SIDAAN MAA U DAMBEYSAY ILHAN CUMAR INEY CAADEYSATAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лип 2023
  • SIDAAN MAA U DAMBEYSAY ILHAN CUMAR INEY CAADEYSATAY
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @deeqoahmed4939
    @deeqoahmed4939 Рік тому +25

    Allahu Akabar, gabadha Allah haso hadeeyo sidan waa diin l'aan😢 Subahanallah

  • @ilsanasde7918
    @ilsanasde7918 Рік тому +52

    ALLAHUMMA YAA MUQALAABA QUULUB THABIT QALBI CALA DIINI ISLAM
    ALLAHUMMA ini as'aluuga xuusnal khatima.
    ALLAHUMMA razuuqni towbataan nasuuxataan qablal mowt.. ALLAHUMMA AMIIN❤❤❤❤❤❤❤

  • @noormohamed8427
    @noormohamed8427 Рік тому +32

    { وما من دابة في الأرض إلا على الله رزقها ويعلم مستقرها ومستودعها كل في كتاب مبين} سورة هود اية (٦) صدق الله العلي العظيم 🤲

  • @imankhashim9837
    @imankhashim9837 Рік тому +29

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على الدين الاسلامي وصرف قلوبنا على طاعتك
    واحفظنا من الفتن ماظهر منها وما بطن .

  • @user-ez1pw2fr1i
    @user-ez1pw2fr1i Рік тому +72

    أللهم أحفظنا فوق الارض وتحت الأرض ويوم العرض عليك الحمدلله على نعمة الإسلام

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Рік тому +13

    Tan meel ayaa loo wadaa ee Ilahayow so hadeey Amiiiiiiiiiiin 🤲🤲🤲

  • @abdiaabdi2348
    @abdiaabdi2348 Рік тому +15

    Your right sheikh may Allah guide her all of us, there are some Christians that don't believe in LGBT

  • @safiyaadan3991
    @safiyaadan3991 Рік тому +18

    Ilahayow adunkan hanagu fidnayd yarabi amiin yarabi 🤲

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 Рік тому +50

    Subxnllah Sh Dulmidiid ilaheey khayr badan haa ku siyo ilaheey xaqa hangu suga akhiro iyo aduun Anga iyo inta Muslim ah Yaa Raxman

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Рік тому +11

    Subxanallah sidan miyey muslimkutahay allow nahanuni ayadane xaqatus Amiin yarabi

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Рік тому +28

    Duli nimo ayaa ku kelifaysa iimaanka Rabbiyoow akhlaqda iyo iimaanka Usooceli. Rabbiyoow hadiikalena umadada muslimiinta ah Kaqabo sharteda Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 Рік тому +3

    Waa sax Sh waa Nasteexeeysey ilaaheey qayr Baku siiyo wadaadada Minnesota weyla socdaa weyna la kulmaan laakiinse qof si sax ah ugu nasteexeeyo majiro @@@@

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 Рік тому +6

    Jasaakallaahu qeyran
    Qabri kunoolaaw wariiri hakaa dharka
    Cadaab kuugu filanbee
    Illahy hano naxariisto

  • @loloali8678
    @loloali8678 Рік тому +20

    يَوْمَ لَا تَمْلِكُ نَفْسٌ لِنَفْسٍ شَيْئًا وَالْأَمْرُ يَوْمَئِذٍ لِلَّهِ﴾ [الانفطار: ١٩]، في يوم القيامة لا أحد يملك لأحد شيئًا، لا بجلب خير، ولا بدفع ضرر، إلا بإذن الله عز وجل؛ لقوله: ﴿وَالْأَمْرُ يَوْمَئِذٍ لِلَّهِ﴾، في الدنيا هناك أناس يأمرون من الأمراء، والوزراء، والرؤساء، والآباء، والأمهات، لكن في الآخرة ما فيه السلام عليكم ياشيخ أحبك في الله جزاك الله خيرا

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 Рік тому +19

    Ilaahay maal aan ku fasahaadno nama siiyo
    Walaahi mar walba walaashay kamaqlaa Allow lacag qeer qabto lkn manta tusale u jeeda Ana waxaan leeyahay Allaha na siiyo wax aan ka mahadcelino oo aduun iyo aakhiro na anfaca

    • @catgoeswild5001
      @catgoeswild5001 Рік тому

      Gabadhaan hadii ay hawiye ayaan lahayd wadaado badan oo qaylinaya waad maqli lahayd

  • @Iftiin501
    @Iftiin501 Рік тому +12

    Gabadhan allah ha soo hanuuniyo gaaladii baa la yaaban, waxaan aad ula yaabanahay soomalida weli support garaynaysa ee meel walba ay tagto ku soo dhowaynaya, denbiga inay la qabaan shiikh ka soo hadal intaanay dad kale inaga fidmaynin😢😢

    • @iaw2401
      @iaw2401 Рік тому +4

      Qabiil baa supprt lagu siiya taas ma beenbaa keep going lejemad bruuq bruq walleee qof walba qabri labo meter augaayo naftisana walal xisabtamk

    • @kowsardagan
      @kowsardagan Рік тому

      @@iaw2401 waa runtaa lkn qofkii qabiil ugu hiliyo dee ilamhiisane eey qaniis iyo qaniisad ka dhigto markaas calaal iyo towba ku waalan somali waa aqaana aniga wlhi waa doqomo meelkasta ceeb iyo calaal la taagan yihiin 🤭🤭🤭😩😩

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Рік тому +1

      Ninki naagtan Salaan ka qaada haada ka dib iska daa inuu taageere waa dayuus bilaa damiir ah oo isaguba khaniis ah

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Рік тому +11

    Subxanallah Subxanallah ilaheyow qatimada notosi🤲🤲

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 Рік тому +15

    سبحان الله
    الحمد لله الدي جعلنا من المسلمين الحمد لله على نعمة الاسلام والمسلمين ❤

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +1

    Daarood oo ugu horeeyo abdulahi yisuf waa ninkii xabasho ku soo hogaamiyay Muqdisho. Asaga iyo Rabigiisa waaye

  • @fmg63772
    @fmg63772 Рік тому +3

    Maasha allaah tabarakallaah sheikh dulmidiid jizaakallaah khayr sheikh

  • @ibrahimrashidachow-7230
    @ibrahimrashidachow-7230 Рік тому +13

    Subhanallah

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Рік тому +34

    Tan dad ayeey iigu xigtaa laakiin habaar Allah haku rido qof qaniis taageereysa diinteeda ayeey gadatay xasbuna Allah

    • @asalsomali7745
      @asalsomali7745 Рік тому +4

      Runti dadkena hadi sida ad ufakireyso wada ahan lahayen wey ficna lehed. Dadka nucan ah kuma dhecen in sidan u dhaqman hadhowne somali cod kaso dontan

    • @hijaboaden7883
      @hijaboaden7883 Рік тому +5

      WaA inan dooranin ayada iyo governor kaba inshallah
      Reer Minneapolis ban ahay

    • @maryamruunmaxamud4514
      @maryamruunmaxamud4514 Рік тому +4

      Wlle iskaga ducee ha haabrine hadad haabrto aad anagay naga mid tahay oo way nagusii waalaynaysa😢

    • @Mohmed37387
      @Mohmed37387 Рік тому +1

      @@hijaboaden7883 Sax walahi wax Ilahay raali ka ahayn bay samay naysaa somaalidee nay isku halayn ka haysa taa 😬😬😬

    • @zainabg979
      @zainabg979 Рік тому

      @@Mohmed37387 p

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Рік тому +5

    Ayaan xirsi ayey ku biirtay naagtani waa munaafaqad caruur bay leedahay malaga yaabaa in ilmaheedu noqdaan kuwaa qawmluudka . Ah waxaas waxay is leedahay istustus gaalada gabadha falastiiniyada ahi ee la midka ahayd badaa ma gasho dawlado khaniisiin midna ma dhex gasho waxba yey xijaabane waxan haka dhex baxdo kuweeda ayey u hor kacaysaa masiibadan

  • @najmawehlie6281
    @najmawehlie6281 Рік тому +4

    Subxanallah may Allah protect our kids from all this evil.

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 Рік тому +22

    Subxanalah 😢 hadu hanun ilahay lamagan yahay ilahay a hanuuniyo hadii kale umada alaha ka qabto gawadhan

  • @hawaismail5725
    @hawaismail5725 Рік тому +7

    Allaah ha so hadeyo
    Dadka ehelkeda ah kuwa ugu hlo diro si ay dinteda ugu so ceshan

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 Рік тому +8

    Subxana allah allow soo hanuuni😢😢

  • @naasirjama3042
    @naasirjama3042 Рік тому +99

    I'm bloody shocked...Shame on you those who voted for her

    • @MK-ds2lb
      @MK-ds2lb Рік тому

      💯

    • @amalahmed6812
      @amalahmed6812 Рік тому +6

      Marki horeba agaa keensdey somalida igaa iska dhaadhiceyey incodkooda uu meesha geeyey igaa doortey ayagaa ku haayo meesha

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Рік тому +2

      @@amalahmed6812
      Somali meykenin meshah ee waxay kunirtay barlamankkah maraykankah somalidunah waxay uguh codayen somali nimadah
      Haday onlahayen ineey u ololeyneyso khomah ludkah meysiyen codkudah
      Markah khof yan ilhan ah yan loh cabaran lacayin khabilkedah oo waa shakhsih dulobey oo islanimadadinah haleysey
      Ee halah tusuh jidkah tusan
      Amiin oo xakhah ah ee islamkah intey noshehey
      Amiin
      Kanah ralih nokhoh hadad gan waydoh xarfah oo gantah igah dhacdey

    • @ahmedjama6298
      @ahmedjama6298 Рік тому

      Laga dacwooodo kkkkkkk

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Рік тому

      @@ahmedjama6298
      Yah igah dacwaday,
      Bisinkah yah igah dacawaday

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 Рік тому +6

    Mash Alleh waxaan markati laga nahay in aad garsiisay runta Eebe haku xifdiyo❤❤😂🎉

  • @binbaab4123
    @binbaab4123 Рік тому +4

    (جزاك الله خير ) كثر الله أمثالك

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 Рік тому +2

    Allaha qalbiyada rogrogow qalbigena diinta kusug waa ducadii Rasulkema scw ku duceysan jiray jzkllh🤲

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Рік тому +1

    ACUUDU BILAAHI MINA SHEYDANI RAJEEM

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Рік тому +4

    Subhan Allaah Aloow noo naxriiso wale adunya wey dhamatey Aloow masiibadan naqabo waa wixii xabiibkaga noo sheegay SALLALAHU ALAIH WASALAM 😢😢😢

  • @munahassan880
    @munahassan880 Рік тому +3

    Subxaanallaah illaahow diinteena noobadbaadi shaydaan insi waaye

  • @Entire-World
    @Entire-World Рік тому

    Maashaa Allaah. Sheik May Allah protect you for standing up for our beautiful Deen.

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Рік тому +2

    Amiin yarabi allow hanafidneni adigaboqor ah Amiin yarabi

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 Рік тому +11

    سبحان الله الحمد لله على نعمة الإسلام والمسلمين

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o Рік тому +6

    Subxanallah allow caradaada nagu dhicine allow tobada iyo towxidka nagu dil yaa allah xaqa allah tuso insha allah

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Рік тому +1

    Sheikh jazakallahu qeer

  • @macquul9743
    @macquul9743 Рік тому

    Allahumma Ya Muqallibal Qulub, Thabbit Qulubana 'Ala Deenik-O Allah! O Turner Of Hearts! Keep Our Hearts Steadfast On Your Deen!!

  • @yusuryusur7264
    @yusuryusur7264 Рік тому +3

    أللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
    القلوب

  • @bariali-jx8hg
    @bariali-jx8hg Рік тому +7

    Allaha soo hadeeyo iyada iyo intii la midka ahba

  • @abeliever6823
    @abeliever6823 Рік тому +1

    very touching, respectful, sincere advice to the sister. May Allah put baraka in your advice. Jazaakallahu khairan

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 Рік тому

    Subxaanallah waa IIMAAN la aan gabadhaan in Loo codeeyaba maahan waayo iney khaniisiin hor ordeyso naguma turjimeyso

  • @edebsanaxmed4821
    @edebsanaxmed4821 Рік тому +3

    Illaahow islaamka u gargaar muslimiinta hanuuni Allaahuma Aamiin 🤲

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 Рік тому +6

    Illahow nacafi oo hana cadaabin 😢 aamin Aamiin 🤲🤲😢

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Рік тому

    Sheikh jezaka Allah kheyran Allah soo hanuuniyo ayadana

  • @omarsulaymanali7380
    @omarsulaymanali7380 Рік тому +1

    Waa Dhilo majeerteen oo Fisqi iyo Dhaqanxumo Ab iyo Awoow Ule.

  • @bro__xmas
    @bro__xmas Рік тому +5

    Subxnallah sheikh jaskumallhu kheyran ilahy hasoo hanuuniyow

  • @mohamoha8824
    @mohamoha8824 Рік тому +16

    Subxaanallah illahay ayaan ka magangalnay sharteeda

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Рік тому +1

    Ilaahow iimaanka nagu sug yaa allh 😢, JAzaakalaahu khayr sheekh.

  • @hassan-zn7zz
    @hassan-zn7zz Рік тому +2

    Walhi aduunkan malmo dhow xalag kusosocda daqiqadkasta carada allah dhacayso allah ha ina badbadiyo aaaamin 🤲🤲🤲

  • @safiyaadan3991
    @safiyaadan3991 Рік тому +5

    Ilahayow nogargar yarabi yarabi 🤲 nogargar 🤲

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Рік тому +4

    Cashar xunbeybixineysa walahi sharteda Allah hanagaqabto Amiin yarabi

  • @abukids2176
    @abukids2176 Рік тому

    بارك الله تبارك الله وجزاكم الله خير.

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 Рік тому +2

    Inaa lillaah wa inaa ileyhi raajicuun 😭😭😭😭 xasbiya llaah wa nicmal wakiil

  • @Abdirahman-hijri
    @Abdirahman-hijri Рік тому +3

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 Рік тому +3

    Maasha Allah

  • @hassanbashir4333
    @hassanbashir4333 Рік тому

    Allahuma ihdina siradal mustaqiin

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Рік тому +1

    SUBXAN ALLAH ALLAH hayow soo hanuuni

  • @maryanomar9667
    @maryanomar9667 Рік тому +8

    Subxaanallah Rabbi SWT ilhaan sharteeda iyo kuwa lamida ha naga qabto Insha Allah 😂😂😂😂😂

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Рік тому +3

    Sheekh ilaahay ha ku xafido qoftaani mar hore ayaa u dhamaatey . Maalintii gurigeeda u dumisey Nin Gaal uraya ayaa aniga iiga dhamaatey

  • @salmabani9957
    @salmabani9957 Рік тому

    «يَا مُقَلِّبَ الْقُلُوبِ ثَبِّتْ قَلْبِي عَلَى دِينِكَ»

  • @abdiasisali
    @abdiasisali Рік тому

    Allah ha soo hadeeyo 🤲Gabadhaasi way fogaatay.

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 Рік тому +7

    Dadkii Doortay 😢waa lawaydiin aakhiro naagtani

  • @user-me1dj9wd5f
    @user-me1dj9wd5f Рік тому +22

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    اللهم اهدها يارحيم ...

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 Рік тому +1

    Allahaw khatumada khayr noogu khatin

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy9953 Рік тому

    Subxanallah
    ILhaan Omar ILahey ha ku soo hadeyo

  • @ARHassan15
    @ARHassan15 Рік тому +3

    The Shiekh is exactly right. If this person was the person that was supposed to be a good representative not just for the people of the 5th congressional district in Minnesota, but for the Somali community in that district. She has given a bad impression of Islam, and has sold her Deen for wealth and temporary position and is doing nothing misguiding and misleading her constituents. It would more appropriate for the Muslim community to vote against Ilhan Omar in the primary of next year, inshallah, so that the community can save her from herself, and keep the community from being led astray. That's the job of the community right now. Force her out of her position and replace her with a Muslim/even non-Muslim who won't humiliate the reputation of the Muslim community in her district. What an embarrassment!

  • @mustafeaxmed4552
    @mustafeaxmed4552 Рік тому +24

    ولاتركنواإلى الذين ظلموا
    فتمسكم النار

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 Рік тому +2

    Ilhan iyo anagaba allaaah Hana hadeeyo

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 Рік тому +1

    Subxaanallaah qofkaas baa dad u sacab tumayaan iyagoo qabiil ugu hiilinaya, rabbiyow naga kori sidaas in aan wax ku raadino..Aamiin

  • @omarishirwa
    @omarishirwa Рік тому +5

    jizakallahu khayr waa arin aadf u muhiima in laga hadlo ILHAAN LAMA HUBO DHAQANKEEDA XAGUU RAACSAN YAHAY

  • @maryanhassan3003
    @maryanhassan3003 Рік тому +6

    Allhu akabar ☝️

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 Рік тому

    Ameytahay qowmkaas yaa og sheekhow

  • @jamackhadar8747
    @jamackhadar8747 Рік тому

    Ilahay haku soo hanuuniyo hadii aadan hanuun lahayna ilahay shartaada hakugu koobo

  • @user-ez1pw2fr1i
    @user-ez1pw2fr1i Рік тому +4

    حسبناالله ونعم الوكيل

  • @nimcoali8911
    @nimcoali8911 Рік тому +4

    Subxaanallah Ilahay ha soo hadeeyo

  • @BanoodaMedia
    @BanoodaMedia Рік тому

    Waa talo wanaagsan. Jazaaka Allah khair.

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 Рік тому +1

    Subaxanalah nagtaan dabarka ayay goosatay wa in laga foogada nagtan markay ninkeedi gaal karacday ayan ogaday Inayna khayr kasoosocanin

  • @fadumaabdullahi5090
    @fadumaabdullahi5090 Рік тому +3

    Subhanallah 😢😢

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Рік тому +4

    Horayba warkeeda way u Cadaysatay

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr Рік тому

    Allah ayaa sheegay sideey rabaan ilaaa kaa helaaan inaa sidaa rabto ka heleynin

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 Рік тому

    Naagtaan waa musiibada aduunka xaqiiqdii waa wax laga xumaado subxaanallah allow Hana fidnaynin

  • @SohanMahdi
    @SohanMahdi Рік тому +5

    Subhanalah

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому +8

    Subxana Allah

  • @shamsaabdulle5985
    @shamsaabdulle5985 Рік тому

    Xasbunaallah wanicma wakiil. Allah naga badbaadiyo fidnadaan. Aamiin Ya Allah.

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Рік тому +1

    Aduunyo jeceyl iyo diin xumo ayaa ku kalifay inay qawmu Luud xayeysiiso Subxaana Laah Allah ha soo hanuunsho

  • @fatimaduale7068
    @fatimaduale7068 Рік тому +2

    Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin Maansha alaah shiikh Allah haku xiftiyo aakhiro iyo aduunba biidmilaah ilhaan iyo intii kale ee aduun yadu jiidatay Allah ha soo hanuunsho hadii uu hanuun ladoonay hadii kalena Allah sharkooda hainaga xijaabo dhamaanteena Allah xaqa hainagu sugo Allah ayaa awood isug naataye aamiin biidmilaah

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Рік тому

      Hakad, joogsi iyo waxaas miyaanad aqoon?

  • @hamdiali3480
    @hamdiali3480 Рік тому +14

    ilaahay hana sugo

  • @halimafamily7348
    @halimafamily7348 Рік тому

    Sh جزاك الله خير

  • @ikraammohamedali9998
    @ikraammohamedali9998 Рік тому

    Acuudu bilaahi Mira sheydhaan rajiim

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 Рік тому +4

    Subxanallaah yaa Allaah Akhiredii wexey ku iibsatay Aduunyo si ay cod u hesho subxanallaah 😳

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 Рік тому +5

    Subaxanallah

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Рік тому +1

    Subxanallah Allow na Astur Akhiro iyo Aduunba oo nagu sug Jidka toosan,

  • @abdisalamsalam2648
    @abdisalamsalam2648 Рік тому

    Sheikh thanks Mashallah

  • @MOGADISHO2020
    @MOGADISHO2020 Рік тому +23

    naagtan faataxo haloo maro insha allah waa shaydaamad oo gaal ah

    • @abdirahmantallman2263
      @abdirahmantallman2263 Рік тому +5

      Ficilada ay Samayeso ma ahan kuwa wanagsan diinteedane khatar bay kujirta lkn wali mahayni gaalnimo cad meelay kusheegatay ama ku dhawaaqday bal aan culimada udayno haday gaalnimo kudhacday ama ku gaaloobayso wixii xugmin ah

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Рік тому +2

      @@abdirahmantallman2263 waa gaalnimo zhp dhaqankaasi oo manta xadkii islamka waa ka gudubtay

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Рік тому

      @@abdirahmantallman2263
      Dad andin heysan oo dhakhan xumuh ubararey oo
      Calan ukhatay bey kubirtay
      Oo haday u ololeynesoh waa lamid oo waxeey sameynayan bey ralih katahay
      Haday katubad kenin ooy kuh dhimato waa lamid iyagah ilhaan cumar

  • @qadramohamedmuuse9730
    @qadramohamedmuuse9730 Рік тому +3

    Subxanallah Subxanallah subxanallah Subxanallah Subxanallah

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Рік тому +1

    Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun

  • @aslidhaladali2573
    @aslidhaladali2573 Рік тому

    Allah ha Soo hanuuniyo meel fog bay taagan tahaye SubxanAllah Allah ha na fasahaadin yaa Allah