Garbaharey tog ayaa mara oo biyo kujiraan inta badan, waxay 35 KM ujirtaa Buurdhuubo oo webiga maro. Ceelwaaq waxaan ka aheen magaalooyinka Gedo gebigoodba webi ayaa mara misa udhow. Laakin wax ka faa'iideesto majiro. Wadooyin malaha gobolka. Amnigana ma aha mid la isku haleeynkaro.
Alla ciil badanaa Dooloow waxaa laga isticmaalaa lacagta ethiopia.gedo waxaa iyana laga isticmaalaa kenya shilin. Alla Doqonimo ayaa nagu dhamaatay. SOOMAALI MA JIRTO. I AM REALLY SORRY. Wallaahi ooyin baa i haysa alla dayaca na haysta badanaa.
Maasha Allah. Waa magaaladii aan ku dhigtay dugsiga dhexe. Shacab gob ah ayaa deggan oo aan qabiil ku waydiineynin, oo kuu soo ordaaya markii aad u baahantahay kaalmo. Allaha idin xafido, dhibka socda Allaha idin dhinac mariyo. Aamiin. Daa'uud Mallow Cisbitaalka ayuu ka masuul ka yahay ayaa igu maqaal ah. Xaguu joogaa? Walaalayaalow ii soo jawaaba. Ninkaan raadinaya waa Maxamad Xuseen Cali oo ay isku fasal ahaayeen.
Cabdirashiidow waa ku la arkay erayada uu adeegsado weriye Dhalo waa erayo sooc ah oo isku sirgixan oo erayba erayga ka dambeeyaa ka macno weyn yahay. Aad baan u daawadaa. Ma daawatay barnaamij uu weriyuhu ka soo duubay baadiya degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud/Galmudug oo uu waraysano nin geeljire ah oo aftahan oo ka sheekaynaya naqa iyo noocyada kala duwan ee roobka bal raadi oo daawo oo aad baad u jeclaanaysaa.
Woow the opportunities here is endless, All you need is river and sea logistics. Investing in few boats that transport people and some goods can transform the economy of the area. Setting up station points, and space. Can start off with 160,000 investment that can slowly expand and generate 1.7 million in the first 2 years🇸🇴
MagaaladaN Ma Magaalada Luuq GaNaaNe La Dhahaa Magaceeda wxn ka maqley Aabahey Alla Yaraxma Axmed Asker wuxu macaliN ka Ahaa Todobaatanaadkii inta Hrgysa Laga soo Qaadey Halkaas Macalim iyo maamulle iskuul uu ka Noqdey waxa Ahyd Sida uu iiga sheekeeyey magaallo Barwaaqo Ah Dad wanaagsaN waxa ku Qaniiney Mas Balse Alle wax kuma Yeelin Reer Luuq waan Sallaamayaa from Hargeysa Hadh wng
@@mohamedhussein4124 hhh marka tahay adon waa iska sas gedo ader hada ladahay gudomiya maa kaa noqotid dhulwalba niinka lah baa gudomiye kaa noqode tada kala afar hal o waxa ku nol gedo ah adomo kuwasna barahay noqodan xita waa layna waa walhi 😂😂😂😂
War Balanbale baa roob la aan igu dilay, Ma Rooble baa iga celin Luuq-. Dagaan Keena waa in aanu Gacanta ku heeynaa. Waaba Uguuri halkaa? . Reer Qurbaha MR ha maal galiyaan?. Dhul Gob ah baaba muuqdee?. Garbahaareey Markaan arkay Baan Gado ka naxay. Hadaan luug iyo soo Mari lahaa? MA Anaaba Xamar dagay. Allaha barakeeyo Gibalka. 14:03
Mansha allah Luuq ganane dhulki cagaarnaa ❤️ Gedo Wacan Gobalki Uduga 🇱🇺👑💪❤️🥰💯
Degmada Luuq Masha allah
Dal dadkiisa dhista let's build our country
Waxan jooga London hadaan uguri raba luuq inshallah
Mashlah daljir waxaad soo bardhigteen quruxda iyo nimacada qarsoon ee dalka hooyo
Maashaa Allaah, Daljir Dokumenterigeeda, runtii dal barasho & aqoon badan baa halkaan iiga korortay. Halkaas ka wada dadaalkiinna.
Maasha allaah. luuq jiroo joog
Masha laah wiilkaan waa wariye talent ah. Hibo cajiiba ayou Allah siiyey. Hore u soco habo ilahey ha ku xafido.
Garbaharey tog ayaa mara oo biyo kujiraan inta badan, waxay 35 KM ujirtaa Buurdhuubo oo webiga maro. Ceelwaaq waxaan ka aheen magaalooyinka Gedo gebigoodba webi ayaa mara misa udhow. Laakin wax ka faa'iideesto majiro. Wadooyin malaha gobolka. Amnigana ma aha mid la isku haleeynkaro.
Alla ciil badanaa Dooloow waxaa laga isticmaalaa lacagta ethiopia.gedo waxaa iyana laga isticmaalaa kenya shilin. Alla Doqonimo ayaa nagu dhamaatay. SOOMAALI MA JIRTO. I AM REALLY SORRY. Wallaahi ooyin baa i haysa alla dayaca na haysta badanaa.
WARIYAHAN DECUMNERYADAADA WAAN LASOCDAA IYO CODKA ILAAHY KUSIYAY SOOBADI INSHA ALLH CLIPYADA
Ninkani afsoomaali wanaagsana. Mansha allah
Maasha Allah. Waa magaaladii aan ku dhigtay dugsiga dhexe. Shacab gob ah ayaa deggan oo aan qabiil ku waydiineynin, oo kuu soo ordaaya markii aad u baahantahay kaalmo. Allaha idin xafido, dhibka socda Allaha idin dhinac mariyo. Aamiin.
Daa'uud Mallow Cisbitaalka ayuu ka masuul ka yahay ayaa igu maqaal ah. Xaguu joogaa? Walaalayaalow ii soo jawaaba.
Ninkaan raadinaya waa Maxamad Xuseen Cali oo ay isku fasal ahaayeen.
ninkan weiyaha ah cajiib weeye kelmadaha uu isticmaalayo, runtii aad baan u jecelahay kelmadaha uu isticmaalo, kamana xiiso dhaco kelmadaha uu isticmaalo. Dhalo salaan gobeed from Hargeisa.
Cabdirashiidow waa ku la arkay erayada uu adeegsado weriye Dhalo waa erayo sooc ah oo isku sirgixan oo erayba erayga ka dambeeyaa ka macno weyn yahay. Aad baan u daawadaa. Ma daawatay barnaamij uu weriyuhu ka soo duubay baadiya degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud/Galmudug oo uu waraysano nin geeljire ah oo aftahan oo ka sheekaynaya naqa iyo noocyada kala duwan ee roobka bal raadi oo daawo oo aad baad u jeclaanaysaa.
ua-cam.com/video/4Fsmlful1oc/v-deo.html
af somali hodan ku yahay oo Kala xulan erayada somaliga mugaway oo lakala gurikarin
Insha Allah we are coming to build our home town luuq may Allah keep all of you safe. 💙💚❤️
Inta la nool yahay inshallah somalia somalibaa leh
wallakay soobadi warka Luuq Ganaane
Woow the opportunities here is endless, All you need is river and sea logistics. Investing in few boats that transport people and some goods can transform the economy of the area.
Setting up station points, and space. Can start off with 160,000 investment that can slowly expand and generate 1.7 million in the first 2 years🇸🇴
Luuq waantagey iskolka markii laxirey weebigana wuu II qadeey 1988 xususdheer
Masha Allah. Aadbaan ooga helay warbixintaan waadna ku mahadsantihiin aadbaan oogu xiisay dhulkeena waxaan ahay qurba joog aadbaan niyada oogu hayyaa inaan mar kusoolaabto dhulka hooyo. Waan uboholyoobay gaar ahaan Gedo 😪😪😪
Luuq qurux badanaa m.a
Aloow reer luuq barakeeyo iyo dhamaantood soomaalida iyo muslimiinta dhamaantood
Waan jeclaa luuq ganaane
Berisamaadkii
MagaaladaN Ma Magaalada Luuq GaNaaNe La Dhahaa Magaceeda wxn ka maqley Aabahey Alla Yaraxma Axmed Asker wuxu macaliN ka Ahaa Todobaatanaadkii inta Hrgysa Laga soo Qaadey Halkaas Macalim iyo maamulle iskuul uu ka Noqdey waxa Ahyd Sida uu iiga sheekeeyey magaallo Barwaaqo Ah Dad wanaagsaN waxa ku Qaniiney Mas Balse Alle wax kuma Yeelin Reer Luuq waan Sallaamayaa from Hargeysa Hadh wng
Waan kaa qaadnay❤👏wll mcn dad wada dhashay ayaan nahay ree gedo si qaas ah ayey u jclyihin ree hargeisa
YAXAASKII MEE BELA ALA KURIDKII ILAAHOOW UMADA KAQABO AMIN
Waa dhul qurux badan Masha'a allaah
Waa runtii Guddoomiyaha. Qurbajoogay dhista degmada Luuq.
America, Kenya iyo Ingiriis beey guryo ka iibsadeen dadki u dhashay dregaanka Luuq. 🤣🤣❤❤🇸🇴🇸🇴
Luuq magaalo raxwein ❤🙏🇦🇿🇦🇿🇦🇿
Illaahow Buundada Luuq barakee oo xifdi
Mareexaan dhulwayn yey leeyihiin masha alah wa magaalooyiinka wabiyaal yey leeyihiin masha alah dalxiisleh
Dhulka raxanweyne gormuu farmajo ilkoyar siiyey luuq macalinweyne
@@mohamedhussein4124 hhh rexanwaynta shegayso luuq waxa loga yaqana jareer ader hada ladahay luuq orad gudomiya kaa noqo adonow 😂😂😂
@@mohamedhussein4124 labo qof baa idinka joga labadan adomo baay noo tahin walhi o barahay no qodan ader 😂😂
@@farhanyasin4587 malaha qorbo joog gedo social media kaliye Gedo ka maqlay an waligii cagdhigin gedo iney dhul raxanweyne & hawiye tahay somali odhan ba og ilkoyar 1972 bey gaari damer & baborta ciidan kuso galen 1991 kadib dadab & kenya isku shubeyn ilaa 🇺🇸 social media gedo laguma yeesho ilkoyar langab inagumed kastuumo hg
@@mohamedhussein4124 hhh marka tahay adon waa iska sas gedo ader hada ladahay gudomiya maa kaa noqotid dhulwalba niinka lah baa gudomiye kaa noqode tada kala afar hal o waxa ku nol gedo ah adomo kuwasna barahay noqodan xita waa layna waa walhi 😂😂😂😂
Aabahaybaa ku dhashay luuq ganaane
Mareexaan dhuul wa leyahay Lakin Xamar iyo kismayo ba lage furfuri layaway meshaan wa BARWAAQO luuq qurux weye
dhulka ayaga malahan waa waxa ay u awoodi la,yihiin inay waxkaqabsadaan waayo dhul dadkii lahaa laga xoogay weligiis lagima ladaayo
Cali kadiye gudoomiyaha luuq mashallah waa dadaashey
inkasdoo anan waligay dagin waa meel aan kasoo jeedo ilaahoow kiinya iyo itoobiya shardooda dhaafi amiin
Mashallah, Weriyaha tabintiisa igu talaashay fiirada quruxda badan ee muuqaalkan...😂🤞
Luuq ganane all max a dalkeygii wangsna u xiisay
Dawladda hoose maalin walba cashuur ayey qaadaa. Cashuurtaasi waxa la qabtaa;
1) mushaharka shaqaalaha D.H.
2) Nadaafadda Magaalada
3) Dhismaha jidadka
4) Qorshaha iyo nidaaminta degaanka magaalada (town plan)
Shacabka Soomaaliyeed ha la xisaabtamaan dawladaha hoose.
LuuQ waa meshan ku dhashay cajiib
Masha allh ninkaan waa dhalin yaro somaali yasidaas ubaray
Masha allah niyahow maka yaabtay afsomaliga u isticmaalaayo wax kale waaye
@@omarismail1123 gobolka bari ayuu kayimid bosaso,afsoomaaliga hodon waaye meeshaas
@@foox4080 buraan gobalka sanaag ayuu kasoo jeeda
You are Prefect journalist
Aad iyo aad ayaan u jeclahay barnaamijyadan oo kale
Luuq waxaan tegay 1986kii oon anigoo gurmadkii shaqad qaranka ah oo laygasoo qaaday waqooyi galbeed aana soomaray safar dheer dugsigii tababarka ee ciidankii soomaaliyeed ee mandheera oo udhexaysa hargeisa iyo berera ilaa baydhaba oo aanu tagnay markii koowaad tuulo layidhaahdo manaas oo dugsi tababar kuyaalo halkaas oo nalagu kala qaybiyey sadexda gobol ee bay iyo bakool iyo iyo gedo waxaana tegay sadexda gobol ba degmooyinka baydhabo.waajid.xudur.iyo.luuq iyo geedweyne oo markaa loogasoo guuray doolow iyo beledxaawo. Waxay iileeyihiin xusuus iyo waayo aragnimo dheeraad ah yaa ka war haya miyaa laga guuray geedweyne mise waa ladenyahay
Daahir waa cajiib sheekadaada. Dowladdii siyaad Barre arrinkaas waan la cajiibaa. In qof Waqooyi ka yimid la geeyo koonfur si bulshadu is barato.
Ninkan waa wariye dhab ah afsoomaligiisa caadi maha waa im somali national television weriye looga dhigo ninkani waa national treasure
Daljir balad sharaf baad nagu leedahay wadankii oo aan jid lahayn baad naga dharjisay
Waa run we halaga faa iideysto
Videogan was in baarlamaanka Somalia la horgeeyo, Luuq Ganaane waxay u baaahanthay dib u this, was dhal qualm ah oo taariikh ilo muhiimado badań leh.
Ilaahay janatufardow sa ilaahay hakugeeyo cabdirashiid calisharmarke dekada kismayoh iyo bireeshaka luq cabdirashiid baadhisay
Dhul kiii hoooooyo 🇸🇴 💙
Luuq farandi was built early
1816
MashaAllaah iridaas waan mari jirey waa magaalo aan jeclahay anoo yar ayaan joogi jirey waxaan ka weyn jirey moos qofka in uu cunto ku cuno mooska jecel waa ku dhib in uu ku nolado waaba dhul wabi maxaa moos loogu beri wayey wali sidi miyaa luuq ganane waan ku jeclahay waxaa ka shaqeyn jirey oo askari ka ahaay walaalkey Allaha unaxariisto waan imaan hadii Alle yirahdo Allahayow xafid magalada iyo dadka kunoolba
Ilaahay kobtaas isaaq kuma beerin janno ayay kadhigi lahaayeen!
War Balanbale baa roob la aan igu dilay,
Ma Rooble baa iga celin Luuq-.
Dagaan Keena waa in aanu Gacanta ku heeynaa.
Waaba Uguuri halkaa? .
Reer Qurbaha MR ha maal galiyaan?.
Dhul Gob ah baaba muuqdee?.
Garbahaareey Markaan arkay Baan Gado ka naxay.
Hadaan luug iyo soo Mari lahaa? MA Anaaba Xamar dagay.
Allaha barakeeyo Gibalka.
14:03
Dhulka soomaaliya ugu fiican baad haysataane dhista.
Gowolka gedo masha Alllah
Nasiib darro, dadkii degganaa wey yaaban yihiin weli culeys ayaa saaran & qaxoitigii ski degay ilaa 1970kii. Waxaa degennaan jiray 5ta gambar, hadda laakiin koox kale ayaa mu soo biirtay.
M.sh dhalo lahjadaydii ixasuusiyaa
Ninka kidhashay jooga ahay
My hometown roots the most oldest towns among the very few old towns
saddexda magaalo 3 lacagood hadeey kashaqeeyaan dhibaato weyn alaha noo saqiro dhibka waa naga wen yahoo
Gudoomia dhesmaha dalka dolada ayaa lcag kubixesa please isticmala
Aaad iyo aad
Qabiil iyo gaalojecel meel lagamaro maleh
Dadku wa bakheyl wadanka ma dhisan dowlad haba shegin war dadow ururo asasa dhulka dhisa waxyabaha qarkod waceebe ka bilaba qashinka, Busta iyo wadoyinka dadyahow kaca dhidhiya oo dhabarka goda ha dhobnanina dhabahe wadankiina dhista.
Maashallah
Ambawaan arki jiray dalqurxoon oo dameero iyo daanyeerro kunoolyihiin
Luuqganane Mesha aan Ku dhashe🥰🥰🥰
Maxamed dhalo waxa ku bixiyay dalmar
Luuq anaa kudhashey magaalo fiican waaye
1984 ayaan tegey gurmaddkii ugu horeeyey ardaydii bilowday ayaan ahaa lix bilood ayaan joognay walaahay aad iyo aad ayaan wakhti fiican ugu qaadanay waxaan xusuustaa abaqa dadkii waxaan ka xusuustaa gurxan ilaahay ha u naxariisto oo booliska haystay odaygii haystay nabad sugida maxamed iyo dad shacab oo aad u wanaagsan runtii aad baan u jecelahay luuq ilaahay waxaan ka baryayaa inuu xifdiyo
Guuuuuuulayso
Dagmadaydi
Maanta wadadii doolow ilaa luuq maladhisay
Waaw
Gumaysigii talyaaniga ayaa luuq kadhigtay saldhigyo military oo uu kagaduulo itoobiya
Aadan kaga mahadcelin wa gobal xasus iguleh wax bdn Gado garahan luq ganana Dadka dagan ilahay ha xfdo Hilo matiri wax bdn ban garanaya Maxan ku qabestay wabigas & Hiladobo Aah xasus
msha
M.a
Dowladkasta xooga kusaara oo kuqasba inay buundadaan dhisto
1:11 markii joogo videoga Nin maskiin wadada dhexdiis joog ayey xuf ku agmareen manaxa yaan,
Waa beled xaawa meesha laga isticmaalo kenya shilin
Reer luuq ganaane meeqa qofood ayaa ka faalootay ama daawatay waxaan ka hadlaaya reer luuq asalka ahaa
Beeson kun dersi gaadhay gaalaalehe ilahaynamasiiyo
Maxammed xassan somalia waa usi xeesay
Meeshan kudhashay
Mareexaan markii somaliya burburtay Qola kasta waxay dhisteen meshii geloodu daaqi jiray nasiib xumo merexaan meshay wadankooda dhisan lahayeen waxay mashquul ku ahayeen oo waqtiga kadhumiyeen Kismayo kismayo kismayo kismayo kismayo oo aysan shuqul kulahayn aad iyo aad baan uga xumahay walahay I’m sorry.
Dadbaa mooda luuq inuu marexan dago balse xaqiiqada wxaa ogaan kara qof joga luuq waa degaan raxweeen
AAD AYAAN UGA XUMAHAY IN DHULKII GASAARGUDE IYO DIR IYO SHEKHAAL AY GAALA SOO DEGEEN GAALA MADOW SO DEGETAY
Waxan ka heleu ninka warka baahin ayaa ah nin afka somaliga hodon ku ah
Warka kaan wallakay
Waa been shacabka wax dhisan kara....dadka waxa laga dhaadhiciyey dowlad kaliya wax dhisi karto. Adeero dakada garacad ee shacabka dhistay kudayda.
Dawladxoogleh ayaa loobaahanyahay
hhhhh lacag kun gaadha gaalaa lehe ilaahay namasiiyo war nimanku maah maah waalanaa ilahow nasii midbadan oo barakoleh intaa please qoraal iiga soo dhiga
Luuq ganaane degmada aan kuso barbaarey waye balad xaawo iyo dolow iyo luuq dhexdood marar badn ku safrey
Magaalada luuq 2 wado ayaa soogala.
Maxaytaraysaa haddaan dadkunoolayn
Ma woqooyi baad mooday oo cidlo ah dhulkaan waa gedo dadkiisa jooga
ninkan caaadi ma'aha af somaligiisa iyo codkiisa
Cali xaashi xageed sakiir
1836
Dhulkii cawaanta
Dhul saxare oomane haddad degantahay maka xuntahy webiyada iyo nimcada
Masha ALLAAH