Sida aan Baradho Guriga ugu Beero
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Two easy ways to grow potatoes at home - In-ground or Containers!
🌿FOLLOW ME HERE 🌿
Facebook: / beertayda-somali-garde...
Instagram: www.instagram....
TikTok: / beertayda
#potatoes #Somali #SomaliGarden
Asc eedo maashaa allaah tabaarakallaah Jazaakallaah faa iido badan ayaad nasiisay Jazaakallaah ilaahey hakuubarakeeyo caqligaaga
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂🎉 sii bading basbaas iyo wax kale inshaa allaah
Eedo waxaa tahay gabaryar oo jacel iney wax soosaarto
Horay u soco waan kaaga mahdinayaa dadaalkaada😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Beautiful garden😊😊
Maashaa allaahu
Mashaallah dad badan oo adoo kale ah baanu ubahanahay hadanu nahay dadka somaliyeed. sifican baa usharaxaysaa. waad inaad tiktok sodhigtaa xitaa. waad bay uqurxotahay sidad ubeertay.
M.a wlhi waa dadaaleysa aad ban uga helay garden kaga sida wax u beraneysid you are roll model for other somali ladies
Masha Allah your garden super pretty ❤️👍🏾
Mansha allah ilaahay hakuu barakeeyo wax wanaagsan ayaad laso baxday.
Tapping in from southern greater somalia ☝🏼🌍
Good job, definitely looking forward.
Mash.Allaah❤💖💖💖
Masha allhe alle haku barakeyo Abayo naqada ad u isticmashay magaced
Masha Allah caro nuucee ah ayay baradhadu ka baxdaa
Mansha Allah hanbalyo wllo why wankufarxay qof isagu waxlasobaxaya dalkiisi sobadi ❤❤❤
Masha'allah Masha'allah allaha ku barakayo beerdada abaayo ❤❤❤
Masha allaah abayo side ubeera ok
Maansha allah. Hire. Usoco
Hore u soco habaryar
maasha allah run taada waaye baradhada dhulka ayeey ku fiican tahay caaga kuma fiicna
مشاءالله تبارك الله
Abaayo waa inan kutaagerto wll baradhada 3bil mey kukartaa mise inkabadan hore u soco hormar wcn
Masha Allah abayo hormar wacan share ayan ku dhahay channel ka
Ilahey ha kuu barakeeyo waa dadaal fiican
Thank you walaal 🙏🏽❤️
Asc walal waxa Leyaha beer gaareso 7 iktar waxa fican kama cunin
Manshaalah
MAANDHAAY. AF SOOMAALIGA NOOGU DADAAL. ANAGA SOOMAALIGA LEE FAHMEYNAAA KHEYR QABTO
macha allah Kalked jogta walal cidaa xage laga hela
Wakhti intee leeg aya kubaxdaa
U did a good job congratulations
Walahi I was looking for you all the time alxamdulillah today I found you habaryar I love your chanel and I don't want loose your chanel how can I keep active with you all the time
Habo thanks so much for your support 🥰. I haven’t been posting on UA-cam lately but please subscribe for new videos coming soon! I have a Facebook page I share updates about Beertayda 🙏🏽
Noso gali saa u abuuresid baradhada iyo basasha abaayo
Qof nool oo ku dayasho mudan
Asc.sharafay.korkaaga.allah.uukuuqurxiyay.qarso.waa.waajib
Elle.kuguadoonsadaye
Xijaabka haka tagin walal shaqeyso adoo asturan
Halkee joogtaa
Keep going really I do appreciate your thinking and your struggle
Carada se madow uga dhigtay
biyaha sidee loosiiyaa bardhada
Asc
Lafashte ladashte labeegta karoon😴
Tabartaytamahan
Pls your language is somali I need somali only😢
M.a
Halkii baradho meeqo baradho ayay dhali kartaaa
Halki baradho waxey dhali karta 5-10 baradho cusub. Shaley aan beeray baradho, video cusub aan so sari isbucaan Inshallah
Meeqa bilood qaadataa in guro baradhada
taas boloshay tii aad beertay markii hore waaye
Maashalah