Shuuriye Yare | Qoomku Caashaqu ahaa | (Music Video) 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • (Music Video) 2018

КОМЕНТАРІ • 361

  • @safwanhalac5466
    @safwanhalac5466 6 років тому +934

    Haatuf tanks xata nasiib uma yeelan inan heesahayga noqdo qofka ugu horeya ee like iyo comment ka bixiya shuriye fanan qaaliya go forward bro

  • @Tahliilyare
    @Tahliilyare 6 років тому +190

    Iska hees looma heeso Shuuriye Yare bro Heesta halkeeda dhigtay fanaan qaaliya guul sxb ❤️ 🎤🎤🎤

  • @hassanisse265
    @hassanisse265 6 років тому +81

    shuuriye fanaan kaliyah maaha Sido kale wa striker dhamaystiran waa noomihi qardhood ama lambar 9ki kana so kacay xaafada kaambo hoose
    Qofki saa u yaqaan like iigu soo qabo iyo kii hada intaas iga faaiiday

  • @mustafesaciid2327
    @mustafesaciid2327 6 років тому +119

    Qofkii heesta ka helay like ku ha igu qabti super hees qabo

  • @HaatafAbdi
    @HaatafAbdi  6 років тому +206

    Thanks for watching! Subscribe for more videos!

  • @NeYmaRJR-oy9xt
    @NeYmaRJR-oy9xt 6 років тому +281

    Heesta Daawo oo izka Daa qoraalkaad akhrinayzoH😂😂😂

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 6 років тому

      DikToorka Dakeeya 😂😂😂😂😂😂 Askari jiifa ayaad ii dhigtay traffic light 🚦 caadiya ayaad igu noqotay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @keepitcutesis8744
      @keepitcutesis8744 6 років тому

      Hahahha qarxis mii shekada

    • @molidabdi230
      @molidabdi230 6 років тому

      Wlh wad igadey bro hhhhhh

    • @axlaambashiir155
      @axlaambashiir155 6 років тому

      Miyad na argtana 😨😅😅😅

    • @suhaanacumar286
      @suhaanacumar286 6 років тому

      DikToorka Dakeeya hhhhhhh aqris kudhameyaa heesta dhan

  • @Simanqaali
    @Simanqaali 6 років тому +118

    Xaq miyaa Ina maalin walba dadka like usaaro ana aan cidna aan ka helin deeqsinimadayda sow mid lagu qasaaray maahan

  • @galad-tube4480
    @galad-tube4480 6 років тому +207

    Warada waligey like ma tugsanine hadii an tol nahay isku soo dardara bal an arka wuxu taree like nagu wareriseene😂😀

  • @faatimafaarax4610
    @faatimafaarax4610 6 років тому +50

    Wiilkaan Wiil baan Ku xasuustaa ma daawan karo runtiii

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 6 років тому +45

    Jacayl ku qof nool miyaa?
    Ma dhaawac qalbi helaa?
    Fadlan iga so jawaab asxaabta like comments waa dhankina
    Hatuf my big brother nolow

  • @sumayaqurux8251
    @sumayaqurux8251 6 років тому +27

    Codkiisa waaw wan Ka helay wlahi nin rageed dheh ❤️ codka waxa uu Ka turjumayaa ragnimadiisa nooloow abowe❤️😍

  • @nakruuumanalka3111
    @nakruuumanalka3111 6 років тому +11

    Heestaaan waaaa heeees aaan sidhaba qalbiga uga dareemey intuu jacylku dhibey sideydo kle like isaara Plz .... Shuuriye iyo Haataf iyo fanankuba wad ka baxsaten ee horey usoco Shuuriye

  • @hamzematan7495
    @hamzematan7495 6 років тому +26

    Kabayare aa meeshan i keentey, farta taag hadaa ila mid tahay😂😂

  • @SoomalicommunityVines
    @SoomalicommunityVines 6 років тому +45

    fanaaan ka reer puntlad, wiiil poqrtoooyo.LIKE

  • @hassanbarkhadle8865
    @hassanbarkhadle8865 6 років тому +22

    Anigana Fanaan Cusub aan ahay oo reer Islamad ah, waxaana soowadaa Hees Ladhoho @Hadulmeero_Caashaqu_Ciduu_Deyn_Kuleeyahay. Ilasocda Asxaabta #Hataf-Abdi

  • @teamqalbigaadke9064
    @teamqalbigaadke9064 6 років тому +50

    Haatuf Abdi
    gacantu kuma Go'do❤ Amazing Video ku Tageera walaalo 😊
    Aar Like I Saara maanta kaliya bal😂😂

  • @bahjoabdikarimjamayartishi2150
    @bahjoabdikarimjamayartishi2150 6 років тому +112

    Waa wilka kaliya ee guled simba stlye la qebsaday 😝😝👌

  • @namiishabdulahi4931
    @namiishabdulahi4931 6 років тому +30

    Runti hees mcn waye😍
    Ana qiiro oyaye qalbiga ma jaba udhiman 😭💖💗💜

  • @hamdaahmedmuse4606
    @hamdaahmedmuse4606 6 років тому +24

    Aar wlll jaceyl wuxuu yhyba garan maayo lkn waa wax na dhibay marbuu nagu dhacee ha nagu soo laaban dhe😂😂😂 jecliyaa jaceylka😍

  • @queencaisha9836
    @queencaisha9836 6 років тому +12

    Aan kuu jwbee waa quful nafta lagu xiroo qof kale loo dhiibay makastay💕💔😁
    Well done Mr shuuriye welcome👍

  • @zahalothman6395
    @zahalothman6395 6 років тому +17

    What a song move forwadrd proh inta shuuriye tagerta liketa ha leydinka arko👌👌👌

  • @dhdhfufhfhchchdhducjfjfjcj872
    @dhdhfufhfhchchdhducjfjfjcj872 6 років тому +12

    ax ax xaalada aan maanta ku jiro ayay ka turjumaysaa ohey oh anaa qiiro oyayee qalbiga ma jabaa udhiman jcylku qof nool miyaa🙆🙆😢😢😢😢😢😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰🙇🙇

  • @nuuradiinmahamoud1009
    @nuuradiinmahamoud1009 6 років тому +17

    Woooo Amazing fanan cod dhamays Tiran wuu diyar san yahay Hatuf muqal safi ah ugu imo

  • @majidhochannel4820
    @majidhochannel4820 6 років тому +20

    Ninka ragga ah codadkiisu waa nocaas horey usoco Boy 👏👏👏

  • @FaraskaCad
    @FaraskaCad 6 років тому +43

    Abwaanka Murtidaas Ka soo maaxatay waan salaamayaa #KHALIDYARE dhal sheekh

  • @lilcadde2404
    @lilcadde2404 6 років тому +8

    Jaceylka Qof Nool miyaa Ma Dhaawac qalbiga Helaa ma wadkii dadka Qadayee dunida kaa qarinayaa Qomkuu Cashaqa Ahaa
    qofkii heeryada dhul dhigo maxuu la Qashucayaa Ma Quful qalbiga Lagu Xirow qof kale Loo dhibay Baa
    Qudheyda soo kan Ka tagay Qaac iyo olol kushiday anaa Qiiro ooyayee Qalbiga ma jab baa udhiman Qalbiga Qalbiga ma jab baa udhiman Ax❤️😍😘Xasuus Galay wlh Yaa ila qabo Go Forward shuriye Yare

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 6 років тому +50

    Billahi sabankaan wiilal baa noo soo baxeen 👏🏽👏🏽well done guys
    #Guuled
    #Safwan
    #Nabiil
    #Najiib Alfa
    #shuuriye
    #Mukhtar
    The one and only #Haataf

    • @sofiamahamud6495
      @sofiamahamud6495 6 років тому +1

      Masha Allah . Allah ha hifdiyo somali boys

  • @foosabdi3167
    @foosabdi3167 6 років тому +35

    Wilkan codkisa markan snapka ka maqlayay nin ween ayaa u moday .llol nice song

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 6 років тому +16

    Shuuriye fanaan gudbay hore u soco bro Haatuf Abdi na waa kuu hagar baxay 🔥🔥🔥🔥

  • @simranrufai7874
    @simranrufai7874 6 років тому +59

    Guleed simba walalkisa 😆😍 lkn wuu cod weynyahy kan

    • @sahracawad9073
      @sahracawad9073 6 років тому +5

      Ma aha wlkiis beenta kada dadka isku soomali maxamed uun weeye dameerahooduba meel wada daaqane

  • @hayankanolosha9871
    @hayankanolosha9871 6 років тому +11

    dadkaan meesha firaash miyaaa udhex yaala
    Qoomkuu caashaq ahaaa ax ax ax ax yaaaa heees shuuriye❤❤❤❤
    Haatuf abdi❤❤❤❤

  • @amirakay5828
    @amirakay5828 6 років тому +6

    Ana qiiro oyayee hadan ku helin ma jaba I dhiman shuuriye yare😂😂 model ka ku fcneed heestaba asaga ka mcn 😍😍😍😍

  • @isaknakeye6935
    @isaknakeye6935 6 років тому +20

    Wlhi fanan sanadkaan jira fananka ugu codmacaan my shuuriye horay usoco

  • @boqoradareersomaliland9943
    @boqoradareersomaliland9943 6 років тому +7

    Ax anay igu socotaa wlhi😭😭😭

  • @bashirbotan9610
    @bashirbotan9610 6 років тому +36

    Oh my god Woooow I can't believe wlhi how beautiful is this 💓💓💯💯

    • @xoolotimoweyne3587
      @xoolotimoweyne3587 6 років тому

      Www masha allha alfan antagero Cod iyo isteel iyo eeriyo macn hestan waa iqancisay alfana alha ku dayo

  • @guttihazz6137
    @guttihazz6137 6 років тому +37

    Naagaha somaalidu waa qalanjoyin qalbigu wada fooraro😂😂😂

  • @muhayas6568
    @muhayas6568 6 років тому +5

    Qofkuu heeeryada dul dhigo muxuu la khushuucayaa ma quful nafta lagu xidhaa ❤️❤️❤️❤️❤️
    Like 👍

  • @nicimamuxumed210
    @nicimamuxumed210 6 років тому +10

    qoomku cashaqu ahaaa horo usoco codbad haydaa

  • @fahimamohamud2486
    @fahimamohamud2486 6 років тому +8

    Jeclka qof nool miyaa
    Ma dhawaac qalbiga helaa miyaa😟😞
    Aaxx ish calaa hees tx haataf abdi 🔥💯✔❤

    • @foozick6870
      @foozick6870 6 років тому

      Fatima Moha 😂😂😂

  • @ibrahimmohamed7511
    @ibrahimmohamed7511 6 років тому +8

    Like iisaara wixii ka helay heestan iyo muuaalkeeda

  • @sah5828
    @sah5828 6 років тому +5

    Alla heesta wacana inta ka heshay like walalayaal 👑

  • @abdirahmanhaibe3632
    @abdirahmanhaibe3632 6 років тому +14

    Caashaqu waa ISAXAAAQ

  • @muusealphaofficial3216
    @muusealphaofficial3216 6 років тому +15

    Soo dhawoow Baan leenahay fanaka cusub 👍

  • @lilcadde2404
    @lilcadde2404 6 років тому +3

    Sxb waa Waa Baxsatay waxaa dhihi karaa Hestii 2017 aan kusoo Xasuusan doono inee Tahay abwaan Khaalid adiga waa Ka baxsateen Shuuriye Yare wlh Wax laga qawan karo maleh Yaa iigu Raacsan Steyl 100%video%dhesha%codka%dhesha% we made It wlh

  • @bahjoabdikarimjamayartishi2150
    @bahjoabdikarimjamayartishi2150 6 років тому +31

    Xarifatan si jeda so jedso dhaha dofarta babusha bdan wax nol wil yaro shidan 😍😍😍

    • @seekoabdullahi9007
      @seekoabdullahi9007 6 років тому

      Bahjo Abdikarim Hassan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @anizaabdi5318
      @anizaabdi5318 6 років тому

      Bahjo Abdikarim Hassan 😂 babusha badan

  • @husseinmohamed2580
    @husseinmohamed2580 6 років тому +6

    2:49 okiyalaha habka loo gishtay

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 6 років тому +44

    Jacylku Balayo Weyan Dadka Losodiray

  • @midnimopro4708
    @midnimopro4708 6 років тому +1

    Axsan heees
    Axsan fanaan wlhi
    Intii ka heshy like subscribe fadlan

  • @falasfilkeedkaron3302
    @falasfilkeedkaron3302 6 років тому +2

    ✌qoomkuu caashaqu ahaa✌?
    war hala so radsho an uga dacwoonee wan ka cayshi la'nahee
    billah caaykum😂😂

  • @hanifilsan8128
    @hanifilsan8128 6 років тому +6

    war like isara ilahay ka baqe

  • @Jenna-woid
    @Jenna-woid 6 років тому +2

    Shuuriye waad shidanthy adiga iyo heestuba walal maanta laga bilaabo waan kugu haystaa tellkagan soo raadin hahahaha

  • @abdifitahabdirisaq6157
    @abdifitahabdirisaq6157 6 років тому +6

    War ninkan shuuriye ahaaa best song ever bro keep up

  • @nadarofficialchannel3295
    @nadarofficialchannel3295 6 років тому +5

    Qardho boy. Well done

  • @suhaibahmed8070
    @suhaibahmed8070 6 років тому +3

    Guled simba,safwaan hilaac iyo shuuriye iyo qaar kaloo badan waa fanaanin bulshada uwada siman codkoodana saafi ah ama fasiix codka ragay leeyihiin.
    Raxmaanku raali idin ka Noqay idinka iyo Haatuf studio

  • @mohamudosman3887
    @mohamudosman3887 6 років тому +6

    Great song shuriye go forward pro never look back

  • @qoraxjoog7399
    @qoraxjoog7399 6 років тому +7

    Shuuriye Nasab xalaala

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 6 років тому +3

    Najiib Alfa oo xoga codwayna ahaa wilkan Waw ishcalaa cod

  • @nasiimcadey180
    @nasiimcadey180 6 років тому +18

    Ileen dadka dhuuban cod ba u qarsoon😃 anyway nice❤

  • @kaafiyomohamoud7776
    @kaafiyomohamoud7776 6 років тому +4

    Maasha allaah hees iyo codba caadi maahan fanaan qurux iyo cod macaan guul wacan bro

  • @fathielmi4776
    @fathielmi4776 6 років тому +2

    Wax baa ka dhacay dhamaadka heesta.🤦🏼‍♀️😭anaa qiiiro ooyayee qalbiga ma jab baa u dhiman.jawaabta waa maya.

  • @sharmaakeahmed2922
    @sharmaakeahmed2922 6 років тому +2

    jacaylku qof nool Miyaa
    Ma dhawac qalpiga helaa
    Ma wadkii dadlka qadayee Dunida kaa qarinyee
    Qoomkuu cashaqu Yhy?
    I can't believe wlhi Amazing
    Big fanan horey usoco 🤗

  • @lakishube128
    @lakishube128 6 років тому +4

    Iga jadha kulah hhhh jara ma iska dhahdido

  • @deeqaisse2735
    @deeqaisse2735 6 років тому +2

    Dareenku Qabow Miyaa Qofka Rabtit Dahab Miyaa Ma Quud Dhunida iga Maaro Qunyar Si Dhaafayaa Qoomku Caashaqu AHA 😊😉👌👍

  • @zumayahbbe5871
    @zumayahbbe5871 6 років тому +3

    awww histaan long time sugye thnk shuuriya❤❤❤😍❤

  • @MohamedMohamed-yp4so
    @MohamedMohamed-yp4so 6 років тому +2

    Heestan waxaan dhagaytay in badan 10 jeer wale aniga ayay iga hadlaysaaa

  • @qalisosuldanabdi6413
    @qalisosuldanabdi6413 6 років тому +2

    anaa qiiro ooyeey qalbiga ma jaba u dhiman ❤️❤️cod iyo stlye wad kawata bro hor u soco shuuriye yare

  • @casarshow4366
    @casarshow4366 6 років тому +2

    Fanaan cod macaan like subscribe

  • @saidali5400
    @saidali5400 6 років тому +2

    Shp waad ku mahadsan tahay shaqadad fanka uhayzo lkn shp suaal video hpeeen kliya mxaad uduubtan ma magaaladad ka dhacaysaaN intazna waa iga kaftaN

  • @queenquruxsan3394
    @queenquruxsan3394 6 років тому +4

    Qoomkeyga waye cashaqa😂❤😂

  • @asoumaasouma2882
    @asoumaasouma2882 6 років тому +1

    qofkuu heeryada dul dhigo muxuu la qushuucayaa💔💔😏 wàaa taan anba layaabay nio xagan ka khushuucay😂

  • @asmafate2519
    @asmafate2519 6 років тому +2

    Inti hesta jifka ku Dawatay #Farta Taag☝

  • @alijr4456
    @alijr4456 6 років тому +2

    i am better than shuuriye yare nd hataf and also i support them kal iyo laab✌

  • @abdirahman2044
    @abdirahman2044 6 років тому +1

    Ala yaa cizak codkeyga oo kale bu qabaa....
    SUBSCRIBE HALAIGU QABTO

  • @calimuseum3953
    @calimuseum3953 6 років тому +3

    Shuuriye yare go forward bwe
    Heestan wan sugeenay

  • @mukhtaarmarr6620
    @mukhtaarmarr6620 6 років тому +2

    InaaD thy Waala SaxaY inTa fanaanka Soo DhaweysaY💜liketa isaare awoowe YaaloW

  • @isfahanlyrics
    @isfahanlyrics 6 років тому +1

    Alfanaan shuuriye yare 👂✋✋✋ Jaceylku qof nool miyaa ma dhaawac qalbig helaa wààaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland1385 6 років тому +2

    "Nation of poem" xittaa annagoo burburnay baan waxeennii wadannaa. Halkaa kaga haya.

  • @sakariyedeeq1667
    @sakariyedeeq1667 6 років тому +2

    www Shuurie the one ☝️ and only only cod ✅💯 styl 💯 laxan 💯 eryo 💯✅ go frowd Powe ✅

  • @anjaliitervedii817
    @anjaliitervedii817 6 років тому +2

    Nice yaaqi😍😍 shuuriye cdi mhn inta kaheshay like isra💝

  • @aishaali297
    @aishaali297 6 років тому +3

    Woooow shuuriye you have nice voice masha allah my bro keep going never look back

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 6 років тому +2

    Ar gabdha so jediya mx usii jeedaa caqli badann

  • @hananhassan1590
    @hananhassan1590 6 років тому +4

    Wooow nice song . cute kid

  • @abdirahmanmahad1954
    @abdirahmanmahad1954 6 років тому +7

    am from china and i like dis music 💓💓 like isaara indha yara ahaye

  • @qoryogubanchannel890
    @qoryogubanchannel890 6 років тому +2

    Ax Yaa kabtan 👒shuuriye alaah yaa cisaka 🤘🤘👏 horay u soco bro👌

  • @abdiazizntr1508
    @abdiazizntr1508 6 років тому +2

    Inaba caadi maaha like iisaar maanta Waa jimcee walaalayaal❤️❤️❤️❤️😍

  • @abdallebile9041
    @abdallebile9041 6 років тому +1

    Anaa qiiro ooyaye qalibiga majab baa udhiman 😎😎👉👉well done bro kuptan shuuriye

  • @midnimopro4708
    @midnimopro4708 6 років тому +1

    Igu qabta asxapey

  • @cadekacade2027
    @cadekacade2027 6 років тому +6

    Al fanaan shuuriye Yare Wad shidan tahay cadi mahan Wax kale 👌👌👌👌👌👌😍😍😍👋👋👋👋🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻😍😍😍👋

  • @qurxaneoffical5910
    @qurxaneoffical5910 6 років тому +1

    Reer like idin aawaya like bdn ayaa idin siinaa 😂😂💋

  • @maryamali4707
    @maryamali4707 6 років тому +1

    Woow Amazing song Shuuriye Yare best fanan Haataf adbn idinku amanyna Video gan quruxda bdan

  • @mubaariksheekh665
    @mubaariksheekh665 6 років тому +4

    Waa hees fiican

  • @zultantube8606
    @zultantube8606 6 років тому +1

    Inaba cadi mahan heestan fanankana wuxu leyahay guux rageed so dhowow broh like tan basna waxay dee

  • @gabarwaxbadanogqueenoftheq7585
    @gabarwaxbadanogqueenoftheq7585 6 років тому +1

    Aaaax waa kaa cashaqa wilka dhubay sorry bro xanuun tolahi hh

  • @ayanmohamed9263
    @ayanmohamed9263 6 років тому +1

    Jacelka qof nool miyaa
    Ma dhawaac qalbi helaa 👌✋✌wow nice song the best produce of the year hataaf abdi👏👌

  • @ayaansafeway
    @ayaansafeway 6 років тому +1

    Al fanaan shuuriye yare my bro caadi maha videoga..codka style ka

  • @abdilkadirabdullahi1379
    @abdilkadirabdullahi1379 6 років тому +1

    jaceel umada Waa dhibay wale heestan Anigeyba iheysata qalbiga jab uma dhibna LOL

  • @ciiltirehassan397
    @ciiltirehassan397 6 років тому +1

    Boowe waan ku siiyay codka sxbkey rumad shuuriye alaya cizak waad ka baxsatay😍😍

  • @abdirahmanyare271
    @abdirahmanyare271 6 років тому +1

    Anaaa qiiro ooyayee qalbiga ma jab baa udhiman Wow #HatufAbdi fantastic video bro go forward brother

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 6 років тому +1

    Wow cod an caadi ahayn ba alle ku maneystey X. Adan samatar o yar weyan wlhi welcome porh

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur9372 6 років тому +1

    Xasan aadanka somalida cusub ayaaa tahay sxb cod nooool ayaa wadata