SHUURIYE YARE 2017 ADNA OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 бер 2017
  • HAATAFSTUDIO
    Please don't forget to subscribe

КОМЕНТАРІ • 310

  • @bashirbotan9610
    @bashirbotan9610 7 років тому +345

    Waa fanaan u soo baxay gayigeena soomaliyeed wuxuuna isku darsaday styl cod iyo dabeecad ilhy siiyay.... qofkii ku garan baa ku garan sxb waxaan ku leeyahay Keep going never look back bro Dad waxaa jiro xumaha jcl waxaa kloo jira dad xumaantaada goobaya ee farxadaada tus aboowe ....Eraygaan maqlaa baan oraahdaada moodaa sida aad ila hadlayso bn hadba hee iraahdaa .... Really Amazing.... Frxd iigu Noooloow

  • @xamdiaware58
    @xamdiaware58 7 років тому +21

    wlhy iyo bilhay heestan waxad modaa inaa aay aniga layag dhexe sameyey oo ani ugu socotaa ......thankz fananka

  • @buujagabadhacajiinkagaadob4621
    @buujagabadhacajiinkagaadob4621 7 років тому +11

    wey IGA GadantahaY hestaaaan bilaa caleyk my boi marna fanan Shuuriye HoRaY UsooCo powe hataaf Abdi Nin weyn noloow brother keyga inta ka horeeeyo haiga ilawina like isaara

  • @Tahliilyare
    @Tahliilyare 7 років тому +317

    fanaankeena shuuriye yare nooloow boowe inta qoraalkaan aragto like saara qoraalkeyga

    • @AdnnannAli
      @AdnnannAli 7 років тому +6

      Tahliil Studio tahliil tugsiga naga waryaa

    • @simansomali5288
      @simansomali5288 7 років тому +7

      Tahliil Studio hhhh wan kuu saray kaaaaaaabe coming soon adiga.?😅😅😅

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +10

      Tahliil Studio
      dee waku saree lacagta isii yaqeey😁😁

    • @Qanciye11
      @Qanciye11 7 років тому +11

      Tahliil Studio 😉😉😉💋💋

  • @mohamedabdulkadir5337
    @mohamedabdulkadir5337 7 років тому +5

    ana wada jir keenaa aqbal un uraad shaa adna kala go eenaa huuno istareex ka dhigataa eraygaa maqlaa baa oraah daada modaa sidaa ilaa hadlee saa hadba hee iraahdaa 😢😢😢❤❤👌

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 7 років тому +20

    😘😘😘😍ma boy and best friend shuriye yare take care abwe qali

  • @abdiwaligudle
    @abdiwaligudle 7 років тому +133

    Anigoo Ogeynbaa Amaan Kuu Hibeeya Sidaad ii horjoogtaa hadba kuu hadaaqa ana wada jirkeena aqal uun raadshaa Adna kala goeena istareex ka dhigata 😭😭 ax yaa hees shuriye my boy 👉✌️

    • @nasronalkalovehooyo9521
      @nasronalkalovehooyo9521 7 років тому +1

      Abdiwali Gudle sidaaad ila hadlaysaa hadba hee iraahdaaa halkaas iga deeqday heesta

    • @eyzarteja516
      @eyzarteja516 7 років тому +3

      Abdiwali Gudle zhp abdiwali adi hees zo qad noh shuuriye yare waakaz azada wu zowada tahliilna heesti hampalayada ka sugeyna
      amaal iyo inawaaberi cade

    • @Qanciye11
      @Qanciye11 7 років тому +3

      Abdiwali Gudle 😟😟😟

    • @beingmudanabdikariim9054
      @beingmudanabdikariim9054 7 років тому +1

      Abdiwali Gudle Hhhhhhhh

    • @asmaahmed1724
      @asmaahmed1724 7 років тому +10

      Abdiwali Gudle 😂😂 mel walbo ma iga horeysaa hal malin seexo

  • @mohaamiin8638
    @mohaamiin8638 7 років тому +3

    ana wada jirkeenan aqbal uun u radsha adna kalagoona istreex ka dhigta
    eh cala hees my king shuuriye yare horey o soco my niga one love

  • @quruxleedasomaliwaynfadumo5703
    @quruxleedasomaliwaynfadumo5703 7 років тому +18

    fanaankan daganaan ba kamuuqata cod mcn style malaha asagaaaba laga keenay kkkkkk adna kala goeena street ka dhigataaa ax si bay iitaabtay heeatani big respect shuuriye and haataf

  • @abdullahiabdiali6520
    @abdullahiabdiali6520 7 років тому +6

    fanaaan Uso baxay Umada Afka Somaliga adeegsatta,
    well done, shuuriye We proud of u

  • @shanlystedahiralshukri4307
    @shanlystedahiralshukri4307 7 років тому +7

    Abti waa hadli karta waa heesi kartaa maahn meeshu what a fanaan shuuri yare dad iska qeelinayo oo dhahaayo waa heeseena baan dhageesan jirnay keep going forward never look back alfanaan shuuriye✌

  • @warishassan7907
    @warishassan7907 7 років тому +38

    A tall man with a style?! Xagee Laga Helaa😂 in all seriousness he's fine Walahi👅

  • @alhaamomer3262
    @alhaamomer3262 7 років тому +13

    Wiilow heedhe Anigo n ogaynbanrunti love buuron ku hayaa
    hhhhhh

  • @sagaljama7996
    @sagaljama7996 7 років тому +8

    Shuuriye yare nice voice
    Nice song🎤🎤🎧 amazing
    Welcome
    Haatuf studio video inab caadi ahaayn💯👏

  • @moismail6233
    @moismail6233 7 років тому +17

    Dadaalaa wuu gaaraa sida wiilkan somaliyed run ahanti wuxuu lasoo baxay fan iyo style waxaana rajaynayaa inuu horumar ka gaaro fanka hambalyo walaal #SHUURIYE #YARE THANKS #HAATAF #STUDIO greetings from mogadishu💯💯👌😍🇸🇴🙏

  • @maandeeq9106
    @maandeeq9106 7 років тому +8

    wow atorahan wuu igu cusubyahay style ka dubista codka music ga intaba wa top
    good job guys
    Adna kala go💔nad istareex ka dhigataa😞

  • @ashaadan1895
    @ashaadan1895 7 років тому +255

    hadey iso dhacay heestan dhibka jiraa baa Waxa uu yhy 23qof iga so horeysan ma Sariir baa I taal yabaye 😬😬😬 inta iga dambeysa like bal ha ii saraan Waan yara warery 😖😖😖😏

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +8

      Asha Adan kkkkkkkkkkkkkkkkk
      kal iyo laap uu qoslayy wllhi wllhi wllhi ....maxa ku wareriiyay zuuxe 😀

    • @hooyomacan6152
      @hooyomacan6152 7 років тому +3

      Asha Adan 😆😆😆

    • @somalishort8959
      @somalishort8959 7 років тому +1

      Ibraahim Shakul Yare adiga kaaly melkaste wad iga horeysa😲😲😲

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +2

      AKEY FIlms
      allaw alle oo kaa dacada🙄🙄
      cali qawaaanee😀😀😀😀😀😀

    • @osmanhashi2578
      @osmanhashi2578 7 років тому +1

      Ibraahim Shakul Yare. libaax hees shidan ayaa wadataa lkn waxkadan beeya sidaano iskaaga habeey

  • @TheSkillFuI
    @TheSkillFuI 7 років тому +8

    wow wow wow wow wow HAATAF ABDI bilaad ayad mudan tahay dumar badan niyada aya udistey iney raga soomaaliyeed ay shidan yihin ayagana jamaican yeysaan adiin ilahay ka baqa
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +38

    first views and comat 🔙✌✌
    ana wada jirken aqbal uu radsha😍
    adna kale go'eenad hunoyy istarex🤗kaa dhiigtaaa...😀best song....legend prother.......hataf studio danke schön pruder😍😍✌✌

    • @salmoladan1750
      @salmoladan1750 7 років тому +1

      Ibraahim Shakul Yare hhhh huno meesh mad dagnthy meel badan wan kugu rakay adoo ah first lol kaftan pro

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +2

      Salmo Ladan
      kkķkkkkkkkkkkkkk
      youtobe dhan qandaras aa ku
      haystaa........😀😀haaH u welcome kaftan lama kalle xanaqaan❤😍

    • @salmoladan1750
      @salmoladan1750 7 років тому +2

      Ibraahim Shakul Yare hhhhh thnka pro

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +1

      Salmo Ladan
      ada mudaan apaayooh💖😍

    • @firyaaalabdicaziiz4832
      @firyaaalabdicaziiz4832 7 років тому +1

      Ibraahim Shakul Yare mel waliba miyad tagnthy

  • @GabileyGreenland
    @GabileyGreenland 7 років тому +7

    keep on going waa hees top ah 24kii saac ee u danbeeyey in ka badan 20jeer ayaa dhagaystey meel meel yar mooyaane heestan 90% way gadan tahay fanaanka aan qiimeeyaa bilo kooban ayuu suuqa ku qabsadaa dadaalka halkaa kaga hay

    • @mimikurta1689
      @mimikurta1689 7 років тому +4

      heestan hada igu horeysey an arkey halmar marka dhagestey ofline anba kadhigtey malaha 20tymz an dhagestey

  • @Naf-wt9qj
    @Naf-wt9qj 7 років тому +3

    anigo ogeyn ba amaan kuhibeya.....thnks haataf studio

  • @ifraaxali9119
    @ifraaxali9119 7 років тому +1

    awwwwww Runti hestan INA ani LA ikaa sameyaay ad modhaa runti.....Thanks my king yare...fiiiiiQfiiiiiiiQ

  • @JamesProduction252
    @JamesProduction252 7 років тому +9

    Allow kuunaxariiso axmed cowke maxuu yiri "" eshqiyaasak inaba caadi maahan ilaahow qabrigiisa unuuri

  • @mafiagirl8212
    @mafiagirl8212 7 років тому +17

    Kan iii geeya 😂😂😂 style iyo cod iga deh

  • @saaidahmed6944
    @saaidahmed6944 7 років тому +1

    heesta dhadhanka waxa u yeelay muuqaalkeeda
    Thanks Haataf

  • @viaviola3945
    @viaviola3945 7 років тому +17

    masha Allah inankan waan kahellay wallhi codkiisa , styl kiisa iyo muuqalkiisa heesta uu qaadayaana waa hees qalbiga kutaabanaysa

  • @amaaldeman8468
    @amaaldeman8468 7 років тому +8

    waaaaw waa hees jirto shuuriye yare allh ku xafdo

  • @abunawaal6310
    @abunawaal6310 7 років тому +6

    alfanaan shuuriye sxp igu qaali ah sxb horay usoco waan ogaa libaax in uu cod kugu duugan yahay nolow libaax

  • @ahmedaddow4008
    @ahmedaddow4008 7 років тому +1

    Heestan labadan jeer im kabadan dhageeystay ......... it's the best and one of my Somalis favorite song.

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 7 років тому +3

    Anigoo Ogeynbaa Amaan kuu hibeeya
    sidaad ii horjoogtaa Hadba kuu hadaaqa
    Ana wada jirkeena istareex ka dhigataa 👉🏾✌🏾 Qoralkan Like saaara .

  • @qalidumar829
    @qalidumar829 7 років тому +8

    shuuriye waa ka bxsatey bwe

  • @fariidaabdi1314
    @fariidaabdi1314 7 років тому +8

    heestu caadi maahan +his voice 👍👍👏👏👏👏

  • @fadumoahmed7845
    @fadumoahmed7845 7 років тому +4

    omg fanan jiro iga dheh meel iga tabaneysa heestan style cod labada isku darsadey wllhi 😍

  • @kingapdallah4105
    @kingapdallah4105 7 років тому +3

    shuuriye yare horey u soco amIIR ana wadajirkeenaan aqbal uradsha adna kala goeenaaad istarex ka dhigata

  • @sagallove3171
    @sagallove3171 7 років тому +3

    war wiilku cod macana m.a ilahay haku xafido my fanaan kena qaliga heesta way jirtaa yaqay

  • @lakihudahudalaki2501
    @lakihudahudalaki2501 7 років тому +5

    shuriye yare hore usoco huno qalih cod iyo stel wukugu dhanye
    waa ino sweden kuln dambe😂

  • @simranlovesomalia2230
    @simranlovesomalia2230 7 років тому +3

    shuriye inaba cadi matihid Abwe hore u soco fanan buxo batahay styl an cadi ehena heybad bad u ledahay nice song😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @jimalekader7889
    @jimalekader7889 7 років тому +4

    wooooW shuuri Yare
    Goood Jop
    guyS
    (AnigooN ogaynbaan amaan)
    kuu hibeeyaa

  • @amiraali1198
    @amiraali1198 7 років тому +6

    shuuuriye really codkaaka aaan ka hele. waliba miraha iyo laxanka inaba caaaadi ma ahan

  • @amiindayib9005
    @amiindayib9005 7 років тому +3

    caadi mahan fanaan shuuriye horey usoco thanks haatuf studio

  • @xaajisoomali7538
    @xaajisoomali7538 7 років тому +1

    Wwww shuuriye yare noloow epoow fanaanka sanadka😭😭😭 ax yaaqey heesta waa qiiro wlhi 😩😭😢😢

  • @cabdimajiidabokorxussen5783
    @cabdimajiidabokorxussen5783 7 років тому +2

    am firs one waching

  • @imanabyan2384
    @imanabyan2384 7 років тому +3

    ala mxn sugayey hees magacagyga ah
    thnx shuuriya well done bro 😍😍😍😍
    haataf studio duubis mcn😍

  • @sacdiqaliif8343
    @sacdiqaliif8343 7 років тому +1

    hormar wacan my wlkeena shuuriye and hataaf studio dhamaaantina salaan hawada idiiin mariyaaa

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 7 років тому

    Fanaan usoo baxay fanka Somalida waqtigan casriga ah well done ✅ bro meel la odhan karo way u xuntay heestan sidaan qabo maba jirto Duubista, erayada, codka, muuqaalka fanaanka Top 👌👌👌 Mahad gaar ah #Haatuf_Studio qurxiyaha heesaha xataa kuwa aan erayada fiican lahyn 👏👏👏👏👏 Haatuf_studio 👏👏

  • @hodanshale6761
    @hodanshale6761 7 років тому +2

    Ana wada jirkena aqbalun uradsha adna kalagoena istarex kadhigata ❤️❤️😭👏👏👏👏🙏😂🌺🌸💝shuriye 💝💝❤️❤️❤️🌸🌺💥🔅🌹

  • @queenfantastic5952
    @queenfantastic5952 7 років тому

    Jacaylka uurka yaalan afka kaga yeesha axdigii dhexdeenan mcn weli ilaasha😘😘😘😘😘huno qali runtii waa lagu bogey keeep it🌹🌹🌹🌹🌹 shuuriye yare

  • @hamdaqueen1246
    @hamdaqueen1246 7 років тому

    ooooooh heeeestaaaan saaamey bey leedahay al fanaaan wan sugaaa kuwa kle adna codkaaaga alllaha kuu xifdiyo maaaasha alllh

  • @niittaabeautyofficial6221
    @niittaabeautyofficial6221 7 років тому +3

    Xidiga Stockholm alfanan shuuriye yare best song 😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @aishaqaali9435
    @aishaqaali9435 7 років тому

    90kaba wn dhgysta wlhi fanankena shuuriye yare thnks bro😘

  • @hafsahirsi1010
    @hafsahirsi1010 7 років тому +2

    Alfanan shuuriye yare👑 eshcla voice abowe stylka igu dishay duubis an inba caadi aheyn ugu tag Haatif studio 👈❤❤❤❤

  • @munodhigane7454
    @munodhigane7454 7 років тому +3

    waa fanan jiro sodhawen wacan masha alah ale hakudayo cadawgada cagta hoose

  • @ruweidemohamed7744
    @ruweidemohamed7744 7 років тому +2

    Alla Hogay Hada le laso galiye Mxa weye dadkan 😂😭😭lknse Heestan Meqa sugayay❤️❤️shuriye Marka live lagu arkayo miskin allé lagu maleya😜😜😂

  • @somaliagirl8731
    @somaliagirl8731 7 років тому +3

    aryaaa halkaaan meelanba ku arkee xagee eheeed war ba aaaa ciyaaalka xaafada xitaaa fanaaan waaye Maa I dhihi rabtiin alla maxaa fanaaan qooto qooto lagu noqde Ana heeesteeyda cusub mardhaw UA-cam ka fiirsaneeysin nabee😂😂😂😂 alfanaan shuuriye waad ka baxsate nolaaw yaqeey 👏👏❤👌

    • @AdnnannAli
      @AdnnannAli 7 років тому +3

      Dunio Dagan new singer waye , ciyal Sweden wye

  • @feynuusqoraxeey4360
    @feynuusqoraxeey4360 7 років тому +21

    kano kala igu haboon hbn iyo malin amaanteyda ku digriyo waxii shidan tlhi waan ku heystaa hees mcn wiil shidan hhhhhhhhhhhh

  • @shaafaaofficial6797
    @shaafaaofficial6797 7 років тому +3

    *Hatuf studio The best official video ✌*

  • @abdirizakwebi
    @abdirizakwebi 7 років тому +3

    woooow heestaan rntii aad bay ii dhax saaqdey al fanaan shuuriye

  • @alibihi4031
    @alibihi4031 7 років тому +2

    ana wada jirkeen naan aqbal un u raadshaaa adna kala go.enaad istareex ka dhigataaaa

  • @caaqilstudio8817
    @caaqilstudio8817 7 років тому +3

    www Masha Allah inaba caadi maaha fanaan somaliyeed hormar waxen👌👌👌👌✔

    • @djsaaqinho8885
      @djsaaqinho8885 7 років тому

      Cabdi Kariin Caaqil 👏👏👏👏❤💯💯

  • @farxanqasin329
    @farxanqasin329 7 років тому

    taas ayaa been ku sheegen bashir botan shuuriye waa nin aqyar ah oo na dabeecad fcn masha allah waxaan hubaa inu yahay da yarka uga fcn ee dunida bro waxan ku dhihi laha horey usoco

  • @gulledhayir5303
    @gulledhayir5303 7 років тому +2

    mashallah el fanan shuuriye yare bowe horey u soco proad of u man😘

  • @xilkastaxafada9706
    @xilkastaxafada9706 7 років тому +3

    amazing waye yarka codkisa hore usoco👏👏👏

  • @suleeqoaddou9963
    @suleeqoaddou9963 7 років тому +4

    yaa salaam fanaaan IGA dheh ax yaa hees

  • @farxiyapasto5257
    @farxiyapasto5257 7 років тому +3

    waaw waaw nice shuuri yare cod ayaa heeysaa viva shuriye yare

  • @sinjiwamaguuransamojacelso5768
    @sinjiwamaguuransamojacelso5768 7 років тому +1

    www wa markii igu horeyse an arko magaceyga yaqayow nolow fanan jiro

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 7 років тому +9

    cod nool mgaca hajiro wllo

  • @cabdimajiidabokorxussen5783
    @cabdimajiidabokorxussen5783 7 років тому +6

    SHUURIYE NIN COD WACAN TAHEY

  • @deeqodagan2438
    @deeqodagan2438 7 років тому +3

    😍😍😍 waaaaw my fanaan

  • @huseinjama3401
    @huseinjama3401 7 років тому

    nice hees
    nice styl
    nice misic
    nice duubis haataf abid long live
    ana wad jirkeena aqabal un u raadasha adna kala go een istareex ka dhigtaaa xaaaax xanuun waaye

  • @AdnnannAli
    @AdnnannAli 7 років тому +3

    San usugayay leee long life bro

  • @amiraahmed8012
    @amiraahmed8012 7 років тому +1

    waxana cod LA dhahaa ragii codka yaraa banu ka raysanay o meherku qaban gaaray

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 7 років тому +4

    hees ika dheh masha Allah ma boy shuriye yare

  • @xafsohaji3255
    @xafsohaji3255 7 років тому

    Wwww Axyaa Heees alFanaaN shuuriye Cod iyo style isku darsaday Azhpta inta iga danbeyZa Like ii ZaaRa bal Nooolw bro shuriye

  • @abdinasirismail9640
    @abdinasirismail9640 7 років тому +2

    Best Hees Evar Sxpky Iyo Walaalkay Shuuriye

  • @OneState_277
    @OneState_277 7 років тому +5

    Ana Wada Jirkeena Aqbal Uun U Radsha Adna Kala Go.eena Hunoy Istareex Ka Dhigata 😘😍Waa Iga Gadan Tahay Heestan

  • @jamaalmoha2176
    @jamaalmoha2176 7 років тому +1

    masha allah that is best song that i ever seen cod aad u macan

  • @cabdimajiidabokorxussen5783
    @cabdimajiidabokorxussen5783 7 років тому +17

    HAATAF STUDIYAHA QARNIGA ZXPO HAMPALYO

  • @oldisgold3053
    @oldisgold3053 7 років тому +1

    look his style
    waa dadkii 😪 Basketball​ ka nooga qayb galilahaa
    Anyway
    #pressforward broh

  • @anzalinaheartless5996
    @anzalinaheartless5996 7 років тому +2

    Manshallah abowe wad cod quruxsantahay

  • @qalbiqurux7646
    @qalbiqurux7646 7 років тому +3

    best in all wll keep goin😍

  • @abdirahmankomeer3116
    @abdirahmankomeer3116 7 років тому

    Inaba caadi mahan wllhy heestan 100mar ayaa ku ceshray shuuriye Fanan aan ku faano horey usoco sxb

  • @ifkanolasha2136
    @ifkanolasha2136 7 років тому

    waw
    alla yczk afkga wx mcan
    lgu qaby big bro
    asal bu tahy styl ka ilen wil somalia ba thy dadkna uga saryaa
    nice song 😍💋
    really amazing ❤👐👏
    hatuf gacn ban ku tagy
    hore u sco my brky 👏👌

  • @amalnor
    @amalnor 7 років тому +4

    shuuriye 🖒🖒🖒🖒

  • @kamaalneemo6920
    @kamaalneemo6920 7 років тому +4

    Ma xuma!!

  • @inaboqor8778
    @inaboqor8778 7 років тому +1

    shuuriye yare abowoow nice style and cod horay usoco nasaboow❤😍✔

  • @famadiomond8616
    @famadiomond8616 7 років тому +3

    ax yaa hees ana kala go eena istarex ka dhigata 😢😢😢😢

  • @raisomohamed9364
    @raisomohamed9364 7 років тому +3

    heestan waa noola kumestay meeqaa sukene Mar aa kasamernay noo sodinaayan tak

  • @ayanabdihussein685
    @ayanabdihussein685 7 років тому +1

    eesh calaa heestani wey iga gadan tahay wlhi style kaa idilay

  • @yussufabdull25
    @yussufabdull25 7 років тому

    Hommie Hees Dareen Leh Xaqiiq WAxay Ku Socotaa Ma Sxbkey 👌👌👌
    oo Dhib Jacyl Haystooo😍

  • @abdullahiabdiali4025
    @abdullahiabdiali4025 7 років тому

    fanaan caalamiya, cod mcn, style, kulli, big support aniga cunugaaan

  • @canbaroluulbanbaroluul
    @canbaroluulbanbaroluul 7 років тому +3

    axdigii dhexdeenan mcne wali ilaa shaaa😅😅😅😅 inaba caadi ma ahn wan fanan aan wali maqal

  • @futoleefe507
    @futoleefe507 7 років тому +4

    nice hes alfanan shuriye

  • @hafzoabdiaziz3667
    @hafzoabdiaziz3667 7 років тому +3

    wleee ninkan haatuf udaayay duubid indr bal aad adna iga duubtide isoo ogow gacanta alle hakidayee

  • @filsanmaxamadruuni9140
    @filsanmaxamadruuni9140 7 років тому

    wwww adna kala go eena istareex ka dhigata😍😍cadi mahin fanaan iga gadan masha allah

  • @akareemcade6946
    @akareemcade6946 7 років тому +4

    nice song and style

  • @sagaljuusto1555
    @sagaljuusto1555 7 років тому +16

    3:22 mrku socona salman khan
    miya is dhahe 😂😂😂igaarkan asaga ka rayo salmn xta

  • @msdiamondsomalilanders
    @msdiamondsomalilanders 7 років тому +2

    woow lovely song 😍

  • @hafsadibad1009
    @hafsadibad1009 7 років тому +3

    Inaba caadi ma aha 👌❤️❤️❤️

  • @luckymadina9309
    @luckymadina9309 7 років тому

    Masha Allah my fanan an ku faaano ish cala hees rabi haku xafido bro Qaaali ah nice song bro cade

  • @yassinfiky7310
    @yassinfiky7310 7 років тому +1

    wwwwl esh cala hees shuriye yre horey u soco huuno mcn