BURCO MAXAY KAGA DUWAN TAHAY MEELAHA KALE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025
  • Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
    la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂
    sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
    ayto azonto
    / ​
    Abdala jamaal
    / abdalajamaa. .
    Khalid CK
    / khalid__ck

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @SakariyeJakarta
    @SakariyeJakarta 3 роки тому +607

    U welcome legend goblkii ragga🙏

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 роки тому +2

      Been-abuurka Xabsiga Dilka
      ua-cam.com/video/VlLDh6e5lDU/v-deo.html

    • @fardussiciid5220
      @fardussiciid5220 3 роки тому +1

      🥰🥰😘😘😘

    • @moabdirashid6941
      @moabdirashid6941 3 роки тому +1

      Mnzha allah

    • @moabdirashid6941
      @moabdirashid6941 3 роки тому +1

      Abdala jamal waan ku wataa sxb

    • @zainabyusuf1755
      @zainabyusuf1755 3 роки тому +2

      Ku so dhawe sakariye abdale jaaml gobalka volg yo qurux badna ka so duuba

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 3 роки тому +271

    Burco walhi waan jecelhy in aan mar imaado from gabiley 😍🥰

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 3 роки тому +135

    Hooyada
    Somaliland
    Hoyga mujaahidiinta
    Halki somaliland lagaga dhawaaqay
    Hoygi abwaanada
    ❤❤ dhaladki burco ismuujiya

  • @niyaalshilall5914
    @niyaalshilall5914 2 роки тому +5

    War reer burcooy waan idin salamaya si weyn from Mugadishu ✨🌸🤍 Somaliland marka la sheego burco iyo Berbera ayaan u jeclahay 💋❤️

  • @nimoibrahim6344
    @nimoibrahim6344 3 роки тому +137

    Burco it my home town but its also great town there’s a lot of stories when you peel back the layers thank you abdala for the special video much love from Edmonton 💖💖💖

    • @cabdirisaqkismayo2731
      @cabdirisaqkismayo2731 3 роки тому +4

      Markaa afsomaliga baad ilwaday Sheekoxun

    • @mahadabdirizak3498
      @mahadabdirizak3498 3 роки тому

      Hello xaway 😂

    • @aminmohamud608
      @aminmohamud608 3 роки тому

      @@cabdirisaqkismayo2731 aq

    • @roodamaxamud3103
      @roodamaxamud3103 3 роки тому +1

      @@cabdirisaqkismayo2731 non of your business she can speak whatever she wants if you don't know how to speak English then poor on you

    • @roodamaxamud3103
      @roodamaxamud3103 3 роки тому +1

      I love you i know you we are neighbors in Edmonton

  • @cabdikariimdiinle1512
    @cabdikariimdiinle1512 3 роки тому +144

    Hadey kubada⚽️⚾️ ku dhaafto yaaney ninka ku dhaafin haduu ninka ku dhaafo yeesan kubada ⚽️ Only legends can undrestand😁🤣

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 3 роки тому +9

      Isla duudubu u jeeda hdy kubadu ku dhaafto ninka maqas raxada kga qaado leexo saar

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 3 роки тому +2

      Hhhhh imisaa ciyaalnimadii sidaa layidhi oo shilin layga duuliyay

    • @sagalahmed8501
      @sagalahmed8501 2 роки тому

      Waxay ka wadaan ama kubaada ka qaad am ninka jabi 🤣

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 3 роки тому +65

    Magaaladan illaahayba kama dhalin qof jileeec runtii.❤️.

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 роки тому +181

    My HOME And #AbdallaJamaal🔥🙏🥰

  • @abdijama7610
    @abdijama7610 3 роки тому +81

    Burco ka yar iyo kawaynba waa isku mid 🤣🤣

  • @haldoortv2687
    @haldoortv2687 3 роки тому +121

    Qofnaa quruxdii togdheer qurbaha kuma doorsadeen ❤️

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 3 роки тому +22

    Burco guri gobeeed ❤❤
    Wlee bilaaash looma odhan gobolka ragga 10 jirkooda sida boqol jirku u hadla wa dad nool🥰

  • @nimcoosmaan989
    @nimcoosmaan989 3 роки тому +61

    Burco waxy kutala xididada tin Iyo cidhip tabinay dhiga💚🤍❤ keep going pro

  • @amounegeh7582
    @amounegeh7582 3 роки тому +51

    Walalkay abdale jamal libaax adiga iyo legend kii aydaruus ❤❤❤❤❤❤👏👏👑👑👑

  • @abdikanisiciid1302
    @abdikanisiciid1302 3 роки тому +21

    Abdale jamaal anoo safar ku jira ayaan gobolkaagii iyo gabal kaygiiba daawanayaaa ♥️🦁

  • @AhmedSomaliTV
    @AhmedSomaliTV 3 роки тому +48

    Thank you brother. 😊
    Boholyhowga dhaahaha
    Barta biisa xiisaha ❤

  • @fathiahmed9428
    @fathiahmed9428 3 роки тому +4

    Maaaasha allaaah wlhi waa magaloo quuruxbadan wiilashii TikTok nooga qoslinjirey iyo jalaac guribarwaaqo inooladaa abdalla Jamaal wankusalamay waa saxiibkaagaa ooyaayooy awaay wanjeclaa warkiisee intee kixoortay wallow from Nairobi Kenya 🥰🥰🥰🥰

  • @abdirisaqahmed8889
    @abdirisaqahmed8889 3 роки тому +62

    Burco meele aan taageero form hargsa iDnka soo salaamaa😘

  • @xaliimocabdi5926
    @xaliimocabdi5926 3 роки тому +42

    Waaaaaaw. Burco waa badhkay Mahadsanid Abbdala jamaal guuleyso ❤👏

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 3 роки тому +32

    Maasha Allah
    Waxaan leeyahay
    Buro Waa
    Waa Nafta Waa👪👪💑❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💕💕💕💕💜💜💜💜💜🌷🌷🌷🌷🌷

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 роки тому +121

    From berbera somaliland keep going wll lkn berbera waa kaa sugnaa

  • @hamdaabdilahi7125
    @hamdaabdilahi7125 3 роки тому +32

    ManshaAllah adunkan wax ugu fiicani waaa in Aaad so bandhigto bilicda dalkaga runtiiii waxad tahay youtuber Ku dayasho mudan abdale Jamal and his friends keep going dar alleh ayaan idiin jclhy hore socda my brothers

  • @fowziyoxuseen219
    @fowziyoxuseen219 2 роки тому +1

    Waa ini salaame reer burco dad goba form muqdisho 🥰🖐️

  • @aragsan9200
    @aragsan9200 3 роки тому +16

    Ma sha allah siday hooyadaasi u hadadhay 🥰🥰🥰qofka inuu wax fiican sheego wan jecelahay ♥️🤍

  • @sahraisajamac8304
    @sahraisajamac8304 6 місяців тому +1

    Burco waxY kutala xididada tin Iyo cidhip tabinay dhiiga ❤🤍💚 keep going inadheer qli from hargerisa ❤

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 3 роки тому +7

    Burco waa halka asalka dhaqanka iyo murtida Somaliyeed taalo ❤️ from Hargeisa

  • @dheereye4040
    @dheereye4040 3 роки тому +117

    Legend always be legend

  • @nasriahmed9000
    @nasriahmed9000 3 роки тому +28

    Burcadaydii mxn uxiisay,sayladii ciyaal ba kuciyaraya maanta💚💭❤

  • @filsanshariif2427
    @filsanshariif2427 3 роки тому +12

    Inta og inuu kiin jamac yare wareysigeedii soo socdo liketa igu qabao🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedfahiye
    @ahmedfahiye 3 роки тому +47

    Gobolka ragga 🙏 from boqortoyada 👑 Bari punt-land, 🇸🇴

    • @cabdibashir160
      @cabdibashir160 3 роки тому +1

      Wan ka soo salamayna sxb💞🙏🙏🙏

  • @rynbshe8218
    @rynbshe8218 3 роки тому +5

    Wlhy abdale wax uu i baray in aan dawado yootube ka somalida waliba kiisa oo kaliya mnsha allh horo mar wanagsan ban kuu rajaynayaa from UK

  • @مريممحمد-ق7ت6ك
    @مريممحمد-ق7ت6ك 3 роки тому +5

    From sallaxley big love burco 💗🌹🌹🌹🌹💗💗😘😍

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 3 роки тому +3

    Burco inta la shegay iyo kbdnba caanbay ku thy
    Wllkayow ku zoo dhawoow kuma odhanayno marti baad thye wa gopolkagi togdheer ❤

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 роки тому +23

    Do you got time to say↙️
    Subhanallah 10x
    Astugfurullah 10x
    Alhumdulillah 10x
    La ilaha illallah 10x
    Good deeds for you and me 🕋🤲🏾☪️scw scw🥰

  • @abdulmohamed3983
    @abdulmohamed3983 3 роки тому +1

    Abdalla zxp.ma aragtaa in reer burco
    Adkayaal yihiin 😂😂😂😂

  • @apdimohamed9491
    @apdimohamed9491 3 роки тому +6

    Reer Burco waan idin Wataaa Nio From Haegeisa

  • @SNAZamiir-
    @SNAZamiir- 3 роки тому

    Abdalle jamaal
    shb qali shaare out isameyy waa codsi
    Iga gaadhsiyaa idiinkuna
    🤴🤴🤴🤴

  • @nasiemabdinaserr3408
    @nasiemabdinaserr3408 3 роки тому +55

    Burcadeydi miyan melba kudorsanaya ❤️

  • @rihaanppe1710
    @rihaanppe1710 3 роки тому

    Wilasha rer Burco romantic wye ladhahay ninkan dheer hala ii guuriyo jamaal🤴

  • @mahdiosman3247
    @mahdiosman3247 3 роки тому +8

    Wlhi waan jeclahay Gobolkaa iyo dadkeeda waxaan rajeynaa in ag seediyaal ii noqdaan ree Burco From Galmudug wiil Habargidir ah baan ahaye waan idin jeclahay my dhiiga 🥰🥰🔥🔥 heestan malin walba waa dhagaystaa hhhhhhhhh

  • @ahmednageeye2209
    @ahmednageeye2209 3 роки тому +2

    Gobalkygii waan u xiisay wllhi
    Togdheer
    Reer burco runtii meel ay jogaanpa waaa dad funny ah
    Islaan burco ka timid oo Addis Ababa ka furatay meheerad oo magac uga dhigtay burcaan ka imid
    Kadip islaan kale ka furatay meheerad kale oo ula baxday danahaagad uga timid🤣🤣🤣

  • @mullaaxoahmed8008
    @mullaaxoahmed8008 3 роки тому +20

    Burco my sweet Home 💞💞🥰 sigaaran ugu xiisay

  • @abdiroxmansheikh4815
    @abdiroxmansheikh4815 3 роки тому

    Abdlle Mhdsndi Sxib Sidaad Muqalada Qurux Badan Noogu Soo Gudbiso, Pls Lkin Wxaanu Codsneynaa Hadaanu Nahay Dadka Ku Xidhan Abdale jamaal
    Muuqaaladu iney Waxooga yar Socdaan, Calashaan Aad Noo Dheerayso Muuqaalada THNKS LEGEND.

  • @haqabtire5823
    @haqabtire5823 3 роки тому +28

    Burco wxay ku taala.....❤
    Burco gobolka ilbaxnimada
    Reeer burco is muujiya Qofkii arkaa Like ha saaro 😍

  • @abdiwahaap_dybala5707
    @abdiwahaap_dybala5707 2 роки тому

    Abdalla jamaal legend laga maaha keep going wan ku salaamay hargeysa muuqaaladaada waan ku raaxaystaa zhp noolow inta nololi jirto

  • @queens5170
    @queens5170 3 роки тому +9

    Fav hees burco waxee kutaal xididada tin iyo cirib tabinaayo dhiige😩❤
    Waligey ma arkin inaa imaado rajeena i.a💚🤍❤✌

  • @yasinmohamedguuleed7411
    @yasinmohamedguuleed7411 3 роки тому +2

    Masha Allah, burco inaan dhaafo maahee weli ma tagin. Runtii wa magaalo top plane fiican leh . Viva burco from puntland. Bosaso

  • @amiinhanad971
    @amiinhanad971 3 роки тому +10

    Rer burco is muujira ❤🤚from qasabka

  • @bulaaleridwan3490
    @bulaaleridwan3490 3 роки тому +1

    Burco meeshii eray bixinta af somaliga waanku taamaa inaan mar uun tago insha Allah From Boorama...

  • @Naamir03
    @Naamir03 3 роки тому +12

    Burco waa aabaha Somali Oo dhan, Waayo Waa Raganimadii Oo dada😂

  • @rahmaahmet7661
    @rahmaahmet7661 3 роки тому +7

    Burco waa halyey dhala Soo dhawoow inader cabdale jamal and shodhaha ❤️🖤

  • @Qariib
    @Qariib 3 роки тому +17

    samir iyo iimaan😅
    Allaw waad na aragtaa😂
    sii bakhti🤣
    Urayso🤭

    • @deegaalley7012
      @deegaalley7012 3 роки тому +5

      war zhpo aniga isoobadi magacyada screan ka qate plz zhpo farom jermal🤩

    • @khaliifsalaama88
      @khaliifsalaama88 3 роки тому +1

      Abaal muse 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 xagey ku tala

    • @hassanmohamed6116
      @hassanmohamed6116 3 роки тому +1

      @@khaliifsalaama88 hhh koonaha 🤣

    • @dabayl772
      @dabayl772 3 роки тому

      Hodan qaylo 😂😂

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 3 роки тому +8

    Aad baan Ujeclahay
    Gobolkayga Togdheer
    Jecliyaa Ilaahow Noo
    Ilaali
    Xusuustii Ugu dambaysay
    Ilaahay Caafimaad hasiiye
    Hadraawi
    Waa heestii
    Burco Waxay
    Kutaala
    Xididadat
    Tin
    Iyo cidhib
    Tabinaaya dhiigee😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋👍👍👍👍👍

    • @bushramohamoud6732
      @bushramohamoud6732 2 роки тому

      Ale qabrigan haw wasiciyo maxamed ibrahin warsame hadraawi mantaba wuu inaga hoseya rabi janadisa haku casuumo

  • @ahmethzakihvarhan177
    @ahmethzakihvarhan177 3 роки тому +8

    manta ayaba iigu horeysy burco io sheekhaba wlahi hadaba soo galay😂😂waxsoo dhan manta arakyaba Nio
    kudarso wlahi Hotelka Ka degy Cuntada Ila shakay jogay ayeyba JooGan DaaLo maho😆❤️

  • @xaawadireh3568
    @xaawadireh3568 3 роки тому +10

    Waaaaaaaaaw xidiga tartamay ee isutaxay dusheda eerayadi abwaan hadraawi ❤🇮🇷🇮🇷💪

  • @maxamedsaanjees6842
    @maxamedsaanjees6842 3 роки тому +52

    Apdalla Jamaal...❤️

  • @lsd5sroodajama396
    @lsd5sroodajama396 3 роки тому +2

    Burco waxy ku tal xidida tinyo cidhib tabinye dhiiga ❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🇮🇹

  • @Mohair135
    @Mohair135 3 роки тому +17

    Gobolka rag iyo dumarba legends wada yihiin 😍💕

  • @farahahmed6556
    @farahahmed6556 3 роки тому

    Abdale jamal marka burco ka tagaa aday sawmaha
    Keep going ❤ wlo

  • @yahyaali3065
    @yahyaali3065 3 роки тому +5

    😂 😂 😂 “fosiya ninkedi “ wlahi waan qosley .. congratulations Abdella Jamal you keep producing top Vlogs.. 👏 👏 👏

  • @fardaalecali4298
    @fardaalecali4298 3 роки тому

    Burco 2015 ayaa igu danbaysay xaafada tuurta walba saylda ayaa dagaana hada xamar mashlllh wlhy cabdale jaamal iyo gurbawaaqo mshllh sxb✋xushmada👏

  • @samiyamustafe5986
    @samiyamustafe5986 3 роки тому +3

    Sayladi burco ayan halka ka arkaa wlhi wan uxiisay burco 😭❤️❤️❤️❤️alow markle nabad igu gee

  • @Nimco703
    @Nimco703 3 роки тому

    Wali ma tagin burco waan ku talo jira vlog aan jeclaaday runtii Abdala jamal waad nabartay muuqa burco qaali wadnaha somaliland ayaan u aqaanaa from gabiley

  • @nimcoabdi3176
    @nimcoabdi3176 3 роки тому +15

    Ilaahaw burco mar inaan arko igu simo🤲😢

  • @kafeyoahmed8878
    @kafeyoahmed8878 3 роки тому

    War ani yaa burco igeeya wlhi wn jeclhy gobolkii ragga war xamar ban idinka so salamaa burcoy🥰🥰🥰

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 3 роки тому +67

    You are great UA-camr and Many people around The world 🌎 enjoyed your clip and I am One of them keep up legend abdala ❤🙌

  • @nasrawadani6741
    @nasrawadani6741 3 роки тому

    Ninba wuxu ku taama
    ama gacan ku taabta
    halka lugu taftaafee
    burca waxey ku taala
    xididada tin iyo cidhib
    tabinaaya dhiigee ❤ my home Burco

  • @shukraanhassan4380
    @shukraanhassan4380 3 роки тому +4

    Burco wa dad qalbi fican ana mida qiraya thnkis pro abdale jamal

  • @najmafarhan7327
    @najmafarhan7327 Рік тому

    Abdalow vediogan halsano kadib dawanaya halka waxan ka arka xafadahayagii 😂❤️🤴keep going pro

  • @abdirahmanhassan8729
    @abdirahmanhassan8729 3 роки тому +11

    Gobalki raga insha allah one day waan imaan from muqdisho

  • @sufwanmohamoud2187
    @sufwanmohamoud2187 3 роки тому

    Magaladi aan udhalaney kuna dhalaney ina xiisney ayaad siwacan no dawasiise qurxdeedina soo saartee alle haku karaameyo zxp horu socod aan kala joogsi lhynban ku rajeyneynaa inchallah 😘

  • @mubarakabdikaremeisse2014
    @mubarakabdikaremeisse2014 3 роки тому +28

    Masha Allah gobolkayga raga✌️❣️❣️ abdale Jamal the only one ✌️✔️

  • @burco7626
    @burco7626 3 роки тому +1

    Shaah iyo Abu Dhabi and Hodan qaylo
    Xasuus, 😭😭1992 waar iskaytusa reer burcodi hore ee ciyaalka xaafada.❤💚💭

  • @cfataaxdaahircalicfataaxdh6825
    @cfataaxdaahircalicfataaxdh6825 3 роки тому +29

    Gopolkii raggana ma hilmaamaysaa 😍

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 3 роки тому +2

    Anigaygi reer burcadaa baa yaabay suu yarki yara uhadlayey
    Masha allah tabarak

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel 3 роки тому +7

    Legend Abdalla you are Really my favourite youtuber of somali young people keep going legend I appreciate from your efforts

  • @kederoz9312
    @kederoz9312 3 роки тому +9

    Ninka Hadal uu yidhaahdo ku qozLa Guri Barwaqo✌😂😂

  • @hamzamohamedadoch8685
    @hamzamohamedadoch8685 2 роки тому

    Salaman Djibouti 🇩🇯 ♥ ❤ 💖

  • @ibrahimshuib934
    @ibrahimshuib934 3 роки тому +4

    Walahi pro you make me laugh the whole day ... 10 jir kood wuxu hadhlaya 40 jir oo kale 😂🤣🤣🤣🤣🤣👊🏼👊🏼🥰🥰🥰😃😂😂😂😂

  • @nataashailkacaz8957
    @nataashailkacaz8957 3 роки тому +1

    Abdale jamaal alle haku sharfo wll burco ziyaro qurxon ban kugu so dhawaynayna🥰🥰

  • @Milgoothman
    @Milgoothman 3 роки тому +16

    this song so beautiful guy with golden voice I like it😊

  • @mohamedcabdicali1354
    @mohamedcabdicali1354 3 роки тому +2

    MnzhallH legend abdale jamaL sii soco zxp iLaa eerigaVo😀

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 3 роки тому +7

    Waaaaw maansha Allah my home town, thanks for sharing gobolka raga iyo dumarka👍

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay3492 3 роки тому +2

    Masha allaah wll kay cabdale hore u soco burco magaalo aan jeclay barbara noogu xigsi wll cabdale❤❤❤❤❤❤❤🧡💥💯💯💯💯

  • @farhiyahassan9229
    @farhiyahassan9229 3 роки тому +5

    Mashaallah hore usoco burco inshaallah wana kufaraxsanahay muqalkan quruxda badan❤❤❤❤❤❤

  • @saxiibdixalside9252
    @saxiibdixalside9252 3 роки тому +1

    Naa hadal jilicsan ma aqaane ama xanjada ama lacagta 😂😂 burcooy ma ila socotaa Maya waan kaahoreynaa kulahaa hhhh gobolki ragga walee waan tagi i.a guul WLLKY Abdala ❤️

  • @eidjama437
    @eidjama437 3 роки тому +6

    Such a great footage from my home town "Burco "it makes me so nostalgic.appreciated bro.

  • @rayaanmohamed3018
    @rayaanmohamed3018 3 роки тому +1

    Dumar taan ka sahansadey waa gabadh togdheerow😍❤burco magaaladan ku dhazhey xudunteydu taalo ❤
    I. A allaw mar uun ituz 😍miss you❤

  • @naheemanaheema417
    @naheemanaheema417 3 роки тому +5

    Mnsha allh gobalkaygii maxaa uxisay cabdale jamal thanks wllo qali ♥️

  • @yusufmohamed365
    @yusufmohamed365 3 роки тому +6

    Burco is Amazing.. Its in my blood. I've been born in Europe and when I come home the 7 year olds put me to shame. The speech and confidence with a touch off Pride and Sassyness. MASHALLAH We love banter jokes. We love to challenge ourselves and others for good.. Burco Always in my heart and mind ❤

  • @hibaktarafiko6040
    @hibaktarafiko6040 3 роки тому +6

    Alla maxaan uxiisay burco cadeey🥺❤️❤️

  • @barwaaqobedriya3511
    @barwaaqobedriya3511 3 роки тому +1

    Maasha alaah burco gobolka raga iyo guri barwaaqo legend iyo ck ooo is helay waaxaraabe 😂😂😂cabdale jamaal keep going prother💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️♥️

  • @khadarantonio6439
    @khadarantonio6439 3 роки тому +46

    Abdala jamal legend always be legend

  • @marwaaden5425
    @marwaaden5425 3 роки тому +1

    Wr nio hadad burco timi legend ayaad tahy ❤️❤️❤️❤️

  • @jamaibrahim6110
    @jamaibrahim6110 3 роки тому +10

    SOO BANDHIGAHA BILICDA WADDANKEENNA KEEP FORWARD MR CABDALLE

  • @luulmawliid1935
    @luulmawliid1935 3 роки тому +2

    Mashaallh cabdale jamal wlhi waan uxiisnay fiidhywyadii sodubi jirtaye xagee kadhacdeen baryahan laydinmahayo yutuubkii cidlu noqdaye 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 3 роки тому +3

    Yaa vlogduubay.
    Burco waa dadnimadii dad ah.✊😂

  • @bedrawaqooyi2830
    @bedrawaqooyi2830 3 роки тому

    Woooow
    Cabdale jamaall cabdale inka kaliyee
    Tagero buxa u hayo ku soodhawoow burco cadey adi iyo khlid ck korka ayaad noo sarn ihiin wllo vid badan ka duuba burco saxb

  • @mohamedkiiko3836
    @mohamedkiiko3836 3 роки тому +12

    Burco Togdheer❤️ legend Abdalle jamal

  • @nawalmo6827
    @nawalmo6827 3 роки тому +1

    burco jawigan ku dareemo walhi banan gobal kale kudareemin my home mustaqbal dhaw iyo mid fog adan kugu qadan burcoy abdallah jamal iyo dhan dhalinyarDa kala duwan waxan leeyay kusoo dhawada burco togdheer 🥀🥀

  • @footballer9117
    @footballer9117 3 роки тому +10

    Burco meeshaan ku dhashay HOOOYADA SOMALILAND❤