Quraac Layaab Leh Ayaan U Sameeyay Xaaska Iyadoo Huruda 😂😂😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 94

  • @maryanabdullahi2612
    @maryanabdullahi2612 2 місяці тому +18

    Maashaa allah nin rageed saas alaga raba nin raga waa nin kii xaaskiisa la shaqeeya waxaan rajeynaya in aad wiilal badan hormud u noqoto ilaahay hadin xifdiyo isku waara

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 2 місяці тому +26

    Waan idin taageeraa laakin daacadu ha jirto caruurtaada ka war haay oo korso

  • @haboon6195
    @haboon6195 Місяць тому

    Subxanllah war caruurtaadii ma ka war haysaa aad lacagta ka cubtay 😢 lacagta UA-cam ka aad ka samyso u celi xaskaagii hore

  • @aaminaaxmed9375
    @aaminaaxmed9375 2 місяці тому +4

    Kaafiyaw caruurtaatna kawarhay

  • @Guledmahmad
    @Guledmahmad Місяць тому

    Nin Raga sxb guul ❤❤❤❤❤

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 2 місяці тому

    MASHA ALLAH QURAAC WANAAGSAN DUMASHI❤❤❤❤❤

  • @ifraaxmaxamed4717
    @ifraaxmaxamed4717 2 місяці тому +6

    Maan sha allah wllo ilaahay haydin barakeeyo ciyaal kaaga kale wllo wax siiso oo reera haaga isku dhaqo nin xaga dumarka ku nasiib wacan baad tahay

  • @nadiiromoha4064
    @nadiiromoha4064 Місяць тому

    Halkan dulqadkyga inan tijabiyan ksoo dionty😂😂

  • @safaclahi162
    @safaclahi162 2 місяці тому

    Ma.allah hasal guul insha alah mcnto🥰

  • @NasteexoMuse-s1b
    @NasteexoMuse-s1b 2 місяці тому

    Jah calankaygii thanks dumshi from rer mahad❤

  • @bbelove5485
    @bbelove5485 2 місяці тому

    Routinkiina aad buu u qurux badan yahay ee no so badiya awlaad alle ha idin siyo ❤

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 2 місяці тому

    Masha allah isku waara abadkiin❤❤❤

  • @FatxiSuuni
    @FatxiSuuni 2 місяці тому

    Walac waaye gabdha u ronow abowe nin ragedd ❤

  • @SiyaaMoha-u7x
    @SiyaaMoha-u7x Місяць тому

    Wagii waxan so xasuustay ey ku ledahy ana cuntda karinaye adna i camiro wax i kariyay iska dhig😂😂😂😂

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n 2 місяці тому +2

    Maanshaa Allah tabaaraka allah aha idinxiftiyo

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 2 місяці тому

    Mashaa aallah wa nin rageed❤😊

  • @NimcoNuur-x6c
    @NimcoNuur-x6c 2 місяці тому

    Lkn waa khatar qofka guriga laguma xiro daba kicikara😊

  • @MahadoMilee
    @MahadoMilee 2 місяці тому +1

    Mash allh

  • @Raho339
    @Raho339 2 місяці тому

    Maansha Allaah
    Allaahu AkbaR ☝️♥️❣️

  • @AsiyaCabdullaahi
    @AsiyaCabdullaahi 2 місяці тому +1

    Soo badi kaafi Abdi rootiinka😂😂😂😂

  • @Umuafnan-u4w
    @Umuafnan-u4w 2 місяці тому

    Meshas calanka og makamaqan dumashi ama midka somali nogu ekee anyway family quruxbdhan ayatihiii bayo

  • @FarhiyoElmi-rk6ov
    @FarhiyoElmi-rk6ov 2 місяці тому

    Walaal camerada yaaku haayo 😂😂😂markaa mallka jogtay😂😂

  • @FartunMohamed-r8k
    @FartunMohamed-r8k 2 місяці тому +1

    Marki ay yaanyada karto Aya lagu Dara fuulka

  • @mudanabdi3275
    @mudanabdi3275 2 місяці тому

    Xaa ku beena 😂😂farax somali intuu iga hor kaco quraac ii sameynaayo ayaan aaminaa 😂😂😂

  • @Thekingkillerson
    @Thekingkillerson 2 місяці тому

    👍 Mashallah ✅ you have ✅ really ✅ done ✅ a 👍 great 👍 job 👍👍👍 well 👍 done ✅✅✅✅ bro

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 2 місяці тому

    Inaa lillaah!

  • @Saciidoabdirahmanahmed
    @Saciidoabdirahmanahmed 2 місяці тому +5

    Nin carurtisa dayacee iyo xaskisa horee tan nh faido uma kenayo wlhi raga nocaa wlhi in wax lodalo maistahilanb

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi 2 місяці тому +1

      Subxaanallaah caydu ma fiicna kuwa hore Allow u cabiidi kuwa damba Allow is fahansii dheh waa afrika iyo waayaheeda u ducee

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому

      Hadii la is fahmi waayo mala is dilaa sow in lakala daneysto ma ahan ??​@@Shin-wu4mi

  • @leylaahmed5716
    @leylaahmed5716 2 місяці тому

    masha'Allah lakin iyado huruda hasodubin 😉😉

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Місяць тому

    😅😅😅😅😅 sheeko hhhh

  • @AhmedMohamed-wg2gj
    @AhmedMohamed-wg2gj 2 місяці тому +7

    Beer inaad ku tuurto ayey aheyd 😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 2 місяці тому +2

      Faarax halkaas umbaa taqaanan miyaa😂😂😂

  • @Xamda-lf4cp
    @Xamda-lf4cp Місяць тому

    🎉🎉🎉👍👍👍👍

  • @AniisaAadan-w8k
    @AniisaAadan-w8k 2 місяці тому

    Mash Allha ❤❤❤isku wra

  • @Saciidoabdirahmanahmed
    @Saciidoabdirahmanahmed 2 місяці тому +1

    Lkn ayaa jirto cadadala Alle marnabaa magafayo hadee soo dahdo iyo hadee soo dagdato xaqiq

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 місяці тому

      User
      Adiga ma ilaahbaa ka xigta kafi mise qofka khaldanbaad ogtahay .
      Mida kale ma nin wax dayaco ayuu u horeyey mise u danbey .ragga somalida oo dhan baa ilmaha dayaco oo duliah .mida kale nagti hore iyada doqon aheyd oo ninkeda naag u siideysey lacagna u qabsatey inay heysato bey aheyd si ciyalka ulla koriyo maser iyo xoolo jacelbaa qadey .nin somalina wa dayuus marbo ti DBE ayuu wataa
      Hazal wa soo samirtey guushina wa gartey .mida kale qoraal illaheybaa jiro qofka dariq uu marayo intuu noolyahay .hazal inay xaskisa noqoto samada ayey ka qorned bal eeg garoobe ayaa laga keney musan aqoonin wa calaf wa inad garatan edda joojiya qalinka illahbaa ka weyn wax walbo wa qadar inta naag ad gursan inta ciyal ad dhali illahba qorey calafna wuu dhamada maxa kafi karabtan.

  • @MahadMed-rj4ue
    @MahadMed-rj4ue 2 місяці тому +1

    Masha allha ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc 2 місяці тому +1

    Mashallah tabarakallah iskuwara ❤❤

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 2 місяці тому +1

    I like yanyo kuus kuusan inaan ruugo it looks yummy 😋 ❤

  • @sofiahusein8488
    @sofiahusein8488 Місяць тому

    ❤❤❤😍

  • @dekasaleban6763
    @dekasaleban6763 2 місяці тому +1

    Masha allah tabarakah❤❤❤❤❤❤❤ alleh ha isku kiin xiftiyo

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 місяці тому +5

    Dadkan caytamayo kafi khalad ma gelin wa guursadey illahbana uqorey ma qalin iyo qadar baa la baajinkara warya ha kufaarina.carurta hoyadod ba hesato wanna la bilaa maxa kalo rabtan rerka cusub ha cayuumina

  • @CabdicasisFaarax
    @CabdicasisFaarax 2 місяці тому

    M.a❤❤❤ funny family wllhi😂

  • @FarxiyoCNaasir
    @FarxiyoCNaasir 2 місяці тому

    Maasha allaah❤

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 2 місяці тому

    Masha Alaha

  • @XalimaMuhdin
    @XalimaMuhdin Місяць тому

    ❤❤❤

  • @FarxiyaYusuf-j4h
    @FarxiyaYusuf-j4h 2 місяці тому +10

    Masha allh ❤❤❤❤

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 місяці тому

    Mashallah 🎉

  • @degayassin
    @degayassin 2 місяці тому

    Maashalaha
    Waasifiican

  • @Shugri-q3x
    @Shugri-q3x 2 місяці тому

    Mashallah isku waara abid ❤❤❤

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 місяці тому

    Mashallah

  • @FahmamohamedFahmamohamed
    @FahmamohamedFahmamohamed 2 місяці тому

    Wlllo carurtadi kale wax uqabo

  • @MustalifoCaliFaarax
    @MustalifoCaliFaarax 2 місяці тому +1

    M.sh

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 2 місяці тому

    Noso badi plz😂

  • @asli1087
    @asli1087 2 місяці тому

    Maasha Allaah

  • @maryanabdirsak5009
    @maryanabdirsak5009 2 місяці тому

    MashaAllah mydhiiga isku waara

  • @Sacadahtml
    @Sacadahtml 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiiraabdilahi-ky7tn
    @samiiraabdilahi-ky7tn 2 місяці тому

    Mcha allh lamanahygiiii❤🎉

  • @AsmaaliOmar-zy1ic
    @AsmaaliOmar-zy1ic 2 місяці тому

    Masha Allha

  • @CadiraxmanKeeroow
    @CadiraxmanKeeroow 2 місяці тому

    Rerkaga qarso doqonyahow.

  • @r.c.pramadanchalengepubgmo1385
    @r.c.pramadanchalengepubgmo1385 2 місяці тому

    Iyadaa ku sheegsheegeysa 😂😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 2 місяці тому +2

      Sowta huruda😂😂😂

    • @ExmanarovaExmanarova
      @ExmanarovaExmanarova 2 місяці тому +2

      ​@@khadiijaabdqadirImika Waxa Bustaha Ku jira Wa Qarac Kale Iyadina Jikadabey Kujidha Inagey Raban IneY Nugu Cayadhan.😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 2 місяці тому

      @@ExmanarovaExmanarova 😂😂😂😂😂😂

  • @maymuunsiciid4549
    @maymuunsiciid4549 2 місяці тому

    Digsiga badal plz cudur baa laga qaadaaa

  • @Maido-y6n
    @Maido-y6n 2 місяці тому

    🎉🎉

  • @HibaaqQaybdid
    @HibaaqQaybdid 2 місяці тому

    Guri ga dab baa ka.
    Kici kara. Haku xirin gabadha

  • @HALIMOMAHAD-n8c
    @HALIMOMAHAD-n8c 2 місяці тому

    👍👍👍

  • @farhiyaomar1769
    @farhiyaomar1769 2 місяці тому

    Mashall Allha ❤❤🎉🎉❤❤

  • @DhahiroCadey-n2r
    @DhahiroCadey-n2r Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @ZAhmed-jn2yq
    @ZAhmed-jn2yq 2 місяці тому

    Mashaalh manta iguhoreysa chaelkad❤❤

  • @NimcoYuusuf-d1g
    @NimcoYuusuf-d1g 2 місяці тому

    Kuweygii isku waara❤❤

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 2 місяці тому

    Kkkkkk halkas ka wad

  • @Nfdliberation
    @Nfdliberation 2 місяці тому

    guriga magecis

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 місяці тому +1

    Naagtii ninkeda heysanweydo waa loo heyn.

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 2 місяці тому

    Wa arrin kufayasho midan

  • @faraxcabdi7268
    @faraxcabdi7268 2 місяці тому

    Hhhhĥ

  • @ilhan02aziiz56
    @ilhan02aziiz56 2 місяці тому

    👍🏽Good

  • @ruwaiz1099
    @ruwaiz1099 2 місяці тому

    😂😂😂

  • @maryanabdirsak5009
    @maryanabdirsak5009 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 місяці тому

    Shsqo wacn

  • @RudwaanCabdi-d7h
    @RudwaanCabdi-d7h 2 місяці тому

    Mnshllh tabarak allah

  • @CanabXirsi-hb5ey
    @CanabXirsi-hb5ey 2 місяці тому

    Mash allh

  • @XamdaAhmed-n2k
    @XamdaAhmed-n2k 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 2 місяці тому

    Mashallh

  • @DuniyoSheikhcali
    @DuniyoSheikhcali 2 місяці тому

    Mashaallaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsiyaCabdullaahi
    @AsiyaCabdullaahi 2 місяці тому

    😂😂😂

  • @NajaxCali-w2e
    @NajaxCali-w2e 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤

  • @FaaAli-xr5dc
    @FaaAli-xr5dc 2 місяці тому

    Masha allh❤❤❤

  • @SowdaJeele
    @SowdaJeele 2 місяці тому

    ❤❤❤