Galabtii Sidaan Gymka Isugu Diyaarino Aniga Iyo Ninkayga King Kafi Isha Baxarka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 84

  • @bbelove5485
    @bbelove5485 18 днів тому +8

    Awlaad baari ah alle ha idin siyo kaafi iyo hazal

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 18 днів тому +7

    Wad Ficantahyy. Lakiiin erayga Ninkeyga Iska yareee oo kubadall Oo Dheh Xajigeyga wallhi Yarana Xishoo oo hos uhadal Hadalka ha qalqalocinin ilen Gabadh batahay❤

    • @MutaasAxmed-nk2ke
      @MutaasAxmed-nk2ke 12 днів тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 10 днів тому +5

    Walal daawada whey iska ilaaliya waxa laga qaada madhalees marka proteinka dabiiciga fiican sida ukunta dabiiciga iyo bataatiga iyo kaluunka iyo hilibka iyo caanaha

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n 19 днів тому +10

    Say mansha allah

  • @FadxaqaliMarwo
    @FadxaqaliMarwo 18 днів тому +11

    Xishoo walshyeey noloshuna waxay ku qurux bdnthy xishoodka

  • @sofiahusein8488
    @sofiahusein8488 18 днів тому +3

    ❤ sxbey suurahaaga waankuhaystaa waad igaqoslisa (Ninkeyga 😂)

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 18 днів тому +1

    Alle ha ku siiyo wallo awaalad baariya

  • @HiboAdamAhmed
    @HiboAdamAhmed 19 днів тому +4

    Gabadhii ugu horeysay somali romantic ah

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 19 днів тому +2

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MunoHassan-l2q
    @MunoHassan-l2q 18 днів тому +3

    Jiimna waa u socotan wixii magalada qashin yalayna waa cuneysan 😂😂

  • @AsliJama-v4n
    @AsliJama-v4n 7 днів тому

    Maasha Allaah

  • @Bilan667
    @Bilan667 5 днів тому +1

    Uf faanbadanaa

  • @fartuncabdi3782
    @fartuncabdi3782 14 днів тому +1

    Abayo ninkeyga ereygaas labolabo waye ee xoogaa nagaqurxi xaajigeyga adoo dhaha dhaanto tankale abayo xishoo dumar ayaa tahay tartiib Allah idin barakeyo

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 19 днів тому +4

    Hazal Ninkayga wa yara khajilade odaygaga dheh ama Xajigayga wabad naga xishodsiisaye hhhhh

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 19 днів тому +2

    Iskuwara kuwayga 🎉❤❤❤dum bilan

  • @sacido1721
    @sacido1721 19 днів тому +1

    Maansha alaah isku waara abid

  • @Mary-wf7cu
    @Mary-wf7cu 18 днів тому +2

    Hot coffee with pasta cape is very dangerous, sister

  • @HoodoCbdisalaa
    @HoodoCbdisalaa 19 днів тому

    Maash Alaa fariid lamaan jacaylk Wan idin jeclay ❤❤🎉

  • @FatuushSulub
    @FatuushSulub 19 днів тому +2

    Wilkan edada u ahey farxaad iguwarada adiga iyo marwadaba

  • @Demond903
    @Demond903 19 днів тому +1

    Hazal wlh waan Jecelhy waa fariid❤

  • @hawasaid7325
    @hawasaid7325 19 днів тому +1

    Hadii la walaco mala waashaa xishood qof dumara tahaye wll

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 19 днів тому +1

    Masha Alaha ❤

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 18 днів тому

    Maashaallaah

  • @Mucaadyare-qh1yb
    @Mucaadyare-qh1yb 12 днів тому +1

    Abaayo creatine kaliigiis biyo qaboow igu qas 30 daqiiqo gymka ka hor whey protein ka iyo oats moos iyo caano gym ka dib isuga shiid ama 2 dooda gym ka dib isugu dar lkn gym ka hor whey protein lacabayo ma arkin

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 18 днів тому

    Maasha allaah alaha idin xafido

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 19 днів тому +1

    Masha allaah

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 16 днів тому

    Naa hasal kaafi kudheh Chanel ka family ubadal oo kuqorta kaafi & Hasal Family

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 19 днів тому

    MaashaAllah fariid

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 18 днів тому

    Coffee badan kum ficn abayo iska yar diiga la ba laqadah

  • @SahraYusuf-nk9rn
    @SahraYusuf-nk9rn 18 днів тому +1

    Kuma daawankaro kor iskuqaad ciyaalnimada iska dhaaf iyo niicda ninkayga ninkayga ninkayga laaxawla walaaquwata illaa billaah

  • @HafsaAli-sg4lk
    @HafsaAli-sg4lk 19 днів тому

    Manshllah isku wara xabibti❤❤❤

  • @abdallamacan7864
    @abdallamacan7864 4 дні тому +1

    Wayaab .xayeysin mesha kuhysa,somalitha yaqyaqsigina ladafa,the foolest couples in social media

  • @Shugri-q3x
    @Shugri-q3x 19 днів тому +1

    Maashallah Tabarakallaah ❤❤❤

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 19 днів тому +1

    Keep up

  • @dhacdooyinsheekoyinkadhala5261
    @dhacdooyinsheekoyinkadhala5261 5 днів тому +1

    Oo uurki mee 😂

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 18 днів тому

    Maasha Allah

  • @AsmaRoutine
    @AsmaRoutine 18 днів тому

    hanzaley warka qaraabey ninkeyga hadhihin xaajiga dheh😂😂

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 19 днів тому

    Wey lamanaheyegi 👑👸💋

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 17 днів тому

    Ilmahadaa dhasho isma raaci kartiin waa sheeko taasi

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 18 днів тому +1

    Hada sharer hada qor qawan

  • @AffectionateOpenStadium-ww1lo
    @AffectionateOpenStadium-ww1lo 19 днів тому +3

    Kaafi iska dheh qaxwada guriga kukarso

  • @H2o..2go
    @H2o..2go 18 днів тому

    Please xafadaan isheega guri an raadinoya 😢

  • @XaredcaliMaxamud
    @XaredcaliMaxamud 19 днів тому

    Man Sha alaah❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ayniayane1965
    @ayniayane1965 18 днів тому +1

    Projin maha naya reer badiye protein weyan

  • @SaynabXasan-fh9gp
    @SaynabXasan-fh9gp 18 днів тому

    Mnsha allh ❤

  • @MutaasAxmed-nk2ke
    @MutaasAxmed-nk2ke 12 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SomaliaQueen-fm5rd
    @SomaliaQueen-fm5rd 18 днів тому +1

    Ninkan waaka waashay walahi naag nool😅

  • @Abdirisak-y3k
    @Abdirisak-y3k 17 днів тому

    M.A 🎉❤❤❤

  • @farhiyaomar1769
    @farhiyaomar1769 18 днів тому

    Mashall Allha ❤❤🎉🎉❤❤

  • @NaheelMohamed-d2p
    @NaheelMohamed-d2p 19 днів тому

    Naag walac gym maida sxba

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 18 днів тому +1

    Ninjayga maxaa ugu wardine yaa kaa xoogaya

    • @shairabdi
      @shairabdi 18 днів тому +2

      Kkkkkkkkkkkkkkkk
      Afkaaga caano lagu qabay

    • @MaariaMaariish
      @MaariaMaariish 18 днів тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @RuunkassimBille
    @RuunkassimBille 18 днів тому +1

    Naya us macan ba iurise 😂

  • @MohamedSharmarke-z7q
    @MohamedSharmarke-z7q 16 днів тому

    MansL❤

  • @FatushQurux-g6q
    @FatushQurux-g6q 19 днів тому

    Hasal nag rer mahda❤

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 18 днів тому

    Nin beel ninkeyka ku teh ma ninka ledahay illahey baa leh isku xishoo

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 18 днів тому

    Abyo cafeeiga iska yare kilyaha or let us say organs kah yu damage gareya ...kafi pliz gabada cafimadkeda ilali from reer bicidyahan mj😅😅

  • @nimcomuse744
    @nimcomuse744 19 днів тому +1

    Ala wllo afsomaligaga necbiyaaa maad sida bina aadamka uhadashid maxad la niiclaysaa 😂

  • @sayinabjamacYartaReersool
    @sayinabjamacYartaReersool 19 днів тому +1

    Naag leh walac baan ahy hadana Jim Ku jirto😂

  • @shairabdi
    @shairabdi 18 днів тому

    Ninkeyga kulahaa!
    hadal xumaa

  • @AyaanCali-z5d
    @AyaanCali-z5d 19 днів тому

    Waa runtaad inaag uu dad ah😅😅😅

  • @cadarshire1257
    @cadarshire1257 18 днів тому

    War tan ninka waashay ee ee ka qabta

  • @abdiqadarwarsame7261
    @abdiqadarwarsame7261 18 днів тому

    TII LAGU KACASANAYAY SII

  • @SirathoSuleiman
    @SirathoSuleiman 18 днів тому

    Smokie deeh😂

  • @AffectionateOpenStadium-ww1lo
    @AffectionateOpenStadium-ww1lo 19 днів тому

    Ninkeyga hadhihin

  • @HiboAdamAhmed
    @HiboAdamAhmed 19 днів тому +1

    😂😂😂😂

  • @XawoCabdi-hn7ns
    @XawoCabdi-hn7ns 19 днів тому

    Kuwygiii❤😂

  • @degayassin
    @degayassin 19 днів тому

    Maashalaha

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 18 днів тому

    Masha Allaah