MACALINKII AY JECLEED❤ MARKUU SXBTEED JECLAADAY OO GUUR KADALBADAY MAXAY KUSAMAYSAY LADIIFA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 49

  • @kamalali79
    @kamalali79 11 місяців тому +4

    السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا

  • @subeydocabdiSubeydo-ov8lr
    @subeydocabdiSubeydo-ov8lr 11 місяців тому +2

    شكراً لك يا اختي

  • @kamalali79
    @kamalali79 11 місяців тому +5

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 11 місяців тому +5

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 11 місяців тому +3

    Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +5

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt Рік тому +4

    Anaa uhoreeyo maanta

  • @Farhia-
    @Farhia- 11 місяців тому +2

    Wllhi marwalbo oo salada tukado waxan ku duceyata ilahhow adoonka waxd siisay qalbigayga hayga raacsin ilahow xasidnamada qalbigeyga heyga galin 🥺

  • @SafiyoUdgoon693
    @SafiyoUdgoon693 Рік тому +3

    Part 2plz

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 11 місяців тому +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz Рік тому +3

    Wcz Ayaaney mhdsnd byo mcn ilhy hano dambi dhafo dhamnten 🤲

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad 11 місяців тому +2

    Wuuw macan badana he qisada qiso lama dhikare hadane waxaba ka helay sida halmar faka tax noga dheyso bart 2 hano ahato laso fako habo quruxey ku jecliya

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +3

    Ayaan qurux masha Allah Alle hakuxafido Qaali ❤❤❤❤❤

  • @nimcoqulub4250
    @nimcoqulub4250 11 місяців тому +3

    ❤❤❤

  • @Naima-43
    @Naima-43 Рік тому +3

    Duhur wanaagsan qado wanaagsan ayaan iyo azxabta channelka ❤

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd Рік тому +3

    Shurkan abaayo

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen Рік тому +2

    Asc abyo abyo ayanah seithy❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Рік тому +2

    Mash allah ❤

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Рік тому +2

    M.a ayaan teeyda ❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 Рік тому +6

    Our queen 👸 thank you ❤

  • @Naima-43
    @Naima-43 Рік тому +3

    Ani walaashayda iga weyn baan ku baxsada o laqabo marna intan been joogo on daho iyadan utaga baan meelo kale aado marne intan iyada la heshiyo bey hooyo soo wici oy dihi nimco iso dira ane marna shukansi marba wareeg leeba aada 😂

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 11 місяців тому

    Asc JUMMAA MOUBARAK

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd Рік тому +4

    Ayaaney wa uxsnay nya indhwaayney😂 naya hhhhh wllhi wa qosla marka d dhahdid

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 11 місяців тому +1

    Asxbey aan u duceyno wlalhen Palestine in illaahy subxaanuhu watacala u ka dul qaado dhibka o u dhulkoda uso celiyo illaahy dhibka hka dul qaado.dhibka wlalhen

  • @amranabdirahman8770
    @amranabdirahman8770 Рік тому +2

    Ayaan xbbti inte kala so xariira abayo🥺

  • @ssabnaahasam2868
    @ssabnaahasam2868 Рік тому +2

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 11 місяців тому +1

    Wnku slaamay wllshy mcn

  • @ikraamcali4271
    @ikraamcali4271 Рік тому +2

    Ayaaney waa ku daageeraa 2 janalba ee rebly ii soogal waligaa iimasoo gelin

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 11 місяців тому +2

    ayan salama Caleykum maasha Allah abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 11 місяців тому +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @ayaanayaanqaali5325
    @ayaanayaanqaali5325 11 місяців тому

    Talow anuu naag ma ihi miyaaa walhi gabar walaashay ah waligay ma xaasidin kamana nixin masha Allah ayaan u dhahaa

    • @Umumahamed1
      @Umumahamed1 11 місяців тому

      Qof wanagsan bathay illahey dhib kuma tuso wlhi sidas bn ahy markan barty shekoyinka gabadhan qawaf iyo shaki baba igu bermy bl met illahey baryan

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 11 місяців тому

    allaa maxay saas usameeysay maay allaaah barido gabadhaas allaah ayaa cimcadaas siiyay ayaduna ineey allaah barido ayaa fiicneeey allaah ayaa siini lahaa allaah gacmo loo gaato iyagoo maran ma soo celiyo

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 11 місяців тому

    Ayann gabdonn ❤

  • @AnuushQurux-u8c
    @AnuushQurux-u8c 11 місяців тому

    Wcs abyo ayaaney ❤

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Рік тому +1

    AYAAN cadey

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 11 місяців тому

    Abayo ayanayyy

  • @BishaaroAxmedtifoow
    @BishaaroAxmedtifoow Рік тому +2

    Asgwaaw

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 11 місяців тому

    Wcs my Queen abaayo ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd Рік тому +4

    Inta kugu jecal ban ku jira

  • @asma1017
    @asma1017 Рік тому +1

    Asc abaayo. Suaal, ma qasabaa inaad qisa walba intaadan bilaabin 5mins oo hadal ah aad ka hormariso, waa Suaal keliya, cause qisooyin meelo badan baan ka daawadaa. Adiga keliyaa intaas sameeyo. Sorry hadaad iga xumaato.
    Thanks

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  Рік тому +3

      Sister waad kumahadsantahay fikirkaaga aad ila wadaagtay lkn ogoow Mar walba kama hor mariyo kamana xumanayo oo waxbaad igu soo kordhisay wax isku sheeguma ceebaaha mahadsanid

    • @asma1017
      @asma1017 11 місяців тому

      @@QisasChannel Mansha’allah abaayo, garaadka bi’niadamka isku mid maha, waad ku mahadsantahey sida wanaagsan aad u aragtey, qof kale wuu xanaaqi lahaa. Jzk’allah abaayo. Hore u soco insha’allah

  • @MaryanAliYusuf
    @MaryanAliYusuf 11 місяців тому

    Abaayo waxaa u malaysaa dumarka intaan ka,arkay waxyar mahee adoo kabtooda tolaaya aykafantaada tolaayaan alla maxaan arkay

  • @salmaabdirahman9310
    @salmaabdirahman9310 Рік тому +2

    Manshalah abayo❤