Qashinka hantida aysan Somaliddu aqoon! Sidee dalalkan qashinka Malaayiin doolar uga sameeyaan!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 чер 2024
  • Qashinka hantida daahsoon ee aysan Somaliddu aqoon! Sidee dalalkan qashinka Malaayiin doolar uga sameeyaan!
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 117

  • @moepra1521
    @moepra1521 22 дні тому +35

    Magaalada berbara dowladeeda hoose ayaa mashruucas bilowday incha allah inay magaaloyinka kale ku daydaan ban rajeynayah❤

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 22 дні тому +28

    Nabiga alle ku saliya scw keep going bro ❤❤❤

  • @KMAX981
    @KMAX981 21 день тому +8

    فلسطين حره ياجماع

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 22 дні тому +13

    annaga caqli aan wax kusoo saarano ma gaarin wali allahu aclam 100 sano kadib balse hada sida wax usocdaan intaas ayaan ku qeexi karaa dhanka kale annaga oo ummad hadal badan ahayn ayaa baraha bulshada noo timid waakasii darnay 20 sano kale ayan dib u laabanay qaabka aan u isticmaalno aaladaas inta badan in yar oo fiican oo wanaag soo gudbiso way jirtaa balse inta badan balaayada socota allaha nagu shar tiro

  • @HamzeKaYse
    @HamzeKaYse 21 день тому +3

    Mahadsanid gudomiye waberi😊adoo mahadsan barnamij ka soo samee ahraamtii masaarida,thank you

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 21 день тому +6

    Magalada HARGEISA muddo taqriiban 3 Sanno ahba dhehoo, waxa Moyar ka noqday nin lagu magacaabo C/ kariin Axmed Mooge, Siyaasadiisa iyo Ololihiisa waxa ka mid ahaa Hargeysa Nadiif ah oo Cagaaran. 3Sanno ka hor hargeysi iska kudaafad xashiish ayey ahayd oo meel walba xashiish ayaa yaalay. Balse maanta inteeda ugu badani waa nadiif oo wax qashin ah maleh ama wuu ku yar yahyba, taasna wax kale kuma fuline dadkii ayuu ka shaqeysiiyey oo uu qalbigoodiina hantay. Mawduucan hda dad badan ayaa odhan doona Soomaali maxay Qashin iska gurin oo ay dib u farsameyn wax ay cunaan bay la yihiinbee. Walalow cuntada waxa ka horeeya nadaafada. Markaa wax walba waynu qasan karnaa ee gacmaha aynu is qabsano oo qabyaalad iyo fadhi ku dirirka aynu ka kacno.

  • @Gabooyestantechnology
    @Gabooyestantechnology 21 день тому +4

    Anigaa ku fikiray laakiin hadda ayuu somalida dhaxdeeda magac xun iyo maamuusdari kala kulannaa hadhaw sownagu qabsan maayaan waxaad hantida kasamaysay waa qashinkaygii somali ilaahay baa umaqan 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @HazaamAhmet
    @HazaamAhmet 22 дні тому +5

    Haa waan ku dayan karnaa wana sameyn karnaa wlhi ee aan wax barano❤

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 21 день тому +3

    Guul falaastin inchalla

  • @engmohan1423
    @engmohan1423 12 днів тому

    Mahadsanid wll c/raxman

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb 21 день тому +3

    Illahy Somalia 🇸🇴 sidaa ha nagadhigo

  • @user-gq4mk2vp8j
    @user-gq4mk2vp8j 21 день тому +4

    From South Africa 🇿🇦

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 21 день тому +1

      Waan uso socda South africa

    • @osmanabdi729
      @osmanabdi729 20 днів тому

      Meeshaad joog bro, meeshan nolol kama jirte

  • @Mwalimu82
    @Mwalimu82 22 дні тому +14

    Shaqinka inaa lacag ka sameeyo ayaan rabaahe yaa share igula noqonayo😅

  • @AyaanleYuusuph-th2es
    @AyaanleYuusuph-th2es 22 дні тому +5

    Good wabari media

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 21 день тому +1

    Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 21 день тому

    Mashalah Waa warbixin Aad u Wanaagsan Thanks 🙏

  • @user-ij5ig9ds3v
    @user-ij5ig9ds3v 21 день тому +1

    Good information

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 21 день тому +2

    Waa cajiib qashin lharash ka samee

  • @Xaamudcosmatics
    @Xaamudcosmatics 22 дні тому +2

    qashinka waa hantida kaliya laga faano maxaa yeelay waxaan aqaan nin sucuudiga qashinka ka shaqeyn jiray maantana wali ka shaqeeya balse hanti fara badan ka sameeyay😢❤

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 22 дні тому +4

    Mid i ag fadhiya wuxu taagan yahay waxa qashin magaalada yaala hadaa intaa soo rarto aan tamar u badalo ha igu qabsan, Ninkaas hadaa madax isla galno hadhow waberiyow adaa ka masuula😂

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt 22 дні тому +1

    Ustad waxan kadihi lahay waa fikir wanagsan balse waxa tagan daqalo yar hesato dowlada balse shacabka weefulini karan ...... mahasanid ♥️

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 22 дні тому +3

    Dadka Somaliyed ne guryohooda iyo Mehradahhoda dortiisa ayuu ku shubaan qashinka! 😂

  • @RIVALDO10-fo5iz
    @RIVALDO10-fo5iz 22 дні тому +3

    Chanel kayaga waku salamay

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 22 дні тому +3

    Intaan qashin kale la gaarin bal kuwaas marka hore koronto haloo bedelo sida qabyaalada, eexda iyo musuqmaasuqa markaasbaan qashin dahab u bedeli karnaaye. 😢😢

  • @waaanwaaan
    @waaanwaaan 22 дні тому +3

    Pls Wabeeri Media 1M Subscrib Hallaa Gaadhsiiyo pls pls pls walaalaha muslimiinta ah

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 22 дні тому +4

    It's another level as the Somalia community really we are sleeping

    • @MahadAbukar2009
      @MahadAbukar2009 21 день тому +1

      Wll af soomaali🙏

    • @MuhiyadinHassan-ov3rs
      @MuhiyadinHassan-ov3rs 21 день тому

      @@MahadAbukar2009 try to learn English bro

    • @MahadAbukar2009
      @MahadAbukar2009 20 днів тому +1

      @@MuhiyadinHassan-ov3rs wllke anibe waa kasa af ingiriis mrka fiidiyooga fiidiyo soomaaki wye mrka waxaa fiicnaalhd inaad af soomali kusoo qorti qeebta faalada hdii wax ku soo qoreesd ilen dadka kanalkan ku xeran %100 Soomaali Muslimiin wye ingiriisne badi ma wada kasaayn mhdsn wllke

  • @MuztaphyAMahdi
    @MuztaphyAMahdi 21 день тому +1

    CONGRATULATIONS HAAF MILYAN🎉🎉

  • @user-fx2mp8li5t
    @user-fx2mp8li5t 20 днів тому

    Haa

  • @CadnaanAbdiQani
    @CadnaanAbdiQani 22 дні тому +4

    Dalalka adunka hormar aYey ku dalamsaden. Lakin somalida iyagu magaranaYan. Wax hormara. ❤❤❤

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 22 дні тому +4

    DAL IYO DAD QASARAY WAA SOMALIYA

    • @zoonak6770
      @zoonak6770 22 дні тому +1

      Haa wlh mustaqbalkena wa raja beel

  • @diaaidriss3085
    @diaaidriss3085 21 день тому

    Machallah waxan ku faraxsanahay in wadankayga laga hirgaliyay waxan rajaynaya in sida ugu quruxda badan logu gulaysda 🎉

  • @K_O_R_I_O001.
    @K_O_R_I_O001. 22 дні тому +2

    Asc wllo

  • @mohamudsiraad1209
    @mohamudsiraad1209 22 дні тому +3

    Asc wrxm wbr Walaale maashaa allah Waa samaynkarnaa waana ubaahanyahay 💯✅💯

  • @InaNuur-to2fn
    @InaNuur-to2fn 22 дні тому +2

    Waasiwanaagsan

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 22 дні тому +2

    Ustaad THUMBNAIL ka Maxad Uga Bada Shay Kii Hore Ahay Ka Quruxbadnaaa😢

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 21 день тому +1

    Aad iyo aad

  • @cabdiraxmaanabdel5654
    @cabdiraxmaanabdel5654 22 дні тому +2

    Maasha allah😊

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 21 день тому

    🏆👍

  • @AxmedSamaan
    @AxmedSamaan 22 дні тому +3

    Waa arin aad uwanaagsan in qashinka dib looga faaideysto balse meye dowlada sidaa yeeleysa? Ma mida Qubuuraha faaganeysaa ? Dowlad Dadka Dalka iyo Diinta kanaxda oo udanqata Allah ha,inasiiyo

  • @Gole_sports-or3zt
    @Gole_sports-or3zt 22 дні тому +4

    Berbera ayey ka socotaa in qashinka la warshadeeyo

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 22 дні тому +2

    Aad iyo Aad, waxaa lagu kala hormaray sida qashirka loo hormariyay

  • @abdallah-seick
    @abdallah-seick 22 дні тому +3

    Assalamu caleikoum team waaberi, Djibouti 🇩🇯

  • @MuhammadAli-256
    @MuhammadAli-256 17 днів тому

    Haa I.a
    In 2040

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 22 дні тому +4

    Qorsho malaha dalkenu

  • @muxiyadinmaxamud429
    @muxiyadinmaxamud429 21 день тому

    Waa sificaan

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 22 дні тому +2

    Waa wadankee aan udhoofinee😂😂😂😂

  • @user-fv3vr7mq6b
    @user-fv3vr7mq6b 21 день тому +1

    Soomalidu khayraadkii alle siiyey ka faa'iidaysan markaa sidee qashin uga faa,idaystaan

  • @user-qy2rg2xi9y
    @user-qy2rg2xi9y 21 день тому +1

    Iyo mesha Somali Soo maryso😮

  • @ismailsheikhmuse7350
    @ismailsheikhmuse7350 22 дні тому +2

    Kaso Hadal waxybaa muhim ka ah sida caanaha dibada laga keno iyo qudaarta qaar

  • @ezmailzhoodka771
    @ezmailzhoodka771 21 день тому +2

    Dadkeenu wxan maskaxdoda ku Jirin sida lo tartamo wadamada kle herkaygareen idinkuna Gara base qabyalad ba mashqulisay

  • @CabdisamedAhmed-dz6wn
    @CabdisamedAhmed-dz6wn 22 дні тому +1

    alloow soomali yaa u maqan adiga mooyeen

  • @yuusufcade-xv6cj
    @yuusufcade-xv6cj 20 днів тому

    Somalia 🇸🇴 shimee qabiilkan iska dhaafaan waan kurafaadnay wallahi

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 21 день тому

    Walaahi soomaaliya ayaa qashinka kubate marka sidaan
    Hadii layeelo nadiif bee noqon

  • @MaxamadCrahman-li3jd
    @MaxamadCrahman-li3jd 22 дні тому +1

    Salman Khan tarikhdisa soda

  • @abshiromar4862
    @abshiromar4862 14 днів тому

    Magaceygu wa abdirahman omar halkana wa waberi media kusodawada dawadayal

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 21 день тому

    Anagana qofkii qashinka ka shaqeeyaa waaba lagu caynaa 😢 iska daa kaligiis maahane ilaa reerkiisa kuwa joogo iyo kuwa dambe ayee ku caynaayan 😢😢😢😢

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 21 день тому

      Dadka juhalada ah warkooda hadii aad dhageysato waligaa faqri kama baxaeysid

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 22 дні тому +2

    Team Waaberi media one subscribe❤😊

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k 22 дні тому +2

    Somalidu waa Dad la duminka hadii looso maro diinta iyo Dhinaca carabta Ee isaga jira gumeysiga carabta Only Somali Bobm💣islamic cancer ♋️

  • @Axmedweli-oo9qm
    @Axmedweli-oo9qm 17 днів тому

    Wlhi
    Meela ka mid ah mogadisho
    Qashinka la gubayo qiiqa kaso baxayo waxa aad moodaa daruur isku xirayso dhulka ilaaa cirka
    Wlhi ka bad badis ma ahan .
    Tolow yaa lacag isiiyo si aan qashinkaan lacag uga sameyo

  • @hanaabdi4632
    @hanaabdi4632 16 днів тому

    Ethiopia ileen waxay qashinka ugurataa iyo jiingadaha waasaas

  • @ameennikke
    @ameennikke 21 день тому

    Waaberi Media aduunka meel kasta waa laga daawadaa lakin Abdirahman omar halkee ayuu joogaa?

  • @SanaSuccess
    @SanaSuccess 21 день тому +1

    Hadaan nhy ree jigjiga alx sifcn bn u marayny anaku wadooyinka iyo magaaladuba wa nadiif wanna sii hormarinaynaa I.a. ilaa heerkas europe ka gaaryno dowlada u horeysana Ee qashinka kaso dhoofsan doona San dip u habyn ugu samayno walaha dariska ugu horeyso Al iidoor land

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 19 днів тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maxamedcolaad2447
    @maxamedcolaad2447 21 день тому

    Wadankena somalai technologie in lo heelo adeey mahim ugu tahay

  • @aliyare8254
    @aliyare8254 18 днів тому

    Haday run qabaan qabyaalad hanala tartamaan dhankaas inaa natiijo ka keeno waa laga yaaba

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 22 дні тому +1

    Shaqinka dariska ina habenki xado ma rabta awowe

  • @khaliifmohamed5781
    @khaliifmohamed5781 22 дні тому

    Anigaa iibsaday caagadaha waliba jarmalka runtaa weeye sxb

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 21 день тому

    Annaga qashinka wan iskagubna 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahdicabdi-c1x
    @mahdicabdi-c1x 22 дні тому +1

    Fcebook gaaga maalmahan maxaa kudhacay cabdiraxmaanow

  • @MohamedXussien-jw7dc
    @MohamedXussien-jw7dc 21 день тому

    Hhhh haddiiba Qashin ay Rabaan Anaga maad Naga qaadan anagana faaidaN heli la heyN 😅😅

  • @OmarHassan-ui6vm
    @OmarHassan-ui6vm 16 днів тому

    Ha lkn masoo jeednaa waa hur daynaa

  • @farhaanmacalin2220
    @farhaanmacalin2220 20 днів тому

    Berbera west management maxad uso xigan waydayna , sababto ah waa magaalo qaaday hilinki qashinka dib loogu isticmaali laha .
    Runti waa magalo kudayasho mudan .

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 21 день тому

    Caagada biyaha germany waa 0.27 cent iyadoo eberna waa 0.25 cent 😂

  • @Yar600
    @Yar600 20 днів тому

    Waynu ka dhigi karnaaa lkn waxaaa is waydiin leh yaaa ka dhigaya inta xogta og waxay hadal kuso koobeen hadii la samyn lahaaa hadiii hadiii kuwa kalana waxba ma oga yaaa samaynaya marka please inta xogta hayso ha u bilaawan kuwa kadib kuwa kale ficil ahaaan,ayey u baranayaaan
    Saasay ila thy

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 21 день тому

    Waxa aad kaso hadashaa dhamaadka lacgta Dollar ah
    50sano OO heshishki aha in sacudigu shidalka ku ibsado dollar aheeed waa dhamatay sucudiguna waa diday markale inuu saxiixo OO bricks ayuu ku biray😮😮😮😮😮😮

  • @muxuyadinmahamed
    @muxuyadinmahamed 22 дні тому +1

    Dalkeenu maxa keenay mayarkii mayarada wasa haystee

  • @MoorganIlwayn
    @MoorganIlwayn 21 день тому

    Qashinka somalida wu ka duwan yahay qashinka wadamada kale😂

  • @user-st4sz3nv6u
    @user-st4sz3nv6u 21 день тому

    Jigjiga Agabka kala Duwan Sida Caagaga Daasadaha Waa Dahab Micnaha way qiimo qaalisan yihiim

  • @yacuubosman7534
    @yacuubosman7534 21 день тому

    Jarmalka halkii caag ama halka xabo daasada ah wa 25 cent afar xabo hada heysato 1 Euro waye yaaba tuuro meshan cagadaha

  • @Aliibrahimali249
    @Aliibrahimali249 22 дні тому +1

    Japanese ku waran

  • @user-qy2rg2xi9y
    @user-qy2rg2xi9y 21 день тому

    Wll sonkorta kaso hadal In aduunku maanta maryo in u la dagalmo sida sigaarka in ka daran

  • @axmedgaaciyekismaayo
    @axmedgaaciyekismaayo 21 день тому

    Maynaso wayso waydiiyan anaaga

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 22 дні тому

    Maxa lagubixiya lacag hadu qashin jirin qadamo majirteen qashin intu kujiro cudur kujira qoraxda laguarka mel hada dhigto mas iskubadale

  • @kaafikaahiye3780
    @kaafikaahiye3780 19 днів тому

    Qeralahgoasiuo

  • @Sayid_999
    @Sayid_999 12 днів тому

    Wan 𝗸𝘂 gulaysan karnaa 🙃

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 22 дні тому

    Haa faaiido badan baan ka faaidi lahayn hadaan somali nahay lkn inagii baa isku mashquulsan somalida in laysku fasoxo baa wac naan lahayd markay kala adkaato ayadaa is dayn lahayd

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 21 день тому

    Waxa aad kaso hadashaa dhamaadka lacgta Dollar ah
    50sano OO heshishki aha in sacudigu shidalka ku ibsado dollar aheeed waa dhamatay sucudiguna waa diday markale inuu saxiixo OO bricks ayuu ku biray😮😮😮😮😮😮

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 22 дні тому +1

    Mid i ag fadhiya wuxu taagan yahay waxa qashin magaalada yaala hadaa intaa soo rarto aan tamar u badalo ha igu qabsan, Ninkaas hadaa madax isla galno hadhow waberiyow adaa ka masuula😂

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 21 день тому

    Waxa aad kaso hadashaa dhamaadka lacgta Dollar ah
    50sano OO heshishki aha in sacudigu shidalka ku ibsado dollar aheeed waa dhamatay sucudiguna waa diday markale inuu saxiixo OO bricks ayuu ku biray😮😮😮😮😮😮