Masha Allah waad nuureysa waad cadaatey..Fadhiga ha badsan gym teg.Baabuur neh waad yeelatey oo wuu kufadhiisin asneh Sonkorta anaga dhane nogu badn tahay allaah hanaga yasiro.Anba macaank yareey ba ley yiri mana sameyn balse sheekadada waxba iga baxey sonkor dambe ina joojiya raba xalwadaneh dhaafo insha allah allah g ila garab galo .Adna sido kle.
Masha Allah keep going mum❤
Jazakallaah habo qaali waxan kugu xirnay 4 yrs dhirigalintaada waxbadan bn ku qabsaday alxam
Mahadsanid habo
Masha Allah Eedo macaan Ilahay ha ku barakeeyo
Masha Allah ❤❤❤
Mansha Allah moringa waa caan aduunka dhan baa maanta isku daaweeya
Eedo macaan Allah kucaafiyo guuayso❤❤
Asc wrwb walaal qaali waanada iyo wacdiga aad u soo gudbineyso umada soomaaliyeed oo ku saabsan aduun iyo aaqiro alaha kaa ajar siiyo waxaan kugu jeclahey runta ayaad ka hadashaa waanad ku mahadsantahey halkaa kawad dadaalka insha allaah toronto canada waa maalintii iigu horeysey oo aan qof yuutuuber ah aan rayigeyga usoo gudbiyo
Walahi aniga hoyadan waxan kabartaye wax kaste aduunka inaye dadalka iyo ducada aad rabi uqalisyeesho lagu garo alle haku cafiyo habo sokorta aniga anoo 28 jir ah cunugii 3 dhalaye ayaye igu dhacdaye adana 39 jir ban ahaye alle ayaa iga nabad galiyaye sharkeda 3 kale ayaan dhalaye alx ilahaye waa ii saqiraye sicodka badi cuntadana yare khamis iyo saniinta son hada awoodo streeska yare hada walwasho tasbiixso waxba ma arkidontid insha alah
Masha Allah mamo
Masha Allah mamo kaydsiga kasoo hadal
Asc ukhti waxan rabah in and ishegto murinnge isosawir walashe mcn
❤❤❤❤Masha’alaah❤❤❤❤
mama soomaali wsc salamulaahi walshey waxaa ku dartaa beertada digaag guuleyso
Masha Allah waad nuureysa waad cadaatey..Fadhiga ha badsan gym teg.Baabuur neh waad yeelatey oo wuu kufadhiisin asneh Sonkorta anaga dhane nogu badn tahay allaah hanaga yasiro.Anba macaank yareey ba ley yiri mana sameyn balse sheekadada waxba iga baxey sonkor dambe ina joojiya raba xalwadaneh dhaafo insha allah allah g ila garab galo .Adna sido kle.
Masha Allah horey usoco Abaayo ❤
Rabi haku cafiyo abaayo
Love you eedo, ilahay haku xifdiyo. I look up to you ❤
Mashaallah Habo ❤
Masha Allah mama Somaali wankusalaamey iyo sanadwanaagsan ayaakuleeyahay ❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
Masha"Allah Habo Cafimaad Taam Ah Allaha Ku Siiyo ❤🎉Dhamaanteen Ya'rabb 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
Aamin yaa allah mahadsanid habo adigana Sidon kale ❤
Keep going 🎉
Aamiin yarabi🎉
Sanad khayr badan allaha inooga dhigo❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maansha allaahu guleyso
Abaayo toonta sedex xabo googooy biyo ku radso habeenkii subaxii markaad quraacatid cab biyahaas dhiiga wuu degaa hadduu karsan yahay
Masha Allah 🥰🥰
Aamiin
Masha"Allah Habo Macaan❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🤩🤩🤩
Mashallah
Mamo alle hakucafiyo
Mashallh hoyo mcn maxan wanoyinkaga ku faidy waqti dheer ban kugu xirany ano cid wax ishegta haysan shukran ❤❤❤
Sis Allah kucaafiyo ameen
Mama allah kaa dulqaado xanunka iyo waxwalbo culeys kugu ah
Mamma somali waxaan bafina dad mesha joogto ugu wardanbesay ma icawin karta
Asalaama calaykum habo xagee kaala soo xiriiraa waxaan rabaa war bixin in aan meesha ka helo ❤❤❤
Mama waad ku mahadsan tahay video. Xagee laga soo xiriira?
Tell? WhatsApp?