NINKII XAASKIISA KU QABTAY ARIN NAXDIN LEH ASAGOO MUDO KASHAKISANAA XATAA CARUURTAY UDHASHAY INUU😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

КОМЕНТАРІ • 94

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 4 місяці тому +11

    Likena wad iga haysaa halkana wan kula soo gaadhey ayaney gabadh samir bdn bn ahay 😂

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  4 місяці тому +1

      Jah waa kuuqiray qaalidayada

  • @sawayoali9907
    @sawayoali9907 4 місяці тому +2

    Thanks walashey very interesting true story

  • @faadumosiidcali8262
    @faadumosiidcali8262 5 місяців тому +5

    Habar yar wlhi comanti gaan waxaan kuu so qorayaa anigoon qisadaan dawan waxan hada dhagesanayay video gaan kii ka horeyay ee qisada miina anigoon hada dukaty alx marka wax yaabo badan kaa fa iday hada xitaa Mar horay wlhi mahad sanid ❤❤❤❤ wlhi mudo 3 sano ku dawadaa

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 4 місяці тому +1

    ayaaney cimri dheer oo caafimaadleh ayaan kugu duceeyey❤❤❤❤

  • @CaaishoNuir
    @CaaishoNuir 5 місяців тому +3

    Mannta anaa uhoreya xitaa laykta lambar wan anaa ah seewaa

    • @Najminaa
      @Najminaa 5 місяців тому +2

      Comment iska fiiri walaga horeye 😂intas waiga kaftan

    • @CaaishoNuir
      @CaaishoNuir 5 місяців тому +2

      ​@@Najminaa alla ee Ani qof iga horeya maarkoyi bee

    • @Najminaa
      @Najminaa 5 місяців тому +2

      @@CaaishoNuir 🤓ok🤗🤣

    • @CaaishoNuir
      @CaaishoNuir 5 місяців тому +1

      @@Najminaa mahadsanid

  • @is-ui5di
    @is-ui5di 4 місяці тому

    Ayaan waa kula soogaarey❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @hamdibashirmohamud5961
    @hamdibashirmohamud5961 4 місяці тому

    gabadhas dad cadaw ah iyo mid jiran bahelay

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 4 місяці тому +1

    Acuudu bilaah dadka kuwa hantidada kgu rabaa ugu daran

  • @Farhia-
    @Farhia- 5 місяців тому +2

    Sidi balwadii ayaan waad iqabataaa😂❤

    • @MssEimana
      @MssEimana 5 місяців тому +2

      Ani maalinka dawaan waa iska dareema bun cml ii qabata😅😅❤❤

    • @MohamudAbdi-xu5sk
      @MohamudAbdi-xu5sk 5 місяців тому

      ani sidii qaxwadii cml ayey iqabata ayaan qalbi wanaag❤

    • @MohamudAbdi-xu5sk
      @MohamudAbdi-xu5sk 5 місяців тому

      teeda kle ani nin maahi yaah ay raxmo gaabo aaso indha weyn 😊

  • @Farhia-
    @Farhia- 5 місяців тому +4

    Ayaaney ani xajieyga 43/45 meelahas oo jiraa saas iitahyne nin oday guursatay ley dhahaa😂

    • @zamzammohamed4841
      @zamzammohamed4841 5 місяців тому +3

      Kula mid ban ahay xbbti isku da. Camal waye oday gursaty lay dhahaa

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  4 місяці тому +2

      45 oday maaha waa raga meeshuu ugu fcnyahay

  • @FardowsaHussein-w8f
    @FardowsaHussein-w8f 4 місяці тому +1

    Asc abayo wan kula so garaya like wan kusari

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 4 місяці тому

    Asc
    Abaayo sheekadii kale aaway

  • @Sihamali137
    @Sihamali137 4 місяці тому

    Wan ku sarey, wana kula joogey from beginning to end. Ayan qurux

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 4 місяці тому

    Samir iyo dulqad adiga wan ku leyhy quruxey rabi ha inoo kaa xifdiyo ❤

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd 4 місяці тому

    Waaa ku saryyyy halkna wakula so gary ayaaneyyyyy

  • @SugerGirl-ds8zc
    @SugerGirl-ds8zc 4 місяці тому +1

    Waan kula soo gaaray siz samarka iyo dulqaadka alaha noo badiyo.

  • @nadifaaden7619
    @nadifaaden7619 4 місяці тому

    Subaxaanallah xanun badana

  • @CawaleBoss
    @CawaleBoss 5 місяців тому +1

    Qalbi sethye xld ayaan dhemaaneye❤

  • @SihaamCabdisamad-q7w
    @SihaamCabdisamad-q7w 5 місяців тому +1

    Alah adunyada ilahay imtixan badana sidan qisoyinka udawanayay gurkiba cabsi yaan kaqaday ilahay wax noloshena sameynqaldan kuyesha waxnogumadaro waxwalba waqoral xag alekayimado ilahay musibo qorta nomagaliyo😢😢

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 5 місяців тому +1

    Ayan quruxay duhur wanagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @RahmaMohamed-v7o
    @RahmaMohamed-v7o Місяць тому

    Marki hore maxaa loo baari wayey caruurta

  • @fardowsahussein8048
    @fardowsahussein8048 4 місяці тому +1

    Waa kula dhamaystay guulayso wll

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 місяці тому

    Ayaanay abayo asxabta iyo adigaba waxan idin waydisanaa duco insha Allah muraad ayaan leeyahay ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲waana idin mahad celinaa

  • @DaniaMohammed-c4u
    @DaniaMohammed-c4u 5 місяців тому +3

    Asc ayaan

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 4 місяці тому

    Ciil badanaa lkn ayaaney ninkii iyo naagtii lacagtii dhacalka ma heleey wa ayaga ku direy xaskiisa dhaxal dartiiisa

  • @FarhiyaAdowsiyad-xk3ge
    @FarhiyaAdowsiyad-xk3ge 4 місяці тому

    Ayaaney waligeyba qabyo ugama tago markaan ku dhageysanaa

  • @Yasmina125
    @Yasmina125 4 місяці тому

    Mahadsanid gacalo ayaaneey waan dhameestay maba dhicin muqaalkaada ah inan dhameeysanin waligeed❤❤❤

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 5 місяців тому +1

    Wsc ayaan cdey m.a waaaan kula soogaaaaarey ayaney ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 5 місяців тому +1

    Wlhi ayaan funny ayatahat❤❤❤

  • @MssEimana
    @MssEimana 5 місяців тому +1

    Wuuuuw ayaanteydi anoo niyada kugu haayo aa youtubka fiiriye videoga iga soohorbaxe wallhi waafarxey niyada maa igala socote indhoweyney😅😅❤❤❤❤❤

  • @SuusanMahdi-qg4gm
    @SuusanMahdi-qg4gm 4 місяці тому +1

    Sukayna my name❤😂faraxda ban is kla garan wayey markad sukayna tidhi

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +3

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW

  • @Umeeymo-z3q
    @Umeeymo-z3q 4 місяці тому +1

    Abayo mcn wauqalata queen ❤❤

  • @Najminaa
    @Najminaa 5 місяців тому +1

    Asturan Ala ayaney abyo wlhi hada niyda kugu haaye ano UA-cam waregayo vedio gaga sogalay hawada mahadsanid xbbti alpi 👍🥰

    • @MssEimana
      @MssEimana 5 місяців тому +2

      Same nhy mcney😂❤

  • @ابال-ن8م
    @ابال-ن8م 2 місяці тому

    Wa kula so garay😅 intan

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 місяці тому

    Ar waxay aragtY duqeyda 😂😂😂😂

  • @MohamudAbdi-xu5sk
    @MohamudAbdi-xu5sk 5 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير

  • @Vivienne120
    @Vivienne120 4 місяці тому

    War marka horeba wax duqobay o labolabo kasta ula iman kara o hdana shurudo wato o gacan qaad bdan iney gursato maba ahayn

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 5 місяців тому +1

    Wcs abaayo macan

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 4 місяці тому

    Wcs abyo ayanah❤❤

  • @FARHIYAFARHIYA67
    @FARHIYAFARHIYA67 4 місяці тому

    Asc ayaan goobdoon waan ku seray

  • @Asmamohamud1424
    @Asmamohamud1424 4 місяці тому

    Keep going ❤❤ayaan qaliyey🎉❤

  • @SuhaylaSuhayla-gb4mc
    @SuhaylaSuhayla-gb4mc 4 місяці тому

    Maanta waa maalinki ugu horeeye magaceyga maqlo sukayna 😁

    • @ZahruujAli
      @ZahruujAli 4 місяці тому +1

      Adi waa suhayla ayadana waa sukayna😂dhagool

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 4 місяці тому

    Wan kula sogadhay

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 4 місяці тому

    Gabar Dulqaad Badana ahay Intane waa Kula soo Gaaray Likena Waa Noo Saaray Ayaan Teyda❤

  • @AdnoXayir-cc3go
    @AdnoXayir-cc3go 5 місяців тому +1

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 4 місяці тому

    Lacag darteed u dhibaatey intaasoo qofood,Ilaahoow balaayo ha nagu salidin.Iimaan la aanta wa sheydaanimo.

  • @Saharo-t8b
    @Saharo-t8b 4 місяці тому

    Ayaan qurux qisoyinka. Cabsida nosoceli

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 5 місяців тому +1

    Wcs ayaan ❤

  • @ZamzamAxmed-d7r
    @ZamzamAxmed-d7r 4 місяці тому +1

    Wan kusaray

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 місяці тому

    Ayaanay wankula soo gaaray aadban ufuqad badanahay sax

  • @ubaxabdi6287
    @ubaxabdi6287 4 місяці тому

    Aniga kaygu waa 37 anigana 28ayan jiraa

  • @RfhfdghhFggfdth
    @RfhfdghhFggfdth 5 місяців тому +1

    Asc❤❤❤❤❤

  • @NastexoAxmad-p9u
    @NastexoAxmad-p9u 4 місяці тому

    Asxbta ayan maxa kawadidin muqalka waxa dawaday 1859 qof waxa like sarana xita madhama 8 boqol blz gabadha gor halo qado 🙏🥹

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 4 місяці тому

    Ayaaney Su,aal Aan ku weydiiinaa Oky Hoyada Carabta Ah Umu Maido cml Hadii Lugu yeero Gabdhihii Kalana Sooma Maseeraayaan

  • @fowsiaabdullahi9370
    @fowsiaabdullahi9370 4 місяці тому

    Fabio ha dhihin fobio dheh

  • @KadogoArumtidi
    @KadogoArumtidi 4 місяці тому

    Ayaan may Allah give you
    This year A girl ❤😢

  • @LeyloSiyaad-e1y
    @LeyloSiyaad-e1y 4 місяці тому

    Ayaney wankula sogaray

  • @SihaamCabdisamad-q7w
    @SihaamCabdisamad-q7w 5 місяців тому

    Wakulasoga Ray waxanoqday qofki todobad ee likta sara

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 3 місяці тому

    ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @HiboDjama-g7y
    @HiboDjama-g7y 4 місяці тому

    Wan kusaray abayo

  • @Hanigaraad-c1e
    @Hanigaraad-c1e 5 місяців тому +2

    Somaliland guul hanoolaato hadaa reer somalilander tahay please follow isoo dheh

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 3 місяці тому

    Your comnents os too much

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 3 місяці тому

    Ma wacdi ayaad no wada mase qisoo,

  • @AyaanAbdullahi-ph9ol
    @AyaanAbdullahi-ph9ol 4 місяці тому

    😂😂😂

  • @FadxaqaliMarwo
    @FadxaqaliMarwo 4 місяці тому

    Ani odaygagu waa 30alx ana 22 ilahay baaa mhd usugnaaty nin wyn cidna ma fahmi karto

  • @nasroahmad-kr5yl
    @nasroahmad-kr5yl 3 місяці тому

    ˢᵘᵇˣᵃⁿᵃ ᵃˡˡʰ

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 4 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @umucabdinasir4592
    @umucabdinasir4592 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @futdc624
    @futdc624 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fafumomohamednoor
    @Fafumomohamednoor 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤