OMREEYN IYO LAHJAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @OMREEYN
    @OMREEYN 3 роки тому +1775

    Waad igaga washay sxb 😂😂😂

  • @mohanpro2020
    @mohanpro2020 3 роки тому +183

    Aawey kuwii xabiibkeena jeclaa haisoobooqdaan

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 3 роки тому +225

    My friend rer somaliland aad ban nin jeclahay from Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤️💚💚🤍🤍❤️❤️

    • @suadomer8737
      @suadomer8737 3 роки тому +2

      Anaguba walalhy rer djabuti

    • @twixunivers8808
      @twixunivers8808 3 роки тому +3

      Dhegan

    • @sharmoak4713
      @sharmoak4713 3 роки тому +6

      Maanta Hadi Ley dhaho somaliland marka laga yimaado wadankale dooro 🇩🇯🇩🇯 ayan doranlaha ❣️

    • @mupariekofficial1683
      @mupariekofficial1683 3 роки тому +3

      Merci amba waan JeceLnahy reer Djibouti

    • @abdikaafi7775
      @abdikaafi7775 3 роки тому

      Anakuna sidoo kaleh

  • @miskiinmedia8849
    @miskiinmedia8849 3 роки тому +15

    i'm from Borama. labada lahjadood wlhi sifiican ayn ufahmayaa erey aysheegeen oo aan garanayn majirto

  • @nimcaanmohamed4198
    @nimcaanmohamed4198 3 роки тому +57

    TV Afsoomali waxa ugu dhow Muuqaal Baahiye intii igu raacsan like 👍❤
    From caasimada Barakaysan Hargeisa cadey🟢⚪🔴

    • @rzacck
      @rzacck 3 роки тому +1

      Waad ku dhawaysay
      Balse macnaha saxda ee TV waa
      Muuq-baahiye

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +3

      @@rzacck Waxba Kamad Badalin Muuqaal Iyo Muuq Isla Guri Gayntii😅😅

    • @rzacck
      @rzacck 3 роки тому +2

      @@lamajofficial2446
      Sidii uu qaamuska somaliga ugu qorna ayuunban usoo qoray

    • @b.technology209
      @b.technology209 3 роки тому +4

      @@rzacck Labadiinuba wad saxan tihin m.a👏

  • @boylegend2777
    @boylegend2777 3 роки тому +46

    Labadooda wan fahmayaa from borama ♥️🥰

  • @legendfuadherro3912
    @legendfuadherro3912 3 роки тому +76

    wow Lahjad iga dhe Ragii Lahjada Bilaabay Arimaheena vs Ahmed FJ inta igu Raacsam
    👇

  • @nimcokayse8195
    @nimcokayse8195 3 роки тому

    Kkkk m.shalh abtigay abdala jamal iyo inaderkay omareeyn hore usocda labadayda garab idin salamay from hargaysa tolkay wan idin iman inshalah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💚💬🖤❤

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 роки тому +48

    Omreeyn iyo abdalle jamaal waan idin wadanaa ❤️ from muqdisho Somalia 🇸🇴

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 3 роки тому +6

    Abdala manta waxbaa helay walee
    Hormar wacn from Mogadishu Somalia 🇸🇴🇸🇴😍

  • @asmakadarsaid9790
    @asmakadarsaid9790 3 роки тому +57

    Machallah wallakey from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @queena_cishqi
    @queena_cishqi 3 роки тому +69

    Jeegaan waxaa kaloo u'aqaana qaansa roobaad🥰😍💥

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 3 роки тому +3

      Ana wxn kalo u aqaana habrjelo iyo muse bixi🤣🤣

    • @queena_cishqi
      @queena_cishqi 3 роки тому

      @@mo.ziyaad6216 muuse biixi😂😆😂😀😁

    • @eng.koronto1149
      @eng.koronto1149 3 роки тому +3

      Aad iyo aad anaga degankeena qaansa robaaad galgaduud galmudug Somalia

    • @SomGaming77
      @SomGaming77 3 роки тому

      Ceeryaan na waa loo yaqaanaa

    • @umucabdisalan2357
      @umucabdisalan2357 3 роки тому

      @@eng.koronto1149 waa sax

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 3 роки тому +48

    Waar rer Djibouti wan idinku hystaa from hargeisa somaliland isoo dhaweya yakh😁✌🙏

  • @saadsouleiman1328
    @saadsouleiman1328 3 роки тому +93

    Reer somaliland waad iga qoslisaan 😂😂😂😂 From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @ayaanjaamac1710
      @ayaanjaamac1710 3 роки тому +5

      anna idinkaa iga qosliyey lahjadiina all france wll mid kamaan garan intii omreeyn😂😂

  • @paastoofficial2368
    @paastoofficial2368 3 роки тому +28

    Run ahatiii Abdulla Jamal Anigoo Dalkeyga joogo ayuu ijacleysiyaaa Wlalo Thank you 🙏

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 3 роки тому +6

    Mijilis meesha lagu qayilo
    From BORAMA 🙏🥰
    Makhaayd waa lagu qayili karaa
    Cuntana waa laga cunaaa

  • @almas8915
    @almas8915 3 роки тому +7

    Abdalah waxan ku jecelahay sidu dalka u xayasiyo ❤❤❤❤🏞🏞keep going

  • @boqoradapuntland9880
    @boqoradapuntland9880 3 роки тому

    Midhna kma fahmin lahjada Omreeeyn😥 lkn lahjada abdalla wn wda fahmay ilaa Jeegaan mooye wxaan dhahnaa qaansoroobaad 👏from puntland

  • @zakariyekhadar4426
    @zakariyekhadar4426 3 роки тому +80

    Tv: in English Language
    While
    Muuq-bahiye: in Somali language
    two legends
    Apdalle jamal
    &
    OmrEeyn

    • @isxaaqahmed1079
      @isxaaqahmed1079 3 роки тому +3

      Muuqal bahiye

    • @somalid3786
      @somalid3786 3 роки тому +1

      Erey bixinta nagu yar afaf badan aya soo galay inti dhibatadu jirtay

  • @invisible6808
    @invisible6808 3 роки тому +33

    Xamar= Baaf
    Jabuuti = Tashti
    Hargeisa= Sixni, Sixin, Sinxi, Baaf, Tashti 😅

    • @zhiineozofficial8638
      @zhiineozofficial8638 3 роки тому +5

      rer burco sixin dhar dheh

    • @invisible6808
      @invisible6808 3 роки тому

      @@zhiineozofficial8638 sixin, sixni, sinxi waa isku wada mid qofba sidii u fudud ayuu ugu dhawaaqaa.

    • @muawiyeawil8430
      @muawiyeawil8430 3 роки тому +4

      tashti iyo sinxi labadaba waanu nidhana hadanu nahay reer hargeisa

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 3 роки тому

      Tashti waxaa ladhahaa lugta meeshay u adagtahay ee qofku markuu jirjir ujiifo dhulka ladhaco

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 3 роки тому +1

      @@zhiineozofficial8638 sixin kacanjeerada lagu cuno

  • @vadumohxidigo1720
    @vadumohxidigo1720 3 роки тому +3

    Reeer Jabuuti Af Soomaaliga DaQada aYey ka Soo Galeeen😂😂😂😂😂

  • @zamaroongirl7540
    @zamaroongirl7540 3 роки тому +3

    Reer Japuuti Wlhi isku miDaa nahY From saylac😘😂😂😂Reer Hargeisa afsomLi qaLdan ayaD haysatàn

  • @umuamiira7471
    @umuamiira7471 3 роки тому +86

    Masha Allah abdalla jamal iyo omreeyn keep going my brothers🥰

    • @cabja4609
      @cabja4609 3 роки тому

      Intana mxad ka si donty 🤣

    • @umuamiira7471
      @umuamiira7471 3 роки тому

      @@cabja4609 waaaku dhimanaay

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 3 роки тому +5

    Cabdalle anaba ku dhame wx bdn aw ku waydiyay wn garanayay anu wxn ka bartay reer aan jar nahay oo reer jabutiya faransiiska xita laygu dagi mayo 😍

  • @maryanmuuse4261
    @maryanmuuse4261 3 роки тому +6

    Soomaliga abdalla saxan ano reer muduga waan fahmin 🤣

  • @Hamdoush123
    @Hamdoush123 3 роки тому

    Mnshanallah cayto waanu xiisny muuqaladi ka so muuqan jire alle ha h so fududeyo inta klena, Abdaljamaal youtubka muuqalada bilicda leh loga daba fadhiisto ninka liicato ino so kaxee from hargesa

  • @Salmanmuse1
    @Salmanmuse1 3 роки тому +23

    Sharmaash inty
    ku cusubthay😂

  • @amiraabdourahman949
    @amiraabdourahman949 3 роки тому +11

    Vive Djibouti et vive omar and also our dear brother Abdallah all our respect🙏 to you bro we❤somaliand we also love you brother Abdallah🤞

  • @raam_____official6238
    @raam_____official6238 3 роки тому +7

    Abdale jamal legend iyo omareyn zxbo qaaliya liicato inu idinla joogana waan jeclaa pro

  • @wiilboqrtoyo2977
    @wiilboqrtoyo2977 3 роки тому +15

    Wa jeegaan: wa deegan From🇩🇯

  • @Tlie____Raajuu__2008
    @Tlie____Raajuu__2008 3 роки тому +22

    Korneel cabdal iYo cumareen kibkoowin 🇸🇴🇩🇯🇮🇷

  • @rahmaaay8642
    @rahmaaay8642 3 роки тому +67

    Vedogan In Uu Soo Socdo Omreeyn Baa Ii sheegay 🙌🏾😂

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 3 роки тому +5

    Kooteeer means control
    Is the place where the electricity of the house controls
    RER BORAMA AHAAN SIDAA U NAQAANAA
    MY BROTHERS ABDALA AND OMRAYN
    🥰🥰🥰

  • @sahanmediaproduction2783
    @sahanmediaproduction2783 3 роки тому +12

    Good legend
    Legend always legend
    Abdala jamaal iyo OMREEYN
    Keep gone bro huro usco walil ❤🥰🔥🙏✊

  • @hiboyoussoufosman5862
    @hiboyoussoufosman5862 3 роки тому +1

    Manta Djibouti iyo hargeisa Macha Allah mes frères way Iga qosliyene walahi

  • @fathiabraarofficial3031
    @fathiabraarofficial3031 3 роки тому +6

    Reer Djibouti iyo reer boorama lahjada iskugu dhow waayo intaas uu cumrayn waydiiyay waa gartay anoo reer boorama ah waligayba ma arag Djibouti 👋

  • @mohamadomarali8328
    @mohamadomarali8328 3 роки тому +1

    ku saliyaa nabigeeni suubana scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @dahermusa231
    @dahermusa231 3 роки тому +19

    Labadoodaba waan fahmayaa from Borama

    • @raxmaquruxofficall2595
      @raxmaquruxofficall2595 3 роки тому

      Weyland haystan ddakasi marley ba

    • @hamsehanad4241
      @hamsehanad4241 3 роки тому

      Haa wllhi anba reer booraman ahoo labadaba waan fahmayaaa

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 3 роки тому +1

      Dhexdhexaadka afsomaliga ayaan nahay hadaan reer borama nahay marka faransiiska laga reebo

    • @abdikarimmibrahim591
      @abdikarimmibrahim591 3 роки тому

      Labada Waan fahmayaa From saylac

  • @nimcohodan2251
    @nimcohodan2251 3 роки тому +2

    Cabdlle jamal halyay dalkiisa ku fana💫

  • @xafsaomar2582
    @xafsaomar2582 3 роки тому +10

    Waan haashay waan daalay aan ufahmay from mogdishu

    • @kaynaan.
      @kaynaan. 3 роки тому +1

      because labadaba garan meysid.😂😂 waxaan jeclaan lahaa inuu mid reer xamari ku jiro

    • @Deganx
      @Deganx 7 місяців тому

      wad garaty

  • @ayaanyuusufcali2499
    @ayaanyuusufcali2499 2 роки тому

    Mnsha Allah wall Adban kuutageera
    Wall mcn keep goin apdala Jamaal apdala👑👑Allen haku sharfo

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 роки тому +18

    #Best UA-camr
    #Abdale Jamaal💯🙏

  • @cabdisalaancabdilaahi6354
    @cabdisalaancabdilaahi6354 3 роки тому +8

    Sharmaash=Garbo fiino🎽
    Jeegaan= Deegaan🌈
    Samiicad=Baaf🎛
    Kubaayad=koob☕
    Shaadh= shamiiis🧥
    Makhadad= barkin

    • @ugpathduniyo2231
      @ugpathduniyo2231 3 роки тому

      Hhh deegaan waa meel la dago wll jeegaana waatan🌈

    • @hamzadirieh3982
      @hamzadirieh3982 3 роки тому

      @@ugpathduniyo2231 borama iyo jabutiba deegan ba la isticmala e jeegan mar dhow ayan maqlay

    • @ugpathduniyo2231
      @ugpathduniyo2231 3 роки тому

      @@hamzadirieh3982 haa Sax waan fahmay

    • @JuruelRaaweil
      @JuruelRaaweil 3 роки тому +1

      @@hamzadirieh3982 qaansa roobaad kwrn from koonfur Somalia

  • @yessboss9640
    @yessboss9640 3 роки тому +16

    Omeraynoow sxb dee French baad ku hadleysaaye 😂😂😂 soomaaligii reer jabuuti waxyarbaad kasoo qaadatey badankooda waxaad sheegtey waa French shoodhaheygii 😂✌❤

    • @hamzadirieh3982
      @hamzadirieh3982 3 роки тому

      Horu u idhi ta xafadan ku hadli sababto ah aniguba ma garanayo ta waweynka jabuti. Hadu garanayey ka dadka waweyn wuxu odhan laha deegan Intu arc en ciel leyahay jeeganta

  • @nimcomustafe4083
    @nimcomustafe4083 3 роки тому +21

    Wow so cute mai Country somaliland 💚💭❤️

  • @ruwaydaqalbi222
    @ruwaydaqalbi222 3 роки тому +7

    Alla sidaan usoo cararay WLhi waa idin jecelhy hno 😘❤️

  • @wardaaahmet5837
    @wardaaahmet5837 3 роки тому

    😂😂😂anu caadi baan ufahmya afka reer jabuutiga macnaha hooyady oo hadlysaa moodaa makhadad waa barkin reer abtiyashy one love shamiis waa jaadh 😘🥰

  • @abdishakurmohamed6208
    @abdishakurmohamed6208 3 роки тому +17

    Reeer Somaliland and Reer Jabuti💚🤍❤️

  • @hanaabdi1106
    @hanaabdi1106 3 роки тому +1

    Anigu wan fahmaya wayo isku jirban ahayeh reer jabuuti iyo Somaliland baha intabah wan fahmay dadka sidaydah ahiy like Ku duftaha

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому +23

    two legends UA-camr💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @Stronger2000
    @Stronger2000 Рік тому

    Qaanso=Jeegaan=Akh-koosiyeel
    Sharbad=Garan fiino
    Sameecad=Baaf=Tashti
    Television=Tiilii
    Daah=Riidoo
    Roog=Ruumi
    Deked=Laami
    Maqaarka=Diir=Dub
    Kubbaayad=Koob=Bakeeri

  • @ossmannyjaaye461
    @ossmannyjaaye461 3 роки тому +41

    legends in one session

  • @peripatetic8839
    @peripatetic8839 3 роки тому

    😢😭😭😭😜😜😜😜 thank you bro, u didn't understand the second guy. He didn't speak Somali or English. I love the compo. One of them is from dijabiuti.

  • @mrbiggy7498
    @mrbiggy7498 3 роки тому +12

    Waan kula macaanaynayee waad igu Qabatee kulahaa😂

  • @rahmanor3907
    @rahmanor3907 3 роки тому +3

    inta rabto part two in laso sameyo 👍like haila dhaafin😃

  • @sadofaycal475
    @sadofaycal475 3 роки тому +9

    Abdala jamaal and OMREEYN keep going from DjibUUTI

  • @azmardesiner4276
    @azmardesiner4276 3 роки тому

    Abdle jamaal idirsle soo qabo hrgysa joogaaye ka gaadh😎😅😅🥰

  • @ahmettharpiofficail6777
    @ahmettharpiofficail6777 3 роки тому +109

    𝗔𝗕𝗗𝗔𝗟𝗟𝗘 𝗝𝗔𝗠𝗔𝗟 ❤️⭐🌼

  • @Abdikadirrmohamett
    @Abdikadirrmohamett 3 роки тому +4

    Mogadisho iyo hargeisa aaba xooga isfahmayan lkn reer jabuuti waxooda waali waaye wllhida😁

  • @updyazizahmett7312
    @updyazizahmett7312 3 роки тому +6

    Part two soo sameeya please 😂

  • @ruweidamohmud4353
    @ruweidamohmud4353 3 роки тому +8

    4:00 afsomali waa qansarobad "rainbow" 🌈

  • @habonabibomarhabonabibomar7518
    @habonabibomarhabonabibomar7518 3 роки тому +5

    Masha Allh muuqaalkaas waa iga gadan ayahay aad ka samaysay bilicda dalka noolow wllka

  • @cabdalejama8509
    @cabdalejama8509 3 роки тому

    war bal amus rer boorama ahay wali djabouti ma tagin hadana walahi wan fahmaya labadoodaba wa rer jabuutiga ee iska dah Viva Awdal♥️♥️♥️♥️

  • @nuradinomer2181
    @nuradinomer2181 3 роки тому +45

    5:57 manooli😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sabriiinmustafa1574
    @sabriiinmustafa1574 3 роки тому

    Apdala jamaal wan Ku jeclahay Sido wadaNka Ku faana❤❤❤❤🌺👑

  • @haboonabdilahi1883
    @haboonabdilahi1883 3 роки тому +16

    Lahjad waa washen brothers🤩😍

  • @alishabbe7932
    @alishabbe7932 3 роки тому

    Omreen abdallah iyo liicato soo sameeya lahjada part two codsigaa yaa ila qabo

  • @zamzamosman2076
    @zamzamosman2076 3 роки тому +3

    Somaliland halky suuganta somaliyed kaso farcamtyy🥰♥️♥️🤗❤we love you

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 роки тому

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..

  • @haytset363
    @haytset363 3 роки тому +11

    Intan lahjad arkayey tan tu ka macan ma arkin😂

  • @mohameddheeg2558
    @mohameddheeg2558 3 роки тому

    Legend Abdale jamal nin aan taagero muuqalka yar ee bilicda dalka inyar kuyara kordhi.

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 роки тому +5

    Masha Allah legende Keep going and Succes InshaAllah Brother 😍😍😍❤❤

  • @samempirediop6089
    @samempirediop6089 3 роки тому +4

    😂😂😂😂😂 Albaabka gadhiga maxa ladhaha My Brother Abdala 💯🥰

  • @deeqaclqaadirmohamed4596
    @deeqaclqaadirmohamed4596 3 роки тому +5

    7:08 ciyaal xamar wexee dhahaan dhalada noo daara 😂😂😂😂

  • @azackbojo708
    @azackbojo708 3 роки тому +5

    Waqoyi = Jeegaan
    Konfur = Qaanso roobaad
    Djibouti = buqbaqbiiq 🤣

  • @ninam1000
    @ninam1000 3 роки тому +5

    We are so different 🤣🤣🤣🤣🤣 Im from Djibouti

  • @umalkhayraadan7113
    @umalkhayraadan7113 3 роки тому

    abdale jamaal dhashii hargaysa
    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @TurkiGS
    @TurkiGS 3 роки тому +32

    Djibouti is between French and arabic 😂 af Somali wa beerta 😂😂

    • @AK-wm9uq
      @AK-wm9uq 3 роки тому

      So af Somali is made by you to accept this judgment ?!

  • @kaltuunibraahim9781
    @kaltuunibraahim9781 3 роки тому +1

    Ree borama hadaa nahy lbadaba waaa naqaana waaw hore usocda wllhy🤛

  • @qaalinuura1124
    @qaalinuura1124 3 роки тому +6

    Hhhhh mashalah lkn qosolka inyar inaga yareeya hadii kale wakhtiga qosol inanga dhacaya keep going

  • @hodonsalah3898
    @hodonsalah3898 3 роки тому

    Dekedan ku jiidii🤣🤣🤣
    Ma markab baan ahay🤣🤣🤣
    Omreyn iyo abdallah salaan sare

  • @apdirahman3809
    @apdirahman3809 3 роки тому +16

    Masha Allah muuqaal shidan🔥🔥❤❤✌

  • @meyma7790
    @meyma7790 3 роки тому

    Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..

  • @muha3019
    @muha3019 3 роки тому +3

    1:15 mansha Allah😍💚💭❤

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 3 роки тому +2

    Ninkan afkisaa dhan mabafah mo ani hal ery xintaa kama fahamo😂😂😂😂😂😂

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 3 роки тому +5

    Waryaa Cabdaloow Ciyarta Dhaaf Makhdad Iyo Kubaayad Hargeisa Waa Laga Garan Og Yahay😅✌

    • @hamsehanad4241
      @hamsehanad4241 3 роки тому +1

      Haa anba waan yaabay siduu u fahmiwaayey

    • @kaynaan.
      @kaynaan. 3 роки тому +1

      Waar nio makala labo Hargeisaynu ku nool nahay aniga waa ii caawee.
      Hadaad family jabuuti ku leedahayna waa halkeeda

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +2

      @@kaynaan. Dee Malaha Muqdishaad Xaafad Hargeisa Laydha Ka Daggen Tahay😅😅😅 Labadaa Kalmadod Waa Caanbo cid walba way garanaysaye😅

    • @kaynaan.
      @kaynaan. 3 роки тому +1

      @@lamajofficial2446 Waar reer Hargeisa dhalad ahbaan ahay Indere, dee waa caadi hadaad soo xagaa baxday dhib male.😂
      Labadaa kelmadoodna xataa hadii Hargeisa laga yaqaano reer Jabuuti uunbaa inoo keenay.

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому

      @@kaynaan. Haa Kolay Halkaasay Inooga Imaadeen Lkn Hargeisan Joogayoo Malaha 5Sanaan Aqaanaa Makhdadaa😅 Kubaayada Dhalada Dhoobada Ah Weeeyan😅

  • @xiska1official769
    @xiska1official769 3 роки тому

    Bukiska korontada ama sanduuqa korontada soo ka soo dami ama kasoo daar waye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @anisaaabdulkadir1886
    @anisaaabdulkadir1886 3 роки тому +3

    Jeeegaan waxa kaloo la micno ah qaanso roobaad ✌

  • @dhto185odiabd6
    @dhto185odiabd6 3 роки тому

    Television ama TV af somaliga waa Muuqbaahiye.

  • @khadar.1984
    @khadar.1984 3 роки тому +3

    Sameecad ayeey baaf dhahaan ree Djibouti hhhh wlhi waay iga qoslisen 🤣🤣🤣🤣

  • @Jilic-jaamac
    @Jilic-jaamac 3 роки тому +1

    Jeegaan waxaa ladhahaa keyn roobaad

  • @hamdadaauud370
    @hamdadaauud370 3 роки тому +18

    Reer somaliland💚💬❤💚💬❤

  • @saredoahmedsareedo8688
    @saredoahmedsareedo8688 3 роки тому +2

    Machallah Abdala jamaal Et omreeyn Keep waa ni salamaya saxibayal ❤🤍💚🇩🇯✋😍

  • @MunaDagen77
    @MunaDagen77 3 роки тому +28

    maansha Allah keep going bro Abdalla jamal 💎🤴💝

  • @hawamusse3665
    @hawamusse3665 3 роки тому

    Abdalla intu shegay ba anaga waan unaqana from mogdisho erydaz dhan

  • @idilmaxamed3432
    @idilmaxamed3432 3 роки тому +11

    Reer jabtu sidn miya idinka dhba😂😂😂😅

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 3 роки тому

    Dekadan ku jiidi😂 dekada mxd ii jiidi anigu ma markab baan ahay🤣🤣

  • @papakiller6128
    @papakiller6128 3 роки тому +16

    Continue come ça m’es frr Abdallah es omreen 🤪😜

  • @cureejiahmett1195
    @cureejiahmett1195 2 роки тому

    Hamplyo Bowahy l
    Abdalla wn kugu hampalyen inaa garty 300k subscribe horey usoco mar walba garabkaga nahay❤️👑🥰

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 3 роки тому +5

    Ma turkey bad aadey zhp 💯❣