Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 22

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 140

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 місяців тому +15

    Umul qeyr ma sahalna waana qofka ugu wanaagsn riwaayadan meel fcn ka jileyso ana aad baan U jeclahey❤❤❤

  • @FarxiyoQaliif-ev4lc
    @FarxiyoQaliif-ev4lc 3 місяці тому +2

    Agshin yaa maqley 😂

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 8 місяців тому +5

    Umal khayr sifiican bay ujilaysaa ruwaayada❤❤

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 8 місяців тому +3

    Labada sodohood iyo Hamza iyo saaxiibtiis, iney reer mudug yihiin baan filayaa.
    Malahu waadambi ilaahow icafi haddaan qaldanahay.
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 8 місяців тому

      Walal Mudug waa gobolge

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 8 місяців тому

      Waa laga yaabaa. Hamse waa walaalka ka yar Abwaan Geesi Alle haw naxariistee.

  • @abdinaasirfarhaan468
    @abdinaasirfarhaan468 8 місяців тому +2

    Abdi Shukri Lejen Paa TahaY Sxp Waxan Kaloo Kugu Daawadaa Taxanaha Ciroolihii Caasigu DhalaY from to gopolkii Raga BurcO ❤

  • @ismailhassanahmed6206
    @ismailhassanahmed6206 7 місяців тому +2

    3:52 action waa laga shaqeeyay filmka walee

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 7 місяців тому

      Oo waxaanan habeesneen Yaa noo keeni lahaa, action taasna fakad bay ahayd😂

    • @FaisaDhahir
      @FaisaDhahir 5 місяців тому

      😂😂😂😂😂 action

  • @HassanMan-pb4jd
    @HassanMan-pb4jd 8 місяців тому +1

    Manshallah anuu waxan qiimaya dadka uku fiican tiwaayadan jilista… inkasta oo dhamaan kooxduu kala dhicin lakinnn.. 1 marka laga Reno xaynoosh oo ah aabaha yiwaayadan… 1 umul khayr the best iyo hooyadeed laba qof oo jilayaal dhab ah Manshallah

    • @HassanMan-pb4jd
      @HassanMan-pb4jd 8 місяців тому

      Waxan joga london uk was mahadasantihiin

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 7 місяців тому +1

    Reer baadiye waa maskax miidhan oo waa balaayo oo arinkii way xalisay wallahi Allah Mahad leh

  • @MustafMuqtaar-bw9vp
    @MustafMuqtaar-bw9vp 4 місяці тому +1

    thedaldloman❤❤❤❤❤

  • @had9.sanisa
    @had9.sanisa 8 місяців тому +1

    Asc dhamantin waan idin salamaya timko dhaan waad ku mahada santihin temki aad nasiseen oo ahaa inanaa dawano ruwayado macan oo xigmad leeh mashallah waa filin is heyso oo isku dhela dirin gulesta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 8 місяців тому +2

    Haye xppi kulahaa oday xaynoosh wan idin salamay team qasal TV from jigjiga❤

  • @saynabjamaac
    @saynabjamaac 8 місяців тому +1

    asc qasal tv burco ayaan joogaa taageere ayaan idiin ahay ilaa iyo hadana riwaayadi meel xasaasiya ayay maraysaa viva team qasaal

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. 8 місяців тому +2

    Www waxan sugaba wa la so daye wan idiin salamay dhaman teamkeygi iyo inta iga so horesay inta iga danbesay xaqaban u lenahay ina na salantin sharaf iyo karamo❤

  • @xassankorane-cp4pm
    @xassankorane-cp4pm 8 місяців тому +1

    😂😂😂 by Sacdiyo “Awal baad Xoolo sadax dameera kalaheyde.”😂😂😂😂

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 8 місяців тому +1

    Xanoosh ilmo ayaa lodhayaa ❤❤❤

  • @nuuraismail-w2l
    @nuuraismail-w2l 8 місяців тому +4

    waa geesiyad gabdha reer baadiyaa ihi

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 8 місяців тому

    ASaxaabeey aniga oo UA-cam kaguurey waxa igu soceliyey waa ruwaayadaan good luck keep going guys 💚💚💖💖💖

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz 8 місяців тому

    Walahi somalidu qeebti ugubadnaa reer badiynimo waa Soo mareen

  • @hanahusein7914
    @hanahusein7914 8 місяців тому +2

    Sacdiyo hooyadeed Doqon.Maxaad fadeexado u samaysaa?😢

  • @FardawsaAfrika
    @FardawsaAfrika 8 місяців тому +1

    Umul khayr wlhi waa gabadh caqli badan

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 7 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CrisaaqJaamacdhurwaa
    @CrisaaqJaamacdhurwaa 5 місяців тому

    Umalqayr waan ku salmay❤🎉

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 7 місяців тому +1

    😂😂😂

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 7 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 8 місяців тому

    Umulkheyr igu salaama💖💖

  • @ayubbb.1
    @ayubbb.1 8 місяців тому

    Best ruwayad Salam from 🇬🇧

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 7 місяців тому

    😂I don't think I'm watching the movie just for the bald old man

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 7 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @NimcoXassan-te8dt
    @NimcoXassan-te8dt 8 місяців тому

    Umul khaayar waa fariid 😂❤

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 7 місяців тому

    4:31
    Dhalinyaro wax iga barta😂
    Ma'anaanan garan geelu doofaarku laayay😂

  • @Ubahyasin-i9f
    @Ubahyasin-i9f 8 місяців тому

    Xaynoosh iyo umulkher macunugbaa usoosocda aabo iyo hooyo kabax

  • @AaminoXaashi-y6t
    @AaminoXaashi-y6t 8 місяців тому

    Ruwaydaaann mid lama mida maba argab wligey waaan ila socnaa ilma adryaal from galamudug teedakel😮ani waxan kwataab xamze iyo sacdiyo ❤

  • @Nawaley8
    @Nawaley8 7 місяців тому

    Kulaaha aduunka miyo wax kaa wayeey intu holder naaageed😂😂😂😂😂

  • @hanahusein7914
    @hanahusein7914 8 місяців тому +1

    Taxanahan aad ayaan uga helay, sii wad.🫶🏻❤👌🥰

  • @cumarKaka-m4h
    @cumarKaka-m4h 6 місяців тому

    Badiyihii❤❤😂😂

  • @SamiroSaid-j8d
    @SamiroSaid-j8d 8 місяців тому

    Ma itiri waankahelay riwaayadan❤

  • @sharafsiciid-v8r
    @sharafsiciid-v8r 8 місяців тому +2

    Umul khayr hoyadeed waa faanka abohood😂😂😂

  • @abdifatahbirik7263
    @abdifatahbirik7263 6 місяців тому

    The wife of haynosh is a very visible character ,

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 8 місяців тому

    Dadka filinka ku jira dhamaantood sideey wax u jilayaan waan la cajabay Guuleeysta dhamaantiin

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 8 місяців тому

    Run run baan umooday allaw oday wa yeel ah guri ha iigu xarayn qalbada ijabi lahayd

  • @YasirCusman
    @YasirCusman 2 місяці тому

    Agshan yaa maqlay😂😂

  • @Qoshasho
    @Qoshasho 7 місяців тому

    Dadkan Wa wada XigMado 😂wlhi

  • @saynabjamaac
    @saynabjamaac 8 місяців тому

    umalkhayrtayda caashaqa kugu dhalay kugu dhalay hooyo ku soco hore u soco

  • @udgooney
    @udgooney 8 місяців тому

    Alah jecliyaa qadro jiliinkeeda

  • @ZaraaAaQiL
    @ZaraaAaQiL 8 місяців тому

    Sacdiyo iyo hooyaded xanta daaya Yaah 🙄😂🤣😂

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 8 місяців тому +2

    Wad mhdsantihiin team qasaal tageero number 1 idin ahay❤

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 8 місяців тому +2

    Uuc melan ku matago isiiyo😂😂😂😂😂😂

  • @HamdaMaxamed-p9p
    @HamdaMaxamed-p9p 8 місяців тому

    Anigu inta shaqalah hooyaded ku haystaaa😂

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 8 місяців тому

    Qadro baa ugu qosol badan

  • @MQoslaye
    @MQoslaye 4 місяці тому

    PHD iyo diploma ayuu dhameeyey 😂😂😂😂😂😂

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 8 місяців тому

    Magaceygu waa abshira hassan nuur wxn idinka dawanaya mogdisho haben walpaan sugaa mahad sanidiin lkn wxy wilashan u eg abwan gesi 😢😢

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 8 місяців тому

    Ooh asad way ku gadhey waan ciishoday isday dhab tahy riwaayadu sucdi wabaa wa kugu macadahay 😂😂😂😂😂🎉😂🎉🎉

  • @sharafsiciid-v8r
    @sharafsiciid-v8r 8 місяців тому

    Xaynoosh waa jacayl yaqaan❤❤❤

  • @hanidualle
    @hanidualle 8 місяців тому +1

    Gabdhaha Reer miyiga ku jileyso Odayga Xeynoosh ah maa dhalay way uyara Egtahay 😂

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 8 місяців тому

    Masha alaah❤❤❤❤

  • @Ibraahimciid12
    @Ibraahimciid12 8 місяців тому

    Xamse umadii dhanbaa ku soo jeesatay lkn wali waxuu heystaa dad difaaca cajiib

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 8 місяців тому

    Ainache halkeyki buu dhigaya waa salamia umalna sidoy keley

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 8 місяців тому

    Labada maamo ayaa kala garan waaye 😂😂😂

  • @bayloodduuliye3410
    @bayloodduuliye3410 8 місяців тому

    Runti waa idin dageera dhamaandiin zxb hamza wakusalamy waxaatahay funney wax safiican uqas oky 🇸🇴🇸🇴🇸🇴somalia

  • @AbdikadirAbdikarimHussein
    @AbdikadirAbdikarimHussein 8 місяців тому +1

    Xeynoosh waxa ii weydiisaan ruwayadi goorma bidaar yeeshtay

    • @umuabdullahi4380
      @umuabdullahi4380 8 місяців тому

      Lee Alla odayga anaa arkay islii ano gari racaya oo meel usocdo ilma yarna wato buu intu igu so leexday buu albaabka xiray bidarta wu leeyahay 🤣🤣🤣

  • @naciimaaxmed-qb7pl
    @naciimaaxmed-qb7pl 8 місяців тому

    Hhhhhh😂😂😂😂 umulkhayr hooyadeed😂

  • @NajuumMacruuf
    @NajuumMacruuf 8 місяців тому

    Wiil xun o surmindiya mamo khadro cadi ma ahn😂😂

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 8 місяців тому

    Khadro waxay ku soo baxaysa rer baadiye 😂

  • @ahmedshanta2962
    @ahmedshanta2962 8 місяців тому +1

    Xaynoosh shiishyahan umulkhayr waa baralaati 😅

    • @ShukriAdan-c4z
      @ShukriAdan-c4z 8 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @ZaraaAaQiL
    @ZaraaAaQiL 8 місяців тому

    Akshin Yaa ila maqlayy asxapey😅

  • @Deeqaaxmed-nm9hp
    @Deeqaaxmed-nm9hp 8 місяців тому

    Mama qadra se waxyeshay hee😂😂

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 8 місяців тому

    Umul kheyr farba kuu godan yaa dhalay cunugta yar waa calamatal suaal

  • @FardawsaAfrika
    @FardawsaAfrika 8 місяців тому

    Khadrow si fiican baa ijilaysaa ruwayad

  • @abdirahmantahirmoallim9899
    @abdirahmantahirmoallim9899 8 місяців тому

    Good drama

  • @sharafsiciid-v8r
    @sharafsiciid-v8r 8 місяців тому

    Sacdiyo hooyadeed wa rermii qadha😢😢😢😢

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 8 місяців тому

    Oo odey xay naashe shumisku miyuu u ciil qabay😂😂😂

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 8 місяців тому

    Waan ju heystaa filmka

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 8 місяців тому

    xaynoosh igu salama way wareriyen dadku la nolaaye😂

  • @Maanka2024
    @Maanka2024 6 місяців тому

    ODEYGAAN SHIDDO AYAA NAFTA KA QAADAY

  • @Fadumo271
    @Fadumo271 8 місяців тому

    Marba marka kasii dambeysa filimku waa sii shidmayaa

  • @MutaazCumar
    @MutaazCumar 8 місяців тому

    Hanbalyo hanbalyo wlshy umulkhyr

  • @munaabdi4240
    @munaabdi4240 8 місяців тому

    Filimka jahwareer ku rideen, macnaha qisaday ka khalkhalinayaan.

  • @helenxaali3767
    @helenxaali3767 8 місяців тому +2

    I never miss a single part❤keep going talented guys

  • @Aaminomaxamudxashi
    @Aaminomaxamudxashi 7 місяців тому

    Dhabana cas😂

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 8 місяців тому +1

    Haduu illaahey wax keeno waa la farxaa hhh

  • @abdikadirabdi6686
    @abdikadirabdi6686 8 місяців тому

    Naga garbaxaa wll kkkkkkk

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 8 місяців тому

    😮 ninyohow habartan Esta ueg maxaytah

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 8 місяців тому

    Midwifery man maa la caydhiyay hada😢😅

  • @hanicabdiraxmancifoow1649
    @hanicabdiraxmancifoow1649 8 місяців тому

    😂😂sacdiye eykudhahen😂xolo 3 damer adkalethy

  • @ruunfaarax2828
    @ruunfaarax2828 8 місяців тому +2

    Umul qer abyo waa ku salamay

  • @sahromohamed194
    @sahromohamed194 8 місяців тому

    Danbi baara weeye 😂😂

  • @sharafsiciid-v8r
    @sharafsiciid-v8r 8 місяців тому

    Xamse gabadhii sacda ahad maxad kusamaysay😂😂

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 місяців тому

    Qadro indho adaag bal reerka sida ula hadasho arag Soo baxaayo xey thy

  • @WaliFaarax-bp5bd
    @WaliFaarax-bp5bd 5 місяців тому

    Riwayadan waaba jamacadii somaliya ee lafoole 😂😂😂

  • @kulmiyechannel
    @kulmiyechannel 8 місяців тому

    Xaynoosh😂😂😊

  • @FahmoCabdi-s4r
    @FahmoCabdi-s4r 8 місяців тому

    Meel dheeru ka fikiry odyga😂

  • @hanigedi1078
    @hanigedi1078 8 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂ala qadro caadi mahan

  • @aaminam.xuseen6037
    @aaminam.xuseen6037 8 місяців тому

    Ayyy❤🎉

  • @SabraanSabraanMaxamed
    @SabraanSabraanMaxamed 8 місяців тому

    Magaca maxamed axmed ar muxuu sameendona wiilka laceyriyay nin sahal hamodin

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 8 місяців тому

    Kkkkkkkkkkk.wllhi.ruwayada.wa.xarabo

  • @LuulYuusuf-q9m
    @LuulYuusuf-q9m 8 місяців тому

    Kkkkkl

  • @runeyhaji5348
    @runeyhaji5348 8 місяців тому +12

    Haynosh is not easy 😅

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 8 місяців тому

    Midwife buu bartay maxay xayeysiin😅😅

  • @had9.sanisa
    @had9.sanisa 8 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 8 місяців тому

    Khadro kibir badanaa maxay isla walin