Afka cali oo lo garan ogyay dhex dhigte ag dhige dhinca dhige barbar dhige ag jiifiye ag seeyiye ag qotamiye ag jiifiye 😂😂😂 Haduu ku jiro waa dawana 😂😂
Hayat Masha Allah waa gabar isku darsatay qurux iyo respect waa gabar kaftan wax ka taqaan laashaki hayat waa ciyaal xamar qof reer magaalka ma qarsoomo lknse xoogaha gabadha kale Waxaa mooda inee xuduuda kaftanka ka baxayeen lknse Waxaa leeyahay guuleesata dhamaantiin lknse si gaar Waxaa u wataa hayat guul iyo gobanimo
Buldhug dookh magasho maskaxdeeda ma fadhiso😊 90+5bedelka shaati beer lagu bedeley xijaab beer waa iska caadi iyada Maria halin qareeer a kasoo harey😢 Kaydsane soo jiidasho maleh Afka cali waxba lagama qaban karo waa top . Waliba waa.goat soo jiidasho leh Ugudanbeyn labada gabdhood ee soo hartey Laki❤❤❤❤ayan doran laha sababto ah wey degneed Lkn maria qareeer ay meesha latimid
Hablaha dhaqanka diinta akhlaaqda leh waxa lagu yaqaana in gurigooda joogan ragguna kuwaas ayaa ay jecyihiin sidaa ogaa gabadha ka qaylinaysa baraha bulshadda ma wanaagsana
Challenge qosol badan ua-cam.com/video/agGhFdyI0B4/v-deo.htmlsi=pNICuNc_-40w50th
Wac Wac Wac Wac😅YouYouYoutototototototototototototototototototototototototototototototototoandandtotototototototototototototototototototototototototototototototothetotototototototototoandtoto
Wac Wac Wac Wac😅YouYouYoutototototototototototototototototototototototototototototototototoandandtotototototototototototototototototototototototototototototototothetotototototototototoandtototo
Ddddd
Ta xijaabka cad ayaa quruxa hamaseerin adaa ka qurux badan takale
Maria masha allh waa gabadha ugu quruxda iyo dabecada wanag San inta mesha ka muqata
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
Thankz abayo❤ big fan for you always 😢❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw
Scw
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤☝️🕋❤️🥹
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Afka cali oo lo garan ogyay dhex dhigte ag dhige dhinca dhige barbar dhige ag jiifiye ag seeyiye ag qotamiye ag jiifiye 😂😂😂
Haduu ku jiro waa dawana 😂😂
Hayat Masha Allah waa gabar isku darsatay qurux iyo respect waa gabar kaftan wax ka taqaan laashaki hayat waa ciyaal xamar qof reer magaalka ma qarsoomo lknse xoogaha gabadha kale Waxaa mooda inee xuduuda kaftanka ka baxayeen lknse Waxaa leeyahay guuleesata dhamaantiin lknse si gaar Waxaa u wataa hayat guul iyo gobanimo
Aad io Aad isku aragti baa nhy Abdinaasir zhb🔥
Aad iyo aad waa boqorad
Aniguna waan ka Haley hayat she beautiful and smart
Hayatc
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
Lakii aa qaate gaabeey gaduudeey la,aantaa abaar waaye❤😂😊
Vedioga dhan afka cali mrku soo gly qosolka ii bilabmy afka is no't easy😂❤
Afka cali isn't easy 😅😂😂😂
Thank you yahye hunter our hero sidad mar kasta codsigena uu tixgeliso 🎉❤
😂😂😂afka cali waa kuwataa nio horey usoco funny tahay😂😂
Laki qurux ❤ anaa kuu doranaa next game insha allah 😂
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Keep going
Wan ku saray 😢aabo
🥺 boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😮❤
Queen lucky, she is one of the best girl in the world i support her , i will meet her .i.a👌
Laki qurx❤😊
Laki waligaa ha ka shakin naag gaban ❤❤soori mariyo ku ba malihida ee calaqa bada so dee😅😅
Keep going brother 🇸🇴💙🔥
Allah is one
Muxamad rasuulu allah
777
@@zawdafuadmaxamed8166ma gaal bd thy mise muslin?
Laki Waa cadrad gabara oo Qurux la ciireyso maa shaa Allah laki Allah haku xifdiyo ha ku soo laaban barnaamishkaan anaa ku qaatay
Allah is one ❤❤😢😢
❤❤❤❤❤
Queen Lacky Kuwas indhaha malahen wanku wataa Qurxey Yahye hunter farin igaa garsi lucky
Masha allah wllo yaxye ❤❤❤❤❤❤❤
Labada soo hartay ani xita ma doorteyn waxan la dooq ahay afka cali, xayaat baan dooran laha farasta cad geenyada ❤❤😂😂
Wiilashaa shactiro bdn yahyow sidi hore noogu wad😊😅
Asc sxb nuuca aan doorto maan waayy wax carb koodo shooshiyaal meediya ka gadaayo marbo
Laki qurx❣
Xayat hadii lagatagi lahaa barnajmijka cuqdud Ayaan uqaadi lahaa ano manta iguhoreyso
Lucky come coment ayankugadortay
𝐋𝐚𝐤𝐢❤
👍👍👍👍👍👍👍
Sorry wallkey keeydsane waxaan waa iska barnaamij gabar ragdhaxdood saas udhaqmi awalba qiimo maleheeyne illhey dumarkeena hasoo hanuuniyo adne waan ku,ogahay keedsane in aadan dankaleheey lkn dhib mha marwo buldhuq in eey wax fiican ku hadashay eey isku maleeysaa
Parta 2 qosol ka iga dhamaday cawa😂❤
Laki iyo xayad iyo marwo ida yaa anaa ini joge ina soxidhidha halmar bas
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂
Mashege😂😂😂
Lucky Style ❤❤❤❤❤, anagaa ku qaadanay, saas sheegtay kuwaas indhaha la yihiin.
Yaxye Shabeelka galmudug kusoodar 😂❤❤
Buldhug dookh magasho maskaxdeeda ma fadhiso😊
90+5bedelka shaati beer lagu bedeley xijaab beer waa iska caadi iyada
Maria halin qareeer a kasoo harey😢
Kaydsane soo jiidasho maleh
Afka cali waxba lagama qaban karo waa top . Waliba waa.goat soo jiidasho leh
Ugudanbeyn labada gabdhood ee soo hartey
Laki❤❤❤❤ayan doran laha sababto ah wey degneed
Lkn maria qareeer ay meesha latimid
*Queen* *Lucky* Boqorada Suuqa Caanaha 😂😂😂 Anaa ku doortay don’t worry 😉
Sxb qoftaan suuqa caanaha dhankee ka daganeyd.
ii kala tilmaam xafadahas waa ku dhashay waa kala aqaanaye
Hablaha dhaqanka diinta akhlaaqda leh waxa lagu yaqaana in gurigooda joogan ragguna kuwaas ayaa ay jecyihiin sidaa ogaa gabadha ka qaylinaysa baraha bulshadda ma wanaagsana
Yahye hunter bro talentigaga wuu yar yahay wlhi Mar waliba 1chalenge Lee miyaa ngu wadee wadee war nio hurdada ka kac😮😢
Sxb barnaamishka wuu qurux bdn yahay rag macquul ah neh waa kentay lkn kala dambeyn malahan dumar qac wada raalinaayo qeylinaayo tiktok in la soo qaato rabaan aa kaga dheeleyn dib u daawa videos hade macqul thy✍️
Benta nagtan bul dhuq dhahan cil igu dishe marka la dorte balayo iska dhigte😮
Waligayga ma codayn lkn Laki is Frist❤❤❤🎉😊
𝙻𝚊𝚔𝚒 𝚕𝚊𝚔𝚒 ❤❤❤
Indhaha ay la yihiin Laki iyo Hayat maaba laga tagin karaa
Tartanka mar kale ku celi😅😅😅😅
Afka cali legend weeye ❤❤
Laki Qurux❤❤
Xayaat Qurux❤
Naag gaaban niikii yiraahda waa isticmaal xuntahay wixii kaga baxay ani hayga soo dòonto
buldhuq ina rebto aheyd see mesha ugu qalasho 😂 afka cali wxo ka dhayo sugaye mxa usarte nio😂
Xayaad weey ku basha shay 😂😂😂
Dhagax laq kulaha 😂😂😂
Queen luck meel ay jogto wlh inaa gbr kle dooranen billion dhaan waaye Queen luck
Waa run wallhay
ʟᴀᴋɪ❤❤❤❤
Dhalinyaro mad alle kaxishootaan
Scw scw scw ❤❤❤
xayad anaa kudoranayo qurux layda hadii laydhihi lahaa intaa mid guurso adigan kudortay ameercan wankuwadan lahaa walahi a🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Wlhi waa qoslay🤣🤣
Quruxdii oo laga tagay labbada gabdhood ugu qurxoon harlin iyo leki❤❤❤❤❤
Maria on the top❤
700k congratulations 🎉
Laki ayaan dooran lahaa wlhi😂😂
Marwo buldhuq balaayo weeye😂
16:31
Laki😢😂
Naaga haan waa isbahdileen walaahay ilaahoow yaan isbaayicin😢
Meshs waraiika baxay wan idin wada yaxye xantar❤❤❤❤❤❤
Lack is not easy❤
Wiilsha marki la doorto madiidane Gabdhaha ismacnyska mxy ahyd 🤔
Marwo buldhuq sadaasha waa ku toostay labada gabdhood oo sheegtay waa hareen❤❤❤❤❤
😂😂😂 yaxye sxpow Nogu soo celi maria harlin waanka tagi lahaa laki aan qadan lahaa
Keep going forwards yahye my br😊😊😊😊
😊
Gabdhaha qiimahooda iyo qalbiyadooda hala dhowro I love and voted maria harlin❤
M.a gabdhaha xijaban qurux ❤ 3 gril
Barnaamijkan soo badi gabdhaha yahye
Gawadhaa darkaa mathow ee laga tagay wa no 1 war niyow yahye hunter koftas isoo kawoo 😅
Alki gabdh astuarn❤😊
Afka cali hda hal habeen kaso tagtid zhp dadka wwku dayen wllhi zhp afka cali old is gold
Naagaha waxaa lagu doortaa
Suu sheegey afka cali legnd❤❤
Maxaa waa afkacali maxey utaa waneey nini waayee❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Quen Lucky wn wataa waxa looga tagay waa qalad waxan qurx wax ka aqoonin❤🎉🎉
Lucky anigoo u jeedo miyaa meel kale aadaa
Ciyaartaan cadaalad maahan waxaa laga tagay mariya harlin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Legend king yahye hunter ❤❤😂😂
Labada u danbeysa laki ban Qaadan laha❤😊
Yaxye gabadha buuran ee quruxleyda ah ee laga tagay aniga ugu horeyn baa dooran lahaa dadka kale malaa siyaasad isku hayeenee
Laki qurux ayaan doortay waliba kal iyo laab usalama💯💯
Maria darteed videagan u fiirsatay, adiga yaa ku haysataa😂
Laki Ano ujeedo gabar kle ma dorten wlh 💯
Wuxu sideey isku macneenese ma arkeen miyaa Markuu afka Cali imaanaaye
Hanpalyo sxp fan yahyE hanter ismuu jiya❤🎉
My Brother Yahye hanter Laki ayaan doorty ❤❤❤
Dunidda waa khafiif
Dadkuna waa Daciif
Qaarkood waa Wariif
Love HAda iisarto
Waxa Tahay Xariif😂
❤ mashaallah yahyee hunter sxp0w barnamish waa shidhanyah kusocota sfcnnn
BIG legend wa sheeko kale 😂❤
Yahiye sxb xayaat gabadhaa dheer isoo qabo haday calafdoon tahay
Xayaat 100 gabdhood hadi lagu dhax daro xtaaa ayada umbaan dooran lahaa aniga ❤
Szb waxaana lagaa lahaa afka cali iyo keysane legnd❤❤
Lucky cadey miyaa laga tage 😢 gabar hadduu gacal kaa galaayo hagaabanaato hagaduudanaato
Anoo Lucky/Nasiib Ujeedo Maxaa ii geeyay Naagtaa Kale.
Lucky Quruxdii Oo Qofa
Sxb yaxyoow hore usoo dhig wllhi kuwii hore
Kuceceshanooyaa❤❤
Yahya raag ciil qaabi bu miisha genay😂😂😂😂loosers 😢
Zxp Yahye hablaha waxa kaga wacan ragaa waayo waxan ka maqaa inuu xaar ka fakado ee ka day hablaha sidaa