Ilaahey ha caawiyo😢Mida an fahmin wa Aabo dhahayo kuma dhalin iyo baxsad an Dadkeyga ka ahay,Dadka lacagta ku leh la gartaye Qoyskeeda cidleyay caadi maahan.
Su aal marka gabadha marka ay shaqaynayso oo marka ay uur yeelato shaqadeedu uga khasaarin Qofka baasee uurka u yeelayaaa maxuu yahay muu u shaqaysto dhashiisa yaab Dumarkan la yaabaaa xagee laydinka soo habaarayaaa ☑️
Aabo yan lagu fududaanin waa waalid ceeb waaye aabe kalaaxo haxumaado hasamaado waa waalidkaaga nabi ismaaciil waa ku qalaa marka ladhahay waa is dhiiway ilaah baa badbaadiyay ee abo mcn kaleexo
Aaqiro waraa yaalo si kasto aad wax ku heli karto ku hel dadka ha jaaifeesan adaa amaano lagu dhiibte cunte familka biloyin ku raadiyen intad dhahde wan tahriibe umada ayuutada ku dhiibte marka wax heshid sii aabahaane cafis weydiso
Kan markasta uur uqaadayso assga muxuu hayaa in loo shaqeeyo shahwadisa guto ilmo lagu daalay dhalo that’s it? Raga somaliyed badankooda masuuliyadii way tuureen 😡😡😡
Waxas wax ka jiro mlahn anaga familkeda ah wxey shegeyso wa Ben qof dhibato ku hayo mlhn wxey ledahy dukan wx walbo u yalan ogow qof durufeysan ma ahn wa dukan ay lehed wxay ugu so tagty ninkeda
@@nihaalAbdalla abayo waxaa ogeen haku danbaabin anaga aqoon kaga leh o naqaano been iyo naxli waye si kasto wax ku heli karto haku hesho lkn dadka e jaaifeeneso ha dhaafto caadi ha utuugsato
@@hanuushhasaan abayo ani ayada rumaystay familyka ma aqaani lkn hooyadan ooyeysa waan la qiirooday run iyo been waxay sheegayso allah baa iga og iyo inta taqaan cid anan aqoon u lahayn inan ugefo waa igu qalad
Please walaal inanta Allaah hakagudo DAYNTA marka hore, marka xigtana u sheeg inay badiso astaqfaarta, oo ay hagaajiso xiriirk u dhexeeya iyada iyo RABBIGEEN. Dhibaatada weyka baxaysaa hadday sidaa samaysee.
Asc
Alla u fududee muradkeda cafimadna sii
Balse ninku muxu ulashaqayn waayey
Ilaahey ha caawiyo😢Mida an fahmin wa Aabo dhahayo kuma dhalin iyo baxsad an Dadkeyga ka ahay,Dadka lacagta ku leh la gartaye Qoyskeeda cidleyay caadi maahan.
Abayaasha qaarkood hadaan hooyadaa joogin iyagaaba cadaw kugu noqonayaan
Subaxaanallaah 😢😢😢sorry Abaayo Allah kaabixiyo daynta Miskiin 😢😢
Allah ha u gar garo
Allaah haw gargaaro walashen qof karti leh weeye maadaama ay 250 ganacsi ka samaysay ee xanuunka ayaa ka kala tuuray
ilaaheey haku caawiyo yaa rabbbi
Su aal marka gabadha marka ay shaqaynayso oo marka ay uur yeelato shaqadeedu uga khasaarin Qofka baasee uurka u yeelayaaa maxuu yahay muu u shaqaysto dhashiisa yaab Dumarkan la yaabaaa xagee laydinka soo habaarayaaa ☑️
Ilaahay ha u gargaro.ilaahay deenta ha ka baxsho.
Abaayo allaah hakuu gargaaro laakiin ninkaa caruurta kaa dhalaaya muxuu yahay xatee reerkiisa aaway bisinka
Asalmucaleykum Allah ha ku caafiyo ❤❤❤mahadsenid
Waa umad la wada jiran, trauma wada haya umada yar iyo waynba.
Qof kala garan kara xumaanta iyo samaanta kuma jiro.
Umadan trauma therapy u wada baahanyihin
illahaya ha ku Cawiya rabi ha ku garo
Subxaana allh mana dhaleysaa mana shaqeyneysaa aaway kii kaa dhalay maaudeysid mas,uuliyadiisa ninka asagaa lagarabaa inuu ku biilaa hadii kale haudhanin
Uurkan ayaaba walay haweenka soomalida😢
Allaha u gar garo wallahi wey dhiban tahay gabadhan😢😢😢
Waxaad siin laheed ayadaa ka goysay sual nafta uga jirtay miskiinta sida u dhaan wax sii subxanallh
Walaashay ilaahay hakuu fududeeyo amin yaabi
Dayntu waa wax dhib badan Laakiin odayga waan ka shakiyay iyo eedada hadalkeeda
Aabo yan lagu fududaanin waa waalid ceeb waaye aabe kalaaxo haxumaado hasamaado waa waalidkaaga nabi ismaaciil waa ku qalaa marka ladhahay waa is dhiiway ilaah baa badbaadiyay ee abo mcn kaleexo
Allaha ugargaaro oo daynta kabixiyo waa gabar miskiin ah oo nafteeda lahalgamaysay
Subxanallah Subxanallah. Waa dad qal. Weyn
Kan caruurta kadhalayana cayri masha qaystaha
Haa cilada ugu wayn waa asaga
Allaah hawgargaaro
Allaha u gargaaro misaakiinta
Ax 😢allh haku gargaaro abyo 😢
Ilaha kugaragaro abayo
Walaaley waanka xumahay dhibkii kugu dhacay
Balse ninkaaga hau garaabin adigoo dhalay nuujinaya dhiig baxay hadaad xamaashay asaga makhaayada ha shido laamiga ha riinjiyeyo hau qiil bixin
Allaha kuu gargaaro garabna Allaha ku siiyo
ALLA sanaaa yahy xa kugu kalifay
Alaah majaclna sahlaa soomaaliyeey please aan gabadhan yar aan garab istaagno qofkii kurbo ka faayda qof islaama ilahay wax badan buu ka feeydaa
Aamiin
Subxanallah
Alaa kariim aabahaa oo aan hooyadaa qabin waa adeer kaa babeenaad
Alle haku Caawiya wllo
Subxaanalah aabaheed maxa kaqaldamay
Waxaa lagayaabaa intahay hoyo diric ah lkn waalidkuna barbaa naxariis lahayn ama ayku canadayaan reerka qabo maskiin
Lahjad adaka
Hooyo ilmaheeda kama tagto daruuf walbo oo jirto. Gabadhan ilmo 4 bilood ah ka tahriibtay iyo ilmo yaryar. Aabaheed waa nin maskiin ah dadka yaqaan hala weydiiyo kan wareeysanaa qofkaan beenleeyda aaba iiga sii daran 🙈 ma qof la wareysto aa la waayay iyo wax laga hadlo oo Xamdi beenleey eheen 😢
Abay gabadhan ma taqanaa
Maxaad ka ogtahay in ay been sheegayso
ilahow ugar gaar
Rabi haugargaro
scw
Maskiin illaahey uma deena ha u gargaaro
Aaqiro waraa yaalo si kasto aad wax ku heli karto ku hel dadka ha jaaifeesan adaa amaano lagu dhiibte cunte familka biloyin ku raadiyen intad dhahde wan tahriibe umada ayuutada ku dhiibte marka wax heshid sii aabahaane cafis weydiso
Mxa ku gili adi badaaas🙄
❤
😢😢😢😢😢😢😢
Daacad weeye gabadhaan
Sorry maamo ilaahay dhibka haka dulqaado 😢
Ka abo maha
Abyo waa beenteed waxey sheegtay
ALLAHA KA KORQAADO KURBADA HEYSATO
Iskada hadii uu kudhahy kumadhalin adiguna inkir
Jirada ayaa kala tuurtay markey xanuunsataba wey kala haadee
Haa anayba taasi igu dhacday dhawr mar marka aad xanuunsato ama qof ehelkaa xanuun sado waxaad hayso waa lagaa furan hospitaalada somalia waa lacagdoon
Naaya xamdiye been badnida abtigey maxaa ucebenee obenta ugushege
Kan markasta uur uqaadayso assga muxuu hayaa in loo shaqeeyo shahwadisa guto ilmo lagu daalay dhalo that’s it?
Raga somaliyed badankooda masuuliyadii way tuureen 😡😡😡
Waa jaahil abahaa miskiintii oo qabri ku jirta oo ku dhasay maxuu ugu haday akhiro war aa jira
Maxuu ugu gafay aduunkaba ma joogto waa hooyada diinta ku yar
Waxas wax ka jiro mlahn anaga familkeda ah wxey shegeyso wa Ben qof dhibato ku hayo mlhn wxey ledahy dukan wx walbo u yalan ogow qof durufeysan ma ahn wa dukan ay lehed wxay ugu so tagty ninkeda
Iska aamu hays ceebayne maad caawisaan hadda family fiicantihiin, hooyo waxay ilmaheeda uga soo carartay dhib yar mahan 😢
@@nihaalAbdalla abayo waxaa ogeen haku danbaabin anaga aqoon kaga leh o naqaano been iyo naxli waye si kasto wax ku heli karto haku hesho lkn dadka e jaaifeeneso ha dhaafto caadi ha utuugsato
@@nihaalAbdallahooyo ilmaheeda kama tagto daruuf walbo oo jirto. Gabadhan ilmo 4 bilood ah ka tahriibtay iyo ilmo yaryar. Aabaheed waa nin maskiin ah dadka yaqaan hala weydiiyo kan wareeysanaa qortay beenleeyda iiga daran 🙈
@@hanuushhasaan abayo ani ayada rumaystay familyka ma aqaani lkn hooyadan ooyeysa waan la qiirooday run iyo been waxay sheegayso allah baa iga og iyo inta taqaan cid anan aqoon u lahayn inan ugefo waa igu qalad
@@nihaalAbdallasi fiican abayo halaha lo murgoode Ola raadiye inte dhahde wan tahriibe o lacag amaano ku ah la fakate dadki 70 qof o Maldives ku dhimanaaye xita sidi logu dhex raadinaye magaceda meel walbo olaso dhigo meyd xamar aye dhinac ka jogte marke hada familkane walwal iyo dhib iyo jaaifo halahana ugu filan beentane wax haku hesho lkn waalidked beenta eka shegte aaqiro wara uyaalo