Su'aalo iyo Jawaabo diini ah "Sheekh Yamani"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @abdirahmanmohamed8998
    @abdirahmanmohamed8998 7 днів тому +5

    M.a walaal
    Waxaad ku dartaa wanaagaa aad samaynayso in aad xjaabka sharciga ah qaadato isaga ayaad aakhiro iyo aduunba ku liibaanaysaa...

    • @said1498ify
      @said1498ify 7 днів тому

      Alle ka xishoo oo xijaabo hadii kalena dadka iyo sheekh ka xishoo.

    • @abdirahmanmohamed8998
      @abdirahmanmohamed8998 7 днів тому +2

      @said1498ify haa waa sidaas wll lkn diinteenu waa nasteexo si dhibirsan wax ugu sheeg adiga oo ku dayanaya suubanaheena SCW

    • @said1498ify
      @said1498ify 7 днів тому +1

      @@abdirahmanmohamed8998 Shukran Sh waa runtaa cafwan hadaan kulayl ku sheegay.

  • @maxbubgorad5956
    @maxbubgorad5956 5 днів тому +1

    Salaamu calaykum adiga iyo faraxba
    Walaalo faraxey adigoo mahadsan waxaan doonayaa inaad barnaamijyo waan daawaday inaan muhiimad labaad tahay leh een markaa walaal waxay doonayeen inaan arko adiga oo reer leh oo qoys leh een

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 6 днів тому

    Subxanallah

  • @yuusuf2233
    @yuusuf2233 8 днів тому +2

    First comment❤😂

  • @Hana_moha490
    @Hana_moha490 6 днів тому

    Plz wll xijaabku wa waajib hadana nin weliba sheekh ah bad warysanaysa is astur plz

  • @samiraahmed838
    @samiraahmed838 7 днів тому

    Faraxey waxad igaso jawabta hadi uu telfanka uu qarinayo adigon raadsanaynba waayo anoguba wan necebahay in lay baadh baadho lkn hadi uu qofku ku shaki galinayaba kawarn oo rogayo telfana ama uu qari nayo ama uu sailnte uu galinaya uu isku dar darsamayo sidi in wax la arkayao marrka qaar u suligaba orad kagaso baxayo wa marku ku ilaawo bananka taas maxanunba ma waxba jira aniga lagama yabo inaan qaado sikasta xata hadu agtayda uga dhacayo shaqo kuma lihi marka bal kawarn waxan rajaynaya inad igaso jawaabto insha allh

  • @eblafarah2787
    @eblafarah2787 День тому

    Abyo inten kalasoxurira

  • @XamdimaxamedSalad
    @XamdimaxamedSalad 7 днів тому

    Abyo qali anigu garan maayo meesha su,alah lugu soo siro laakin anigu halkaan ayaan kugu soo gudbin inay ku soo gadhana waan jeclaan lahaa oo aad isoo jawaabta waayoh muhiim bay ii thy jawaabtada ok
    Abyo waxaan ahay gabar guur soo martay waxaan ii jooga hal wiil ilmood waana kala tagnay ninkii aan udhalay kadib waxaan is baranay nin ninkaas waan is qodba siraysanay kadib anigu waxaa qadka ka arkay inay qodba siradu danbi thy asaguna wuxuu yiri danbi ma ahan waxaa iri reerka iga soo doono kadib wuxuu yiri waxaan kaa soo donan laakin hada xoolo aan kugu soo doono ma ahayoh anigii waxaan xanaqay dhow jeer baan qabsaday oo ifur iri meesha aan rabo in la iga jawaabo waa halkaan ninkaas sadex jeer buu ifuray oo midkeeba labo dalqadood ii qoray ilaa hadanah wuxuu ileeyahay waan ku qabaa oo adaa iqasbay aniga dooqayga kuguma furin buu leeyayah sadexda jeeeba wuxuu idhahayay hadaadan maherkag ii haysan waa iga furan thy marka hada wuxuu ileeyahay naagtaydii baa thy reeerkana waan kaa doonayaa hada anaha waxaan iri dalqadihii way kaa dhamaadeen see baad reeeka iga donee bal nala soo taliya waana is rabnaaye🥱🙈