SIDAAN MIYAA NOO DAMBEYSAY ANAGO MUSLIMIIN AH SH UMAL O HADA AH & SH MUSTAFE O 6 SANO KA HOR AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • SIDAAN MIYAA NOO DAMBEYSAY ANAGO MUSLIMIIN AH SH UMAL O HADA AH & SH MUSTAFE O 6 SANO KA HOR AH
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung

КОМЕНТАРІ • 465

  • @khairakhalid6083
    @khairakhalid6083 Рік тому +24

    Viva Sheikh Mustafa very educated and calm. ManshAllah

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 Рік тому +4

    Ilahayow xaqa na wafaji

  • @issamohamed9757
    @issamohamed9757 Рік тому +5

    Gender refers to socially constructed roles and sheik Mustafa has really given the correct definition.

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 Рік тому +10

    Ma’am shaa Allaah
    Slow culimadeena xafid oo cimrigooda dheeree

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w Рік тому +25

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 Рік тому

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @Machadka-Alzabuur
    @Machadka-Alzabuur Рік тому +2

    D.4aad | 9ka alif somalida |REEB KA | السكون| | القاعدة الصومالية |Maclin mustafa
    👇
    Kanaalkeenan ka daawo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Рік тому +10

    Allaha ha u naxariisto Somalia 😢😢😢😢😢😢aamiin yaaaaa Allaha

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 Рік тому +5

    Jazakallah Sheikh Dulmi Diid

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 Рік тому +10

    Xasbuna Allaah wanicmal wakiil😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @ahlulquranahllulah123
    @ahlulquranahllulah123 Рік тому +4

    Shukran Akhii Dulmi Dulmi’diid umada waxyaba waxtar leh ayaad usoo gudbisaa Allah kubarakeeyo culamadeynana Allah inoo’xafido Aduun iya Akhiraba Insha’allah
    Kumasii jireyno dhibaatoyinka nocaan cml Ah mar un wankabixin donaa

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 Рік тому +4

    Yaa Allaah , yaa Rabi yaa qaadir , Qwiyo , waduud Aloo Madaxda waxaan nGQabo

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 Рік тому +9

    Passport 10 ka hor qaatey gender ku qorneed gender qaniis maha waa isku macno hadi dhinac arabi la aado sheeq umul hada mu arkey Passport marku farmaajo heyste ma arkin miyaa

    • @leiladagane
      @leiladagane Рік тому

      Aniga xita sidan u aqano, gender wa either female ama male ,,,sex nah wa un female ama male, marka wlhi ma aqano

    • @kamildiagnosticcenter3868
      @kamildiagnosticcenter3868 Рік тому

      GENDER MACNAHEDA SOO FAHAN, MUHIIM MA AHAN WAQTIGA LA ARKE EE MUHIIMADA KELIYA AYAA AH IN MACNAHA GENDER LAFAHMO UBAAHAN

  • @caishobintu5134
    @caishobintu5134 Рік тому +9

    Subhanalah ilahow nabadbadi yarabi

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Рік тому +4

    Yaaa alaaah aduuun ka waa yaab alaha naxafido yaarab👍🏽

    • @iracymartins1432
      @iracymartins1432 Рік тому +1

      Geli geli geli geli geli geli geli geli. . gelid. 🙏. Congregação cristã no Brasil.

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Рік тому +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا ورزقنا واهديناء واعفينا واعف عناء وزدن علم وخيرا وسعة ورزقنا بحسني ختمة برحمتك يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم اللهم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @hassanamin3154
    @hassanamin3154 Рік тому +8

    Subxaana Allaah ☝️
    Yaa Rabbi

  • @SafiyaMuhummad
    @SafiyaMuhummad Рік тому +4

    أجزاء الله خيرا الجزاء

  • @Netka_Media_Production
    @Netka_Media_Production Рік тому +4

    Viva sheekh mustafe xafidahullaah aqoon-yahan indheer garad ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Рік тому +6

    SUBXAN ALLAH ALLAH hayow no gar gaar

    • @iracymartins1432
      @iracymartins1432 Рік тому +1

      Geli. . gelid. 🙏. . Congregação cristã no Brasil.

  • @halimaawed3097
    @halimaawed3097 Рік тому +3

    Nacam wax ka geyso uun waa dhagar la inoo maleegay Marin habaabin xun marka qofkastoo somali ah diintiisana rumaysan oo ku dhaqmaya waa waajib saaran inuu ka xumaado wuxuuna ka gaysto❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caaishaxaaji5850
    @caaishaxaaji5850 Рік тому +2

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم لا اله الا الله محمد رسول الله

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Рік тому +2

    Wallahi waa yaab madaxa waynaha ayay ka dhaadhiciseyba galadii yaab

  • @zahrafaqhi9195
    @zahrafaqhi9195 Рік тому +9

    إنالله وإنا إليه راجعون
    لاحول ولا قوة إلا بالله
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    اللهم لا تاخذ نا بما فعل السفهاء منا
    Somaaliyeey Alaanoo maqan
    Iskutashada dalkeeni gacmo
    Shisheeye ayuu galay

    • @iracymartins1432
      @iracymartins1432 Рік тому +1

      Congregação cristã no Brasil 🙏.

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Рік тому +1

      Wadanka waa loo tashtay wada kii qaniisayay ka dhigeen madax ku dheega

  • @HalimoAbdi-et3ts
    @HalimoAbdi-et3ts Рік тому +7

    Subxanallah Allow inaga qabo kuwan tahalukeysan😢

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 Рік тому +1

    Shukaran yaasheikh allaah noo xafido culamadeena❤

  • @shugrishacaniaxmed6394
    @shugrishacaniaxmed6394 Рік тому

    Subxaanallah 😭 😭 😭 😭 subxaanallah 😭 walhi waa arin laga arga gaxo hadana lala waasho waxaanhay dad madax doodi sidaas u bahdilayso lkn raxmaanka nala jira oo uma diisa myslimiintaa badbaad sanaayoh alle hanaga xafido dhamaan xumaan oo dhan mid kastoo shar wadanah allow naga hay aaaaamiiin Aaaaamiiin Aaaaamiiin yaarbi raxmaan 😢😢😢😢😢 oo aniga sheikh walhi waxaan oo la sheegayoo dhanba maantaa iigu horayso waxaanan ogahay in ay jiraan dad ila mid ah igana sii daran caalamkoo dhanna ka dhacsan io meeshu maraayoh oo waxa ubaah hanahay in quluubteena na looga ilaa lio wasakhda noocaan oo kalaaah baasa boor baanan aqoon wax ku qoran baa nan aqoon wax uu ku saab san yahay io wax lugu qeexay io waxa uu ka hadlaayo baanan aqoon dawlad io meel ay maraysaanan la socon caalamka io wax ka dhex socdanan aqoon Allahu akbareeeey marka sheekh waxaan ku lehay aniga ka shaqsi ahaan anigoo afka umada soomaaliyeed🇸🇴 ku hadlaayo ninkaasi waxaasi ku hadlaayo oo madax way naha sheeganaayo bilaa qajilaad hadanah halaga qabto dadka soo maaliyeed oo waxaasi wasakhdaa ee alle uu san raaliga ka ahayn u soo jiidaayo shacabkiisa, asiga haday ka qabatay reerkiisa hala aado waxaasi lkn anka ha nagala tago waxaas allena haka cabsado.

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Рік тому +2

    Subxanallah allow nagabadbadi walahi somali weyudamate madaxweynihidana ayabo waxas mesha lafadiya allow ugargar adigaboqor ah Amiin yarabi

  • @user-fy2eh2hm4c
    @user-fy2eh2hm4c Рік тому

    shq uml wuu saxanyahay
    ماشاءالله

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 Рік тому +2

    Dulmi sideed u diidaa markaad 10 sano wax la soo dhaafay aad adigoo reer ceyrsanaayo aad maalinba malinta ka danbeeyso aan arkeeyno halka aad u siqeeyso Allaah waa ku arkayaa dadkune waa uluul caqli kuma moogo hoowshaada ee is waafaji magacaga iyo dhaqankaaga!

  • @ashoomars.1152
    @ashoomars.1152 Рік тому +2

    Subxan Allah
    Waa war laga xumado

  • @user-dm4dk5up7d
    @user-dm4dk5up7d Рік тому +5

    Jizakalaahu qeyran alaha nugu anfaco maadaama aat inoo faa ideysay adogane ajir iyo xasanaat aaha kaa siiyo baarakalaah❤❤❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому +7

    Kuwaan Allah wanaajiyo, madaxda,Allah wanaajiyo

    • @iracymartins1432
      @iracymartins1432 Рік тому +1

      Geli. . Gelid. .🙏. . Congregação cristã no Brasil.

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Рік тому +3

    Wall dulmi diid ❤❤❤❤ alle haku xafiido

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Рік тому +4

    Jazaakallahu kheyran wll

  • @maryanabdi4200
    @maryanabdi4200 Рік тому

    Waa khaladba in aynu kalmadahaa kala doorano maamulka inaga masuulka ahina ma fiicna inay dhaqanada xun ay meel mariyaan, hadiise ay xoolo ama darajo ku doonayaana iyagu ha u tagaan oo yaana waxba naga siin dhalinyaradana waxaan Alle uga baryeynaa inay Diintooda ilaashadaan si ay aakhoto darajo u helaan Allah hayna xiftiyo aamiin aamiin

  • @mustafadiriye8736
    @mustafadiriye8736 Рік тому +3

    Sex refers to “the different biological and physiological characteristics of males and females, such as reproductive organs, chromosomes, hormones, etc.”
    Gender refers to "the socially constructed characteristics of women and men - such as norms, roles and relationships of and between groups of women and men.

  • @user-me1dj9wd5f
    @user-me1dj9wd5f Рік тому +3

    جزاكم الله خير الجزاء يا شيخ
    بارك الله فيكم وأكثر أمثالكم

  • @eydiidyussuf
    @eydiidyussuf Рік тому +1

    Subxanallah

  • @zaki_boy02
    @zaki_boy02 Рік тому

    Jaskumallhu kheyra sheikh maxamed

  • @saidrooble5076
    @saidrooble5076 Рік тому +2

    Asc dulmidiid maxaad afka gacmaha usaarataa iyo madaxa

  • @ruqiyoxaydar7667
    @ruqiyoxaydar7667 Рік тому +1

    Subxaanalaah war umadan yaa umaqan

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr Рік тому

    Sheekh Umal ma waxa uu nooqday kooxda tidhaa FOGEEYA oo like saara?

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv Рік тому +3

    Culumadaa allah dhowr dhamantood

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 Рік тому +3

    Barakallah fiik, dulmi diid shawo wanaagsan baa qabataa Allah waqtigaaga iyo camalkaaga ha kuu barakeeyo.

  • @liilbaliil5001
    @liilbaliil5001 Рік тому +3

    Culimadeena sharafta leh alaha cafido waxaa ila yaab ah bastaporka miyaa cusub hore maxaa loogu sheegi waayay mise waxkale ayaa khaldan

    • @Ali-xk1wr
      @Ali-xk1wr Рік тому

      wax baa qaldan sxb, wadaado munaafiqiin ah ayaa soo baxay!

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Рік тому +2

    🥺🥺🥺 🥺🥺 ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

    • @fardowsoabdirahman2620
      @fardowsoabdirahman2620 Рік тому +1

      Runta hadey tahay xagee qadka ka heshsy sideesa talefan Aadan laheyn wax lagugu soo diri

    • @TartiibkaSA
      @TartiibkaSA Рік тому +3

      @@fardowsoabdirahman2620 my sister kaliya U duce walalkan Haddii aad dooneySo in aad Caawisana Wac number-kaas kadibna weydi su'aalahaaga balse halkan haku weeydiin wax ka hor istaagaya dadka kale in ay Caawiyan mahadsanid

    • @saynabyusuf2889
      @saynabyusuf2889 Рік тому +1

      Wll xaaladaad kujirto alle wayne hakaasaaro soomaliyeey wiilka caawiya

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 Рік тому

    Maashallaah sheekha mustafe waa sheekh aragti fog 6sano kahor ayuu kahadlay

  • @hasanqorane764
    @hasanqorane764 Рік тому

    Exactly

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA Рік тому +9

    subxaannallaah subxaannallaah walaahi waa nasiib daro 😡😡😡😢😢

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 Рік тому +2

      Wadaadan wada Qabiil maxad uga hadli weydeen 5ti sanno Farmaajo joogay

    • @user-gr4qg5zm1d
      @user-gr4qg5zm1d Рік тому +3

      ​@@rafiq5722Istaqfur ALLAH u towbad keen DIINTA ALLAH SUBXAN ALLAH SUBXAN ALLAH
      Culumada ha u gafin ALLAH DIINTA ALLAH in la difaaco waajib na saaran

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Рік тому +1

      DAD IN LA CEEBEEYO KALIYA MIYAAD KA SHAQEYNEYSAAN

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 Рік тому +2

      @@user-gr4qg5zm1d waa runtay wadaadada marku Xasan xilka qabtay mey Diinta barteen mise pass ka hada la sameeyey waa Awr ku kacsasho

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Рік тому +4

    Wax walba alaa og kii asagoo og haday dambi noo horseedaan illahay hanaga qabto aamiin

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Рік тому +6

    Hadad adigu daacad tahay maxaad sawirka sh Mustafa aad ❌ usaarta😳
    Adiga DIB isugu laabo inta adan wax sixin😮

  • @AxmedSiyaadcali
    @AxmedSiyaadcali Рік тому

    Illahey hano sahlo dowlad kitaabka alle nagu xukunto subxaanallah

  • @AbshirMohamed-le4jf
    @AbshirMohamed-le4jf 3 місяці тому

    Gender refers to the social, cultural, and psychological attributes, roles, behaviors, and identities that different societies consider appropriate for men, women, and individuals who do not conform to the traditional binary understanding of gender. Gender is different from sex, which refers to biological characteristics assigned at birth. Gender can be fluid and is influenced by societal expectations, norms, and beliefs. It is important to recognize and respect diverse gender identities and expressions.

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 Рік тому +2

    Subxaana Allah

  • @Muuminsalaxbare-sw9kk
    @Muuminsalaxbare-sw9kk Рік тому +5

    Asc aniga waxay ila tahay gaalo laysu dhiibo oo ay ina maamulaan dhaqan ahaan iyo fikir koodana loo yeelo ama
    Loo socod siiyo . muumin bare.

  • @HamdiMahamed-xo1md
    @HamdiMahamed-xo1md Рік тому

    Wscm Alle khayr hasiiyo sheekh iyo culimadaba dhamaanba

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Рік тому +6

    Waa in laga bedelaa magaca
    Gender laguna bedellaa sida ugu dhakhsaha badan insha allah
    Waana lagu celiyaa wixii hore ugu qoraan jiray.

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 Рік тому

      Oo ma sex ha lagu qoro baa la
      Leeyahy dee mayna ka fiicanyn gender

    • @Wllsamafale
      @Wllsamafale Рік тому +2

      @@maproukamahamed4464wax a lagu shegaye dhan inte ka maren dhadhanow

  • @user-dm4dk5up7d
    @user-dm4dk5up7d Рік тому +3

    Xasbiya alah wanicmalwakiil

  • @mulkimuhammed9385
    @mulkimuhammed9385 Рік тому +15

    subaxanaAllah 😢

  • @cabdicumar7919
    @cabdicumar7919 Рік тому

    Sh mustafe leader sheikh

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 Рік тому

    Xasan shiikh waxa uu kudhaqmaayo waa wax qofka caqliga usaaxibka ah uusan ku dhaqmin waa ninkii yiri wan kufaraxsanhy marlaab inaan xilka qabto waa guul aan gaaray haba dhehee muxuu qabtay ama sokordhiyey qofku waa inuu isbedel layimaado marka labaad haduu masuul noqdo lkn anaga dadkeenaaba kasii hooseeya qof qabiil kutageeraayo ayaad arkee oo asagii ladhacaayo laqixinaayo ladhibaataynaayo war walalayaal alle halaga baqo umadii canshuur ayaaa laga qaadaa min guri ilaa iyo dunaan iyo baabuur iyo tagaasiba hadana dhulkii iyo hantidii maguuraanka eheed qofkaas ayaaa lataageerayaa kawaran yaaa allah 😢😢😢😢😢😢

    • @madinoiman3508
      @madinoiman3508 Рік тому

      Midas maahan wax xasan ugaara waa wax masuul kasta ee xilka qabta somaliya uu sameeyo taa dhaliil uma noqoto xasan.
      Somaliya masoo dhawa inta dastuur dowlada kalle sameystay kashaqaynaya ee kitaabka asw lagarab marayo
      Iyo inta 4.5 wax ladhaho ka shaqaynayaan xilkana la iibsanayo iyo beeshaydu waxay xaq uledahay intasoo wasiir iyo xildhibaan iyo wasarad hebla beshayday ahay inay mamusho iyo WM.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Рік тому +1

    Innaalillahi wa Innaalillahi raajicuun.

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 Рік тому

    Waaa lalimaxaq warka sheikha

  • @hamdaaden1842
    @hamdaaden1842 Рік тому +1

    Subxanalah subaxanalah

  • @mustafeahmed3500
    @mustafeahmed3500 Рік тому

    Sheekh mustafe xafidulahaa

  • @kartoonafsomali
    @kartoonafsomali Рік тому +3

    Arayga gender wuxu so baxay 1975 sidisaba wana qof usan cadayn wuxu yahy tusale lab ama dhidig midu yahy lama garanayo.
    Sex wa nuca qofka wuu yahy rag ama dumar lkn wxan laybanahy 1975 ka hor ayan passport lahyn lkn sababta ubadalnay ayanan ogayn

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 Рік тому

    Subxaan allah culimada ilahay haxafido adigu hadaad tahay dulmi diid maxaad Shekh Mustafe uu dulmiday oo calamada udulsaartay ilahay kabaq

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Рік тому +2

    DULI WALBA OO QURUNA BAY MEESHA KEENAAN😊

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Рік тому +1

    XASSAN SHEKH SHADOYINKAN U QARANKA KU QAATAY, WAA SHAHAADDA SHARAF EE AQOONI MA JIRTO, DADKUNA WEY OGSOON YIHIIN.

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Рік тому +1

    Alle diiin taa hanafahan siiyo somali dad nucan ah ayaa no taliiyaan wayab

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 Рік тому

    Dulmidiid wuxuu adeegsanayaa culumada Soomaaliyeed si uu fikradiisa khaldan u meelmariyo , si ay u dhexgalaan macnaha luqad aayaan aqoon iyo khibrad takhasuseed ee asalkiisa u lahayn, cajiib!

  • @user-jv7lw2qr1c
    @user-jv7lw2qr1c Рік тому +1

    Xanun ayaa idinku dhacay xasan sheekh

  • @SaytuunWarsame-tq8gu
    @SaytuunWarsame-tq8gu Рік тому +2

    Alllaha haanuuniyo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому +2

    Medexda wasakhada ah, Allah nadhaafiyo.

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 Рік тому

    Inaalilahi waa illahay rajucuun. Siyaasiinta Somaliyeed lacaago bee kadortan diinta iyo daqanka islameed

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh Рік тому +2

    NINKA LA YIDHA SHEEKH UMMAL MAAHA SHEEKH XAGGA DIINTA U GOAY E WAA SHEEKH UL QABIIL MAXAAYEELAY MAGACA GENDER WAXAA LA BILAABAY XILLIGII FARMAAJE, HAYEESHE XILLIGAAS UMMAL KAMA AANU HADAL ARRINTAN IYADA AH !!!!!!!!!!!!!
    MIDDA KALE, MARKII DAGAAL-OOGAHA LA YIDHAA GALA DAGAALKA UU ARGAGIXISADA IYO KHAWAARIJTA UGU YEEDHAY DAGAAL INAY BILAABAAN MAGAALADA LAASCAANOOD UMMAL WUU TAAGEERAY DAGAALKAAS IYO DHIGAAS AY DAAFINAYAAN ARGAGISADU.
    WAA LAGA WARQABAA TAAKULADA UU SIYO ARGAGIXISADA ARRIN IYO ADUUNBA AH.
    WAXA LA HAYAA VIDEO ISAGA IYO NIMAN KALE DIINTA KU QADHAABTA OO DEEQO U URURINAYA ARGAGIXISADA KA DAGAALAMAYSA MAGAALADA LAASCAANOOD !!!!!!!!!
    SU’AASHU WAXAY TAHAY WAXAAN UU MAANTA SHEEGAYO MUXUU U SHEEGI WAAYEY XILLIGII FARMAJE !!!!?????!!!!!??????
    XIKMAD SOMALI AH BAA ODHANAYSA “FIQI TOLKII KAMA JANNO-TAGO !!!!!!!
    Gun iyo Gabgabo: Sheekh UMMAL waa Sheekhul qabiil

  • @hareed114
    @hareed114 Рік тому +1

    ❤S ex waa meshaa Dagan tahy macalin lkn somalidu inta ceebta ah bay kubooda tusaale galmudug : de waa galmo inta ugu horaysaa lkn loolama jeedo sidii lamodayy❤

    • @Ooglepoi
      @Ooglepoi Рік тому

      Oo galmo miyaa ceeb ah,
      U jeedka Laga hadlayo maahan galmo bro

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому +3

    We have to stop ,subxana Allah

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Рік тому +1

    Subxanallah Allahuma najayna
    Fii kuli fitna

  • @sharmaabdi6062
    @sharmaabdi6062 Рік тому +4

    Aniga waxa ila roon sexy iyo genderba in laga tago oo lagu qoro male or female lab iyo dhidig aba lo jeda mxa labadas no geye ❤❤

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Рік тому +5

    Subxanallaah 😢
    Waa badow aan waxa ka fakerin yaahuuu

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 10 місяців тому

    Subxnaal allah

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Рік тому +1

    Ilahey ka cabso warkiina daaya

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 Рік тому

    Waa she/ he. Qownu luudhimo ka dhex muuqata

  • @user-rm5jr3vz1c
    @user-rm5jr3vz1c Рік тому

    Allaahu akbar madaxda soomaaliya waxaymareysaa cagtii joogsanweysaa marbaayceeblakulantaa waxaanjecelnahay qaladka inlasoxo culimadana alle hanooxafido waa hogaankeena

  • @fahmahaji_abdi5517
    @fahmahaji_abdi5517 Рік тому +7

    Asallaamu Calaykum: Gaajo wax walba way kugu kalifaysaa,Ogow arsaaqda Illahay ayaa bixiya kuna eegaya xaalkaaga og ee dulqaado. Insha Allah wadanka deen baa lagu dhaqidoonaa ee Illahay toobad aan weydiisanno.

    • @iracymartins1432
      @iracymartins1432 Рік тому +1

      Geli geli geli geli geli geli geli geli. . gelid. . .🙏. . congregação cristã no Brasil.

    • @mohamudshukri565
      @mohamudshukri565 Рік тому +1

      WADAMADA Africa ee passport kowda ku worthy #Sex waa wadamo hodan ah sax ianga somLi ah Inaga hodan sanyihin Indiana faqribaanhay pravo. Waa caqligaaga hooseeya.

  • @libanshire1661
    @libanshire1661 Рік тому +1

    Shaydaanka iyo shiikha waan kala garan weyney
    Kan waa labadali karaa balse shabaabkii umul shalay keenay muxuu uga hadli la,yahay

  • @dadir13505
    @dadir13505 11 місяців тому

    Umul afgaduud wuu is mahdiyay wax walbo wuxuu rabaa in asaga amar laga qaato. Waxase ugu daran wuxuu haystaa MURIIDI yaal badan oo iska aamina wuxuu u sheego

  • @bolididweb23
    @bolididweb23 Рік тому +1

    Xasbunallahi waa Nicmal wakiil

  • @abdilkhaaliqomar9370
    @abdilkhaaliqomar9370 Рік тому

    Wadaadki 4 xaasole magaciisa ayaa iga manage ayaa arintaas mudo badan kahadlaayey

  • @cabdishakuurbare3375
    @cabdishakuurbare3375 Рік тому +1

    Suxaanalaah

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 Рік тому

    xassan amuu fahan saneen wax hubsada sheekh mustafa wuu aqristey xassan amuu aqrisanin uusan fahan saneen hafududaanina

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 Рік тому

    Walaaaal waxaa ka qaldan xasan sheekh Diin laga saarey Marka. Vies raafdo

  • @Kendndnd
    @Kendndnd Рік тому

    Shiekh umul waa qabyaaladiste weyn adna shiiqow haku darin

  • @aslidhaladali2573
    @aslidhaladali2573 Рік тому +2

    Wax cusub maaha waligiiba wuu ku qornaa Maxaa looga dhigayaa wax cusub

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial Рік тому +1

    Norway ayaa soo daabacday passport ka somaliga ah madaxweyna xasan sheekh waa uu ka horeeye asagana ma amrin in lugu qiro gender ee eeda hala daayo

  • @abdirisaqabdulahi6194
    @abdirisaqabdulahi6194 Рік тому +1

    Asww Shikh Waa sax laakiin wadankaan Canada passport Leeds’s waxaad xaq u laadahy in aad an ku qorin meesha aad ku dhalaty waxaana sidaas loo sameeyet Koofiyad yarta daraadood ha dii diyaarada la qafaasho oo fadlan laga qaado oo la ogaado loofas yarta in ladilo ayeey ka baqaayaaan passport keena soomaalia parlamanka yaa bedeli kara waa qasab wax aan diinteena Waa faqsaneyn ma Lagu qorikaro

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Рік тому

    Either the male or female division of gender,khaniis labeeb qashin oo dhan, discussed.

  • @mathex9
    @mathex9 Рік тому

    Sheikh Umal is highly educated vices our ignorant President May Allah show him reality. Please check below
    Main article: Gender
    Dictionary definitions
    [icon]
    This section needs expansion. You can help by adding to it. (March 2023)
    In the Oxford English Dictionary, gender is defined as-in a modern and especially feminist use-"a euphemism for the sex of a human being, often intended to emphasize the social and cultural, as opposed to the biological, distinctions between the sexes", with the earliest example cited being from 1963.[65][needs update] The American Heritage Dictionary (5th edition) states that gender may be defined by identity as "neither entirely female nor entirely male"; its Usage Note adds:[66]
    Some people maintain that the word sex should be reserved for reference to the biological aspects of being male or female or to sexual activity, and that the word gender should be used only to refer to sociocultural roles. ... In some situations this distinction avoids ambiguity, as in gender research, which is clear in a way that sex research is not. The distinction can be problematic, however. Linguistically, there isn't any real difference between gender bias and sex bias, and it may seem contrived to insist that sex is incorrect in this instance

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Рік тому

    Sheekayga way ogyahiin ee waxa ugaynaya iiman xumo iyo waxoogaa dhaqalo aad ka heshid ma oga ilaahay inuu rasaaqo subxanalaah