Asc Asxaabeey Xamse waxuu hore u galay ayuu maantay Guran ayaa waa Xaqii Umul Qeeyr ka Xaaxaabi shaqo laawe hoowshiis baad hey saa Xaq soo daahir.Reer is dul saaran dhib kama dhamaado Ruwaayadan waa Cakiran magaceeda Ceebeey tacaal.
War hee dheh markaan oo kale Sacdiya iyo reerkeda mee soo xasuustan hadalkii Umulkhery Xamse jabkan waa laa rabay edada cusubne haa lagu daro haa dhibto duqa ha ku dirto Tankale umulkhery waa jaclan lahaa in ur jelato
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕋
Maxaa 2habeen xaa idunku dhacey waxan idiin xiisey dad sharaf karaamo ayaad IGA mudantihiin team qasaal haugu horeeye cabdi Shukri ilaa Iyo Hodan C/llaahi❤❤❤
Waa soo jaranyahay nin kani waa geelqaad allaw sahal umuuraha Aamiin Aamiin Aamiin Allah Mahad leh ❤🤍💚💯
Mac sokor xamze ishii umul kheyraa ku hesato😂😂😂
Clwali xassan dhuux wan ku salaamayaa walal igu qaaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jecliya jabka zacdiyo 😂😂 from umulkhayr ❤
necbiya jabka sacdiyo
Mawlid abdi lahi jooga tog wajaale dhamaan jilayaashu way mahadsanyuhin sida barmaamijka udaadihinayan Allah haidn sharfo
Apdi wali is not easy😂😂
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah mar saddexaad sacdiyo Si sax ayaad ula hadashey xaynoosh inanta ka xashoo sodoh baa thy
naftan gabadha la walalka ah waa naf dhaarsan koob shaahi ka degi mayo xataa odeygii iska qayilayey ba ugu wanaagsanaba
😂😂
Waa halag Lacag doontaa shaqaysa
Maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War Dumashigay xamsow sacdiyo.waxay dumarka dhertahay indheheday kamuqataye Geela bixi nio😂😂😂😂😊
Hhhh gabadhu reer abaar ah bay ka dhalatay naa sacdiyooy ninkaaga hayso oo gurigaaga joog 😂😂😂
Xagee kumeq neydeen waa idin tabnee from najma + wajle
Xaynosh is not easy 😂😂
Riwayadan waa tusalo wacan inta caqliga u zxpka fahmokarta
Hhhh waxan musasal waa dhaafay❤❤
Wa maxay reerkan réer badiyaha ee gabadh la qabo lacaq darted u daba cararaya yahu
Team qasal salan sare From djabuti
Xamse talaa ku ciirsan😂😂Nabsigii umul khayr baa haya
Masha allah wllhi wa riwaayad
Laga fakaray muhiimna u ah bushada waxan idiin ahay taageere weyn haray usoda sxba yaal
Lkn aan idiin su aale?
Oday xeynoosh waxa uu iila ekaaday
Ninka wax kajila riwaayadii
Rafaad iyo raaxo mise waan qaldanahay isheega
Cwa anaa ugu horeeya riwaayadu waa top gulaysta bahda qasaal tv❤❤
Qofki ugu horeyay my team wa niwata From mogadisho❤😊
👫❤️🙏🤔😍
Wacaynkaas❤
Adeer sanqool wuu aarsaday 😂😂😂
Shaqadaadu waa mid aad u qurux badan oo xoog badan
Riwayad wacan laakiin Bullshit waa cey ee Odeyga u sheega Shaacirow from Bosaaso
Cabdi wali jigjiga goormuu katagay😂😂😂😂
Waa adlaatay howshu
Maxaa laakiin saas noo yeeshen 2maali oo dhan xitaa waxaan fiicn in aad noo sii sheegtan ❤
Bariis iyo baastey kuso kortay adeer😂😂😂😂
Xamse Shaacir oo Umuliso ah bay Yaradkarabaan,kkkkkk Family ga Sacdiyo waaba wada xayraamiin.Oday Xaynooshna Tiiyarayd baa Xiniyaha jiidjiidaysa ooleh Xaajiga keen lacagta,kkkkkkk.Qaybtan baa marwalba shidan,Riwaayadan,Family xaynoosh.Qaybta Shukriyo Hooyadii waa Madhax.
Wa adeer dhaaftay
Tim reer badiye cawa wanalawataaa
machallh l fille somali st tro cher plu que diamont 🎉🎉🎉❤❤❤
Sacdiyo saxan kii qaadada bariis kaa odayga loogu riday ayaa ii muuqda nabsigii gabar yar ayuu kuu keenay
Maxaa ugoygonaysiin hawsha wada dhadhan ayaan ku haynaye waad kumahadsantihiin hawsha culusa u haysan dadwyana somaliyeed dhamantiin thanks
Bariiis io BaasTay kusoo Kortay kuyeh 😂😂😂
Jecliyaa😂😂 jabka reer caasiya iyo reer badiyo😂
Cbdiwali is sot easy
Nasacdiyo Adigu ma waxar baatahy maxytahy maa iga soo dhigtid😂
Xamse waxbaa haysta ruwaayada yaysan dhamaan ilaa 100 qaybood hala geeyo
War was abaalkaa xamse umalkher nabsigeedii
Xamse waxbaa helay😢😂💔
ree badiyaha sida malodhamo
Waa adagi jimatagali jiray😂😂😂😂
Runtii dhaqankii miyiga meelna kuma laha waxani
Xamse faqiir😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Jabkaas waa kula rabay sacdiya umulkhayr xaaqeedi
Musey xeynoosh baa iga qosliyay🤣🤣🤣🤣🤣
Odigu argosi buu wadaa qodhaa iyo xiradaa xamzow ad keyso bowe 😂😂😂
Xaynoosh is not easy😂😂
Xamse nabsigii aabihii wiil le'eg baa ka jaray
Waxani ma wax jiraa dhanqankan waa xunyahay hadii ujiro
Umal kheyr dhibkow xamse kuheyjiray hadaa lagu haayaa
Ninke sojog lagakariwayo social lagaxila asxbey 😂😂😂😂😂😂
Xalay iyo habeen hore maxaa idinkudhacay
Xamse waxbadan baad xaarwalaaqday hakugu taagnaato
Xaynoosh Yare 😂😂😂😂😂
Warya tani way nadishay😂
Xamsow nabsigi ededa aya kaso baxay 😂
Miskiin orad reerkiinii aad meesha sharaf kuuma taalo
Umul khayr xagee ka dhacday
𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝘁𝗮𝗹𝗮𝗮 𝗸𝘂𝗰𝗶𝗶𝗿𝘀𝗮𝗻
dhaqan reer haarun ma aha cabdi wali rer gabadh ka rabayeh .maa sidanbana 😂😂
❤❤❤❤❤
WALEE TAN DAMBE SHAF SAARI MEYSIDE kulahaa kkkkkkkkkk
Sxb cabdi shugriyow Cabdi wali xasan dhuux cay badanaa kkk masidii qadro kalaa bunoqday qadro habar badan
hadaan sacdiyo ahay wlaalkay waan ku boodi lahaa😂
Xaynoosh waa ku side😅
Maseexan Karo badiyah wllow😅
Xamzow jiilec badanida war ninga iska waawi oo kude gabardha meher aya iku xiiran kudeh wah 😡😅
❤
War miskiinta wax xumee isma lahee badiyanimadaa dhibaysa ax ax
Asc Asxaabeey Xamse waxuu hore u galay ayuu maantay Guran ayaa waa Xaqii Umul Qeeyr ka Xaaxaabi shaqo laawe hoowshiis baad hey saa Xaq soo daahir.Reer is dul saaran dhib kama dhamaado Ruwaayadan waa Cakiran magaceeda Ceebeey tacaal.
Xamse wa ku fiicnasaa😂
Mxaaa labada habyn idinku dhacay yaqey waxa taxane ka dhiga
Aadbaan idinku mahad calin aayaa
😂😂😂😂😂 habar gurguranaysa sidi dindinki admodid inay doon sarantahay Ala odaygan wn kahela
20:55😢
Kkk cabdi wali ninka filinka nuxurka uyeelay
Walee inaadan shaf saarayn muxu ka wadaa tolow🤔🤔🤔🤔
Cabdi shugriyow sxb riwayada kada diboda sxb
😂😂eedo mcn is not easy 😂😂
Xaynoosh googarad🤣🤣🤣
War hee dheh markaan oo kale Sacdiya iyo reerkeda mee soo xasuustan hadalkii Umulkhery
Xamse jabkan waa laa rabay edada cusubne haa lagu daro haa dhibto duqa ha ku dirto
Tankale umulkhery waa jaclan lahaa in ur jelato
Sacdia nabsigii odeyga eey ga gashy buu ka aarsanaayaa ar xeynosh dhib badanaa
😂😂😂 😂😂😂 😂😂😂 😂😂😂 😂😂😂
Dhaqanka soomaalidu waa qaldan yahy labo qof oo is rabah baa isguursanaayah reerka gabadhu xoolo bay rabaan wiilka maan la dhalin mise dan gaar ah buu wataa ninku waa dhaqan qaldan
asc gabdha haka wadin xamso caloosha ihuriyey
Iska haysta labo habeen dhan xagad aadeeen bilaa sheegid
Bisinka sowtaa gabadhii yarayd lagu goobtay ee xaynoshow gabadh yar ee uurka leh da aa
Sacdiyo reer kaada dhaqo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inta sugi weysay labada haben e maqnay 😂
Ani kow ka ah😂❤😊
Xaynooosh nin rageed
team qasal hore usocda
Laba hbn xagee ka dhacy filmku
👍👍👍👍
Ereyga dhalmo doon wa qisooyinka gaalada cadaanka
Somalida shaqo kuma laha sababto ah soomali qof kasta caruur ayu dhala balwadna ma lahan
Marka magaca ruwayadiina wa magac qaldan
Ilaahay ka cabso somali dhan miyaa caruur wada dhalay meeqa manta u baahan ilmo
😂😂😂