faadumo ibraahn
Ilahay maamada risiq aad tiktok kaga maaranto iyo caafimaad taam ah ha siiyo
asc faadumo qiyaaha kadaa
Ha walaacin shacabkaagii baa kuu jooga ha wal walin maamo
Dodge Dodge
waxa laga yaba qofkasi inanu waxas ku samayn ee dadka kale ka qaten ha furina link la idin soo diro islaantamaxay u dhibeen ilahay may ka baqaan
Maamo faadumo hala garab istaago kaca
Walaashen ayadtahay false kheyrka soogudbi allaha kuxifdiyo
fatumo lugeee mudaawaadka dabicigana iska daa
Qof xun oon baa kuhelay mama
Wax ay daawo ku gadato ha loo aruuriyo fadumo taleefoonkaaga soo dhig soomaali wax la'aan ku dhigi mayso
Qof weyn baatahee iska daa miidhiyaha oo iska cibaadayso midakale isqurxintan faraha badan iskadaa gabadh yar matihide iskacibaadeyso salaada
Soomaalidii sharaftii ayaa kadhuntay waa yeelka ayaa la dhacayaa akhas faadumo guulayso ❤️❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
MaanshAllaah Allaah Allaah ha ku gargaaro,Caafimad khayr qabana haku siiyo.
Irsaaqad ka khayr badana Allaah ha ku siiyo.
Aamiin Yaa Allaah. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💓
Allah Weyne Caafimaad haku Siiyo Amiin
Allaahu Akbar warmaxaay islaanta u dhaceen wax hakaa dheefinaa walee ma liimaano qofkii dhacay faadumo
Fadumo. Walaalo illahay haku cafiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaha ku caafiyo waan kuu saaraynaa MA hadad tidhi somaliyey wax khayr leh allaha, ku siiyo
Fadumoy cay ma lihid sharaf baad leedahay ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
masha allah
Asc.faadumay.soosheeg.tig.toogaaga.anagaa.ilaahay.lakaashanayna
Allaah hakuu barakeeyo Habo
Soomaaliyeey gabadhaa hala caawiyo
Hooyo ilaahay ha ku xifdiyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Faadumo..walaal..macan..soo...dhawoow..alah..ku. caafiyo..waad. libanayisah...aduun...iyo...akharo
❤❤❤❤❤❤❤❤Guuleeso murwo
Horey usoco walal
Alle haku caafiyo risk khayrbadana hakusiiyo
Intaas oo xanuun hadaad leedahay Eedo Alle xagiisa u jeeso,oo muraayada aad soo fadhiistay kuuma wacne,ee iska daa.wax ka roon ayaa Alle ku siinaya hadii (Alle dartii uag tagto).Eedo iska daa.
Maxaad ka xasdahaysaa umadeeda hadhexjoogtee xanuun ka ayay KU illaawaysaaye bisinka
Fadumo abaayo wan kaxumahay Allah haka kafiyo dadka xaadidka
Mansha allaahu faadumo haloo gargaraaro fadlan
Allaah hakucaafiyo
Ilaahay hakucaafiyo
Mashallah guul baan kurajaynaynaa
Asc. SubxaanAllah ! Walaalkiis Faadumo Insha’Allah waxba noqonmaysid .Please noo soo die Magaca ,Nuberka iyo Gobolka ama Magaalada Tuuga kuu soo sameeyey dabinka tiktoka. Mida kale please jooji Amaanta somaalieeyn ta Bari hore lagu kala tagey. Wax naf ah Nima hayaan inaanu baaba’no ayey jecelyiin . Imagine weyn u ducaynaa laakiin cidkasta oo Reer Sheekh Isxaaq isku dayda iney wax yeesho ma guulaysato. Dhibaatadu inagu baa isku cadow ah oo lugaha isjiidayna markaa hurdada halaga kaco Badeenuna iib maaha X. Guurguurtaha Afrikaanku ilaaliyaan ee Xasan baahanena ma xukumo . Difaaca dalka hala isku diyaariyo . Ethiopia na waa Abeesee mardambe gosha hasoo gashanina . WBT
Hadalka badan Iska kalayaree Tasbiixso
Hooyo mcn Allah cafiyo
Faadumo waa qof qiimo badan
Yaan la bakhaylin