“Madaxwayne Khudbadaadii waxa ka muuqatay daal farabadan iyo culayso siyaasadeed'' Rooda cabdi muuse

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 168

  • @Lander6656
    @Lander6656 2 роки тому +18

    Wll laabta qarso, then wax noo sheeg hadalkiiba intasa na dhaafise 🤣🤣

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 роки тому +4

    geesiyad guul

    • @mustafe2068
      @mustafe2068 2 роки тому

      Waar ragga garaad baa lagu ogaaye, Magacaaguna sowka qof wayn u eeg.

  • @abdulraven9994
    @abdulraven9994 2 роки тому +5

    "The man with the longest eyes or the most intelligent man is a ill-fated man the contemporary somali sociaty" Xirsi x ali is a uniter not divider and he believes inclusive somaliland sociaty he sees jeegaanism based on tribalism is the distraction of the country.xirsi is a total man and valuable asset the wadani party who strongly stands for inclusive somaliland sociaty and chosen him party chairman.we wish him the best.

  • @mouseuse
    @mouseuse 2 роки тому +7

    Mansha Allah Roda Abdi muse

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 2 роки тому +13

    dumarkenu waa garii xataa xafiiskedii ayay uunsi soodhigatay 😂😂

    • @yasminismail9970
      @yasminismail9970 2 роки тому

      😄😄😄😄😄

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 2 роки тому +3

      Waa dumarka Habar Awal/Ciise Muse only👑🦁

    • @origami8415
      @origami8415 2 роки тому

      @@xaalidahir8268 stop your funking qabyalad

    • @ahmedyasin6796
      @ahmedyasin6796 2 роки тому +3

      @@xaalidahir8268 hablaha Habar awal waa gaari sow maaha ?

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 роки тому +2

    Xirsi waa jin dadka gala sidaas waxa yidhi faysal

  • @mubarig1426
    @mubarig1426 2 роки тому +7

    Waleee waa fariid naagtani lkin waxan xagas ka odhan lahaa qosolkaa yar yari waa waxad nagu khaldaysaane inan ebahay in qatalin qariya naaskiina

  • @whomnour
    @whomnour 2 роки тому +7

    xasan cali khayre pro max 😂😂😂

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 2 роки тому +3

    Qof walba oo suryo kujiray Hj hakuso caanbaxo

  • @neysadheman5185
    @neysadheman5185 2 роки тому +3

    Masha allaah

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 2 роки тому +1

    Laabtada qarso ...hadlkagi waxaba kama fahmin xaka kale bn Ku maqana.... Masha Allah wd qurux badan tahay...

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 2 роки тому +4

    Good job, Gudoomiye Rooda.well done

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 2 роки тому +4

    Fariid weeyi gabadhani lakiin hadhiirigal kuwi kudhawaaqay mudahraadka wayo dee xirsi waa fardheerad ku ah somaliland boqolbaad sheegaysa ee qof mukeenin kaliya fidmo socota weeyi

  • @ali-gl1gm
    @ali-gl1gm 2 роки тому +2

    intaa muu garan waayey ciro biibiile

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 роки тому +1

    illaahay ha na asturo haweenbaanu nahaye subxaanalaa allaahu akbar

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +3

    ROODA AWOOW ISKA DHAAF MADANIMADA OO DADKEENA BAR SIDA WANGASAN EE LOO HADLO
    SCHOOL FURO LA BARO SIDA SIYAASIGA LAGA RABO MARKUU HADLAYO

  • @nnouraluush8968
    @nnouraluush8968 2 роки тому

    Naa orodo naasahaga umada islaamka ah ka qari illahaga ka cabso

  • @khadarchannel1
    @khadarchannel1 2 роки тому

    Rooda hore u soco,maashaa Alaah, kuwa meesha jooga adaaba dhaama,Ilaahay ha ku xafido, guul iyo gabanim,,, xilkana ILAHAY ha kugu guuleeyo,soco hamigaaga Waad gaadhi,inshaa alaahu

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 2 роки тому +2

    Well done

  • @asmageedi2013
    @asmageedi2013 2 роки тому +1

    👍👍👍

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 2 роки тому +2

    Aqoonteda iyo hankedaa halka gaadhsiye inanta cayda ka daaya Jaahiliin baad tihiin qabyaaladi ka buuxde

  • @ayderushashi9715
    @ayderushashi9715 2 роки тому +3

    Mansha Allah hadal kooban oo hadana wax badan taabanaya ayay soo jeedisay way u qalantaa hankeeda siyasiga ah

    • @mustafe2068
      @mustafe2068 2 роки тому

      Ragga garaad baa lagu yaqaanee maxaa ragga kaa reebay adiga? Mise...😅🤣 waar qof wayna waad u eegtee maxaa sharafta kaa qaaaday‽

    • @ayderushashi9715
      @ayderushashi9715 2 роки тому

      @@mustafe2068 mxd kahadlaysa

  • @axmadmaxamad4526
    @axmadmaxamad4526 2 роки тому

    Mansha.allaha.roda.ad.dhama.ciro.iyo.fayasal.caliwarabe

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 2 роки тому +2

    Mchallah tabarkalah xppti ilahy haku xafido

  • @sakasar7091
    @sakasar7091 2 роки тому

    Hore u soco runtana want kugu jeclaaneynaa marwalba

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому +4

    waaar Roda naga maqnayd imikay muse bixii badalaysa mashallah.... Rooday nasi odayga...

    • @mohammedmuslimenoh7867
      @mohammedmuslimenoh7867 2 роки тому

      Mxaa machllaH Naag Miyaa Madax wayne noo noqonaysa oo ma waxaanu maqlaynaa madaxwayni dalka ayaa dhalya 😂😂😂

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 2 роки тому +1

      @@mohammedmuslimenoh7867 nin geesiyaba naag ba ka danbaysa maantana waa 60% umada somaliland dalkana dumar baa xoraytiisa kaalinta koowaad ku lahaa maskaxna dumarka saayid ba u dheer dhalmadana waa tii lagugu dhalay ma ceeba????

    • @hoodohoodo9532
      @hoodohoodo9532 2 роки тому

      @@mohammedmuslimenoh7867 Jahil baad tahay goormey dhalmadu ceeb noqotey oo qosol qosol noqotey? Hooyadi ku dhashey ayaad uu gaftey jahilyow. Wa masuuliyed xanuunkeede leh oo Ilaahay subxana wa tacaleh og yahay in qof dumarka uun ey kasoo bixikarto dee hadii kaleh Ilaahay ragaba dhalmu ugu talo geli laha. Dumarku ayaaga uga lexejeclo badan wadanka raga, dumar badan oo raga ka maskax iyo karti badan ba jira.

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 роки тому

      @@qwertyaserty8404 Fariid Saas weeyi 👍

  • @MadrasatuAtTibyan
    @MadrasatuAtTibyan 2 роки тому +2

    Tan Ninkeedi mee. Ma retired ritaayadh baa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому +4

    hadii shir jaayid inuun dux leeyahay wakaa subageedi oo missaman bilaa iskudir qabyaladaysan bila cay iyo qodxo iyo turxaan lahayn umadana waxtar waano iyo kalsooni iyo rajo ku abuuraysa mashallah ciidamada xadiis looma diran marka horeba siidhi iyaga looma dhiibin ee qalabkooda ay ku shaqeeyaan waa qori dableh naaari ka dhacayso waxaa ugu weyn ee shaqadoodu tahay waaa waashmaanka amniga iyo public order . Oday police ah awaa markii mudaraadku dhamaaday ee uu xafadiisi kusoo noqday noo yimid anagoo inankiisi oo curad oo dhawaca dul fadhina oo mudaharaadki kusoo dhawacmay, markaassaanu uga waranay wixii dhacay markaasu halkuu ka cadhoonlahaa qossol dholacadeeyay ayuu na tusiyay qorigiisa oo shan xabo ka maqan tahay wuxuna yidhi shantaba dadbaan ku riday.....amnigu waa shaqadayda waanan ku dhaartay....

    • @mouseuse
      @mouseuse 2 роки тому +1

      Waa macquul laga yaaba xabadu riday inay inankiisa ku dhacday

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 2 роки тому

      @@mouseuse dee haa xabadu ma reer bay taqaaanaba ?

    • @mouseuse
      @mouseuse 2 роки тому

      @@qwertyaserty8404 illahay dadkan hays fahan siiyo danaheenu waa nabad horumar is jacayl istaakulayn xiliyada duruufaha dadkaaga lkn hadii media 26 June lawada fuulo. Yar iyo wayn waa mushaakil.
      illahay wixii xun haynaga qabto roob iyo raxmad nabad iyo caano is fahan is jacayl cibaadiyo camal wanagsan haynugu gaadhsiiyo iyo inagoo raad fiican kaga tagnay aduunkan insha allah
      Inta media lasaaranyey iyadoo illahay labaryo layscaawiyo lays cafiyo wanaaga laysku waniyo ayuu illahay nimcooyinkisa into siyadinaya

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 2 роки тому

      @@mouseuse WAA SAAXE AMIN OO KALIYA !!!

  • @salebanahmed6287
    @salebanahmed6287 2 роки тому

    Horta laabtaada soo taagan astur kadib hadal

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 2 роки тому

    Tan waa dhan-xiir dhan walba kubada ayey laadayasa.

  • @Pretty_hani
    @Pretty_hani 2 роки тому

    Na xishoo doqonyhy muse afka kutagysa xanun muse la idhahdo aya idin hyee

  • @calicabdiismaaciil3974
    @calicabdiismaaciil3974 2 роки тому +2

    Kkkkkkkkkk war tii siyaasad ahayd way dhimatay hala soo aaso 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 роки тому +1

    Roodaay dee adigaaba muuse, cirro iyo Feysal ka xafiis qurux badan maca Hadii ururkaagu soo bixi waayo xafiiska ha iska fasixin

    • @axmadmaxamad4526
      @axmadmaxamad4526 2 роки тому

      Roodaay.adigaba.muuse.cirrro.iyo.faysal.ka.hadal.wa.can.wabalan.inan.ku.codeyo.adiga.xisbigaga

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +1

    Hadal uu fahmayo uun qof miyir qabaa xirsi 100 doorashadii.ma keenin waa run in xaasha keeney xildhbanda haber jeclo ee wadani yami

  • @mustafe2068
    @mustafe2068 2 роки тому +2

    HHHHH, TV gaa qariyey markii danbe sh...🥴 Waar gabadhan magaalada ka qabsada raggii masuulka ka ahaayoow.

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 роки тому +1

    Inantu intaasey mafsuud ku tahey jin siyasiya galey lkn rag badanbey dhaanta🤣🤣🤣🤣

  • @leylaahmed7250
    @leylaahmed7250 2 роки тому

    Masha Allah caqliga hawayin nolow walalashay qaali ❤❤❤❤❤😘

  • @ahmedhousein6105
    @ahmedhousein6105 2 роки тому

    Labac labac.anaga dareen kagama bah nin.ee naskagan dhinaca ka muqda isla yaab oo qari.reer xirsi kuwashe xirsi ragba wax uu dhibey wana mdweynaha musraqbalka

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 2 роки тому +1

    Naa waxba kamaad hadlinee iska fadhiiso dumar guryahoodda u kheyrbadan

  • @museabdale1065
    @museabdale1065 2 роки тому

    Naagtan hadlaysaa ina Kahin & Xirsi way maagtay habar jeclona way amaanaysaa manuufaqada jooji habar-jeclona naf uma hayside tuugadyahay

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 2 роки тому

    Waxaad sheegayso ba laabtiiba nadhaafisay lkn waan kuwataa

  • @sahrobarre9962
    @sahrobarre9962 2 роки тому +1

    Gulaso wll

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 роки тому +1

    Waa dhiiga Iyo xaqdarada uu dadka ka galey…xisaabtii Allah na waa danbaysaa

  • @abdilaahicabdi8590
    @abdilaahicabdi8590 2 роки тому +1

    Siyaasiyad dhab ah laba wait oo isku .mid ah.. ka wada qosli!!!!

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 роки тому +1

    Macalin ayaa inan uu wax udhigo
    Laabteeda kudhaygagay aadna ufiiriyay
    Marjaasuu yidhi cajiib inantu waxay sidataa silis carabku yahay diyaarad
    inantii ayaa tidhi macalin cajiib ayaa tidhi mawaxad lacajabtay diyaarada siliskahhhh wuxu ugu jawaabay mayee waxan lacajabay garoonka diyaarada
    Oo ah naasaha inanta oo markii horeba
    Uu eegaayay
    Hhhh
    Marka hada khudbadii waxa nadhaafiyay eeri bootka

  • @khadrafarah5016
    @khadrafarah5016 2 роки тому

    Beenalya waa lagu soo diiray yaku soodiiray diilo

  • @dr.cabdirisaaq6433
    @dr.cabdirisaaq6433 2 роки тому

    Nin waliba hadhuub buu toshiyo haamo gooniyahe
    Haweenkuna hadday doonayaan inay hidhiidhaane

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 роки тому +2

    Roda iyadoo qof Dumara ayayna xusin Dumar iyo caruurtii ay dhaleen ee lagu xasuuqay Hargeisa xitaa Xumkuumadii siyaad bare Ayaan sidaas samayn.

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 2 роки тому

      Xagee lagu xasuuqay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 роки тому

      MAANEY ODHAN CARURTAUDII IYO DUMARKAYGII DIB U DHAGEYSO MIDA KALE CARUURTA YAA YADHI SHARCIGA JABIYA
      ADDUNKA QOF MUDAHARAD RABSHAT WATA WAA LA XIDHAA KA KU DHAWCAMANA WAA LA XIDHAA OO ASKARI BAA LA DUL FADHIISYAA INTUI KACAYO

    • @mustafe2068
      @mustafe2068 2 роки тому

      Gabadhi waxay tidhi wax kasoo qaad ma leh, waar ha ku sharaf beelin meesha.

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 2 роки тому

    Naa is astur waa maxey naaskan soo taagan iyo diracan qafiifka ah

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 2 роки тому

    Inantu kuu wii asxabta ahee ee iyana mesha ka jaaja lahaa way kafiicantahay qibrad yaro baa kamuuqata iyo cabsi yar wayna laqabdanaysaaye soo dhoweeya inanta iyo xisbigeedaba

  • @mohamednour9072
    @mohamednour9072 2 роки тому

    Horta khudbada mamarfashaa laguugu diyaariyaa?

  • @dahamusse3251
    @dahamusse3251 2 роки тому

    Asw xishood oo gurdwara fadhiidhso ka bax waxaan and ku jirto

  • @omarosman8749
    @omarosman8749 2 роки тому

    baaye. Candhada qarso. Intadan cid wax usheegin. Marka ilahay leyahay haweenku guryohoda hajoogen. Xigmad ayaa kujirta

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому

    HORTA WAXAN RAG KU SHEGAA SIDAA CAFIMAADKA QABAA EE QARAN JACELKA MAXAA KA QAADEY

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 2 роки тому +1

    Gabadhbaadtee ka xishood raga naa hadii laguu jawaabana hadhawbaa la odhan I inanbaa la caayee wuxu xishood daranaa ma jajabanbay ahaanjiryay

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 роки тому +1

      Hirsi sabab ya looo eryanayaaa waaaa
      H jeclo iyo h yoooonis wada socda
      Oo sanad walba burco laysku diri ayna berbera iyo hargeisa kaluuuun iyi jabis ku cunaaaaan burcaa dhiiiiig iyo dhaaawac lagu qadeeeyon

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 роки тому

      Sulub
      Kaaahin dabagale
      Ali mareeehaaaa.
      Saleeeeban gaaal
      Waaaa shaqaaaale muuuse
      Kuwaaaa markaaay hadlaaaan reeeer burco intaaaa iska jira
      1994 inacigaaaal Kursiga ku fuuulay

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 роки тому

      @@abdifatahnor1338 see saxiib sidiinii hore isu laaaya siyaaaadii dalka waxbaad kabadasheen Bari iyo gelbeed Kala ahaada

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 2 роки тому +1

    Hadal bilaa nuxura 🤔

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 роки тому

    Laxawala walaqata ilaa biyaha taana waxay donaysa inaa waxa xukunto

  • @amiiraahmed944
    @amiiraahmed944 2 роки тому

    Wayab markay rermiyigi siyasadi ku dhex washeen isku dir iyo mixnad an cidi dhagasanaynin xirsi wadani midna cidi wax ka waydin maso washa

  • @naftadooje9871
    @naftadooje9871 2 роки тому

    Mida kale baqti nooleeyaha naga qari

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 роки тому +1

    Adna ma Xiiq Santahay

  • @diindoonchannel4667
    @diindoonchannel4667 2 роки тому

    Mm tv waa sidee

  • @axmedcabdi3884
    @axmedcabdi3884 2 роки тому +2

    Mnsha allah afkaaga caano lagu qabay wllee waa innan wax garad ah

    • @mustafe2068
      @mustafe2068 2 роки тому

      Wax garadka ma maryahay tuurtay ku tabay wllo, Ragga garaad baa lagu ogaaye!!!!

  • @khadrafarah5016
    @khadrafarah5016 2 роки тому

    Maxa ka galya adiiga dhiilo bca bca bca👎👎👎👎👎

  • @Mo-fd9ri
    @Mo-fd9ri 2 роки тому

    Naa candhada qarso taas ayaa muhiim ku ahe.

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 2 роки тому

    Muddane gacan dhiig leh indr

  • @shaikhmuqtaar7467
    @shaikhmuqtaar7467 2 роки тому

    MA QADKII BAA KU BARGOAY

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 2 роки тому

    Rooday Maxa lagu dhagaysta laabta na dhaafisaye naga so astuur waxa😂😂😂

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 роки тому

    Naa naaska pari

  • @Mohamedahmed-vx1nc
    @Mohamedahmed-vx1nc 2 роки тому +1

    waxasaad war ka dhigtay edo nin ma kuu yimi😋

  • @diindoonchannel4667
    @diindoonchannel4667 2 роки тому

    Waar iyadiibaa dayaca markaasaad waxka sooduubaysaan

  • @bidhapesgaming8457
    @bidhapesgaming8457 2 роки тому

    Gabadha waxaa muuqda shafkeeda manay qarsan dadka iyaga usoo jeedinaya

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 2 роки тому

    Tani maxay hada ka hadlay ma muusaa
    Soo diray

  • @saciid2024
    @saciid2024 2 роки тому +1

    Xassan iyo xuseenka naga astur allah haku asturee wllo urur na waad furatee, Somaliland 50% iskaabulo inamo ah ayay ubadanyihiine
    Kkkkkkkkkkk🤣

  • @zizkoadani1489
    @zizkoadani1489 2 роки тому

    mid kasto xfdededa mamuli krto ayaa ku imnysa🤣🤣

  • @safiya0986
    @safiya0986 2 роки тому

    Naa rooday hadalkaagu wuu is burinayaa mudaharaad baan idinku hambalyaynayaa & kaladaa si salmiya mudaharaadku inaanu u dhicin baan ka xumay maxaa hambalyo keenay nafaa geeriyooday kuwa kalana waa dhaawace dhagaa

    • @mustafe2068
      @mustafe2068 2 роки тому

      Waa gabadh wllo dadkii masuulka ka ahaa ay ka qabsan waayeen magaalada, xitaa maryo usoo xidhay garan waayeen🤣 waxay doontay ku dhurmaysaa markaas!.

    • @safiya0986
      @safiya0986 2 роки тому

      @@mustafe2068 siyaasadaa waaliya alllaha sugo

  • @haarunyare143
    @haarunyare143 2 роки тому +1

    naagahan maxa waalay ragiiba meel loo laayee
    wxn ogay kuwan meelahan oo kle ka hadla inay ragoodi dayaceen gurigaga ka sheeeke xisbiyada waa laagu dhaamaye

  • @hoodamahamed8258
    @hoodamahamed8258 2 роки тому

    Kuwii dhintayna ma daremassan somaha ileen wadigan an so qadane askarta kaliya ka xun wxa gaadhaye. Nafo dhan ayaa lagu waayey meesha mrks ayaad iskaamo ka hadlaysa nya afka laydha ka qarso hano candho waynaane

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 2 роки тому +2

    Qabyaalad cad

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 роки тому

    Cidanku iyaga wax toogtay waana Ey weeyi hadalka runta ka sheeg roodaay qof meyd ah baa yaal kaas oo qudha ka hadal rooda siil yareey

    • @neysadheman5185
      @neysadheman5185 2 роки тому

      Ilaahay kabaq orodoo daawo boorama mudahraadka kadhacay quruxda uu lahaa ee booliska iyo shacabku isku dhexsocday mudahraad salmiyi wakaa lakiin maaha in wadooyinka dhagxaan lagu xidho oo midiyo iyo budh lasoo qaato yaaa laladagaalamayaa markaa yaab shacabka ayaa qaldanaa oo bilaabay hada kadaawo bulsho 📺 tv

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 роки тому

      @@neysadheman5185 naa qof shacab ah rasaas waa mabnuuc dhagax qofkii tura rasaas baa lagu jawaabaya walaahi kuwaa dhawacan ee askarta ilaahey baa mahad leh kol hadii dawladu dadka tustay wajigoodi waana Ragii wax toogtay dhamaan askarta Somaliland jingado coshado ah bay galaan oo waliba jagooyinka ma laha ee dad baa ku ilaashada dhulka, ninkasta oo askari ahna waa la toganayaa walaahi oo ay ugu horeyaan kuwaa wajigooda dawladu soo bandhigtay, adiguna dhillo caqliga ka wasan baad tahay qof dhagax tuuray baad leedahay ha la toogto, Siyaad barre ayaa joogi lahaa xabad haday xal tahay

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 роки тому +1

      @@dalaisacgibril5899 Aslaamu Alaykuma Nio cayada jooji cidaad caayaysaa waa dumar walaasha Oo kale ahee waala kala figrad duwanaan karaa

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 роки тому

      @@hodanibrahin1569 lama kala fikir duwanaan karo marka meyd yaal rasaas toos ah lala dhacay oo waliba gacan police ku dhintay, waa inay ka hadasho dadka dhintay police la dhawacay waa sheeko kale

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 роки тому

      @@dalaisacgibril5899 waarun Dawlada iyo mucaaradkuba way khaldanaayeen Anigu waxaan Arkaayay dad tooriyo sita iyo budad bal waayahee yay la dhacaayeen Dee Anigu waxuunban Odhan karaa weerar iyo weerar Celis bay ahayd ilaahay intii inaga dhimatay hunaxariisto ciidankuba way dhaawacameen

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 2 роки тому +2

    Dawladnimooy xaal qaado
    Hada qoftan haweenka ah
    Ma'afkeeda xisbi ku sheeg
    Ayey uhadleysaa ma'odayga
    Gurigii Moorgan ku dhex gaboobey
    Ayey Canaananeysaa ma Xisbi
    Mucaarad ayey ataageysa
    Dawladnimo aanjiriin Ayaa
    Loo haraadey dayar toodii
    Waqti farabadan lagaga Lumiyey

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 роки тому

      Waa reer inan oday islaan habar cajuusad kursi uwada xaytay heego ilaa hablahoodiina inay xoog waxkuxumaan bay doonaysaa

    • @legendryboy712
      @legendryboy712 2 роки тому

      Muhiimadu waa inay somaliya alshabaab xukunto adna aanad waxba ka badali karin somaliland na ay cuqdad kugu dishay aad ban uga xumahay xaaladaada😅

    • @legendryboy712
      @legendryboy712 2 роки тому

      @@cabdishiineadan4061 neefow muhiimadu waa inaanad kala aqoon dadkaad ehelka tihiin eed siyaasad uun isku haysan iyo cadawgaaga ninkani inama kala yaqaano dhibka jira ayaa intaasa adiguuna kula yaaban yahay imika🤨

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 роки тому

      @@legendryboy712 taa alshabaabku xukunto ayaa idin nolol dhaantaa hablihii inamdiinii jaamacadaha kawada baxaybaa xamar shaqo usoo doontaa iyagoo diiinta land caayaya dadkiinii bukaanka ahaa ayaa xamar dhakhtar u yimaadaa oo hal dhakhtar usamaynkariwaaudeen 32 Sano is magacaabayseen

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 роки тому

      @@legendryboy712 maangaab adiga iyo isaguba waad ii simantihiin ehelnimadayduna waa somalinimo ee maaha qolo iyo deegaan iyo siyaasad

  • @hamsedaud
    @hamsedaud 2 роки тому +2

    Maalaga duubay uun maan lagu odhan shafka qarso wxaasa siyaasad ka hadlaysa😝

    • @hoodohoodo9532
      @hoodohoodo9532 2 роки тому

      hadaldkeedaba wad dhaafsantahay.. isla xishood gabada shafkeeda ha ku mashquulin.

    • @mustafe2068
      @mustafe2068 2 роки тому

      HHH, caqliga saliimka ahi waa kan oo kale, Bal waataase nin qaawani hasoo fadhiisto halkan, Gabadhanna ciddii masuulka ka ahayd baa qaban waydey, Dumarku markay qaadka cunaan bay siday xishoodku uga tagaaye, maxaa shafa waar maryaba ma xidhna wuxu.🤮

    • @ahmedabdi5805
      @ahmedabdi5805 Рік тому

      Xishood rooday h j waad u dhaxday plz

  • @museabdale1065
    @museabdale1065 2 роки тому

    Naagtan ciise muuse ee siyaasiyiintii habar jeclo aflagaadeeneysa miyaa la waayey naag habarjeclo ah oo u jawaabta

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 2 роки тому

    Waar bal tan eeg radii ayaa loo taaglayhay

  • @saadsuleiman3750
    @saadsuleiman3750 2 роки тому

    Walaal quruxeey, adigiyo Muuse ba kusoo biira xisbiga Waddani, waydinkan shuqul daakhilkiisii ka dhamaan la'e

  • @amiiraahmed944
    @amiiraahmed944 2 роки тому

    Nayahe bibito lacagti ma shubtay mise musa bila lacag kugu daraya kkkk

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 2 роки тому

    Been

  • @maxamumaxed8164
    @maxamumaxed8164 2 роки тому

    Beenalay

  • @SilentEmpires
    @SilentEmpires 2 роки тому +1

    Caano badanaa

  • @HebelShow
    @HebelShow 2 роки тому

    Naagtani dhaqan xumaa miyaanay cid lahayn wuxu, mida kale isa soo shaac-saar inta ay isleedahay bay bad walba gelaysaa.
    Bello ku degtay dibjirad dhaqan-xun weeye kkkkk iyadoo xodxodanaysa ugu badnaan agaasime waaxeed ayey cid walba ilkaha dheer dalaq la odhanaysaa...

  • @naftadooje9871
    @naftadooje9871 2 роки тому

    Kuwiinii rag isku sheega ahaa ayaanu la yaabanayn ee ma hada ayaa kuwii dhexda ka daloolay ee duluca lahaana ganbadh gaaban noo fuuleen qof maskax faaruq ka ah oo cunsuriyadi ka muuqato ayaad tahay ee ha ku dhex waalan meesha wallahi inanu xaga intaanu qabano gebigedaba xaga u foororine oo adoo qaawan ka dhex carariye

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 роки тому

      Bahal Aan xishoonayn baad tahayee xishood dumarka ha caayine waa walaasha Oo kale 🤔