Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Qaybtii 2baad socdaalkii Guriga Ehel ee gobolka Hawd.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 січ 2024

КОМЕНТАРІ • 147

  • @abdalanuor7427
    @abdalanuor7427 6 місяців тому +3

    Odaygaa bashiira waa rageedi cimri dheer cafimaad iyo cibaadu suuban alle hakusiiyo.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 місяців тому +18

    Inshall Allah it is time to recozning republiken of somaliland 2024

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 7 місяців тому +5

      Ha u fadhin taas

    • @user-yb7fc4vs9g
      @user-yb7fc4vs9g 7 місяців тому

      @@hodanshirechannel3418xaasid faqash ah

    • @onebyoneistwo9190
      @onebyoneistwo9190 7 місяців тому +1

      Meel fadhiiso caacda ha hayne walale macaan meel aan ukala socono malahan.

    • @isseyusuf8888
      @isseyusuf8888 7 місяців тому

      @@onebyoneistwo9190 wad xanusanyah

    • @isseyusuf8888
      @isseyusuf8888 7 місяців тому +3

      Hawad waa somaliland not somalia. Lasoco from hawad somaliland

  • @halimamohamed8897
    @halimamohamed8897 7 місяців тому +3

    Maashaa Alaah mahad cabdile nin aan Taageero
    Bashiir waa nin Rageed somali ayagoo aan waxba qabsankarin bay dad katayo tabarfiican dulmiyaan

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 7 місяців тому +4

    Mashallah! This is one of its kind. I one time visited the Republic of Somaliland, went Burao, Erigaabo and back to the beautiful City of Hargeisa. I never had time to meet such great guys like you who know what outing is all about and i really appreciate your beautiful video because it will encourage many Men to take their families for an outing, I believe that luxurious trailer was locally made in Somaliland. Yaa Salaam!!! What a way to kill the stress and loneliness and even repair the damaged relationship between Man and his wife coz she will not believe her eyes when you take her for a surprise trip in the wilderness and make such sumptuous meal for her. Walahi she will easily forget all the ill feelings in her as this is a good exposure for her. Our women are mostly locked indoors and this would be an amazing experience which she never dreamn't of. Jazzakallahu khayran guys, many Salaams from Kenya.

  • @hassanmahm4448
    @hassanmahm4448 7 місяців тому +5

    Masha allah dhulki hooyo iyo RAG qurbaawiyina Nolosha fahansan Talo dhulka ubaxa Wakhti u rooban Yahay Oo indhaha dhirtu qabanayso iyo udgoonka

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 7 місяців тому +4

    ManshAllah you are true Somalilander 😊😊😊

  • @faisaj5072
    @faisaj5072 7 місяців тому +7

    ManshAllha ❤ Somaliland may Allah protect us Ameen

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 6 місяців тому

      Aamiin

    • @Mohagnito94
      @Mohagnito94 6 місяців тому

      Protect tou from what?. Your Somali brothers and sisters. You hate a united Somalia that much?
      Do you support the sale of our ocean?

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 7 місяців тому +2

    Mashallah waxa tahiin rag beesaani ah aad ayaan jecelahay camping waxaan ku samaystay kismayo waan jecalah dalkeen qaasatan jaziiradah kismayo nabada ayaan ku haysana jaziiradah ku yaal kismayo

  • @abdulkasem1398
    @abdulkasem1398 7 місяців тому +4

    Amazing environment. Dhulkeena nimcaa fadhida.

  • @Kichaa001
    @Kichaa001 7 місяців тому +1

    MaaShaaAllah TabarakAllah.
    Aye ayeh 3 Bandidos
    Respect ✊

  • @MrSaidi03
    @MrSaidi03 6 місяців тому

    Rag reer magaal ah oo wadoonkoda ku dalxiisayo waa arin ku dayasho mudan.I like it .

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 7 місяців тому +3

    Absolutely beautiful 😍 waaba iga maseyriseen yaah waa in la Soo baxo fadhi ma jiro.

  • @fadumoahmed8796
    @fadumoahmed8796 7 місяців тому +4

    Masha Allah Masha Allah Somaliland dalgayga gulasta

  • @AadanmaxamadCusmaan
    @AadanmaxamadCusmaan 6 місяців тому

    Waa wareey,odayaadha Skandinavia ee la waayay waa kuwaan reer guuraaga noqday🎉🎉🎉🎉🎉

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 7 місяців тому +2

    Walee mar dhaw ineey nabadaa loo fadhineeynin muuse biixi ayaa balaayo ku Soo hogaaminaayo dhulkii nabada ahaa ee waqooyiga soomaaliya allow badbaadi walaaleheen hargesa

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 6 місяців тому

      Ilaahay baladkan iyo bilaadul Islaamba ha amaansado.

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 7 місяців тому +1

    Meel wansan ayad jogtan keep going from Canada 🇨🇦 waan iman meeshas isha allh

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 Місяць тому

    Masha allah somalia 🇸🇴 ❤

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 7 місяців тому +2

    MashaAllah tabarakaAllah you guys are in frontline of making history camping in the wilderness whit a high quality of equipment "ehe car housel" the grill, the tent Big respect guys🫶 nvite me next time 😆 greetings from Oslo 👋

  • @mastaafareofficial513
    @mastaafareofficial513 6 місяців тому

    It's my region baligubadle hawd

  • @faisaj5072
    @faisaj5072 7 місяців тому +1

    ماشاءالله طالعوا البر عندنا في جمهورية أرض الصومال الحبيبه الله يحفظهم أهلنا صومالي لاندي

  • @abdirahman9004
    @abdirahman9004 6 місяців тому

    J.Somaliland ❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 7 місяців тому +2

    SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA QOFKII 26 EE VIDEO GAN DAAWADA MILLION THANK 🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @haninora533
    @haninora533 7 місяців тому +3

    Masha Allaah
    Rag culus ee Aduunka fahmey ☀️🌻✨😎✅

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 6 місяців тому

      Waa daskii hore basaanibaa is helay

  • @Fafa_944
    @Fafa_944 7 місяців тому +1

    Amazing wan imanaya inshallah mardhow isoodhaweya from Switzerland

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 місяців тому +3

    Good job 👍🏾

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 7 місяців тому +3

    Masha allah so beautiful

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 7 місяців тому +2

    Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 6 місяців тому

    Gaariga qoryaha kabuuxa maa jarjartaan si habeesan mase xoog malihidiin lol kaftan kadib this is beautiful Masha Allah I hope girls can do this too ❤

  • @SuadHussein-bg8ft
    @SuadHussein-bg8ft 7 місяців тому +1

    Wooowww Amazing enjoy guys wiilkad u martideena he did marvelous job solute brother

  • @Sabah-md5dl
    @Sabah-md5dl 7 місяців тому +1

    Mash'Allah ilaahay dhulkeena nimcaa fadhida beautiful

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 7 місяців тому +1

    Legendary Baahida hala soo koobo ❤

  • @Zopdoz
    @Zopdoz 7 місяців тому +1

    Love seeing this! Keep the blessings coming adeer :D

  • @mohammedhalsomali387
    @mohammedhalsomali387 7 місяців тому +1

    Iga walee labadan ba sirta nolosha yaqaan 👍😎🤚

  • @gini875
    @gini875 7 місяців тому +1

    masha allah

  • @fuwaascabdala9068
    @fuwaascabdala9068 7 місяців тому +1

    Marba hadadn afgooye joogin meel baahi ah ba jogta. Kaftan rer koofur vs rer waqooyi 😂

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 7 місяців тому +2

    Mashallah Nothing beautiful that motherland

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 6 місяців тому

    Masha allaah farsamaddan hal abuurka leh waa wax lagu farxo lkn nimanyhow gaadhiga Ehel iyo mufadda ad cuntada ku sameysanaysaan xayaysiiya oo xayeysiiska galiya si ay reer somaliland u iibsadan iyo somalida kale waayo inaad shirkad isku bedeshan aya laga yaaba anaga oo reer somaliland ahna anu ku faano made in somaliland!!! gaadhiga Ehel iyo moofada ama shoolada ad sidatan ee wax ku karsanaysaan

  • @user-pp2bo3ly3p
    @user-pp2bo3ly3p 5 місяців тому

    Ninka bashiir wlh wa rageedii igu salan from Canada ❤❤❤ wlh wan idinku farxay aad iyo aad

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 7 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @dhinbil70
    @dhinbil70 6 місяців тому

    Majad. Waa. Saxiibkna
    ... Famann
    Gass

  • @user-nj8yk4zv5w
    @user-nj8yk4zv5w 6 місяців тому

    ❤❤❤Maashallah ❤❤❤ Guulaysta walaalayaal inshallah, wadankeena wanaagsanaa, garanayaa garanaayaa 😊😊😊

  • @Walkingnomad.
    @Walkingnomad. 7 місяців тому

    Uubaale, legendary Bashir meshas wuxu ka dhigay meel caan ah😊

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 7 місяців тому

    Masha Allah madaw wallahi wax
    Aad u fiican lagu farxo yaa na tus
    Teen adigiyo saaxibadaa dee bal
    Noo sheeg hawshan oo kale siday
    Noogu suurta gelayso waa soo
    Soconaa ye ku calicos dalka hooyo

  • @qoslayeali6930
    @qoslayeali6930 7 місяців тому +1

    Baashal wacan aakhirana hala xasuusto

  • @mohamedabdirisaak6368
    @mohamedabdirisaak6368 7 місяців тому

    Mashaa'allah

  • @khadaraweys4398
    @khadaraweys4398 6 місяців тому

    Wanderful

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 7 місяців тому +1

    Mashallaha❤❤❤❤

  • @malabosaid2434
    @malabosaid2434 7 місяців тому

    waaw jawiga qurux badan zamzam pin kaliya ayaa Kaa maqan mahadow guleysta yaqey

  • @user-yy7mc6yo7w
    @user-yy7mc6yo7w 7 місяців тому +1

    Wow so beautiful

  • @halimamohamed9615
    @halimamohamed9615 7 місяців тому +1

    Enjoy your Howd trip. Xabag cadaad mahesheen weli?

  • @user-qy2xq2bg3q
    @user-qy2xq2bg3q 7 місяців тому +1

    Maanshaallah indeer ❤❤❤❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 7 місяців тому

    Aamiin aamiin

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 7 місяців тому +1

    Mchallah tabarkalah wllo mahad cabdule waa markaad timi hargaysa ilaa ubaale sowmah mise waad so labtay❤❤

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 7 місяців тому +1

    Masha Allah , barakaAllah 💖💖

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 7 місяців тому

    Maasha Allah nabada Lagu dalxiisa wa illaahay mahadii

  • @Bn99757
    @Bn99757 7 місяців тому

    Bulshadu waxa ay uu baahantahay MAHAD IYO ELMI oo kale hiking iyo free of mind inad ka noqotan wqxyaabao badan. Runtiina waan taagersanahay fikirka noocan oo kale ah

  • @maxamed331
    @maxamed331 7 місяців тому

    Abdirashiid nuux kawarn alabatan

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 7 місяців тому +2

    (MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️♥️🙏♥️🙏♥️BOOWE DHULKU ABAAR EYNAA! SIIGADA IYO BOODHKA igu daran!! INDHOWEYD DHULKA ROOB MUU HELIN!! NEXT TIME SHEIKH AMA GO”DA WEYN!! NOO SOO DUUBA!! AMA BOORAMA!! the green places are perfect 👍!!! greetings and love 💕 from SOOL💕💖♥️💕🙏♥️🙏🙏🙏🙏♥️🙏♥️🙏 GOBOLKA GEESIYADA🏇🐪♥️

    • @isseyare837
      @isseyare837 7 місяців тому +1

      ​@@MahadAbduleTurbashaash
      Mahadow aad baan kuu salaamayaa
      Ma gobolka geesiyada baad ka yare booday??
      Waa iga kaftan
      Soo booqo gobolka sool iyo sanaaag
      Great video

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  7 місяців тому

      Sorry sxb qoraalkaaga maahayn. Qofkalaan kugu qalday yara caytamayay. Xaalbaan ka bixiyay. Next waan soo soconaa.❤🙏💯

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  7 місяців тому +1

      💯🙏​@@shukri114mohammed2

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 7 місяців тому

      @@MahadAbduleTurbashaash🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏Walaalo🎊👍🙌🌹kumaan caayin! keliya XAABAALE, ROOB mahelin ayaan ku idhi!!iga raali noqo 👍🙌🙏👍🙏♥️🙏♥️

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 місяців тому

    Somaliland is peace and stabilt and demokrati

  • @62faisa
    @62faisa 7 місяців тому +1

    Mashallah really camping guys enjoy Bashir is really doing most of the
    jobb kkkkkk

  • @subanjibriil3607
    @subanjibriil3607 6 місяців тому

    Mansha Allah cafimad ku cuna

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 5 місяців тому

    Nimcadaan aad kasheekeneso hadii aadan lacag heesan ma muuqaneso adinku waad usooshaqeesateeyn halkaa kuma raaxeeysateeyn

  • @fattinoah
    @fattinoah 7 місяців тому +1

    Oooh Xamar aan u xiisay waa xasuus ❤❤❤❤❤

  • @jirejire5378
    @jirejire5378 24 дні тому

    sheekooyinka macaan iyo cuntada soo badya

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 7 місяців тому +1

    Home sweet home 😂❤❤

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 7 місяців тому

    Masha Allah Tabarakallah 👍

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 7 місяців тому

    Manshallah waa nice lakiin halka iskuma amineen bahala dhul jiifta khatar

  • @gday9659
    @gday9659 7 місяців тому +1

    HEESTA AAD IYO AAD AYAY U MACAANEED IYO SIDA AAD U QAADDEEN.
    INTAASNA WAA IDINKA HAYNAA!

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 7 місяців тому

    Mashallaah waqti idinkama qasaarin rag awlaadodi so korsaday iska baashalaya reer magaalki hore maxay idinka garanayan dadkan iska reer miyigaa hada ka so galay

  • @salamkala14
    @salamkala14 5 місяців тому

    Somaliland republic 😌 invite your friends when it’s green

  • @user-gf7rq1wv9b
    @user-gf7rq1wv9b 7 місяців тому

    Wow m alah

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q 4 місяці тому

    Meesha cidlo badabaa Libaax iyo DHurwaaga habeenkii yaa idinka celinaa. Ani waaba cabsanooyaa.

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 6 місяців тому

    Masha Allah waaba jawi mcn👏👏👏👏👏👏👏

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 6 місяців тому

    Kk mahad waa tager kuug 😅😅😅😅😅

  • @FatimaAli-uw3td
    @FatimaAli-uw3td 6 місяців тому

    Mashallah,marka dambe dhulkoo barwaqo ah oo doog cagaar ah oo xareedo jiifto inaad nosoo dubto

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 7 місяців тому

    Mahad Cabdulle Hambalyo wallo

  • @ahmedofficial637
    @ahmedofficial637 7 місяців тому

    Manshalh waan kahelaa tegitaanka meelahan ookle

  • @cabdijaamac6968
    @cabdijaamac6968 6 місяців тому

    Nice family😊

  • @BSK24TV
    @BSK24TV 7 місяців тому

    Manshalaa ❤❤❤❤

  • @user-ue4vr1oh5l
    @user-ue4vr1oh5l 6 місяців тому

    Yaa laga helaa

  • @mahadaydid5255
    @mahadaydid5255 6 місяців тому

    Imisa jir baad tahay mayarid laakiin caqliga saqiirkaad leedahay

  • @shamsudinabdirahman7856
    @shamsudinabdirahman7856 7 місяців тому +1

    Ma la kiraynayaa gaadhigan Ehel cidii U haahata

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 7 місяців тому

    My legend safe trip.😊no lady in the teams 😊

  • @Eplhighlights1600
    @Eplhighlights1600 6 місяців тому

    U sheeg Mohamed dirie finland waa - 42 😂😂😂😂

  • @mod2967
    @mod2967 6 місяців тому

    RAGEEDII sii daa uu waa da

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂 MAHADSANID MAHAD

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 6 місяців тому

    😂Ala. Maxay raaxees teen. War xagee. Joogtaan. Aniga. Baraf. Iyo qaboow. Baa. Idilay. Way. Way😢. I’m God.

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 7 місяців тому

    Cibaadaysta raaxada dhabta ahi janadaytaalaayee

  • @fadumoahmed8796
    @fadumoahmed8796 7 місяців тому +2

    Tubashaash warabe ayaa gedka kadabe kujira kkkkkkkkk

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 5 місяців тому +1

    Adiga moobilka aad wax ku duubeeso iska daa si aad umuuqato camariiste kaxeeso

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 7 місяців тому +1

    Mahad UK & U.S.A WAA LAGUU SAMAYN KARAA WALIBA MID KA QURXOON OO KA CAGAARAN. HALKAA AAN ARKAYO WAA DESERT AAN IDHAHA UROONAYN. SAFARKAA DHEER IYO QARASH BADDAN YAAN KU BIXISEEN

    • @meesheena620
      @meesheena620 7 місяців тому +2

      Meel lagu safro dhulkaaga hooyaa ugu wacan USA aad sheegayso waxaa kugu filan cunsuri intuu kuugu yimaado cidladaa kugu dilo. Ee dalkeena aynu amaano oo aadno

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  7 місяців тому +5

      Ku samee adigu walaal. Annagu halkan ayaan door bidnay. Dhulka hooyo wacanaa. Dad gob ah. Deegaan wanaagsan. Dad sharaf leh ayaan la joognaa. Nabad ayaan ku hoos noolnahay. Somaali ayaa gaari gurigan samaysay. Sharaf. Ha is martiyeeyn.

  • @Tafo775
    @Tafo775 7 місяців тому

    Sxb Muqaalada nooso badiya Adiga iyo Bashiir wiil Camara Man ahna kaxaysta
    Si aad video Tayadoodu sarayso Oo taariikhda gala uso duubtan. Aadban idin salamaya dhmaantin 👋🏽👍🏾

  • @SuhFoot
    @SuhFoot 7 місяців тому

    Legendary

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 місяців тому

    Mashalah 💓💛💚❤️👍👏🌹💜💞🌷🙏

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 5 місяців тому

    Hadalki tariikhda wax ka badalay soo koob bahidada wax wayn baa iskawkay badalay

  • @Sabah-md5dl
    @Sabah-md5dl 7 місяців тому

    Wadanka sidiinaa hadji loo fahamo rag badan ayaa shaqada ka soo carari lahaa guuuul somaliland

  • @mohamedgeedi8795
    @mohamedgeedi8795 6 місяців тому

    Asal ciyaal xamar

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 6 місяців тому

    Xiliga la jooga abaar ah ee markay Barwaaqada tahay waa ashqaraar😮

  • @jawahirnageye5508
    @jawahirnageye5508 7 місяців тому

    Masha allah lkn meel quruxbadan taga wll indhihii baa abaarsanayee meeahu ma saxaraa

  • @mohamedadamishak7594
    @mohamedadamishak7594 7 місяців тому

    Maashaa Allaah waxaad tihiin tusaale nool, waxaad hesheen wado cusuboo lagu kobcin karo maskaxda dhalinta lagu daaliyay howlo aanan quseeyn