Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Mucjisadii Banka Balligubadle. Waa sheeko aniga igu dhacday 80ts.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • Wadaage Goobtani waa Banka Balligubadle.
    Waxaanu halkaa ku hoyanay 3dex cishadood.
    Waxay noo ahayd taariikhaanan wada ilaabaynin.
    Dhamayso videoga , runtii wax badan ayaad ka faaiidi doonyaa.
    La wadaag saaxiibadaa. Commentiga iyo like tuba waa noo muhiim-.
    Shukran

КОМЕНТАРІ • 77

  • @MahadAbduleTurbashaash
    @MahadAbduleTurbashaash  Рік тому +7

    Wadaage Goobtani waa Banka Balligubadle.
    Waxaanu halkaa ku hoyanay 3dex cishadood.
    Waxay noo ahayd taariikhaanan wada ilaabaynin.
    Dhamayso videoga , runtii wax badan ayaad ka faaiidi doonyaa.
    La wadaag saaxiibadaa. Commentiga iyo like tuba waa noo muhiim-.
    Shukran

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 Рік тому

      Sxb waad ducaysan tahay Mahad

    • @mocabdul
      @mocabdul Рік тому

      Mahad hada norway kusoo noqotay. Video yaal badan ma hareen lagama dhargayo video yadan. Waad mahadsantahay inaad noo duubtay experianc gan fican.

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  Рік тому

      ​@@mocabdul Haa insha Alla.

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Рік тому

      ​@@MahadAbduleTurbashaash Hhhhhhh sxb hargaysa intaad joogtay kumaan arag maxaad noo soo raadin wayday taageerayaashaada hargaysa jooga een ka mid ahay mr mahad tima dheeroow🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

  • @rahmaahmedgeedi7023
    @rahmaahmedgeedi7023 Рік тому +5

    Mashaa allaah... intaas waan idinka haynaye nakeena "WALAWAYN IYO AFGOOYE AAN TACAB BEERED KA GALNEE"

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 Рік тому +2

    Niman nool isnooleeye maanshalah wixii nool baa ku nooleeya ku raaxaysta dhulkiina hooyo

  • @lafa9784
    @lafa9784 Рік тому +1

    Mahad shukran waad iga qoslisay runtii, waan ka helaa melaha miyiga ah alhamdulilah ilahay baa dhul fican ina siiiyay

  • @MomentumwithBiancaheyle
    @MomentumwithBiancaheyle Рік тому +1

    Maasha allah walaalayaal hambalyo hambalyo. Haaya dalxiiska hawada Iyo howlyarida wadankeenii taala. Alahuma barik walaalaheygoow.

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 Рік тому +1

    Masha Allah Mahad ixtiraamkii oo qof ah kalmada wanaagsaninwaa sadaqo keep going mahad wanaaga lama iibsadee waa loo dhashaa

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Рік тому +2

    Machaallah dhulki hooyo raaxo aya tala qurbaha stress iyo walwal illahay ha idin barakeyo

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Рік тому +1

    ILMA IGU SOO ISTAGTAY WALAHI SIDAD HOOYADA UGU NAXDAY ALE HA KU BARAKEYO WAN HUBA MALINTA DUCO AYA HOOYO KA XADAY XUSAB LA,AAN👍👍👍

  • @abdulahiali2060
    @abdulahiali2060 Рік тому +2

    Aqyareey sidaan idiin sugeynay waan daalnay ee noosoo badiya lana soo dhaqsada muqaalada sababtoo ah markii aan daawano ayaan wadanka soo xasuusanaa

  • @mastaafareofficial513
    @mastaafareofficial513 6 місяців тому

    Banka baligubadle oo barwaaqo ah walahi meel ka qurxoon maan arag

  • @cabdiqafarsaeed1067
    @cabdiqafarsaeed1067 Рік тому +3

    Free stress hadii aad maqasho waa sidan jawi dagan iyo Jeeb buuxa

  • @mhodan5183
    @mhodan5183 Рік тому +1

    Masha Allah baari baad ahayd

  • @awdeeq
    @awdeeq Рік тому

    Maasha Allah wiil baari ah ayaad ahayd

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 Рік тому

    Masha'Allah wadaayga Waa Nolosha miyiga oo Casri ah

  • @umumuna2441
    @umumuna2441 Рік тому

    Mahad wa qof malkasta kunolan kara mashlh jawi macan

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Рік тому +1

    Bashiir taas sheeko maahan kulahaa waa interviews difaac adag ayuu kaagalay fantastic man waaye ninkaan heesaha aad ku larteen qado iyo sheeko cajiib

  • @ahmedomar9771
    @ahmedomar9771 Рік тому

    Ilhay a,naga sareyo wllhi nawadu wa mcn mshllh

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 Рік тому

    Turbabash waa soo halgalmay legand bashiir kulahaa adigu bilow noo

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Рік тому

    ❤❤❤❤GEESOYAAAL MUUJIYAY DADAAL❤KIISAFSRADA OOKALE

  • @foosiyaabdirahman6606
    @foosiyaabdirahman6606 Рік тому

    ماشاء الله wadan keena

  • @cadceedmediapro6142
    @cadceedmediapro6142 Рік тому

    MashaAllah Waa muuqaal aad uqurux badan ❤ Hore u soco sxb turbashaash

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 Рік тому +1

    Maasha alah

  • @mohammedhasan7919
    @mohammedhasan7919 Рік тому

    jaale horay uso soco

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 Рік тому

    Dhulka abaar ba ka muqata illahay roob khayr qaba ha keeno
    Aadban idin salamay two great guys meshad tagtaanba waa idin daba socdaa

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 Рік тому

    Ok weeye laakiin heesahaad dhegaysanaysaan kuwii dadiina maaha heesii hore dhegaysta

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Рік тому

    Maansha allh adeero ilàahy hadiin barakeeyo caafimàad kucuna

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Рік тому

    Maashaa allaah wll guulaysta

  • @maqalxaqiiqada6120
    @maqalxaqiiqada6120 Рік тому

    Rag macquula is helay soo badiya

  • @4d63
    @4d63 Рік тому

    Best 💯

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 Рік тому

    You guys having the time of yre life
    Mansha Allah
    TABARAK ALLAH

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому

    Masha allah great program as always bdn inaga faiiday

  • @nacimaiman
    @nacimaiman Рік тому

    MashaAllah Waa muuqaal aad uqurux badan ❤❤❤

  • @axmedcabdi4562
    @axmedcabdi4562 Рік тому

    mashalaaah rag fahmey nolasha

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 11 місяців тому

    Ninkan weyn

  • @husseinahmed9656
    @husseinahmed9656 Рік тому

    Somalilanders are by nature tourist, love for environment and camping.Ministry for tourism mud prepare itself with update programs for a leap in the hospitality industry is in the offing.

  • @suhuuracabdi979
    @suhuuracabdi979 Рік тому

    Masha allah

  • @safiayusuf6762
    @safiayusuf6762 Рік тому

    Masha allah I like really

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Рік тому

    LEGENDS NEXT TIME INSHA ALLAH I WILL COME HOME SAME TIME AS YOU MAHADOOW INSHA ALLAH NINKAA MURSAL WAA IN AAN BANKA SHAAH KU WADA CABNAA INSHA ALLAH KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Рік тому +1

    Masha allah Labada nin kaliya oo fahansan jawiga iyo. Damaashaadka raaxada ku raaxeesta dhulkiina hooyo hebad waxaad u leedahay dhulkaada hooyo waana lama huraan aad ayaan kaga helay barnaamijyadada xataa ila lugee norway caadi maaheen

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 Рік тому

    Mansha allah dalkena nimcaa fadhida

  • @sagalahmed6694
    @sagalahmed6694 Рік тому

    Maasha Allah

  • @wanaajiye02
    @wanaajiye02 Рік тому

    M.a horumar wacan.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому

    Masha.Allah ❤

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Рік тому +1

    Walee labadan nin waa cajiib, waxbadan baa laga baran karaa

  • @bananabot1boy428
    @bananabot1boy428 Рік тому

    Waxed ahayd geesi aragti dheer oo go'aan adag qaatey biyihii Gurigoodi soo galiyey

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Рік тому

    Masha allaah

  • @alisuleiman3335
    @alisuleiman3335 Рік тому

    ❤️❤️❤️

  • @halimahassan1523
    @halimahassan1523 Рік тому +1

    Maa,shaa'allaah, it's a beautiful camping and may Allah protect you guys. Is it in somaliland.

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 Рік тому

      Yes Somaliland beautiful places

  • @filsandegan5625
    @filsandegan5625 Рік тому

    Mnsha allah have a great day

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 місяців тому

    Baashaala Ala nabadu qaalisanaa

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Рік тому

    Rag somaliya oo nolosha fahmayba indinkuunbaa jira.
    kuwa kale waxay kumashquulsanyihiin uun siyaasad, qabiil iyo inay somalida isku diraan.

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Рік тому

    cuntada iyo sheekooyinka maba kala dhacaan masha allah Mahadoow masha allah

  • @khalidokolobali7091
    @khalidokolobali7091 Рік тому

    Intaa waan kaa haynaa mahadow

  • @abdiladif1538
    @abdiladif1538 Рік тому

    Wadaage jiilaalku ma kulula.

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 Рік тому

    Mahadow Gobolka ragga inaad haysku taaban.

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Рік тому

    Asc wr wb. Bankaa iska banaan bal haddii geed weeyn lagu beero sida: Liin macaan, Cambe, rumaan waddanka oo dhan baa munaafacaad san lahaa.

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Рік тому +1

    Mahad hakaga masuugin gobalka Rag been maha waa gobalkii rag waa dad qalabi fiican ma yaqanan munafaqada waa dad aan waxab u qarasan

  • @badrinr5345
    @badrinr5345 Рік тому

    Asxabay dadkan 30 sano ayeey qurbaha kuso dalen so shaqesten ilma so dhalen so koriyeen marka qurbaha ayeey waxey ka galen hoolgab waxay qatan retirement mony marka hala yabina

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 Рік тому

    Gars you forgot to wash your hand 😁😁😁

  • @gday9659
    @gday9659 Рік тому

    Yamayskana badduu ka haray! Intaana waa idinka haynaa

  • @bananabot1boy428
    @bananabot1boy428 Рік тому

    Qiso laguna cibro qaato weeyan sheekadani

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 Рік тому

    Kkkk waa iga qoslisay biyo nooguma jiaan miyaa lamaba socon guriga dhalin yarinimo iyo xaalkeed

  • @Faarax_soomaali
    @Faarax_soomaali 4 місяці тому

    Mahadoow cunto karinta ka barro bashiir 😂😂

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Рік тому

    Hada bishan $600 in ka badan Ayaan expensive u isticmalay hargeisa barigaa 600 baa ahayd jano waxaa lagu socdaa wakhti $6000 noqdan 600

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 Рік тому

    600 oo shilin waxay u dhigantay markaa 92.3 markan u qaybiyay lkn malaha waxbadan ayay jaraysay wagaas waan yaraa ama maan jirinba yaa og

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 Рік тому

    Mahad walalo guridu howl ma hee madhidana kudar.

  • @salamkala14
    @salamkala14 5 місяців тому

    It looks very hot 🥵 and dry

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 Рік тому

    Dhalin yarta somaliyed haday sida isaga dalxisan qabyalada iyo cayda wayka raysan lahayen