DAGAALKA LAGU HOOGAY EE LUUQ (3974)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 8 днів тому +4

    Qabyaalad naf Badan ma lahan.

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 8 днів тому

    Macallin Macalin weyne iyo Reer Xasan waa walaallo Gabaweyna waa Walzali Allaha bogooda burcad ha isu Mario aamiin

  • @user-rl4mc5nb1e
    @user-rl4mc5nb1e 8 днів тому +1

    Aadan maamaay adigana Soo raac magan allaay

  • @wadanisomali4455
    @wadanisomali4455 8 днів тому +1

    LEFTA GAREEN. WAA. INOO. SOO. KALA DHEXGALAA. DHALINYARADA. WAX. MA. GARATADA AH. MADAXWEYNE. KALE DADKAAS. MA. LAHA.
    LAFTA GAREEN NIN. LAGU. SEEXDOOW HA. SEEXAN.

  • @adonallah
    @adonallah 8 днів тому +1

    Luuq EThobia ayaa heysaTa somaalina ayadaa isleynaya

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 8 днів тому +1

    Another day another ordeal is unacceptible they should get help to stop the fighting in between them as soon as possible

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 6 днів тому

    Itoobiyaanka mayba iska qaataan meesha ileen dad ma lahane , waa cawaan is laynaysa

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 8 днів тому +5

    Luuq ganaane, raxanweyn shaqa Kuma laha, waa ka tuugsataan.

    • @RahmaBanooda
      @RahmaBanooda 8 днів тому +1

      Idinka tuugsi u timaadeen dhulkiina aad tuuga yahay

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Digilmirifle oo lamada webi degan iyo aabudwaaq qofka kayimid cida shaqo ku leh waa la arki doonaa!

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 8 днів тому +2

    Raxawyney dhulkiina maa joogtaan

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Dhulkena waa lixda gobol koonfur lamada webi inta u dhaxeysa anaga ma nihin dadka kasoo qaxay gobolada dhexe!

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 8 днів тому

      ​@@Banooda hhhhhh 6 gobol layne orod baraawe iyo marko difaaco

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому

      Baraawe marka dadka iska leh ka taliyaan idnka orodoo dhuusamareebta la idn ka xoogay soo dhacsada!

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 7 днів тому

      @@Banooda ani waxba laygama xoogo ana somali maamula yaaa eeley wiiq

    • @Banooda
      @Banooda 7 днів тому +1

      Siyaad barre inoo weli noolyahay u maleysaan ilka yar somalia aa sheegeysid wee kala dhaqaqday masiin aan wax la socon!

  • @fardosabarre8833
    @fardosabarre8833 7 днів тому

    Rabiyow kala qaboojiyo 😱😱😱😊

  • @user-jf9pb9dt9u
    @user-jf9pb9dt9u 7 днів тому

    Kkkkk digil iyo mirif yasiyay luugkkkk

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt 8 днів тому

    What a 🐂!

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 8 днів тому

    Ahmed geedo naar ba loo dan leeyhy 😂😂😂 xasan ba walaqaya

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 8 днів тому +1

    Asc SMS Macalin Aden guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd Sanad wanagsan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 8 днів тому

      kkkkkkk guushee adeer maaydkoodaa wadhan adeer

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i 8 днів тому

      Macalinweyne wuxuu degaan tuulada Yurkud oo Luuq u yirta 40km dhanka Baydhabo, edeb darrada iyo gar darradana iyagaa leh oo marka hore dilay nin Gabaab weyn ah, markii la yiri ninkii ninka dilay keenana way diideen. Markaa kadibna reer Xasan oo Mareexaan oo ah oo dhexdhexaad ka ahaa ayaay ka dileen nin sargaal ah oo aay sidaas dagaalkii ku soo geliyeen! Luuq iyo Baardheere Raxanweyn dulqaad Mareexaan ayaay ku joogtaa, haddii aay edeb darro joojin weeysana haddeer Reer Xasan bay joogtaaye Mareexaan iyo Raxanweyn bay tageeysaa! Allow yaa Raxanweyn aad adigan ugu horreeysa idin yiraahdo derisnimada dhawro oo dulqaadka Mareexaan ha ku hodmina!

  • @CalicabdiIsaaq-g7i
    @CalicabdiIsaaq-g7i 3 дні тому

    Kkkkk

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 8 днів тому

    Mareexaan waxaa laga rabay in markii labada beelood ee Digil Aw mirifle is degaalayeen innuu dhexgalo laakiin in mid ay lasafato ma aheen haddii taas ay sameeyeen waa in ay ogaadaan Macalinweynana innuu kaligiis ahaan doonin

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv 8 днів тому +1

    Xasan alshaab dadka islaamka wuu dhibey de alle dalka ha kagabto dee

    • @Hugeii-sr4iv
      @Hugeii-sr4iv 8 днів тому

      @@abbdll aabahaa gof fcnyahey wantaageereynaa dee macaxan gabiil dal dumis weye dee
      Adiga aruur ayaa tahey gabiil ayaad kudul dhimataa dee Adigoow natiijo
      Aduun heeysen mid akhiro ba
      Meesha gabiil mataakna dee zxb

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 8 днів тому +4

    Eelaay, Mareexaan ha ku khaldamina,marti ayaad tihiin, Illaa Doolow oo aad qaxooti ku tihiin ayaad ka guuraysaan,waa igu wallaahi anigaa Reer Gedo ah.

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h 8 днів тому

      Shacabka Somaliyed Dhib Yaa Loooo Gaysan Waaa Iiiiga Talo Dardaaran Xasuusin Akhiro Qabiiil Waxba Kuma Taraayo Ragan Dhibka Ku Haayo Somaliya Waa Calmaniyiiinta Afka Somaliya Ku Hadlaaayo

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Qaxotida la qixin doona waa ilka yarta ka timid aabudwaaq baardheere ilaa 20 tuulo ka badan ku leeyhay rag hadaa tixiin igu imaada hadaa afka la idn ka wasin idnka arki doona!

    • @maskblack2472
      @maskblack2472 5 днів тому

      Idinka qaxoti ah

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 8 днів тому +1

    Habartaa usheeg hadaay cadaab idin bilabatay hooyadaa maa luuq raxaweyn siisay

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Doo leedi luuq seew dacwo hadaa qabto luuq aad beebeen looma dhihin xiligii boqortooyada gasaargude 💯 waa degmo beelaha maayland!

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Jameecada baardheere dadka aasaasay oo boqortooyada ajuuran ilaa 50 kun ciidan kula duulay waa beelaha maayland dadkan lixda gobol koonfur lamada webi inta u dhaxeysa weligood bee ka talin jireen dad kaymid bari ama gobolada dhexe maaha just because talyaani hadoo saldanadoda burburiyay lagma wado inee dhulkoda ka sabreen!

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 8 днів тому

    Halla ka celiyo cawaanka maxay isku laynayaan

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 8 днів тому

    macalin waad rontahee qabyalada iskada saan kuku ma dawan karnee

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Qabyaalada waxa wado waa dadka gedo xoog lagu soo dejiyay xiligii siyaad barre aduunka waa wareegto wax walba waa laiskaga daba imaanaya!

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 8 днів тому +4

    Qaxooti edeb leh ahaada,hadda Doolow oo qaxooti ku tihiin ayaad ka qaxi doontaan,illaa Baardheere.

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Baardheere 20 tuulo ka badan ku leeyhay imaada lee waa idn sugeynaa!

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 8 днів тому

      @@Banooda 20 kaa tuulo marti ayaad ku tihiin,intaa ogow.

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Anigoo weligeey degnaa lamada webi inta u dhaxeysa lixda gobol koonfur iyo qofka kayimid gobolada dhexe aabudwaaq cidi Marti ah idnka waa ogtihiin ilaahay na waa ogyahay marka beentina aa guryaha iskugu sheekeey jirteen iska quuta!

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 8 днів тому

    ALLAHA ISKU BABICIYO REER DAGAAL QABIILKA.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 8 днів тому +2

    Luuq goormu digir iyo Mirifle yeeshay, 😂😂😂 Adeer Luuq Mareexaanbaa iskaleh ee lasoco. Xuduuda Mareexaan iyo digir iyo Mirf waa degmada Xudur, sidaas Ubaro

    • @abdiasismohamed2093
      @abdiasismohamed2093 8 днів тому

      Ilka yar magaca iga sax intaadan wax sheegin horta digir yaa ladhahaa digil dheh balaayo ilkoyare

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Doo leedi luuq seew dacwo hadaa qabto luuq aad xarunta digilmirifle boqortooyodi gasaargude gob rahaweyn anaga dad kaymid gobolada dhexe aabudwaaq wax xaduud naga dhaxeya ma jiraan!

  • @ismaciilcabdifitaax5951
    @ismaciilcabdifitaax5951 8 днів тому

    tugsi ayaa unoqoneysan elaay elaay dhashay talxiir ayaa balan no ah tariqdi hore ayaa uxisten ee idinkonol in laidin dugo

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Siyaad barre inoo weli noolyahay u maleysaan inaa isku deydaan aad ba usoo dhaweyneynaa idnka na raashinka xamar idn kaga yimaada sidoo koonfur galbeed kusoo mari lahaa la iska rabaa buale saakow ceelwaaq ilaa mandhera anaga idn ka jirno dhankaa itoobiya ogadeen idn ku xasuuqo gobolada dhexe gees walba cadow ka sameysateen beelaha digilmirifle inaa cadow ka dhigataan aad ba usoo dhaweynaya noo wada af xumada iyo faanka beenta ah!

  • @bulshodhis1344
    @bulshodhis1344 8 днів тому +1

    😂😂😂😂😂 luuq oo digil iyo mirifle leeyahay aaaa

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Haa luuq maxkamada rahaweyn ku kala baxdo aheyd waa tii la dhihi jiray doo leedi luuq seew dacwo ma qabtaa luuq aad!

  • @luuqgananerealmadia9746
    @luuqgananerealmadia9746 8 днів тому

    War kan been badanaa axmaaro hal xabo qush ma siinin waxa la maqlayay o cuslaa wa mortors & RBG yo ay wateen ciidamada gabaweyn e gurmad ahan ku yimd markasi axmaaro yaan la nabin buushkeda ogama bixin ila shalay

  • @yassinmohamed1039
    @yassinmohamed1039 День тому

    Beenaale ayaa tahay macallinka lugeeya. Luuq waxaa Iska leh marreexaan ee malaha raxanwayn.

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 8 днів тому

    ASC wll Adan. Mahaad sanid sida ficaan aad naguso guudbisid wararka 🙏Allah ha Kala qabojiyo😢

  • @FartunK
    @FartunK 8 днів тому +2

    dadkaan dad waligood is dagaalin beey ahayeen axmed madoobe baa ka danbeeyo dagaalkaan

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 8 днів тому

    Cod malaha waryaa

  • @Mustafe787
    @Mustafe787 8 днів тому

    Gawaaweynkuna waa maxay

  • @UNIVERSALEYE-eb6hv
    @UNIVERSALEYE-eb6hv 8 днів тому +1

    Nacaala eelaydii kudhashay orod telegram fiirso . Raxawyn luuq waa ogaa dhamatay tan maanta ku dhacday waligeed Somali kama dhicin

  • @SOOMAALi-91
    @SOOMAALi-91 8 днів тому

    Fake News
    You are not Soomaali
    You seem like you are proud 🤔?
    YAA Luuq iska leh?
    Luuq Soomaali baa leh
    You lying

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 8 днів тому +2

    Gedo,shaqo Kumar lihin dhulkaagana maa aha,gaala meadow ayàan kula dagaalamnay oo ka kacsanaey 500 sano ka hor adigu Dameer yar oo hooyadi Gedo ka tuugsan jirtay ayaad tahay been kuu sheegay, Xamar xitaa Raxanweyn ayaa leh kaa dhaadhisay,war hurdada ka kaca doqon yahow doqonku dhalay.

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Dhulkas anaga ajuuran ba kula dagaalanay oo 500 Sano talinayeen markaas ilka yar koonfur maba joogin beenta aa ku nooshihiin guryahina lee iskugu sheekeya!

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 8 днів тому +1

    Alla maxaa tahay beenaale
    Maxaa siiyey raxweyn luuq. Waxaa ii cadaatay qabiilayste ayaa tahay

    • @Banooda
      @Banooda 8 днів тому +1

      Luuq waa haruntii digilmirifle ee ka talinayeen boqortooyodii gasaargude qabyaaladist waxaa ah kuwii siyaad barre kasoo raray dhulkii dhagaxa aabudwaaq oo sheeganaya gedo digilmirifle dhulkan lamada webi u dhaxeysa lixda gobol koonfur weligood bee joogeen ka talinayeen dad laga keenay Bari ama gobolada dhexe maaha qabyaaladist waxaa ah kuwa dhulkoda ugu yimid oo hadane sheeganaya!

  • @AlixusseinMohammedAliNurey
    @AlixusseinMohammedAliNurey 8 днів тому

    Macalimow dagalka luuq ka socda leeysan aya ka dambeysa raxaweyn dadka lo adeegsado waa leeysan