September 21, 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @deqoisse8830
    @deqoisse8830 19 днів тому +2

    Maamo somali ilaah haku xafido dhiiragalintaada anjeclahay mardhaw kugu sobiiray wax badana kaafaidey video yadi hore andaawada marwalba waxa isdhaha marhore maxa ubaran wesay maamo somali wax badanba qabsan laheed. Qof dantiisa kaala hadlayo maahane qof dantaada kaala talinayo oo tasho kudhahayo maarkesid. Hada maalin walba video yadaadi hore baan dawada waku raaxesta dhiragalintaada. Hada waxaan dhaha sanadkaan waa katajiri lahaa adaana u sabab ah😂😂 maxa yelay yurub almost 20 sano anjoga shilin maheesto dadkale danahooda leen waday teydi waa ilaaway qof kushegayana maleh. talo iyo waano badan aankahelay adiga ajir allaha kaasiyo qof wax kushego lama helo love you mamo allaha kuxafido i hope qoraalkayga ina aragto ❤❤❤

  • @MarwahaniDuale
    @MarwahaniDuale 19 днів тому +2

    Mama somali qolooyinkaa reer sh isaxaaq ma soo degi karaaan oo ma laga gadikaraa dhulkan

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 19 днів тому +1

    ASC NIN WALIBA WAXA UU CUNI MEESHA UU CAGA DHIGAN ILAAH BAA U CAALINA WAA ERAY CAJIIBA ILAAHOW UMADAADA U SAQIR AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN ❤❤❤❤❤❤

  • @baroenglishwithameeramohamed
    @baroenglishwithameeramohamed 19 днів тому

    Mashaa Alaah ❤

  • @abdiqafarbaare9822
    @abdiqafarbaare9822 19 днів тому +1

    mama somali masha allaah dadkan waxay waayeen wax aay wax ku aaminaan lacag waawax lahelo lkn qof aamina silaguhelo way adagtahay horay usoco dadkan qurbahay kudaalen wacdiga iyo waanadu Ubadi alaha kubarakeeyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 19 днів тому

    JazakumuAllahu khayran❤

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 18 днів тому

    Reer Xamar Waxey Dheheen Meel Kamaqnaaw Ama Kamuuqo,
    Qof Muuqdaa Tahay Masha allaah Tabaarakalaah Maama Somali ilaah Hakula Garab Galo Howl Fcn Ayaad Haaysaa

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  18 днів тому

      @@binfaqiibnulbalad1387 mahadsanid eedo

  • @GhfjgjgGuvj
    @GhfjgjgGuvj 17 днів тому

    ماشاالله

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 19 днів тому

    Mashaa Allah
    Waa guul habo
    Khayr fara badan💕😃

  • @Naaladun
    @Naaladun 19 днів тому

    Mashallah

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 7 днів тому

    Mashaa alaah xooga iyo caqligaada alaha kuu xifdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Maryan6292
      @Maryan6292 22 години тому

      Mamma somali

    • @Maryan6292
      @Maryan6292 22 години тому

      Asc mamma somali ilasooxariirikartaaa

    • @Maryan6292
      @Maryan6292 22 години тому

      Waaxan rabaa inaad beer iigado lamabarkaga whatsapp iisodir abayo

    • @Maryan6292
      @Maryan6292 22 години тому

      Waxaan dawadaa yutu kaga waxad iitahay qof aankuxiranahay ilasoxariiir

  • @KhadijaNur-f6x
    @KhadijaNur-f6x 19 днів тому

    Mama somali guleyso waa ijabo

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 19 днів тому

    Laba hectare oo aan chicken farm ka samaysto ayaa igu ficnan lahayd halkaas mama Somalia 2 hectare waa imisa Nairobi imisay u jirtaa meeshani?

  • @KhadijaNur-f6x
    @KhadijaNur-f6x 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤M❤❤

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 19 днів тому

    GOOD JOB