Amin Jazakallahu khair walalkey 🤲 Alla ya cizak walalkey 🙏 mahadsanid in badan, qaamuskagya Qabiil kuma qorno bro ano banan seexanaayo qabilka wax i ku raadin waayay hadane waaba isku kay aadi rabtaa ee irsaqadaas meel kale allaha walalkey
Burcidow target kaa haa ahaado 2 years consecutive inad vedio quality leh soo gudbiso and you will see at the end adhoo 500k subscribers above and 100k viewers aday .....remember my word always Burcidow wan kuwataa forever..big respect 🙏 forever ahead
Burciidow , , wan kaso dahy comment Ina kuso qoro hdaa Ayn Janis u hely ❤ waxan ku leyahye wax yalo badan an jclani laha social media in. An ka dax faidysto àyada easier iga diigty , o an ka faidysty , You are my role model tliye , garabkaga na wan ahani dona ila ad her 1m iyo wax ka bdn ka gari donto , saln sharf leh hawada kuso marinayaa gulyso 🎉❤
Burcidow laba qaabaa waxa loo bartaa 1:inaad darbiga soo tabatid 2:inad qofka darbiga so tabtay wax ka baratid Adnh drebigaa soo tabatay so go ahead pro🔥
burciidow waanaga so daahdi yaaqey madaama qufwalbo uwaqti leeyahay aduunkaan big man ciidan maheysan jirin lakin maanta waxaan ogaadi markaa adi social media kuso biirtay baa ciil iyo murugo iyo caajisba meel igaaga hareen waaku jiraa salaanta burciidow madajiyaa taliyaha dhalinta hori usoco burciidow is the best man world🎉
Burciiidow wllhi videos marka soo dhigto I'm genuinely happy wllkey waxaan ku leeyhy meehan wax muhiim ah noogu soo gudbi qozal iyo kaftan markii laga tago brother meeshan waxaan rabnaa kuliyada ragga adag inoo kasoo baxaan kadhisan maskax, maal ,iyo jirka roll model dhalinta soo baxeyzo guuleyzo legend we are with you . Hdalka aan kaahyo aan ilaawin ,(maskaxiyan ina sharp thy jismiyan inaa fit thy jeebkana kadiyaarsanthy) wa hdalka ibadala y runtii🔥💯🤴👌
Qofki 3 aad aa subscribe dhaha tahe walige qof wax ka faiiden neh ma dhihin burciidow nolozha kuma xumezo Ben neh ma aha 3 languages ku hdla lkn inta ii dher tahei wa confident I'm proud of U you are an inspiration to us all 🗣_🦅
KEEEP GOING BUUR CIDOW WAXAAN KUNRAJEYNAA INTAAAN IN KA BADAN ODAY ONE DAY 1M SAAS KALIYA KU DILAACI ODAY HANIYAD JABIN I.SH.DADKA QAAR WEY NIYAD JIBAAN MARKEY ARKAAN VIWESKA UU YARAADO NEVER GIVE UP
Waxa khy ninka kliya subscribe u saray legend kep going 2 bil ka hor video aan ku arkay is la marki waa ka fuqay UA-cam lacag kama cuno Adi ii cun wllka 1m coming soog
Burciidow xili walbo garabkaaga nahay pro hami baan leenahy waana 1m insha allah lkn waa step by step mustaqbalka dhaw 100k insha allah FG:midna waa kugu darsanaa burciidow gadaal ha fiirin meesha waa meesheena go forward💀💯we love u
Burciidow nin aan jab somarin raganimo ma agtaal legend hadaladada raga qaar baa dhagaha oo kaliya ka maqlo lkn raga kuwa ano kale ah qalbiga ayan kadarena sxp nolosha kuma ciisho🦾🫡
You equal 1 million subscribers pro wlhi purciidow wanna kuwataa anina waa kuu saaray dadkiinan ninkan horumakeenuu katalina runtuu kahadalaa 😢 waa inan kor uqaadanaa
Wallahi billahi waad ii dhirisaan , iin aad Iga so hadasho Iga ahiin. Hal talo rapka waad isku fican tihin Sharma iga so bareje niyoow see waye . Waa team zaki bin haji burciidow. Keep going wll
Meeshad jogtid, saacadey thy kabilow ado wxd awoodo ama haysato isticmalaya burciidow! Burciidow halku dhagaas wlhi wa midka gym ka idiray, hal bil aya idhamaty, credits kasna ada leh sxb ❤ Goal_keenu wa jogteyn (consistency) ✊💪🏻🤝
Burciid sxp wn ku wta gar io garadaro mdx izrn thY mar wlpo wxn AhaY garab kga proh keep gowing legend. Wx thY libaax banaN ka Yaaalo wx laga ma qaban Karo burciid legend i.a wxn ku rujeen guul sxp 🏋️♀️💪🫡
1M lee miyaa Wax fududaa ka hadashay burciidow We'll rise together until we conquer Somali UA-cam💪🏽 Labo xiniyoolaha kiisa adagaa ku garab taagan gaashaanle, Guuleyso
sxp in tii aan ku baran waxan ahaa mid no lasha ka dhac san kadib mar kii aan fiidi yoowyadaada daa waday mid no lashiisa iyo dan tii sa ka fikira ayan noqaday noo laaw sxp in tii ay nolal jirto inasha allah 1m. Kami soon❤
Burciudaw dhanliyar badan oo aan u heroyo ayad nolashii qayaliga aha ka zrty hogamiye marka ay noloshu nagu sexty gacanta na qabty korna noo qady Hada nhy raga kowoga adg wxn aminznhy inaad marnpa iz dhiipyn we are proud of you keep going taliye ❤
Waxaa awooda samee waxaa hysato isticmaal waa eray i badaly burciidow❤
Burciidow somalidan waxey wax sii yaan qofki qabileyste ah lkn dadka wax u haya iyaga wey iska dhaga tiraan burciidow Marka never give up my dear brother 🎉 waxan ku leeyahay adiga oo wax kasta Usoo adkeystay hau joojin durufaha nolosha aniguna duco iyo dhiiri galin kula garab taganahy 😇my goat ayaa i tahay Nolow intey nolol jirto 🫶🏽💪🏾
Amin Jazakallahu khair walalkey 🤲 Alla ya cizak walalkey 🙏 mahadsanid in badan, qaamuskagya Qabiil kuma qorno bro ano banan seexanaayo qabilka wax i ku raadin waayay hadane waaba isku kay aadi rabtaa ee irsaqadaas meel kale allaha walalkey
@ Hye gudomiye noloshu Kuma xumeyso 💗⚡️
@@Burciidow sxp waxa ka rabay
Ada saas sheekty ah dadku mawada sine ha isku wada darin dad wanaagsan aya jire bro😐
Burcidow inta qof dawanayay waxa tahay qofka kali an hadlkisa dhiragalin ka qado 🙏🙏
Wllkei burcidow wlhi 1m waa isku yareysay 😢❤ I.a one day 🎉❤
Zxp ani dadkii hore ahay markad mareesau 100 an kugu soo darsaday ok nolow inta nolal jirto 1m wad u qalantaa .marna waa gareeee in sha alllah
Guuleyso wllkeyow wlhi hadii aan ku awoodo 1M ku gaarsin lahaa waayo wax badan ayan ka faiday
Burciidow ❤
Inaad raga kudhiiri galiyo umahad celiso waa wax uusan qof kasta garan karin zhp aniga kuseexo kuna soo toos inaan kutaageero❤
Burciidow always smile at life and will smile at you big man wlhi ilahy dartis ku jeclhy ❤
Burciidow ❤ th best dhiirigaliye I have seen waa adiga 😢
Burcidow target kaa haa ahaado 2 years consecutive inad vedio quality leh soo gudbiso and you will see at the end adhoo 500k subscribers above and 100k viewers aday .....remember my word always Burcidow wan kuwataa forever..big respect 🙏 forever ahead
burciidoow waan kula socdaa from beledweyne😍
Burciidow , , wan kaso dahy comment Ina kuso qoro hdaa Ayn Janis u hely ❤ waxan ku leyahye wax yalo badan an jclani laha social media in. An ka dax faidysto àyada easier iga diigty , o an ka faidysty ,
You are my role model tliye , garabkaga na wan ahani dona ila ad her 1m iyo wax ka bdn ka gari donto , saln sharf leh hawada kuso marinayaa gulyso 🎉❤
Burciidow dartaada isku badale daacdi waqtige ahaataba wllk mesha rabto wa ka gaare garabkaada nahay burcidow nolow ducadana wakugu so dadaala ❤🎉
👉👑🦁
Masha allah Sxb keep going burciidow wad gareysaa insha alla Wllhi you’re talented man insha allah road to 1 million
Burciidow, Xitaa Vlogy'gaga ayaa Cilmi io motivational words kabuuxo.
1m ayad uqalanty, waana gaari hadupa Spirit'kan kugu jiro i.a.
.
Keep it Up Lipah.
Burcidow laba qaabaa waxa loo bartaa
1:inaad darbiga soo tabatid
2:inad qofka darbiga so tabtay wax ka baratid
Adnh drebigaa soo tabatay so go ahead pro🔥
Hadaaba qof ku dayana waa burciid 1M i.A big pro 🔥🐐
burciidow waanaga so daahdi yaaqey madaama qufwalbo uwaqti leeyahay aduunkaan big man ciidan maheysan jirin lakin maanta waxaan ogaadi markaa adi social media kuso biirtay baa ciil iyo murugo iyo caajisba meel igaaga hareen waaku jiraa salaanta burciidow madajiyaa taliyaha dhalinta hori usoco burciidow is the best man world🎉
Al mucaashaq fanka guuleyso burciidow 💯🔥
Broski money way waliga ha isku galin qabiil I'm proud to be one of your fans
Burcido xaflada iguledhy inkasto awodin burcidow🎉
Burcido wlhi legend wan ku hampaliyena taliye 30k 🎉🎉 I.a isla cwa aya gaare taliye 🫶🫡🫡🫡
Burciiidow wllhi videos marka soo dhigto I'm genuinely happy wllkey waxaan ku leeyhy meehan wax muhiim ah noogu soo gudbi qozal iyo kaftan markii laga tago brother meeshan waxaan rabnaa kuliyada ragga adag inoo kasoo baxaan kadhisan maskax, maal ,iyo jirka roll model dhalinta soo baxeyzo guuleyzo legend we are with you . Hdalka aan kaahyo aan ilaawin ,(maskaxiyan ina sharp thy jismiyan inaa fit thy jeebkana kadiyaarsanthy) wa hdalka ibadala y runtii🔥💯🤴👌
Burciidow si kasta ay ahaato mar wlab wan ku taganhy wllhi gar gardaraba legend noolow inta nolol jirto
Qofki 3 aad aa subscribe dhaha tahe walige qof wax ka faiiden neh ma dhihin burciidow nolozha kuma xumezo Ben neh ma aha 3 languages ku hdla lkn inta ii dher tahei wa confident I'm proud of U you are an inspiration to us all 🗣_🦅
Burciid waa ki ahaa hal kudigena "Adunyada sideedaba lamasadalinkaro ado sugayo ee kusejin adoo sabreey ku siin." Mrka wllky sbrka badi anago wadajir ah malyanka cagta waan saridoona I.a.
Burciidow gar iyo gardaraba waan ku wataa 😊
Burciidow inshaalh 1m in ka badan ayan ku rajeyna
Burcidow aniga wn kuwataa wllahi marwalbo video an fiirsado you are something else proh ❤🙏
Burciidow si aan ugaarno tiro intaa ka badan hadafkeena raga kuwooda adag daily video nooga dhig Guulayso Burciiid🎉❤
Dr purciidow hal mid ayaan ka qaatay process ka aamin riyo ayaa I sawirtay guuleyso
Legend Burciid Raggu Wu Kafuqay Dad yaro Cunjuqiina Lugaha Kaaga Dhagan Guuleyso Lph
RAGEEDII TAHAY WALLAAHI BURCIID.
Burciidow you are my role model commentkeyga ha iska indho tirin guuleso awowe 👊🔥
Walaakkeey Burciidoow ciidan nuuc walba leh ayaa garbahaaga socda ee sida libaaxii u soco, insha allah burciid to the world 👉👉1M
War lipaax dugsigaan arday badan ka aflixi rabto in sha alllah
Aqli ku dar intaas wataa bro😂
Guleyso buurcidow 🦅🐐❤️
Burciidow Legend on The Way Baa kujirtaa I am waiting 100k For Burciidow 🎉❤
From wasiirka guul i,a
Burciidow waa in aad soo dubtaa magaloyinka ku dhaw se aad dad kle badan uhesho
Guulayso Dr burcidow 🎉
War cad waaye burciidow
KEEEP GOING BUUR CIDOW WAXAAN KUNRAJEYNAA INTAAAN IN KA BADAN ODAY ONE DAY 1M SAAS KALIYA KU DILAACI ODAY HANIYAD JABIN I.SH.DADKA QAAR WEY NIYAD JIBAAN MARKEY ARKAAN VIWESKA UU YARAADO NEVER GIVE UP
Waxa khy ninka kliya subscribe u saray legend kep going
2 bil ka hor video aan ku arkay is la marki waa ka fuqay
UA-cam lacag kama cuno
Adi ii cun wllka 1m coming soog
Zxpkee somalida badanaa qofan u qalmin aye caan ka dhigaaan. Lkn adi wa u qalanta zxp o wax anagsan sameese hormar ku rajeyna zxp❤🎉🎉🎉🎉🎉
Keep going Burcidow coming soon 100k😊
Burciidow xili walbo garabkaaga nahay pro hami baan leenahy waana 1m insha allah lkn waa step by step mustaqbalka dhaw 100k insha allah
FG:midna waa kugu darsanaa burciidow gadaal ha fiirin meesha waa meesheena go forward💀💯we love u
My Brother burciid waxaa thy niinka kaliya aan maskax ahaan ka koroor sado legend nolosha maku xumeyso sxb mcn ❤❤❤
The legend burciidow waa socona adna dadaalka labalaab
LeGend burciidow😊
Burciidow wllhi pillahi tlhi sxp macn wan ku tagerah ❤Mideeda kale.
Samirka badi maaalmahagu way imanayaan❤
Waan Fila waayay burciidow thank you so much 🫡
Wlhi sxb qofkii ugu horeyay aan taagero gulleso wll❤
Buriciidow kama bixin balanki ahaa inaa comentiga kula agmarin xitaa hadan wax kuso qorin "saasta kalia kuso qoraa" Marka boss keep up 1,millon waan gari dona insha alh hadan dhiman🤟🤟🤟
Sxb hal-abuur ama talented ku tahay dhiiri-gelinta waxa iga gadan "DAAWAAN KUU QORAYAA"❤🎉
Lipxa saer guul marwbo i n 100k come soon 🙏🙏
Wax Badan aan Ka bartay. Buciidow Gulayso 🎉🦁
Burciidoww wllkei iga weyn tahay guulezo wlhi🎉❤
Wa ku wadana Geesi keep going bro i fan of you walahi
Burciidow haduu muuqu duug yhy armay ruuxdu dahab thy zxb noolow intay nololi jirtay❤
Burciidow nin aan jab somarin raganimo ma agtaal legend hadaladada raga qaar baa dhagaha oo kaliya ka maqlo lkn raga kuwa ano kale ah qalbiga ayan kadarena sxp nolosha kuma ciisho🦾🫡
Nimaan ciidan heesan ciil kama boxo
Burciid waa ku wataaa🎉 100k marlaa gaarto isoo xusuuso insha allah
Saas keliyabku dilaaci😊
You equal 1 million subscribers pro wlhi purciidow wanna kuwataa anina waa kuu saaray dadkiinan ninkan horumakeenuu katalina runtuu kahadalaa 😢 waa inan kor uqaadanaa
Wallahi billahi waad ii dhirisaan , iin aad Iga so hadasho Iga ahiin.
Hal talo rapka waad isku fican tihin
Sharma iga so bareje niyoow see waye .
Waa team zaki bin haji burciidow. Keep going wll
Gracias my bro waakuu taaganhy waqti walbo❤️
Burciidow backroundiga woo fadhiyaa👍🔥
Burciidaw dhayarado oo dhan waa sidaa
Burciidow I'm ur new friend
Wallhi waan ku wata gar iyo gardarro ba ❤❤ pro
(Way daa waysay)
Burcidow Taliye waxa tahey ninki ugu horeyey ee aan youTube ushergareyyo walahi waan kuwata Taliye inta ay nolol jirto Nolow pro
Faxaanow malintaa aan tikitoka Ku arky waxn ugaady Ina wax fodod iyo wax adg eeyna jir wax walba Wa SAA kadhigato 🎉
Xaqiiqo 🦁🫡
Burciidow wakuwata lipaxeyga wxa thy dhiragaliyaha dhaliyarada horo usoco bro
Burciidow one Love ❤️✊🏾
Motivational speaker burcidow 💯
Burcido walahi wankutagera bro ❤ guleyso bro
Wan kusalaamay burciidow walhi waxaa tahay ninkii ugu horeeyay ee aan usher gareeyo UA-cam hore usoco bro
Burciidow lph waan ku wataa🎉
CumarMaxamedMaxamuud❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Burciidow zxp ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay ❤❤
libaax waxaad na bartey ragnimada wexey tahay iyo sida dhibka loogu dulqaato guuleyso lbh❤
Walahi brother youtube-rada markey youtube-ka kusoo biirayan waa iska support gareeya laakin adiga si kal iyo laab ayaan ugu farxay marka youtuber noqotay dhiiri galintada kabahaba nala dulmaree abaal raaga raga leh guuleyso brother 💯💯🩸
Sxb xalii kuriyoothe athoo 1M utabaltageyso...raga kiisi athag 😢🎉
100k mar dhow garaysaa inasha Allah walal gulayso 🎉
Burciidow mclin Kayga qlkiga ❤❤❤
Ilaahay kasogo Noloshyeda manta in is badasho halka shalay Jogay Ka kaco Adigaa Sbbteydi Leh Kuma ilaawi from muriidi ❤🎉
Burciidow hadhi halqof kugarsin karo 1m wlh kugarsin lahai❤but I.a wagaree never give up cme on men
Burcidow sxp marki igu horeyse aan vedio yashada arkaaye 2 push-up oo isku xigta masameen Karin lkn hadeertan 100 malinkasta kabixiya Alxamdulillah guuleyso wallka weyn 🙏🙏
Liketa,commentiga,iyo sheerta sas keliya ku dilaaaci buriciidow waa haddad caqli leedahay 🎉
Raga kiisa adag the legend❤
Meeshad jogtid, saacadey thy kabilow ado wxd awoodo ama haysato isticmalaya burciidow!
Burciidow halku dhagaas wlhi wa midka gym ka idiray, hal bil aya idhamaty, credits kasna ada leh sxb ❤
Goal_keenu wa jogteyn (consistency) ✊💪🏻🤝
Burciidow adds_ka waxa laga faaido maaqano lkn wan suga intey kadhamanayan raga kle na sidas ayn kula talinaya ❤!
Guleyso sxb ❤
Keep goin wllka 💪🏽 don't look back 🫡
Burciid sxp wn ku wta gar io garadaro mdx izrn thY mar wlpo wxn AhaY garab kga proh keep gowing legend. Wx thY libaax banaN ka Yaaalo wx laga ma qaban Karo burciid legend i.a wxn ku rujeen guul sxp 🏋️♀️💪🫡
Wlhi waxan ka faa.iday wlhi lama qiyasi karo buricadow ❤️
Macalinkyga marna wllkei
Guleyso waliga wllkei 💪
Burciidow wan ku tageera sxb wlhi juhdigaa muujinayso waxy cadeyn u tahy inaad guulaysnyso
1M lee miyaa
Wax fududaa ka hadashay burciidow
We'll rise together until we conquer Somali UA-cam💪🏽
Labo xiniyoolaha kiisa adagaa ku garab taagan gaashaanle, Guuleyso
Bro areyga DELUSIONAL it means waa (dhalanteed ) guleeso waa tahay walal waayo araka ah birta nool 🎉🎉🎉❤❤
Oo la hubaa burciidow , dhalanteet wa I wax kale u aqaan lkn hadalku wa margi oo kale manta waxban ka faiiday
legend haka baqin intaa awoda wshatpp kugu share gareynay😍👍
sxp in tii aan ku baran waxan ahaa mid no lasha ka dhac san kadib mar kii aan fiidi yoowyadaada daa waday mid no lashiisa iyo dan tii sa ka fikira ayan noqaday
noo laaw sxp in tii ay nolal jirto inasha allah 1m. Kami soon❤
Libax guulayso intaa iyo in ka badan ban ka fiiayaa. Burciidow
Legend 2 maaha nimaan ciidan heysan ciil kma baxo kip gpin lpx rga kiisa adag ma.jabo nolosha kuma xu.eyso 😊❤😢
Burciudaw dhanliyar badan oo aan u heroyo ayad nolashii qayaliga aha ka zrty hogamiye marka ay noloshu nagu sexty gacanta na qabty korna noo qady
Hada nhy raga kowoga adg wxn aminznhy inaad marnpa iz dhiipyn we are proud of you keep going taliye ❤