AROOSKII# NINKAYGA# AYAA LAYGU# CASUUMAY# ANIGOO WAR UHAYN SI AAN U,KLA TAGNO ANIGA IYO ASAGU💔💔😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 181

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Рік тому +55

    Plz ayaan yo asxaabteeda iso duceeya muraad ayaan leyahy inu ilaahy i fududeeyo😍

  • @MunoQaasin-te5ps
    @MunoQaasin-te5ps Рік тому +9

    Ayaaney maalinka ku bartay ayaa nasiib lahaday Waxyabo badan ayaan ka faaiday queeney 👑 i love you

  • @Aisha14Cuud
    @Aisha14Cuud Рік тому +4

    Wlhi anoo iska soo indha wayn baa like ti ixasuusisay mrkasa soo saaray🤣🤣🤣

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 Рік тому +12

    Nayhe ayaaan cawa ana ugu horeyey wan ku salamay qalbi wan ku jecelhy wlhi ❤

  • @Ramaas8282
    @Ramaas8282 Рік тому +3

    Ayaaney jecliyaa sidaad u soo tabisid sheekadaa, masha Allah, Ilahey afka kuma qabto

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +6

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay masha Allah ❤❤❤❤❤🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Рік тому +5

    ayan cadey abyo dar alle ku. jclhy

  • @raxma3yuusuf711
    @raxma3yuusuf711 Рік тому +5

    Abayo waa ruuntad waad naa xasusisa

  • @haniabdi9153
    @haniabdi9153 Рік тому +2

    Ayaan Quruxey wllhi Anoo Dhar faraha kula jira ayan ayan adi dartaa u soo jeestay🥰🥰🥰

  • @sahraali879
    @sahraali879 Рік тому +4

    Abaayo Ayaan io asxaabtaada iisoo duceeya muraad ayaan leeyhy inuu illaahy ii sahlo qof walba wuxuu doonaayo Allah usahlo Allahuma Aamiin 🤲

  • @anabmohamud4479
    @anabmohamud4479 Рік тому +3

    Alla waa ixasuusisay lakta waa diyaar yaan sheekada wayne

  • @nasteexoaadanmaxamed8128
    @nasteexoaadanmaxamed8128 Рік тому +2

    Masha allah abayo shactirooley baadtahay

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Рік тому +5

    Zamiira macaan badaney allaha kuu fududeeyo muraadkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 Рік тому +2

    Indho wen wey soo sarte like Ayaan quruxey

  • @amiinaali4920
    @amiinaali4920 Рік тому +4

    Ayaney xbbti Xalwo iyo Buskut ayan sacadan kugu kar sanoyaa waqatigab madare maayey markaan ku dhagey sanaayo qisas ka aad noo keen tida wa cajiib ❤❤❤❤❤200 kun iyo kabadan ayan ku rajeynaa 😊❤❤

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 Рік тому +5

    MashaAllah ayaney tadhalkadhi hore socelise

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +6

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn abyo inti muslina muradkoda Allha sahlo ya Rabi Allhuma Aamiin Aamiin

  • @almaasfarax8367
    @almaasfarax8367 Рік тому +2

    Imtixaan Aa galoya hala isoo duceeyo Asxabey ❤

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad Рік тому +3

    Wan ka sugeyna 3habo qeyrka alle haku wa fajiyo

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Рік тому +6

    Wcs Abaayao Ayaan masha Allah 😊😊😊😊😊😢😢😢l❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aniso528
    @Aniso528 Рік тому +17

    Ayaaney walhi waan qoslay😂 markaad dhaheesay waxba ha iso indho wenaaninee muqalka lek saar maraad dhahesay caruuta ayaa casho sinaaye m.a qisoyinkad waan jecelhy Abyo hore uso guleeso😍🤗

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 Рік тому +4

    Allah hadaa dumar nahey isku darninaa yaa rabbi

  • @ummuabooth347
    @ummuabooth347 Рік тому +5

    maasha Allah ❤❤❤❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Рік тому +2

    Ayaantydii sidaan kugu xiisay hada ayaan muqaaladi idhaafay daawan raba in mudda ah safar ayaan ahaa hadaan ku arkay w alle mahadi frxd knlow wllshy mcn

  • @cawsha3645
    @cawsha3645 Рік тому +7

    Ayaaney caawa saan kuu sugaaye bh alaab xitaa madhaqin😅

  • @xamdialixamdiali1896
    @xamdialixamdiali1896 Рік тому +4

    Abaayo mcnt allaah haku xafidee ee plz plz qisooyinka qaybta qaybta eh qeybteeda udanbeeso ku qor dhamaad si aan ufahanno abayo mcnt khayr allaah hakusiiyee❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊🤩😍😍😍😍🙏🙏

  • @safiyomaxedmacalin6419
    @safiyomaxedmacalin6419 Рік тому +5

    ASC abaayo ilahey haku nabad yeelo

  • @SafiyaMoha-b1l
    @SafiyaMoha-b1l Рік тому +5

    Masha allaah Xapiipati ❤❤

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 Рік тому +6

    😢😢😢 aniga ciwaankaa idily allow hanagu ridin😢

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 Рік тому +3

    Wcs ayaneey xabibti allaha kuxafidho adun iyo akhiro idam alle ❤️💯💯🥰

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad Рік тому +2

    Habo alle haka warabiyo janatul fardowsa

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 Рік тому +2

    Ayaaney anigu xaqa like ta waxan iska bixiya bilowga video ga kwrn hee😂😂❤❤

  • @faaisahassan1713
    @faaisahassan1713 Рік тому +3

    Ayaaney cawa ana u horeyo asxabta

  • @ifraaxxasanmaxamud3246
    @ifraaxxasanmaxamud3246 Рік тому +2

    Hpo mcn mashalh Allha horeye ku sooco ❤️✨️😍🧕🏻🫶👏🏻

  • @RujkaDagan-dg6fy
    @RujkaDagan-dg6fy Рік тому +3

    Waku salamay xbbti

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Рік тому +2

    Prt3 Laso Dhaqso

  • @Safiyadhool
    @Safiyadhool Рік тому +6

    Wcs abaayo Aamiin intaa noo duceysy Allaha kaa aqbalo ❤❤❤

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 Рік тому +5

    Ayaan indha uronay wan ku salay❤

  • @AminaYuussuf
    @AminaYuussuf Місяць тому +2

    Aamin ❤

  • @ManziMuqtar-cc6ns
    @ManziMuqtar-cc6ns Рік тому +4

    Ayaan abayo dar alle ku jeclahay🥰😍❤

  • @ziyorinaappe1058
    @ziyorinaappe1058 Рік тому +4

    Ayaaan indha weyney waa ku salaamay Hppti 😂😂❤

  • @XafsoBile-yn7mi
    @XafsoBile-yn7mi Рік тому +4

    Ayaaneey saa nayaa udhahesay ilmihii ayagane waxey ku hayaan nayaa indhaweynee

  • @sahroali-bl5ye
    @sahroali-bl5ye Рік тому +3

    Wcs abayo saa usugaayay

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 Рік тому +8

    Naa ayaaney wll aniga samirkaa iguyar😁qisada markaay dhamaato ayaan mar wada daawadaaa

  • @asmadaahiramare2639
    @asmadaahiramare2639 Рік тому +6

    Ayaan saan u sugayay maantah waad noo soo galisay waana kumhdsnthy❤alle ha no ka xafido🤲🇸🇴

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому +4

    Wcs my abaayo ayaan cadeey waan dhownahay inbadan adna sidookale

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz Рік тому +2

    manta lugba ka gubty iso duceya ilma aderyaal xnun said dremoya inu midkiin ducadiisa ilhy ii aqbalo lga yaba 😭

  • @FaadumoXasan-zp5ec
    @FaadumoXasan-zp5ec Місяць тому +1

    Ayaaneey inaaiargtitbaa umoda naga mrkaled hy

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Рік тому +2

    Ayan qurux

  • @maryanabdulleosmaanmaryani6063

    Sidaa yeeli lahaay ay yeeshay naagta

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 Рік тому +3

    Ayaaney Allah haku barakeeyo adiga iyo familigaga dhamaantiina ❤️❤️❤️❤️👍

  • @CabdullahiMahamoud
    @CabdullahiMahamoud Рік тому +2

    Abyo ayn wan kusalamay qali ilahay haidin xifdiyo adi iyo familkada abyo aniga wan xanunsaday alxmdulih hada wanfcnhy abyo qisoyinkada wax badan ayaa idhaafay abyo melsha ay iku danbeysay wan ilaabay abyo ma aqAno waxa an sameyo abyo sidee uso gara qali ❤ wan kujclhy abyo ilahay hakaa farxiyo adun iyo aaqiro ❤

  • @idil5758
    @idil5758 Рік тому +2

    Maanta waad soo dhakhsatay

  • @MmmD-gn5tq
    @MmmD-gn5tq Рік тому +2

    Abaayo ayaan gobadoon lamarka iireb

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 Рік тому +4

    Wsc Ayaan goodbon qll xiid sorry 😢 qurux ❤️❤️💔✅❤️❤️

  • @mariaabdullahi5681
    @mariaabdullahi5681 Рік тому +2

    Nayaa go sariirkeyga iidhig ayaaney 😅😅🤣🤣

  • @zamzamyuusuf4158
    @zamzamyuusuf4158 Рік тому +2

    Ayan wa kuso idhawynaanyaye maxd shegi😂😂😂😅🤣🤣

  • @rithwarithwashaaficiupdula6421
    @rithwarithwashaaficiupdula6421 Рік тому +20

    Iso duceya plz dhamtin❤

    • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
      @FatimaMuxamadgeedimaxamad Рік тому +1

      Alle culeyskasto ku saran haka dul qado

    • @doolcaadey5723
      @doolcaadey5723 Рік тому +1

      Allaha muraad kaga haku sahlo Aamiin

    • @MunaOsman-vh4lb
      @MunaOsman-vh4lb Рік тому +1

      abaayo wixii qalbigaga ku jiro allaha ku siiyo waxaad dhibsatana allaha kaa dulqado

    • @zapnaqueen3939
      @zapnaqueen3939 10 місяців тому

      Wlshy mcn alle hku saqiro culeeska ku saaran rabbi haka dul qaado wlshy wacaneyyy🥰🫶

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 Рік тому +6

    THNK U MCNY WAN SUGAYE👸👸🔥🔥✌✌

  • @aishaqurux3485
    @aishaqurux3485 Рік тому +2

    caasho carba dheera ahaa

  • @hapifaysial6189
    @hapifaysial6189 Рік тому +2

    Wcs ayaan gobdon

  • @SamiiroMoha-rs5rx
    @SamiiroMoha-rs5rx Рік тому +2

    Asc ayaan

  • @hadayahadaya
    @hadayahadaya Рік тому +6

    Ayaaneey one furso no beer daro aan kaa bartay 😂😂

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 Рік тому +3

    Hhhhhhh single father 🎉🎉🎉 aradiga

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Рік тому +4

    Wcs xayaatii❤❤

  • @ridwaandahirridwaandahir7567
    @ridwaandahirridwaandahir7567 Рік тому +2

    Wcs 😢😢😢😢 wlhi waqiroday anoo ilin iso dhaftay lee arkay haboon qisadeda xanuun waye 😢

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому +6

    Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤

  • @raxmaxasan815
    @raxmaxasan815 Рік тому +3

    Indho Waybe malihi ayaaney😂❤❤

  • @leylocumarxuseyn
    @leylocumarxuseyn Рік тому +1

    maasha allah abaayo

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts Рік тому +5

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير والسعادة

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl Рік тому +2

    Ayaan indha Wayney laso dhakhso qaybta 3aad❣️🥰

  • @munaabdinasir1776
    @munaabdinasir1776 Рік тому +1

    abaayo marhoran kusanay 👍👍teee shekada haigukale gooynin noowat❤😂😂😂😂

  • @dhoolruuxi6368
    @dhoolruuxi6368 Рік тому +4

    Wcs Ayaan Indho ❤

  • @raaxocumar2557
    @raaxocumar2557 Рік тому +3

    ayaan cadey allh ku xifdiyo abayo qaali

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx Рік тому +3

    Wow cawa anaa uhoree

  • @nasteexomohamedmacalin1191
    @nasteexomohamedmacalin1191 Рік тому +2

    Ala

  • @xamdaqosol7898
    @xamdaqosol7898 Рік тому +6

    WCS AYAANTEYDA CAASHAQA🥰❤

  • @saadadajiya9588
    @saadadajiya9588 Рік тому +2

    Taa xigta marka ad ledahay la soco qaybta 3 waxa is Moda in aa filin camal aa dawanayo wayo filinka habenba mesha ugu Macan awuy kaga baxa sii lo sugo .
    Ana ruunti gormee awuy waku baryi aya is dhaha sii an u firiyo qaybta xigta

  • @samiiroabdirahmn6341
    @samiiroabdirahmn6341 10 місяців тому +2

    Ayaneey aniga dhar aan kugu dhaqanoyaa 😂😂

  • @HAWAALI-g6l
    @HAWAALI-g6l Рік тому +1

    Salamu aleykum ayaan goobdon wan ku salamayaa from Djibouti

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 Рік тому +5

    Hhhhhh Allaha sanuquslai indawen markeytiri ❤❤❤ I really like 👍🏻 you abayo

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw Рік тому +1

    Naa iskama idha weyniye shekada iiwad

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 Рік тому +4

    Wcs abayo❤

  • @zuuzaan-lg6iu
    @zuuzaan-lg6iu Рік тому +2

    OK😂😂❤❤

  • @adniabdi-vn6kp
    @adniabdi-vn6kp Рік тому +2

    Hhhh😅 ani markii lawo laidhaho Lee labtaa on lek sara

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu Рік тому +4

    13:40 Nayaaa funny😂😂wan so indha weyna hay kwrn ayanteydi 😘❤🖐️

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 Рік тому +2

    Warbal asxabey gabadha like ta kadhisa wllhi inta firsatay iyo like ta ismalahan

  • @nashaadmuuse6528
    @nashaadmuuse6528 Рік тому +1

    Ayaaney caasho carab dheer kada wa hoyadey magaceed😂😂😂

  • @LiibanCabdule-t3p
    @LiibanCabdule-t3p Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @innocentgirl9984
    @innocentgirl9984 Рік тому +1

    Waxan layabay dadka dhahayo ayagoo gurigoda jogo waxan kuso kornay cuqdad cajiib 🤔

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Рік тому

    Duruftuba shaw dad byka dhigta

  • @HiibocabdiYusufbiixi-ep2mo
    @HiibocabdiYusufbiixi-ep2mo Рік тому +1

    Asc

  • @bidhaanqurux3959
    @bidhaanqurux3959 Рік тому

    Ayaaney ani bariis kugu karsanooyaa❤😂

  • @saadadajiya9588
    @saadadajiya9588 Рік тому

    Asc
    Marka hore wn Ku salamay qali ad aya kaga Mahad celinaya inta ad qisoyin cajib ah oo cibro qadasho lee noso kalinaysid

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 Рік тому +2

    Naa ayaaney zxbkaa u dir aa dhahdee hadaa udiro saw igu fahmi maayo 🤣

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad Рік тому

    Habo ani haben ki ano dhinaca dhul ka iyalaba ku dawada diim ka hosha ku gu qabsado kuma jire lheg iyo sher ba waku dhay

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 Рік тому +1

    Bonna fortuna

  • @Anzal1
    @Anzal1 Рік тому

    Kkkk ayaaney dumshidey hdeyba iladhageysaneysay qisadaada wad nga qoslisay wlhi wey yaabtay iydii xitaa

  • @deeqodeganluula1533
    @deeqodeganluula1533 Рік тому +1

    Wcs abaayo aniga beryahan wan kadhacsanaaay hadaan imide jawigu waasee

  • @Xamday143
    @Xamday143 Рік тому

    Asc ayan abyo wn ku salmay xabibti horay usoco