Allah subxaanahu wa tacaala isgaa wax kastaa kuu qoray oo kusoo maraa aduunkan waana ibtixaan aduunka ka dhacaa. Allah waxuu gugu eegayaa sidaad u aqbasho imtixaanka samirku waa wehelka allah
Illaahay u noqo adkaysiga ugu wayn waa iimaanka ee salaad iyo cibaado ku dadaal astaqfaarta iyo saliga nabiga badso waad kuu leysaneysaa ilmahahaagana alle ayaa ku xifdinaaya habo
Walaalayaaloow dumarka hadda jooga ma jilicsan yihiin dumarkii hore ee inta la furo ilmaha lagu dayaco hadana happyga ahaa Ilmaheeda cuqdad iyo oohin aan tusi jirin
Khadra cadaw badan oo isugu jira shayaadiin iyo insi ayaad yeelatey waxaana la reading doona ceebtada iyo adoo qaawan lagukeeno social media is ilaali adkaar ku soco ilaahey na talo saaro😢❤❤
Ha walhi xppt nimanki mhn niman jiran gbr ku jecel hadad heysatane waxad heysata hooyo labad Ben mhn abyo kula mid ahay 18 jira markay gabadhan dhibka hesto gabdho bdn hestaa waxad arkeysa gbr aya la xumeyay sas ay tahayne wa les adkeyna aniya hada waley qaba lkn qilaf nadhex yalo islamana jogno sas ay tahayne marwalpo alle aya lesku xiraa wayo kuma dayacayo asaga alx gbdhan waxan kula. Talin laha inay markah hore xijabato kadib badiso saliga nabiga scw iyo istiqfarta walhi aniga ku gulestay farxad ka heyleysa camalka aad sameyneysidne alle darti usamey adunkaga io aqiradada dhihi laha 🥺 gabar kasto la dhawacay ama la xumeyay sabar ayan dhihi laha insha Allah waxad heleysa mid ka wngsn ee marka hore noqo adigu qof wngsn 💕
asc❤gadha waxaan leeyahay alle isku xir mida kale aan leeyahay waa tan alle ina faraya oo ah diinta waxaan leeyahay wllshye is astur oo alle isku xir alle ayaa wax hagaajiya
Somaliad qerkod qofka dhiban beeey ku tigsadan insha Allaah waa kabaxeysa nin somali nolosha wax kama yaqano Alle qalbiga ha uu qabojiyo amiiin waa hooyo
Aniga markas ligu dhahayo guurso. Ninmanki dhan siden aya noqden uf abyo allah qalboga ha ku qabojiyo abyp boqraney ha oynin plz allah talo saro abyo 🥹🫂🤲❤️❤️allah faraj khery qabo ha u furo
Tan oo kale waxaa ladhahaa obsession love attachment.Qofka waxaa looga baahan yahay in uu qalbigiisa baro wax daain ( forever) majiro, jaceel,naf ama maal soo waa in qalbiga labaro to move on
iyada ka shraf badan kana qurux badan kana asturan fiqidhiqooyinkan iyo fadarahan isu yimi lakin inay jahilintas u tagto maba ahayn guuul baan u rajanay iyo jano gabdhasi walahay waxaa isku dhooqaya makeip kunjeer bay ka qurux badan tahya waxan arkay mid fool xun oo faransis ku hadlaysa marmar oo dhan dhana oo iyada cayaysa maxa ka soo doontay leh dee idinka soo walay u shegay kalay iyadu ma ogayn inad tahin jahilin is qawiyaay ama usugaga
Kusali xabibkena scw scw scw ❤
Scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw ❤😊
Gabar walipa oo xijaban waa wllsheyda sharaf io karaamo ❤😂
Sidokale aboowe😢❤
war farxad leh Allah ku maqalsiiyo hadaad soo qorto
صلې الله علېه وسلم
Scw scw ❤
scw scw
.pp😅.😅p....k...i
Scwscwscwscw
Scw
Gabadha xijaabka wadata wlhi wa quruxdiyo qof ah mash Allah sis dadka qaar naarte u socdaan
Horta naagaha xafladas tagay intoda bdn wxy u ekaayeen Drag queens wa laga baqaayay sey u ekaayeen SubxanAllah Alle haso hadeeyo
Xafladaasi maxay ahayd lagu waashey?? Ilaahay aan na geynin baa mahadaas leh.
@faizam523 Wa xafladii Luuzina ay Tiktok 1 million follwers u dhigatey
@@11naa44 Haa meeshii baaseyd ee naaguhu qaaqaawanayeen. Ilaahay nowguma cadhoodo kuwaasi camalkooda, shartoodana ilaahsy umada ha dhaafiyo.
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Aamiin
Abaayo mcn adiga qoralkyga aqrinayo sharaftada ii ilaali wxa tahy sharafteyda Boqoradeyda🥺👸🏼❤️
Thank you so much 💓 💗 aboowe
@XaliimoAbshirxaliimo adiga mudan abaayo mcn🥺❤️👸🏼
Haye huuno lkn,adiguna balwada,iska ilaali iyo qabyaaladA
@@FathaYusuf-j3m Abaayo qabyaalad leyguma so bar baarin waligey qofka baranayo qabiil kiisa xita ma weydiyo wx xun aye ila tahy lkn balwada iiga duceey abaayo been kuma sheegi karee inu illahy iga madobeyo🥺🤲
@@Naxariislowga huuno Alle hakaamadoobeeyo Aamiin
Xijaabka labis ka qurxoon ma jiro casri walba waa casrigiisa Ilaahey waa ka raali meel aan kuu habooneyn haku aadin
Gabdhaha hada jiro badana xijaab ma jeclo
Alxamtulilah atan cafimat qabo o cunayo o cabayo Alxamtulilah
Kusli nabikaaka scw ❤
Allah subxaanahu wa tacaala isgaa wax kastaa kuu qoray oo kusoo maraa aduunkan waana ibtixaan aduunka ka dhacaa. Allah waxuu gugu eegayaa sidaad u aqbasho imtixaanka samirku waa wehelka allah
Illaahay u noqo adkaysiga ugu wayn waa iimaanka ee salaad iyo cibaado ku dadaal astaqfaarta iyo saliga nabiga badso waad kuu leysaneysaa ilmahahaagana alle ayaa ku xifdinaaya habo
Walaalayaaloow dumarka hadda jooga ma jilicsan yihiin dumarkii hore ee inta la furo ilmaha lagu dayaco hadana happyga ahaa
Ilmaheeda cuqdad iyo oohin aan tusi jirin
Hambalyo qofka ugu horeeyo ayaan noqday 😂❤🎉
Gabadhaan walaa shen waxaan fari lahaaa Mar labaad ilaahey utowbad keen astaqfurtaa badi xijaabka ilaahey ku amray qado , ilaaheya adiga wu ku xifdin ilmahagana wu ku xifdin
ALLE hakuu gargaaro wllshy alle ubadkaga hakuu xafido adna culayska hakaa qaado
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Scw scw scw 🥰 0:56
Subhanallah may Allah guide her and help her Ameen
Keep going my brother ❤❤❤❤
Khadra cadaw badan oo isugu jira shayaadiin iyo insi ayaad yeelatey waxaana la reading doona ceebtada iyo adoo qaawan lagukeeno social media is ilaali adkaar ku soco ilaahey na talo saaro😢❤❤
Quruxow love you ❤❤ Road to 1M 🎉🎉
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ha ooyin ilaahey baa garabkaaga ah 😢
Abaayo labis kale iyo maykaab midna uma baaahnid ilahy quruxdaasu kusiyay masha alla alxm dhih marwalba
Kahdaro dhowrasn walshey shraf iy karaamo🤞🙏🙏🙏
My best friends qurux ku dhiigle ❤one like 👍 ❤
Qurux kudhiigle 1malyan hambaluyo durba wagaree❤❤
Ilaahey qalbiga ha u qaboojiyo gabadhas nacas aya calaf u noqday lakin waa inay dhexda xirata iska ilowda duleyste
I don’t understand Somali culture, if you divorce your wife ? Why can’t you still look after your kids. Good people don’t divorce their children 😢
Most of the somali women dont allow fathers to be involved with their children so....this is all a teo way street.....
That is crazy. Then they complain about absent fathers. Don't they know they are hurting the kids.@@jandraravi9816
Maxamed yariisow 1m coming soon ❤
Allxmdulilh hadan kala tagin wiilashyda abahod❤❤❤❤
gabar kujecel marka hestao waa Hoyo labaad adigo hesta😭 lkn yaa sas ufahmaya hee😢💔Raqiya wan kanaxay wlhi manta waan la ilmeyy sorry byoh qalbiga allh uqabojiyo wlshen Nabsiga kama baqin miyaa kii xumeyy gabadhan wlhi gur dhan wan kabaqa ilahayow naga haay Nin xun io Nacs😢
Mida kle 2025 waxba laisku qabsna dona umalena mx dhar uwadata 18 Sana jira waligeyna taraxad banan Kuma adin xijaab moyaNe❤🫶
Ha walhi xppt nimanki mhn niman jiran gbr ku jecel hadad heysatane waxad heysata hooyo labad Ben mhn abyo kula mid ahay 18 jira markay gabadhan dhibka hesto gabdho bdn hestaa waxad arkeysa gbr aya la xumeyay sas ay tahayne wa les adkeyna aniya hada waley qaba lkn qilaf nadhex yalo islamana jogno sas ay tahayne marwalpo alle aya lesku xiraa wayo kuma dayacayo asaga alx gbdhan waxan kula. Talin laha inay markah hore xijabato kadib badiso saliga nabiga scw iyo istiqfarta walhi aniga ku gulestay farxad ka heyleysa camalka aad sameyneysidne alle darti usamey adunkaga io aqiradada dhihi laha 🥺 gabar kasto la dhawacay ama la xumeyay sabar ayan dhihi laha insha Allah waxad heleysa mid ka wngsn ee marka hore noqo adigu qof wngsn 💕
asc❤gadha waxaan leeyahay alle isku xir mida kale aan leeyahay waa tan alle ina faraya oo ah diinta waxaan leeyahay wllshye is astur oo alle isku xir alle ayaa wax hagaajiya
Qurux ku dhiigle 1m coming soon 🎉
Xijaabku.waa.sharafta.Aduunyada,iyo.Aqiro👍
Gabadha xijaaban waa gabadha aan kuhaminayo insha alaah
1m come soon 😢😅😅
1M please 🙏 guys 🎉🎉🎉🎉
Somaliad qerkod qofka dhiban beeey ku tigsadan insha Allaah waa kabaxeysa nin somali nolosha wax kama yaqano Alle qalbiga ha uu qabojiyo amiiin waa hooyo
Aduun walan baan joogna walahi xijaabkii alle noo soo dajiyay baa cay noqdey subxanalah
wcs wlc brother 👍👍
iilahaw cawii miskita yadii umadaa nabii mahamed baa sws sws
Qurux ku dhigle coming soon million 🥰👏💪👍
Wllken qurux kudhiigke 1milloin comming soon ❤
InshaAllah ❤
Aniga markas ligu dhahayo guurso. Ninmanki dhan siden aya noqden uf abyo allah qalboga ha ku qabojiyo abyp boqraney ha oynin plz allah talo saro abyo 🥹🫂🤲❤️❤️allah faraj khery qabo ha u furo
❤s❤c❤w❤allahu❤akbar❤❤illahey ha caawiyo ubadkedana allaha usogcn geliyo😢sorry😢
Ninka gabadha qabay ban layabay xasid sanaa xataa halmar wlaaly kabax qadka oo niyada ma udhisi wayay cadaw weeye kaas 😢😢😢😢😢
Abaaayo nin looma joojiyo dhexda intay xirato hashaqaysato ilmaheeda Bari kamaalin ilmeheeda haxado 😢
War gabdhan waa gabar qali ah
Ilaahow qalbigeeda uga reeb kaas nabsigaaga wuu ku dhacayaah
Qurux kudhiigle niyad jabin maaha gabadhaan intay meesha ka ooyayso intay dhexda xirato hashaqaysato ilmaheedana ha xado waji maleh nimanka
Masha Allah❤
AsturnaaNta Gabada waa xijaapka...
Am xorry ziiz
xijaabku niyada jab maaha ku faan asturka
Gabdhaha hada jiro badana xijaabka wey tuureen
Hambalyo qofkii ugu dambeyay aa noqday
Allah ya Rabb u gar gaar oo qalbiga u qabooji
Ilmaha somaliyeet intooda badan aaba la aan eey korten
Ee alle u carar wall
Jimco lamid ah khurux ku dhiigle waan ku salamay la janow👋🤚😅
1milion coming soon 🎉❤
Ilmuhu Aboo la'an waa waynaan karaa
Wcs Jackson
Hamplyo 🎉❤1M
Zubxaanalaaah 5 kun oo sheilling ayan isku quudhin inan cuno 5 million aaa😂😂😂😂😂
1milion coming soon🎉
SubhanAllah 😢
May Allah be with u sister ❤
Ilaahy ha u noqoto wax kalaan ushegno mahyno
Mohammed abshir
On the New year's 2025 & with 1M come on wllki
Hada ninka gabadha furay xagu aadey yaab wlhi
Tan oo kale waxaa ladhahaa obsession love attachment.Qofka waxaa looga baahan yahay in uu qalbigiisa baro wax daain ( forever) majiro, jaceel,naf ama maal soo waa in qalbiga labaro to move on
hawLahaaga wado ustaad 😂😅
Gabadha waxan dhihi lahaa hamigada allah u sheego biniadan waxba Kuma qabanayo
Ninkaas rabi qalbiga hakaaga reebo abyo
Xijabkaa ilhy ayaa naa amraay 😢
Exercise ❤
allha kudhib dhamo insha allah
Sharaxaad kabixi vedio aad soo dhigeeso
Somalida are very cold! Gabadhaan waa qof daacad ah!
Ma socono asxaabey milyanka
Wraa 3sano ayaan kutaa geera xal vidoyow aad leedaxay cima dhaafin ee maanta lacak kaama rabo laakin xaltalo isii ucaan qof kale ugo baaxa naaneynin wiliba udsi way
Ilaahaa unoqo hadaad rabto inaad faraxdo,ma,aha dhib aato nin la,aan ee waa diin la,aan baa haysa
Horta tinta asturo wlshe
Wlhi xalay aroos aan tagney oo hargeisa aha tiro dhan oo gabdho ah ayaa xijaabna anaga oon qaawaneyn oo masaro iyo khalmado madaxa kuwada xidhnaa ayaa hadana xiishoonay sidaa nahey iyo iyagu sidey nooga qurux badnaayen xijaab qof xidha oo foolxumo leh ma jiro wlhi kuwa qaawani ku faanayow wax dhinta tihin ilaahy uun ka xiishooda
iyada ka shraf badan kana qurux badan kana asturan fiqidhiqooyinkan iyo fadarahan isu yimi lakin inay jahilintas u tagto maba ahayn guuul baan u rajanay iyo jano gabdhasi walahay waxaa isku dhooqaya makeip kunjeer bay ka qurux badan tahya waxan arkay mid fool xun oo faransis ku hadlaysa marmar oo dhan dhana oo iyada cayaysa maxa ka soo doontay leh dee idinka soo walay u shegay kalay iyadu ma ogayn inad tahin jahilin is qawiyaay ama usugaga
NEVER SAY MY EX, SAY WHICH ONE IS NEXT
WABILAHI TOWFEEQ ✌️
Gabdhaha Amiira bala misay qosol igu dilen markan video gas dawanaye😂😂
Huwantaa xaarmaajo faqasha buuuuuufi Haye uf
Farmaajo haku waalan maku maqlayo iskiifo
Naa horta madan dhimaneyn uma islaamka ah ha ka nabad galan bisin ilahay ka baq
Waxaan ku dhihi lahaa wllky dhalinyarada dhiiri gali oo wax kle raadsanaya
Allaha u gargaaro
Wiilka maanta carurtisa aan u daneynin waxa cad inuusan weligiis cunug uu dhaley lagama yaabo inuu daryeelo, Ilalahey qalbigeeda ha u adkeeyo…
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
Ax caloosha ayeey ihurisay😢😢😢😢😢😢
Abaayo sidaas ayaad u qurux badantahay ilaahey hakucaafiyo nin weyn meysid😢
E san mxa waye qanisa umalay aye nin sida nin ugarsanaa wah xijab xiro hadi gabor thy😅😅
Kaalaab baay gaabaadhu waaxaay umoodaay xaaflaad haa ujoojiin habaaryaar xaaraanta.
Asc
Wcs
Comm soon ❤
Ku adkow xijaabka adaa ka qurux badan kana xijaaban quruxeeeeey, sharafey ku adkow xijaabka.
Gabdhaha inta badan xijaabka wey tuureen
Waa runtee balyaa lagaran nin aqli leh baa fahmikaraayo
Irsaaqada nolosha ilahbaa bixiya😊😊
Wallhi muqalka oogu dambeeyay wuu iga qosliyay😂😂😂